Vlog
Вставка
- Опубліковано 23 лип 2021
- WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL... - Фільми й анімація
4:03 kama xumaanaaye ha isasabin 🤣🤣🤣🤣
Ilahay Naarta hakaa xoreeyo like iska saar
Youtubarada somalida walahi waxan kula talinlaha dagananta hosow iney kudaydaan i liket walalkey hosow hoyo ilmo uso dhow yihin ayan ahaye qof dabecada hosow leh allaha isiiyo aamin iidheh hosow
Allaha nabad keeno walaal ilmaha, thanks Sabirin
Hossow oo bal 100k garsiya aan comment ku dhihi jiray ninkan maxa oga dhagan tihiin somaliyey hadana waxa idin lee yahay 200k bal garsiya dadka sharaf ku joogo youtube uu ka mid yahay ❤️keep going big bro
Ninkaan howsow ah wuxuu uqalmaa lm subscribe sxp guul badan kuu rajeynaa nin waxaa tahay baraha bulshada si positive ah ugu jiro sxp saas kuwad
200k Comin soon My ff Youtubr❣❣❣❣
Inta araga #Biyoonde ku faraxday kuna qososha hadalkiisa like saara🤣🤣
I'm so happy to see Marwan yare in Belgium, keep going Hosow, Marwan iyo beyonde.. And the rest ❤❤
qofka ugu horeeyay comment soo qoraa ahay like ii saar 😚🥱
Hees uu hossow so dubay wow ayeey noqonyza🖖🖤
Waaw vlog shidan waye zxp shuceyb 8 pack camal aad uso dubtay Biyoonde ninkas aragtidiisa aaba iska jeclahay waa xariif bashaash ah oo furfuran War ninkas mu UA-cam furto zxpow
Comimn soon 200k hosoow pro masha allh horay usoco wlal qali
Hosow Bro fumos of people vedio sa bodi Bro wan ku tageera runtii 🥰🥰🥰
Congratulations 200k🥰🥰💋
I can't wait 200k bowe horay usoco
Hamblyo 200K congratulation
Hampalyo hampalyo wllky hosow pro 200k Hore usoco intaan iyo inkabadan waarajey nayneynaa iinshaa allaah
200k congratulation pro
200k congratulations 👏
1 month oo aan UA-cam daawasho ka maqnaa hasow miss you so much bro hor usocod wacan sidoo kale 200k hambalyo🥰👍👍👍💗
Masha Allah wllke wey fcn thy isdhaxgalka bulshada al fanaan Marwan yare iyo biyonde aan u xiisnay hosow alle haku barakeyo dal alle ayan kuu jeclahy
hambalyo 200k bro hoosow
200K wax yar aa uga hartay walal keen Insha Allah next vidow 200k aan kuurajeynaa Bro hoosow😍😍
Masha, ALLAH Bro
Hossow cwe wxn arka wilkan jcla marwan yre plz igusaln tagero lamadhihikro wxn uhyo full respect bro dhmntin wani salme ❣
I.a Bari waxaan u Dabaal dageynaaaa 200k ❤🙏Guuleyso Wll
Masha alaah horu dhaca muqaal ka😍
Allh haku xafido
Hambalyo wllke osman hosow 200k subscribe hore u soco in.a 1m ks badan u qalantaa wlh💯❤
@hosow pro legend
Hossow bro I can wait 200 subscribes to celebrate 🎉
Jawiga aad qaadateen ookale wllhi lama heli karo💓💪
Marwan yare nin aan layaabey 16 sano jiraa kulahaa 😰😰😄😄😵😵😵
200k inshallah
👌❤️
Cismaan hosow go forward bro from Hargaiza
Rag culus aya is helay waan idin salamay dhaman #hosow inoso badi muqalada Beyonda
Hosow adi nimco wani salamay
Hosow pro wd la dhumatey marwaan yare 😇
M. A marwan yare 🙏🙏🙏
Coming soon 200k
Intaad fanka ku jirtaad ka saareysa miyaa😂😂
Oska legend ✋🥰
Marwan ilen woo madobay ba'aay😂😂😂😂kaftan
Vediokaga lagama cajiso 🥰tagero number 1
legend camerada quality leh
come one fananiintana la shaqeey
kana caawi xgga muuqaalada legendow
@gulled simba danan mrwaan io kuwa kleh
Salan sare adiga asaxab tada an aragno waxa sowadan thanks bro
Masha ala saan ku tagero hada ogan lahey
Asc wll horay u soco waan ku taageeraa saa'id
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiya
Plz and plz no so tor Jin gabadhan qisadeeda waxan rajeynayaa in ad no so tarjotidad #nikki catsouras died
Horumar wacan 💥💥💥💥💥💥✔️💯💯💯💯💯🙏🙏🙏
Guulayso walal
Hosow pro xiliga summerka mrki laga baxo buro karowga badi videogi kista yared dab ay eheyd adna cfmad ku thy
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Aaway barnaamijka runta sheeg kaliya noo soo daa video xiga sugnaa
Marwaan yare waan kaa qaadnay
From ck my brother 👍👍
Hampalyo hampalyo wllky osmaan 200k 👐
200k loading.........
Pro wallhi shaqa adag haysaa
From ck family ❣✌
Hosow wlahi qabka aad sawira i video uqadaan jecelahay wallow waxay iga haysa inan biljanka kugu imaado sawirle guulaysan wlalkay👍🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Haassow😂😂😂😂
200k ❤️
I see the only clip recording by the drone is so nice but that is risk what i see is not what we can take easily keep save your self bro okay allah can keep you better
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
Walalahayga qaaliga ee somaliyed please 🙏 isoboqoda
Wcs wall waa dawnahay
Kuushoow ahaay marwan xiligi Ethiopia 😁😁😁
Hoyadaa osman markay kuubixinaysay Dagane inay kubixisay ahayd
UA-camrka ixtiramka iyo daganaanta kucaanbaxay waxaan kufaraxsanhy inaan funs kaaga ka mid ahay🙏
Goormuu soo baxaya??
waxaan sugenaa muqaal oo qurux badan 😂
Hhhh hosow marwaan yare gu aan uu leeyahay sida gabadhaha oo kale
Scml qofki ugu horyyy commenty🤘😄😄😄😇😁😙
Asc wllkey waan kusalamay marka hore salaan kadib waxaan kaa cosanlahaa inaad noo soo gudbisid paradise hotel barnaamijkaa nosoo daaa adoo raali ah plz plz
💟💟💯💯♥️🇸🇴🙋♂️
16 sano jira ani😁😂😂
Marwan yare
Barnamijka socto nosoday walalkey oo qiyamada ah
Asc hosow meel quruxbadan lkn cabsi waaye
Hossow zxp wll qali wxaan rajaynaa heer aan la cayimi karin inaa taariiqda youtubeka ka gashid ilaa heer caalami guulayso zxp
Aaway waji ma lihide lacag qaado ceebtaadana sheeg 😅🤪😂
Asc wllo hosow bro barnamijka waxaan rabnaa barnamijka jeceelka lacagta laga doranaayo plz 🙏
Hhhhhh qof aa meeshiisa ka dhaqaaqeyn oo waxba u kordheen wallee waa sheeeko kale haasaw🤣🤣🤣 (HOOSOW)
0:5 IYAA 🥵🥵🥵
Hosow qaabka aad muuqal ka u duubto baan wax la siisto layn guleyso zxb
Byoonde nin weyn
Asc waan ku salamay Aniga waan ka cabsadaa meelaha dhadheer adna ilahey ha kugu nabadyelo
Hosow keep going my bro
Kaptan wadaadadaan intee ka keentay mise quruuj qabaraptaa
Wn naxay markan arkay mesha dher ed jogtay cabsi cabsi alle ha inigu amansado
Tii uncher ta miya🤣🤣🤣
Kkkkkkk
Masha Allah
Ck midu furay miya mise wa mid kale 😃😃
Buurta hadaan koro🤣🤣5kg iga dhicii lahaa😁😁inkostoo aan shulukh ahay🤭
200k csoon hmplyo
😜🤣🤣🤣
#ck fimaly
🤣🤣🤣🤣Masha allah