Gabar DHULKII Joogto & WIIL CADDAAN Ah Oo INTERNETKA Iska Bartay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лип 2022
  • HALKAAN KALA DAG APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    Na Gaarsii 300K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 741

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 роки тому +151

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +400

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 роки тому +62

    Inta jogto somlilnd hargeisa ismujiya🖤farax iga badan🤣🤣

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 роки тому +96

    Cismaan iyo gabadha dhibka soogaadhay uga digtay in walaalaheed dib danbe loogu geystoba mahadsanidiin gabadha walaasheen ahina badal khayr qaba ilaahay hasiiyo aamiin 🤲 👍🍇☂️

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 2 роки тому +157

    Yesss qisada sugaaye 😹😩 faaraxyaasha naka badan no more nin cad

  • @sumayamohamed9187
    @sumayamohamed9187 2 роки тому +17

    Aniga wiil soomali ahaa ayaaba igu sameyey shekadan oo kale gudaha muqdisho, lkn Hormuud ayaan isla markiiba la wadagay shekada lacagtii oo aheyd 170$ horey ayaa la iiga soo celiyay, Alhamdulilah.

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 роки тому +13

    Walee dadka lacagta jecel meel xun ayey ku dhici karaan💯💯👏👏👏

  • @queencataasa9705
    @queencataasa9705 2 роки тому +39

    I love faarax lugo baasto ragga soomaaliyeed allah ha xafido meelkstoo ay joogaan. Nin aan somali ahayn kumaba ducaysto ♥️♥️♥️

    • @micraajmaheart2654
      @micraajmaheart2654 2 роки тому +1

      Lugu bastaha kareb hee wlal😂

    • @amuunnageeye2901
      @amuunnageeye2901 2 роки тому +4

      Nin Somali nin gaaro majiro wallahi ee raggeena allaha natuso

    • @marwanmaxamed5557
      @marwanmaxamed5557 2 роки тому +1

      Faarax lguo bazto may inigaga dhagatay 🤣

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 2 роки тому

      Lugo basto ka reeb😄😄✊

    • @queencataasa9705
      @queencataasa9705 Рік тому

      Xatta lugaha baastadda ayaan ku haystaa anigu. Sababtoo ah qiimaha ayuu garanayaa mansabkaaga ayuu garanayaa nasabiyadaada ayuu garanayaa. Wax laydiin dhigaa ma jirto

  • @abdallatiger9987
    @abdallatiger9987 2 роки тому +3

    Reeer waqooyiga wey cadaan jecel yihiin baa maqli jiray wallahi shekadan wxba iga bxday

  • @abakaadirmohahajji5444
    @abakaadirmohahajji5444 2 роки тому +7

    Waaa la kulmay qisadaaan cml balse waa fahmay oo Allah I waafajiyay inaa qof kenya jooga la xiriiro markiiba waa ogaaaday inee team burcad ii tashteen 😂

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 2 роки тому +18

    Hosow pro shukran wll wax wlba wy dhacan imikan u diray inn yaro anu wllo nahay oo wakhtigi shukanisiga ku jirta ilahay hablaha hayno xafido shekadan inn UA-cam kale ayan ka maqlay ilahay hayna xafido hablaha

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 роки тому +1

    Waa sheeko aad loogu bahnaa dhalinyarada somaliyeed , mahadsanid ayan lenahay gabadha walasheena iyo adiga nosoo wariyayba

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 роки тому +4

    Subaxanalah somaligi baan fahami wayaye waab ajaniib

  • @Deeqa-Mahbuub
    @Deeqa-Mahbuub 2 роки тому +25

    Inshallaah vidiogan midka iigu xigo oo daawado 300k Hormar wacan ayaa kuu rajeeynaa.

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @hudaabdirahman5374
    @hudaabdirahman5374 2 роки тому +50

    Hossow 🥰The legend

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому +1

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 2 роки тому +8

    Lagend hosow 300k congrulation 🥰🎊

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 2 роки тому +11

    Coming soon 300k Hosow pro keep going ♥️

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 2 роки тому +2

    Mnsha Allah hosow pro❤

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 роки тому +15

    300k coming soon in sha allah 💖

  • @nasraabdulahi835
    @nasraabdulahi835 2 роки тому +4

    Congratulations my brother 300k

  • @nasriinmaxamed595
    @nasriinmaxamed595 2 роки тому +4

    Legend keep going wll☺️❤️

  • @akramofficial5907
    @akramofficial5907 2 роки тому +2

    Hossow wllky video yada noso badi sxb
    Thanks 🙏

  • @anwarhudi4025
    @anwarhudi4025 2 роки тому +5

    Congratulations ❤️300k

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 роки тому +19

    Gabdhaha soomaaliyeed waxaa la arkay in ay masaakiin yihiin hadiiba lacag loo sheego isbaraxaya war nimanka cadaan ha hadaan ama madoobe ilaashada wax kuguma siinayaa ee gabdhood hordada ka kaca yaahuu

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @ruweydmoha772
    @ruweydmoha772 2 роки тому +5

    300k coming hamppllyo wllky 💯🎉🎁

  • @abdiazizdahir949
    @abdiazizdahir949 2 роки тому +6

    Afnan abdikariim adigo arkayo wiilasha somaliyed miyad dimacde nin xun oo gaal ah adigo walalka somali ah ayad amini weyde balse sidey kadacthee inad aminto nin gaal ah mel aad uracdo aad taqanin hee💔😭

  • @Sisterschannel.
    @Sisterschannel. 2 роки тому +4

    Exactly the process igu dhacay wllhi 500$ iga dhaceen aniga

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 2 роки тому +1

    Masha allaah hambalyo 300k after 5 days insha allah

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 роки тому +4

    سبحان الله العظيم ... الله أكبر كبيراً
    ILLAHAY hanaga xidiyo tugintas ... ciyarba mahin wa dangereux
    Merci d'avance 🙏
    Excellent & Nice Journaliste youtubers 💯👍

  • @Ozziany
    @Ozziany 2 роки тому +1

    Sounds system caadi ma legend 👍

  • @queenhamdachannel6929
    @queenhamdachannel6929 2 роки тому +15

    Hosow Pro Tagero weyn keep going legend 🥰💪

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 роки тому +1

    Waaaw 300k coming👍🏼↪🔜

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 роки тому

    Hosow pro ugu imow muqal xiso leh 💪👏🥰

  • @kamarabdullahi9100
    @kamarabdullahi9100 2 роки тому +6

    300k coming soon 👏🎉

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 роки тому +29

    Keep going 🔥🔥🔥🔥🔥🔥✌️

    • @ubahsakariye4347
      @ubahsakariye4347 2 роки тому +1

      Aniga ayey sidaas oo kle iilasoo hadleen wllhi lkn aniga wuxu igu dhahay waxan ahay doctor Sidan oo kle ayee number kenya ah laygala soo hadlay oo xataa alaabta lay tusay lkn wan shakiyey oo lacagtay i waydiyen uma dirin

  • @bellaquruxbeautychannel7648
    @bellaquruxbeautychannel7648 2 роки тому +17

    😂🤣🤣🤣 wllkey iga yar bay ku dhacday nin ay qatka Facebook iska barteen dhowr bilood kadib bu ku yiri sxb nin wngsan baad thy hadiyad bn kula jecladay xita box ki telka ku jiry everything wu uso diray lkn wu ku fahmay 😁

  • @Zaara548
    @Zaara548 2 роки тому +2

    Good person 🙏🏻

  • @shukrinuur4419
    @shukrinuur4419 2 роки тому +123

    Wallahi billaha magaca rabi baan ku dhaartee been igama ahee waa sheekada igu dhacday oo kale inkasta oo waxyar ku kala duwan yihiin lkn meesha uu iga soo galay waxay ahayd Facebook lacagta canshuurta waxay ahayd 200 dollar hadiyada waxaa ku jiray buu idhahay( dahab labtop io iphon dhar iyo lacag 40 kun oo dollar eybaadh) waxan sidoo kala layga soo waxay lanbar kenya ah oo waxaa layiri gorawe kugu imaane lacagta dir asagunah wuxuu mar walba qof iga waraysanayay inay isoo gaadhay markan ku iri lacag rabaan bixi ayuu ilaha anah wxn dhahay ma hayoh oo gabadh curada noo ah ay itiri wxaad ku tiraah daa adaa HADIYADA soo dhiibii canshuurta bixi wuu iga aamusay oo mar danbe ilama soo xiriirin qofka eiropotka kenya igala soo hadlaayay waxay ahayd naag sanadka wuxuu ahaa 2021 bishii 6 melaha (LKN WAXAAN AHAY QOF MAR WALBO II GABADH LA SHEEKAYSANAYOH IGU SHEEKAYSAH SI AY IGU DHICIN) Alxamdu lilaah ani wax lacag ah ma bixin 🙏🙏

    • @habibamohamad1717
      @habibamohamad1717 2 роки тому +8

      Wa sax wlhi aniga hata wey igudhacdey wlhi sawirkis ayan Facebook profile key sartey gabarkle asxb nhy oo wadankle jogto aragtey oo isowacdey igutiri ninka sawirkis kusaaran anigu ilasocda oo iguyiri hadiyad kusodhiba sawirdi dhan isodirtey ilen waba iskumid wa iskuhalki nin wlhi wayab videocall marka kawacdo shuca saaran sifcn loma arko illahaygi shartis idhafiyey maxadleh

    • @khadarnor1054
      @khadarnor1054 2 роки тому +10

      @@habibamohamad1717 sawirka profile saranaysi ajaanib jacayl may ka ahayd

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

    • @abdifatahelmi2901
      @abdifatahelmi2901 2 роки тому +14

      @@habibamohamad1717 jini walba ma iska jeclaanasaan ilaa aa sawir meel saarataan 🙈

    • @zaki799
      @zaki799 2 роки тому +6

      @@khadarnor1054 dumarkeenu iimaanka ayay beeleen wallahi

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 роки тому +1

    Wlh waa sheko layab leh alle hanaga hayo wixi dhibato ah🤲🙏🥰

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 2 роки тому +2

    300k Hore usoco Pro❤

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 роки тому +2

    Naagihii Cadaan ayaa laga soo taagay maxishoodayaal uff

  • @ShamuuriOfficial
    @ShamuuriOfficial 2 роки тому +1

    Hore u soco mataan🥰👏

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @ar0w025
    @ar0w025 2 роки тому +3

    300k cooming soon Willka goof gadood

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 2 роки тому +11

    Qisadaan Waa Igu Dhacday wlhi balse 2ragcaa Tukaday Illahow Hadii Khayr iigu Jirto irume Hadii khayr igu jirina iga qabo kadib allaah wa iga qabtay aniga Box 📦 bay aheed lacag waxaa laisodhibayay 100kun Ninbuu isiiya lamberkiisa jooga igland waa sheko dhaba o dadka lagu dhaco

    • @ifrahbadal8989
      @ifrahbadal8989 2 роки тому +1

      Aniga xataa way igu dhacday mar aan Nairobi joogay lkn markay i dhaheen lacag soo dir baan ka shakiyay waxan ku iri xaruntaan idinkugu imaan ee address ii soo dir kadibna way i block gareeyen

  • @fadumohasan9957
    @fadumohasan9957 2 роки тому +8

    Congrats 300k 🎊🥳

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @Nouri24
    @Nouri24 2 роки тому +2

    Sxb ma noqon karaa qofkii kuugu horeeyay ee kuugu hambalyeeya 300k😀🔥

  • @ekro10ekrohassan86
    @ekro10ekrohassan86 2 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @saladyare3233
    @saladyare3233 2 роки тому

    Hossow bro Habalyo 300k❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mshfs7917
    @mshfs7917 2 роки тому +4

    Thanks bro sida noogu soo gudbisay🥰

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @mohamednuur3887
    @mohamednuur3887 2 роки тому +5

    Maahmaah Somali ba ahayd hunguri yusan jar ka ridin 😂 Horta hablaha somaliyed ajinabiga iska aamini oga

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 2 роки тому

    Mahadsanid walal

  • @kawsarabdimuuse8146
    @kawsarabdimuuse8146 2 роки тому +2

    Coming soon 300k

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 роки тому

    Mahadsanid wlo

  • @najiipahmadfarah2266
    @najiipahmadfarah2266 2 роки тому +19

    Wlhi waa taageersanahay legend ayuu ahaa lipax dheh wxaa dalka lajoogo wllked oo soomali la ah oo Ina hebal loo yaqaanaa wuxuu kusameeyona laga qaban karaa aduu dhacana layaaqano oo lasoo qaban karo cadaan iyo wuxuu ahaadaba mxaa ugeeyay iyada alx wlhi sifiican ayuu yeelay iimaan la aantu hog beey kuguridaa 🤣 🤣🤣🤣🤣

  • @africanqueen2394
    @africanqueen2394 2 роки тому +2

    Hosow legend waan ku salaamay. Magcaas Patrick ani xataa waa la igu dhacay balse aniga shukansi ma ahayn wxy ahayd naag aan alaaab ka iibsanayey buu magaceeda ku qaraabtay aniga iyo dad badan bu lacag naga dhacay wuxuna joogay Nigeria

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 роки тому +77

    Marbaa waxaan kabartey wiil soomaaliya ah joogno new Zealand aalada tik tok kadib waan wada sheekeesane mudo isbuuc ah wiilkii markasta aan wada hadalno wuxuu idhahaa waan shaqabadan ayaa ka shaqeeyaa oo habeen iyo maalinba kadib wuxuu igala hadle arima guur aniga markaas kumaan kal sooneen waayo waa qof hab online isku barane kadib waxaan ku dhahay walaalkey xiriikeena inuu siisocdo marabao waayo aniga qof aan online iskabarane nolosha lama wadaagi karo aqoon saas ah kuuma lihi waliba anigoo wiilka kaheley xataa sawiradiisa iisoo direy maadaam aan jaceel u qaade hadane aan asaga kabaqaayo ayaan alle tala saarte oo waxaan tukade salaad istiqaaro intaas kadib maxaa dhacay wiilkii arima guur igala hadlaaye ayaa marqura afkiisa alle kasoo saarey walaalo aniga guur diyaar uma ihi markaas ayaa warankii jaceelka xadhaafka aan uqaade ayàa halmar iga siime alx ayaan dhahay block ayaan iska saarey

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 2 роки тому +23

      Cashirka ugu muhiimsan waxay tahay mar walbo oo aad damacdo inaad noloshaada tilaabo qaado ilaahey la kaasho intaadan waalidkaa u sheegin
      Taas ayaa muhiim ah

    • @Maryama_22
      @Maryama_22 2 роки тому +11

      Qofkii Alle talada u dhiibta walee ma qasaaro,Dabinne kuma dhaco
      Waxaad liibantay markaad Arintaada Alle Wayne la kaashatay oo aad Salad istikhara tukatay💕🤎

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 роки тому +9

      @@abdirahmankeisal9939 waa runtaa walaalo alle ayaa markasta tala saartaa maanta guurka wuxuu noqde mid dhadamis iyo qiyaano

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 роки тому +6

      @@Maryama_22 mahad sanid abaayo salaada istaqaarada aabahay ayaa ibare markasta aan qof xiriir lasameneesid ka istiqaaro ayuu idhahaa waayo guurka marna waa jano marna waa cadaab

  • @bisharaaliali2104
    @bisharaaliali2104 2 роки тому +11

    Guys don't trust anyone Who send to you gift from America to Kenya because that it is false and the Kenya everyday is happening even me I experienced that but I never send any money because I realize soon as possible and when they see me I start a in investigation they're block me so nowadays they attacking Somali people because they're know Somali people don't know anything about this so you guys have to be careful this is serious matter...

  • @mahamedsaleban8075
    @mahamedsaleban8075 2 роки тому

    Waaa sheeko xiiso leh hasow bro.

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 2 роки тому

    Subxanallah waa qiso wax laga baranaayo shukran wll hosow

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @tariiqyare5584
    @tariiqyare5584 2 роки тому +9

    300k wax yar aa dhiman halagarsiigo wll 🖤

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka Iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @bulleeducationalscheme
    @bulleeducationalscheme 2 роки тому

    Wallaahi waa qiso dhab ah shaqsiyan waa igu dhacday qisadani lkn alhamdulilaah waan ka badbaaday

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 2 роки тому

    Congratulation for 300k

  • @munogacayte1035
    @munogacayte1035 2 роки тому +4

    Hosow waan kugu caajisay saan video gaaga usugaayay wllhy😌

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 2 роки тому +2

    guuuuuuul leeyso ✅✅

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 2 роки тому +2

    Congratulations Congratulations Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌 ❤ 🎊 👏 💐 🥳 🙌 ❤ 🎊 👏 💐 🥳 🙌 300k 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @zamzammohamed1396
    @zamzammohamed1396 2 роки тому +1

    Thnks wllo

  • @KINGCABAAZ
    @KINGCABAAZ 2 роки тому +1

    Comen soon 200,000 insha alaah

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 2 роки тому +8

    Waxaba caqli gal eheen in qof aad social media iska barateen inuu lacag dhan 15000 box kusoo dhex rido oo uu kusoo diro 😤gabadha la dhacay na waxan leeyahay tan cashar hakuu naqato social media qof aad ka barate haa aaminin 😒

    • @hasmah8018
      @hasmah8018 2 роки тому

      🤣 qaar kasii daranba comments ka soo qoraye maanad arag 1000$ qaarba rumaystay subxaan allah wacyigalin in dadkeena lasiiyo weeyi ma moodayn inay soomalida ku dhacdee

  • @madiino1647
    @madiino1647 2 роки тому

    Thanks hosman

  • @sumayadahir4675
    @sumayadahir4675 2 роки тому +6

    Coming soon 300k 🖤

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @lajankaxafada4765
    @lajankaxafada4765 2 роки тому +6

    Supxana allah ilaa hoos tgy cmontiyada lkn kuli wxy leyihiin weynagu dhacdy mrka wxy ilatahy in gapdhaha somalida leysku shegy oo ay haamanyaal yihiin wr manta tii iskolka kudhacda wa arose kadip lasofura kadip pufis ama lacag wxladhaho kudhacaayo kadip tiktok ku imanee ayadoo wxi dhan panaanka warejinesa oo mel kaqorsonen lkn wxa ii muqata in somalidi diinta kasifoganeso oo noqdeen caraptii cml jow gapdhow is ilaalsha👋salaada yaan lagatagin

  • @manalhassan6980
    @manalhassan6980 2 роки тому

    Maasha Allah

  • @maryamamohamedhussain3273
    @maryamamohamedhussain3273 2 роки тому +21

    Sorry 😞😔 walashay ayey kudhici raty walhi saaa usheegty waaye SaaS ayey isku barteen markaaso yiri araab ayaa kusoo dhibaa ayuu yiri ayadanah Haye wuu usoo sawiray markaas nah wey amknty wuu dhahy Kenya 🇰🇪 teela ee wey kuso Gari lkn Hal Markey mareyso ayaa lala soxariray waxaa lagu dhay waxaa lagaga bahay yahy 150 dollar mahaayi ee tiri waxey dhaheen wala cili naa markaas ayaa fahmay waxaa ku iri abaayo asiga wac ee kudheh alaabta wala soo cilin rawaa wuxuu dhahy hadaa lacagta heynin waa ley so cilinaa markaa sey dhahday cisho aniga mahaayo wax lacag ah markaas ayuu yiri aniga hadaa kabixin lahaa wax lacagta ah mahaayi lacagtii udanbeysay adaa kugu so.adeegay wax nah mahaayo isdabar ayada nah wey kadiiday wax dhan mahaayo aniga waxaa dhahy alaabta markii xamar imaado ayaa lacagta bixi neynaa waayo lacagta oo sheegayo ayaa kasiineynaa markas weyba Naga kanbis teen Markle lala masoo hadlin wey dhibi laheed adeeyisheegein ayadoo dhiibin eey ila tashatay Walahi
    Allah ha udhib yareeyo maskiinta
    Gawadhaas nah waaa walashay iga yar waana adaan ooo doctor isgu sheegaayo ayadoo wax isoo dhiib dhihin ayuu kuyiri waxaa kusoo dhiba lacagta dhar dahab ayuu isoo sawiray iyo gabo video xitaa wuu ugu soo duubay Allah haga qato Muslims oo dhan
    Waaad kumahad santhy wallkey hosow saaad ugu soo gudbisay wallhaga 🥰🥰🥰 waaan kugu habalyeynaaa 300k 🥰🥳🥳🥳

  • @awoyasinibrahim9692
    @awoyasinibrahim9692 2 роки тому +5

    From Hargeisa 🥰

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 2 роки тому

    Thanks brother

  • @misszuti5430
    @misszuti5430 2 роки тому +2

    Kusoo dhawoow Norway 🇳🇴 😊😊🥰

  • @fahadcabdi8264
    @fahadcabdi8264 2 роки тому

    Hableheeena qalbiga wanaagsn ilaahy ha xafido

  • @rahmarose8287
    @rahmarose8287 2 роки тому +6

    Wale tan anay iso martey waliba dhanka Instagram ka lkn wiil walalkey ba iga bad badiyey ano aqoon u lahayn Alhamdulilah muda ka dib mid kala Facebook iga so Racey lkn wan fahmey waa tuugo dadka dhaca sorry abaayo take care ☝️

  • @ardivamohamed3897
    @ardivamohamed3897 2 роки тому

    Maasha allaah hamalyo

  • @guleedkhadar1762
    @guleedkhadar1762 2 роки тому +1

    Keep going pro

  • @kowtharmaxamed9015
    @kowtharmaxamed9015 2 роки тому

    Waa sheekadaan naftirkeda

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 2 роки тому

    Wlhi bilahi talahi xalay waxaan ku riyooday Aniga iyo adiga meel biyo badan wada joogno aan ku dhahaayo abowe biyahaan imooti markaan soo kacay sariirteyda lee jiifa ciilba ihaayo

  • @abdulkareema041
    @abdulkareema041 2 роки тому

    Mahadsanid bro

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 2 роки тому +8

    keep going si asloob leh ayaad wax uwadaa runti akhlaaqda ayaad ilaalisaa adoo nin dayar

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 2 роки тому +1

    Hosow pro big lagend

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 2 роки тому +3

    Aniga hadii xitaa lay dhihi lahaa 50dollar ama ka yar soo dir si aad boxkaas lagugu soo diro oo uu waliba boxkas ku jiro diamond iyo alaab qaaliya xitaa ma direen heer aan shiki ka gaadhey 😂
    waligaa qofna haka aaminin Social media❌

  • @daudyareofficial3095
    @daudyareofficial3095 2 роки тому

    Oo hader haya warqadaha ay soo diren

  • @shukrihassan4603
    @shukrihassan4603 2 роки тому

    Masha allaah

  • @bashiiraxmed9222
    @bashiiraxmed9222 2 роки тому +4

    Hosow pro legend

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @samarabdilahi7433
    @samarabdilahi7433 2 роки тому +2

    Dad badan baa wxn ku shaqaysta wn arkay dhawr qof oo wxni ku dhacday cadaana maahe waa african wxa waxan ku shqaysanaya

  • @highflyer215
    @highflyer215 Рік тому

    Waa conmen Kenyan ah, dhaqankaasna aad bay uyaqaanaan, nabar xaqdaro Allah hakaaga dhigo abayo. Waxba ma Adan ogeyne. Midakale yaa lacag box kusoo rido

  • @cabdihaybe5942
    @cabdihaybe5942 2 роки тому +2

    *Gabdhaheena hunguri baa dili hadaan dhaho dambi iguma ahn. Lkin ogaada kalluunkaba hilib ayaa birta loogu xiraa ee bir qaleel ah laguma qabteen*

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 2 роки тому +5

    Qaaar baden aqnaa oo sidan lagac looga qaadey Somaliada intey ajabi isleeyahiin la sheekeysata ayey god isku ridayaan 😅😅😅

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka ..
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 2 роки тому +3

    thanks hosow

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @MohamedAhmed-qf1ov
    @MohamedAhmed-qf1ov 2 роки тому

    Hosow mahadsanid

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka .
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 роки тому +2

    🙄🙄Yaa oo ninku ma qaniis baa subhanallah allow alle.

    • @tanaad4588
      @tanaad4588 2 роки тому

      Khiyaanooyinka iibka Hubka ..
      ua-cam.com/video/e8KU1tbOUJo/v-deo.html

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 роки тому

    Wll osman hosow pro channelka soo fariiso laguma arkee mudooyinkan 💯🫵🏻👍My Fouveret UA-camr

  • @fardowsaali6546
    @fardowsaali6546 2 роки тому +1

    Wa tuugo caad waliba wey isla shaqeyan kuwa Kenya joga iyo ayaka bo mrka gabdo isiilaiya 🙏

  • @mustafadhalac4726
    @mustafadhalac4726 2 роки тому +1

    Xaliimo iimaan darro ayaa meelkasta geeneysa, wax noo kiin dharma Majirto ee Allaha isku keen barakeeyo😁😍

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 2 роки тому +1

    Alla waa wixii igu dhacay kenya miyey joogtaa aniga kenya nbi ayan jooga anigana 200dlr ayaa leyga rabey naag saaxibadey oo kukuya ah ayaa iga celisey oo iyada laga qaatey 500dlr