GARO SHAKHSIGAAN | Imtixaanka Waa Markeyga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 тра 2021
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 525

  • @hosowpro
    @hosowpro  3 роки тому +403

    MIDKA UU BYOONDE I WEYDIINAAYANA WUU SOO SOCDAA - 😀

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +601

    Inta Yuhuuda neceb Like👇🏿👍🏿

    • @iidoahmed3959
      @iidoahmed3959 3 роки тому

      Kuwa nacladaysan😤

    • @karaama1320
      @karaama1320 3 роки тому +2

      Adaaba yuhuudi profile iyo magacba ka dhigtee😔😔😔😔

    • @ramzimohamed4407
      @ramzimohamed4407 3 роки тому

      Profile ka qof yahuud aa ku saran

    • @cashasiciid5526
      @cashasiciid5526 2 роки тому

      Kkkkkkkk ar somaliya maxa yahuud dhex kenay vediyowga 😁😁😁

  • @marriahassan2079
    @marriahassan2079 3 роки тому +91

    Dumaashideena inay soo laabato waaku faraxsanahy waana soo dhoweyneynaa hosow in cashar laguu dhigana waan rabnaa farxad ku waara waxa tihiin famil qalbigayga kasbaday Ilahey ha idin barakeyo😊😍

  • @muzhiirachannel812
    @muzhiirachannel812 3 роки тому +122

    Nin iyo naagtii oo isku midab ah mansha allah

    • @fardawso9064
      @fardawso9064 3 роки тому +2

      Dee waa somaali

    • @M73ss
      @M73ss 3 роки тому

      @@fardawso9064 😂😂😂😂

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 роки тому +5

      Waa gabar midab qurux badan oo mida keeda ku qanacsan

    • @shaxshax7836
      @shaxshax7836 3 роки тому

      Hhhh isku midib ah....😂😂😂😂

    • @munaxasan7262
      @munaxasan7262 3 роки тому

      Hhhhhhh qarxis com

  • @SERGIO-hh2so
    @SERGIO-hh2so 3 роки тому +51

    5:13 may xabiibi see udhahday iga gadan m.a marwo dhowrsan alle hakuu barakeyo wlalkey🥰

  • @fatimaabdi6976
    @fatimaabdi6976 3 роки тому +240

    Dumasheedin wa reer Somaliland eee yaah wad dadkayagiye😂😂 from Boramaa

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 3 роки тому

      Boorma aaaa duruyadiiii

    • @maanka_7
      @maanka_7 3 роки тому

      @@khaalidyare4252 haa hn

    • @ashaabdullahi8061
      @ashaabdullahi8061 3 роки тому

      Maxa cadeynayo iney tahay ayada miyaa tidhi misr

    • @maanka_7
      @maanka_7 3 роки тому +1

      @@ashaabdullahi8061 hn hadalkeda laga garanaya, soomali mel walboy dagto waa kala lahjad maaha, mrka hn sida bay inantu ku garatay ooy u tidhi

    • @drhd1043
      @drhd1043 3 роки тому

      @@ashaabdullahi8061 isagaa noo sheeegay

  • @munacadey3938
    @munacadey3938 3 роки тому +56

    Gabadhan waa gabdhayaro xaraabo ah oo furfuran 😂😂😂😂 i love her

  • @safiasheikh597
    @safiasheikh597 3 роки тому +77

    Caruur mintaano ah ayan zaid u jclhy waliba khyr qabo
    Rabbi ha isiyo 40qof iduceyso ma helaa

    • @nihaalmoha1902
      @nihaalmoha1902 3 роки тому

      Allah ku siiyo xbbti

    • @nimosayid8246
      @nimosayid8246 3 роки тому +1

      Alle hakugu deeqo qaar khyr qabaa oo ducaysan

    • @lallanalallana4268
      @lallanalallana4268 3 роки тому

      Allha ku sahlo waxaad jeceshahy ana isoo duceeya inan jaceylkeyga helo

    • @rukiomaclin2991
      @rukiomaclin2991 3 роки тому

      Illahy haku siiyo abyo dhmntena inshllh

    • @sahrodahir8353
      @sahrodahir8353 3 роки тому

      Fadliga bisha ramadaaan awgeed allha kugu siyo

  • @abdallahsuldan4836
    @abdallahsuldan4836 3 роки тому +36

    Inanta yar waa qurux walahi clourkeda qosolkeda codkeda asturnanteda intuba waa 100% sedi noo ilaali inanta

    • @fowsiamohamedali7724
      @fowsiamohamedali7724 3 роки тому +2

      Masha allaah illaahay isku barakeyo waa gabar qurxbadan maaha dumarka kimikada isku dilay

  • @xamsekhadar1693
    @xamsekhadar1693 3 роки тому +114

    Wll Ku sali nabiga SCW scw💫💞❣

  • @suhaib3396
    @suhaib3396 3 роки тому +72

    Dumashi waa rer somaliland Hosow seedi baan u Nahay Hadan Nahay reer somaliland 🤣

  • @boqran2974
    @boqran2974 3 роки тому +44

    Mshllllllh laba qof oo saas niciima iyo osmaan isugu qalma ma arag allaw isu kiin daa 👑🙏❤️💯

  • @Engkafi
    @Engkafi 3 роки тому +23

    Hosow sxb editing wan kaga haray waayo dadka meel eysan arkin ban arkay oo editing aad ku sameesay waana meesha iska galaan taraxada iyo cabaayada ee dumaashi wadato oo ku qarisay midab u eg. horey usoco sxb sare.

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri1603 3 роки тому +27

    Haa dumaashi midab qurux badan ayey leedahay maasha allaah

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 3 роки тому +21

    Masha allah xaaskaagu waa qof degen barmaamijyo kale ha kula samayso fadlan

  • @salmahassan1079
    @salmahassan1079 3 роки тому +15

    Mashallah ilaahay haysku kiin barakeeyo
    Qoyskan Caawa iigu horeysa Illaa an ka ogaadey inay Is Guursadeen 2017 oon soo daawaday Sannad Guurooyinkii arooskooda
    Mashallah waad Qurux badantihin Alle haydin sharfo
    Asluubta Iyo Dhaqanka wanaagsan Ba isoo jiitay sido kale❤❤❤❤❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 роки тому +60

    M.A TWO LEGENDS BEST FAMILY.

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 3 роки тому +11

    Mansha allah waad isu egtihin Bee waxan maqli jiray nin iyo xaskiis way isu ekadan

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 3 роки тому +40

    HOSSOW IYO DUMAASHI IDIN JECELAHAY RUNTII❤️❤️❤️❤️❤️

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 роки тому +21

    Viva #Hargeysa 💚🤍❤
    No qabiil lakiin🥰

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 3 роки тому +11

    11:55 nin adkaa dheh gabadhiisa suu u ilaashanayo heedhe familygan wan ku hystaa m.allaH

  • @Maaida9
    @Maaida9 3 роки тому +44

    Dumashi waa lagu gaday su'aalo tira bdnoo ku weydiiiyay😅😆🤣xaa wx noogu qori weyday

  • @F13500
    @F13500 3 роки тому +23

    Asc walaalaha islaamka ah 12 sano ayaan owlaad raadinaya iso duceeya in ilahey ubad qeer qaba isiiyo o cafimad qaba in ilahey gablan iga dhigin manta waa malinki Ramadan ugu danbeysay inta ila mida allah siiyo ubad qeer qaba 🙏

    • @umuahmed5177
      @umuahmed5177 3 роки тому +4

      Allha ku siiyo abaayo Fardawsa ubad qeyr qabo InshaAllh oo ku duugo kuna astura oo waladul saalax eh aan kaa daahin adi iyo inti awlaad la aan ehbo InshaAllh Allha kuu aqbalo ducadeena

    • @F13500
      @F13500 3 роки тому +1

      @@umuahmed5177 amiin yarabi shukran wll qaali❤️

    • @kaliahmed6097
      @kaliahmed6097 3 роки тому +3

      illaahay Hakusiiyo Awlaad Baari Ah OoDagdaga Adiga iyo intii isllaam Ah oodhan waxaan kufaraxno Allaha Nasiiyo Aamiin Aamiin Amiin🤲

    • @F13500
      @F13500 3 роки тому +1

      @@kaliahmed6097 Allah huma amiin walashe mcn ❤️

    • @xayaadmahamud6397
      @xayaadmahamud6397 3 роки тому +1

      Alle ubad khayr qaba haa kugu deqo wll

  • @hannadhawrsan8057
    @hannadhawrsan8057 3 роки тому +17

    Osmaan hosow pro cawa waa lagula tagey oky lagaagah keeney congratulations dumo nimco qurux 🥰

  • @jihaan8318
    @jihaan8318 3 роки тому +12

    Dumashi noo soo celi she is cool &beutifull mansh allah i like her smile 😊 black beuty ❤️❤️❤️

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 3 роки тому +24

    Legend Hosow Editing waa Dhamaysya Dumashina waa u imaamadey waa ujednaa

    • @fantasy1765
      @fantasy1765 3 роки тому

      3:37 𝐂𝐥𝐢𝐜𝐤 𝐇𝐞𝐫𝐞 ➜ ua-cam.com/video/49mwt6s95aY/v-deo.html
      》》 iPhone Giveaway 《《
      在整個人類歷史上,強者,富人和具有狡猾特質的人捕食部落,氏族,城鎮,城市和鄉村中的弱者,無`'守和貧窮成員。然而,人類的生存意願迫使那些被拒絕,被剝奪或摧毀的基本需求的人們找到了一種生活方式,並繼續將其DNA融入不斷發展的人類社會。
      說到食物,不要以為那些被拒絕的人只吃垃圾。相反,他們學會了在被忽視的肉類和蔬菜中尋找營養。他們學會了清潔,切塊,調味和慢燉慢燉的野菜和肉類,在食品市場上被忽略的部分家用蔬菜和肉類,並且學會了使用芳香的木煙(如山核桃,山核桃和豆科灌木
      來調味食物煮的時候%^%^ 1620838218

  • @madaaale463
    @madaaale463 3 роки тому +10

    Lamanaha ugu daacadsan aan UA-cam ku arko 🥰
    Masha alah

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 роки тому +6

    Waan ku faraxsanay inay dumashiyo soo noqoto mida kale inader nimcooy weynu dhacanay su,aala badan ayaa la ina weydiiyey 😂 yeelkeede Osman waan ku adkeynay Hargaysa idinka soo salama my beutiful family ciid Mubarak

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +6

    Masha allah Welcom back marwo Nimco iyo wllky Osman ❤❤❤🙌

  • @shadiaosman3522
    @shadiaosman3522 3 роки тому +1

    mansh alh tabarakallah gabadh iyo badh weeye waliba quruxdii hablaha somaliyeed leh ilaahay ha ku xifdiyo qaali dumar dumashiday from Uk

  • @burhanibrahimovic1495
    @burhanibrahimovic1495 3 роки тому +2

    Nimco Isha iskaabulada yeysan Kugu dhicine Indho Shareer Soo Xiro Dumaashi walahi aad iyo aad baa U qurux badan Mansha allah allaha idin Barakeyo Adiga iyo Cusmaan❤🙏

  • @queennatasha1427
    @queennatasha1427 3 роки тому +6

    Woow markle iyo marwo nimco sayid cali keep going Osman howsow

  • @mohamedsalad2029
    @mohamedsalad2029 3 роки тому +1

    Maasha allah abaayo aad ayaad u qurxoon tahay ilahay daysto isku waara adiga iyo walaale somaali midab qurxoon ayaa tihiin

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 роки тому +5

    Ciid mubarak bro waku jirta thanks guys

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 роки тому +4

    Masha allah famliy qurux badan iyo barmaamij fican weyw

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 3 роки тому +7

    This guy (HosPro) is my favourite UA-camr of all the time❤❤❤❤

  • @kingisking8952
    @kingisking8952 3 роки тому +9

    Confident when she's talking masha allah

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 роки тому +10

    Aar cawada qosol wlhi xosoow qiyaano waxbaad isku qarbudey🤣👍guuleysta abid🥰ciid mabruuk lamaanaha quruxda badan🥰samo ku waara abid🥰

  • @nuuraindho1400
    @nuuraindho1400 3 роки тому +11

    Wll xaas kaaga waa isku nuuraysan waana gabar caqli badan halkaas ayay ka muuqataa dumashiyo so celi marara kalle

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 3 роки тому +1

    Masha allah isku barakooba abid waan idin jeclahay 😍😍❤ boqor iyo boqorad

  • @hawanur9281
    @hawanur9281 3 роки тому +11

    Beautiful family masha allah allahuma barik.

  • @caynitv7707
    @caynitv7707 3 роки тому +6

    Masha allah tabaraka rahman 😍💕

  • @HANIOSMANQEYT
    @HANIOSMANQEYT 3 роки тому +1

    Masha Allah waxuu baranamij aad u xiiso badan. Allah idin barakeeyo

  • @sundusmaxamed8504
    @sundusmaxamed8504 3 роки тому +47

    Dumaashi su'aalaha ayuu kugu gaaday ee iska qabo 😏
    5 wax ka badan ayu ku waydinaya walibana Afkagana wuu ka xadaya su'aalaha 🙄
    Hargysa kulahaa 😁😂🤣🤣😂😁
    Inta ila argty

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 роки тому +7

    Masha Allah family qurux bdn keep going my pro legend last day of Ramadan 🥰❤

  • @sumayaahmed6445
    @sumayaahmed6445 3 роки тому +8

    Masha allh allha isku kiin barakeeyo cadawna allha idinka haayo family 👪 qurxbdn farxd kuwara hoosow plz Nimca marwalba noo ken wllkey 🥰🥰🥰

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 3 роки тому +1

    Maasha alaah rabi ha idiin xafido guleysta adun iyo aqiro

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 3 роки тому +4

    Gabadhan lahjadeedu waa reer jabuuti mise anaa mooday waa idin salaamay family hosow

  • @deqoahmed483
    @deqoahmed483 3 роки тому +1

    Masha alah hosow xaaskada quruxley waye wlhi alah ku dhowro qoyskada said aa ku tagera waxa tahay qof qimeya tagerihisa hore usoco walalke

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith 3 роки тому +19

    Hadaad nabiga jeceshahay like iisaar

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 3 роки тому +15

    Sxb waxaan Jeclaan Laheeen In uuusan Barnaamijkaan Intaaas Ku Ekaaan Ee Uu sii Socdo waa Barnaamij Qiimo Badan Xaqiiqdi Mar kale waan Salamayaa Dumashideen Nimca Farxd kuwada Nolaada

  • @zariinaabdullahi2291
    @zariinaabdullahi2291 3 роки тому

    Aad baa isku nureysan run ahantii maasha allah tabarakallah isha bini aadamka illah ha idinka haayo wll hosow iyo duma

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 роки тому +1

    Maashaallaah Nimco iyo Cosman wad mahasantihiin Dumashiga Iyo Dumashiday 👍👍👍💖❤️❤️🌹🌹🌹🌹❤️💖💝Thanks 👍

  • @maryamamohamed3897
    @maryamamohamed3897 3 роки тому +2

    masha allah hosow iyo dumashi ❤️ salan sare🤚🤚alle ha idin xif diyo

  • @fatuushsalman4505
    @fatuushsalman4505 3 роки тому +2

    MNSHA Allah family qurux badan farxda kuwra abid❤

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому +7

    Masha allaha keep going walkey and duma

  • @deerocali2032
    @deerocali2032 3 роки тому

    Masha Allah gabadha waan salaameyaa allaaha idin xafido labadiinaba aad baad iskugu soo baxdeen Masha Allah farxad Ku nolada

  • @farxiyafilsan8851
    @farxiyafilsan8851 3 роки тому +8

    Csharban ku jiray mzllh vidiogan arkay baa isoo leexiyey our lady and her boss isku waara abidd 😍🥰barnaamij wacanbuu ahaa mazllah

    • @HaMiD12.
      @HaMiD12. 3 роки тому

      Saaqidnimada iskada ee wax baro😀😃

  • @umuzuheyr7803
    @umuzuheyr7803 3 роки тому +2

    Masha allaaah waa isku nuureysan alle ha idin xafido

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 3 роки тому +1

    Maash Allaah Hosow maa gaaday marwada balse waan kugu qaadanya waan Niisalaamya laamhan quruxda badan si qaasa marwada u salamaya 🙏 Eiid wanaagsan ayaa Niileeyay

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 роки тому

    Masha Allah waka helay barnamijka ramadanka keep going lamanaha qarniga

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 3 роки тому

    Masha Allah Tabarakallah she has beautiful colour Allahuma barik

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 3 роки тому +1

    Mash allaah ❤️❤️❤️❤️👍👍👍 ciid mubarak

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 роки тому +3

    Masha allah tabaarakallah family qurux badan waa isku nuureysiin

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 3 роки тому +11

    Piyoonde kiisa inta sugaysa like iisaara😂Nimco quruxey wakugu haysataa so noqnoqo.❤

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri1603 3 роки тому +3

    Wcs wallo adiga iyo dumaashi soo dhawaada

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +3

    Waa habeenkii Ramadan ugu dambayzay
    Allh acmaazha wanagzan haynaga aqbalo

  • @warsan11
    @warsan11 3 роки тому +2

    Maasha Allah Hosow family farxad ku ciida.

  • @farxiyofalsan
    @farxiyofalsan 3 роки тому +1

    Masha allaaah alle ha isku kiiin xifdiyo nimco kasoo muuqo chanelka mar walibo abwe noo soo muuji dumashi marwaliba yaa igu raacsan

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 3 роки тому +3

    Masha Allah, beautiful family.

  • @sidra857
    @sidra857 3 роки тому +6

    Hosow iyo nimco Mi family Qurux badan aad ban idin salamay alle ha idin sharfo❤

  • @xumeirah
    @xumeirah 3 роки тому +2

    My namesake mashaAllah beautiful confident witty woman there! Iskuwaaro

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 3 роки тому +12

    Alla hosow maanta dumashi waa qiyaantay kulaha ma hargeysa uu joga aniga ma is naqana iyo su,aalihi oo aad badsatay 😂😂😂😂

  • @yuukeylyrics3622
    @yuukeylyrics3622 3 роки тому +4

    Hosow sax waaye ismaaciil aarka waa wiil madow oo aan shaki laheyn ✌️

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 3 роки тому +1

    Osman Hosow walal aan taageero weyn u haayo mashallah Allaha idin barakeyo adi familkaga mashallah Dumashi abaayo Nimco qurux badan wan ku salamay 💋 ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @samarmaxamad6739
    @samarmaxamad6739 3 роки тому +1

    Hosow adi iyo dumashi waan idiin salamay gul hosow cadii ayaa lagu helay maantaa dumaashi isku waraa adigaa iyo odigaa ama xajiigaa sida utaqano🌹waaan ku xisii doonnaa dumashi💋

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 3 роки тому +4

    qoys quruxbadan oo aan jecelahay baad tihiin cusmaan iyo nimco illaahay ha idin xifdiyo

  • @abdulaahiahmedaddow6855
    @abdulaahiahmedaddow6855 3 роки тому +22

    24 hr 20k lik masameen karnaa team hosow 🤪

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому +1

    mansha allah wlshy iyo seedigey allahuma baarik .

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 роки тому +3

    Well done Nimco, you did it well❤👏👏

  • @user-nq8mc6wz2s
    @user-nq8mc6wz2s 3 роки тому +4

    Hossow waan kuzalamay wll🙌

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 3 роки тому +3

    Masha allah seedi Osman hosow iyo wlashay qali ilhy ha idin barakeeyo aduun iyo akhirab bilow ilaa dhamaad waan lasoconay masha allah waa funny barnaamij ku ❤❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @thuriyaaxasan9699
    @thuriyaaxasan9699 3 роки тому +3

    mashaAllah our couple ❤❤❤

  • @hamdimohamedmoalim5043
    @hamdimohamedmoalim5043 3 роки тому +1

    Masha allah nimco waaku tageeraa dear aad iyo aad 💯💞

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 3 роки тому +1

    Manshalaah Manshalaah Alle haydin barkeeyo isku waar nolashu waa isfahane

  • @marwaanmahamed6030
    @marwaanmahamed6030 3 роки тому +9

    Hosow barnaamijkii khashifaada uxiisnay kana ramdanka markuu baxo uxiisaynaaa😂

  • @ruunsalah8688
    @ruunsalah8688 3 роки тому +2

    Mansha Allah family qurux badan rabbi ha idin xifdiyo my sister aad ayaan ku tagera marmar ino so fariiso calashaan video inshlh waan idin salamayaa Eid mubarak 🤴❤❤💝💝💝💝💝🍰🎇🎊🎉🎊🎊

  • @azlubsanismail6691
    @azlubsanismail6691 3 роки тому

    Mnsha allh wlashy Nimco dagen iyo dumashigay osman hosow cawa aad bad iiga qoslisen farxad waarta idin rajah insha allh

  • @fatimamohamed1813
    @fatimamohamed1813 3 роки тому +27

    Wan soo dalay cawa ciid ban u haystay caruurtii ban cilaan geyay

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 3 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 masha allah wan ka helnay dumashiii waa qosol miiiran allaha nii xifdiyo

  • @mohammedblack8265
    @mohammedblack8265 3 роки тому +1

    GUUL wacan Ayaan kurijeynaa inshaa allaaah

  • @abdallesheikhdon6955
    @abdallesheikhdon6955 3 роки тому +4

    Mnsha allH guleystaH wadajiraH inta nolol jirto 🥰
    Aan idin la kaftameee isku eegtihiin mise waa editka🤣

  • @simranaadan1215
    @simranaadan1215 3 роки тому +3

    Masha allah ana uhorey cawada guleysa walalky🥰

  • @khadarahmed4305
    @khadarahmed4305 3 роки тому +4

    hosow bro wa inad like isarta waxan ahay sedigaye nimco qurux ayad naga haysaye manshalh dad aan aad u xiiseyo wlhi oo aan jecalehy ale hasu kiindayo adiga iyo dumashi wllo

  • @hamdamalabo2217
    @hamdamalabo2217 3 роки тому +6

    Wllhi wan idinka helay masha allah lamaanhygi farxad iigu nolada

  • @hamadadahir5414
    @hamadadahir5414 3 роки тому

    Masha allah chanak labadeen ku quraxbd ,famalk ilaah hana barakiiyo

  • @monaabdirizak12345
    @monaabdirizak12345 3 роки тому

    msha allh xaaskaaga waa funy ilhy ha idin barakeeyo

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 Рік тому +1

    Mnsha Allah Hosow Bro Ineel Seedi Baan Ku Nahay😅😅
    Alle Haysukiin Barakeeyo Adiga Iyo Nimco

  • @shadiamohamed9101
    @shadiamohamed9101 3 роки тому +1

    Mac kugu tahy cawa hosow heysataaa mahadsanid xppt ninka kululeeey

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 3 роки тому +1

    Keep going salan sare Hosow pro iyo marwadisa 🙏🙏