Maxamed Axmed Kuluc AHUN | Cosob & Caleen | Curub 16 Jira ah l ERY Cabdi Iidan Ahun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @mohmoudapdkadir6856
    @mohmoudapdkadir6856 5 місяців тому +3

    Mazha allah alle hun maxamed axmed #KULUC. Waxa uu ahaa halyey uzoo halgamay #fanka #SOOMAALIYEED iyo #WADANKAPA. Fanaan la mid ahpa waxaan filayaa inaanuu somali ka dhalan doonin. Markazte oo aan parjeynaayapa wlhi waan dhagayztaa heesihiisa lknse heestan curub16jira ayaan ugu jeclahay heesihioza

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Місяць тому +2

    Erayadii cabdi iidaan laxankii xasan great cookie maxamed axmed kuluc allaha u naxariisto dhamaantoot

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 Місяць тому +1

    Alaha unaxristo kuluc asagaa ugu jeclyhy faniinintii hora codkiisa wadnahu ijaraa ilaahaw unaxriso from galkacyo Somalia guul

  • @HassanBarrow-u9w
    @HassanBarrow-u9w Рік тому +1

    Cabdi Idan mu.alifka heesta
    Hoobalka qaaday Maxamed Axmed Kuluc
    Laxanka Xasan Great
    Dhammaan Allaah ha unaxariisto waa qarni Dahabi iyo fanka Soomaalida

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому

      Saxid. Waa Ahun Xasan Geryt ma aha Xasan Great

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 3 роки тому +5

    Wow waa heesaha ugu caanzanaa qarnigii 20aad gayiga zomalida ee aadka loogu jeclaa. Maxmed axmed kulucna heesihiizu maba kala dhacaanba wlhi. Ilahay naxriztii jano haka warabiyo izaga iyo inta umada izlaamka ahba

  • @abdidhuux5350
    @abdidhuux5350 Рік тому +2

    Ereyadii Abdi iidaan laxankii Xasan gareed oo wiigan ku geeriyooday xamar iyo codkii kuluc dhamaantood allaha u naxariisto Aamiin

  • @axmedcali5851
    @axmedcali5851 5 місяців тому +2

    Carra nabada beel nagi dadku caano wada dhamay dhalintuna ciyaareen ❤❤❤❤

  • @siddiiqosman5544
    @siddiiqosman5544 3 місяці тому +1

    Alle haw naxariisto kuluc wuxu ahaa dadka nooleeyay fanka soomaliyeed

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Рік тому +1

    Alle swc haku naxariisto awoowo maxamed axmed kuluc wale fanaan buu ku banaanaa

  • @CabdirisaaqAadan-bj9sg
    @CabdirisaaqAadan-bj9sg 9 місяців тому +1

    Ilaahow u naxariso al fanaan maxmed axmed kuluc ❤❤❤❤

  • @farxaancabdi592
    @farxaancabdi592 3 роки тому +1

    Wow waa heeztii curub 16jira iyo codkii halaaziga ahaa maxmed axmed kuluc ilahay jano fardowza haka warabiyo izaga iyo inta umada izlaamka ahba. Waxa uu ahaa aabihii 2aad ee fanka #soomaaliyees uzoo halgamey izaga iyo cabdilahi #qarzhe

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg 10 місяців тому +2

    Sweet 16❤❤❤❤ a nice song

  • @azmacabdijibar5725
    @azmacabdijibar5725 Рік тому +2

    Way hees dhaftay ❤

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 4 місяці тому +1

    Maxamed kuluc AHUN 😢❤

  • @Madadaal
    @Madadaal 3 роки тому +1

    Classic. Maxamed Axmed Kuluc iyo Abwaankii Cabdi Iidaan Farax, ilaahay haw naxariisto labadoodaba. Waa hees iyo badh.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 роки тому

      Aamin

    • @maxamedaadan9857
      @maxamedaadan9857 3 роки тому +1

      Taariikhda lama duwo ee heestan huryo muu lahayn ee waxaa lahaa cabdi iidaan

    • @AhmedMohamed-sp3wn
      @AhmedMohamed-sp3wn 2 роки тому +2

      Heesta waxa lahaa midhaheeda abwn cabdi iidan faarax

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Рік тому

      Waaryaadhaheen ninkaa Abdifatah Ali Sheekhaawi ayaa idinka saxsan waa ereyadii Alla ha u naxariistee abwaan maxamed cumar xuseen huryo

    • @Madadaal
      @Madadaal Рік тому

      Ilaahay haw naxariisto dhamaantood Kuluc, Cabdi Iidaan iyo Huryo. Hadaba Cabdi Iidaan dhawr heesood buu u dhiibay Kuluc, kuwaas oo u tiriyay inantii uu korsaday ee uu jeclaa LUULA, laakiin heestan kumay jirin.

  • @sabah2356
    @sabah2356 Рік тому +1

    Allah SWT ha u naxariisto labadoodaba

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +3

    Heesihii waayo waayo

  • @mowliidabdullahi859
    @mowliidabdullahi859 4 роки тому +4

    Waah waah waxaasaa kaa hees ah

  • @farxaancabdi592
    @farxaancabdi592 3 роки тому +2

    Erayada heezta cabdi iidaan malaha. Ee waxa izka leh abwaankii #abwaanada max.ed cumar #HURYO

    • @nnouraluush8968
      @nnouraluush8968 2 роки тому +1

      Hush war waxa leh cabdi iidan

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Рік тому +1

      Hurye shaqo kuma laha ee waxaa leh cabdi iidaan faarax 1979 laxanka xasan gareet

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 Місяць тому

      Kuluc ayaa afkiisa ka sheegay heestan inuu miraheeda sameeyey Cabdi iidan, wareysi uu bixiyey aun labadaba

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 роки тому +3

    Ereyadii Maxamed Cumar "Huryo" Laxankii Xasan Gareed Muqdisho 1972

    • @mohamedbashe8631
      @mohamedbashe8631 2 роки тому

      Ereyadu waa cabdi iidaan farax

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Рік тому

      ​@@mohamedbashe8631 waar waa ereyadii abwaan maxamed cumar xuseen huryo

    • @axmedcali5851
      @axmedcali5851 5 місяців тому +1

      Cabdi iidaan faarax baa lahaa ereyada muran kuma jiro jaallayaal

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c 4 місяці тому

    Allaha u naxariisto

  • @mo3classic760
    @mo3classic760 13 днів тому

    Halgamagii weynaa ee fanka somaliyed uzoo halgamay mohamad ahmad #Kuluc aun. Heesaha,uu qaado waxa uu kula dagalamay gumaystihii ingriiska

  • @aidarousjuqdhawr3807
    @aidarousjuqdhawr3807 Рік тому

    Heestan waxa lahaa AHUN Cabdi Iidaan Faarax ee ku dar ereyada cida leh, Waanad mahadsantahay walaal.

  • @moogeyareofficial679
    @moogeyareofficial679 Рік тому

    Curub 16 jir ah ❤❤❤

  • @looyaan323
    @looyaan323 Рік тому

    Erayada cabdi iidaan faarax
    Laxanka xasan sabriye afrax xasan great

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Рік тому

      Waar taariikhda ha majara habaabin sxb cid walba weydii waa ereyadii Alla ha u naxariistee abwaan maxamed cumar xuseen huryo
      Waliba waan ku tilmaamayaaye waxaad weydiisaa abwaan dacar oo isagu ah marjaca kaliya ee loogu noqdo suugaantii hoboladii hore

  • @maxamedaadan9857
    @maxamedaadan9857 3 роки тому +1

    Cabdi iidaan faarax
    Iyo kuluc

  • @hoilguk
    @hoilguk 4 місяці тому

    Dad waa dadkii hore cosob iyo midabkaa dhiinkaa waa i cadibaysaa 😢 cod macaana fanaanintii hore heesohoodi dareen lahaayen 😢 hadana waaa iska cabaad uun fananinta hada jirto laxan macan kala duwan ma jiro muusika ma jiro eber walee dalkaan intuu buburka ku dhicin dadku wax soosar lahyen meel walbo laga qadarin jirau faanaanitii hore waa la sharfi jiray cakuye dowladnimo la.aan dagaalo . Gaaajo 😢😢😢 alow soomaliya sideedii hore ku soo celi

  • @sabah2356
    @sabah2356 Рік тому

    Classic hees fiican weeye

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 8 місяців тому

    Cagaar warable
    Keynes roob
    Caydh mayay
    Ka qaadaay!!

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli Місяць тому

      Caydha marka mayaygu hello miyay quruxbadanyihiin

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 Рік тому

    Huuryo male Erayada heestan Waxalahaa Cabdi Iidaan Faarax Halku dhega heesta Waxalayidhaa Curub 16 jira gabadha looqaaday Luul baa la odhan jiray inanyaroo cabdi iidaan jecladay bay ahayd heesaha kale ee looqaaday waxa kamida dhool bari' Diigaa habeenkiyo' markii udanbaysay waata loo qaaday Xurmo daran Intaba maxame axmed kuluc baa qaada cabdi iidaanbaa iskale

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому

      Ma aqaan cida sameysay, laakin heesahaa aad sheegtay oo dhan waa qaar dhaxal gala, aad u fiican AHUN dhamantood.

    • @sahalyare1167
      @sahalyare1167 Рік тому

      @@caweyskadalmar Kaydka Radio Hargaysa Anaa Ka Sheqeeya Walaal Anaa Haya Waxan Aan kuu sheegayo waana sidaa Aan Kuu sheegay Intaasoo Heesoodba Cabdi Iidaan Faarax ayaa lahaa gabadh da,ahaan ka yarayd oo uu jeclaaday buu u sameeyay luul la odhan jiray hawiye ahayd oo radio muqdisho uu u shaqo geeyay isagu inantaasi marna Quruxda Hablaha Somalia Ayay qaaday markay diiday ayuu xurmo daran sameeyay dadka waydii waalaguu sheegayaa

    • @Maxchama
      @Maxchama 10 місяців тому

      ​@@caweyskadalmarheesaha kale ma garanayo lkn heesta Xurma Daran wuxu Cabdi Iidaan u sameeyay Fanaanadii Shankaroon oo uu jeclaa aadna usoo gacan qabtay intii hore balse markii dambe ka jeesatay xabsigana ku soo booqan weyday mar xabsi dheer uu galay.