Heesihii Riwayadii | Ha Waalado Jaceylku Aan Weerarka Aadno | Curintii M.C.Kaariye AHUN 1977

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2023
  • @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 51

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 Місяць тому +4

    riwaayadan heesaha ugu culus ayaa kijiro ee abwaan m.c kaariye.....fananiini culus isugu timi runtii.....thanks.caweyska dalmar.

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f Місяць тому +1

    Heeso wa kuwi hore fananiina kuwi hore fananiitena somaliyeed Allah uwada naxaristo intii dhimatay inta noolna Allah xifdiyo lakiin dadkan danbe qaabkay uu heesan ama ruwadahii oo jogsaday waxaan uu malena inay abwaanin fican haysan

  • @ahmedbusuri4160
    @ahmedbusuri4160 9 місяців тому +6

    Riwaayad taarikhi ah abwaan Kaariye AUN Cabdi Nasir M, Sahr A. Amina Cabdullahi iyo intii dhimatay dhammaan

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 7 місяців тому +4

    cabdinaasir cod iga dheh allaha u naxariisto

  • @user-bw6vf8rv9r
    @user-bw6vf8rv9r 7 місяців тому +3

    Waa eryadii aun maxamed cal kaariye

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 10 місяців тому +6

    Riwaayadan waxay soo baxdey bilowgii 1978kii magaalada Hargeisa.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 місяців тому +2

      Haa waa runtaa sí fiican baan u xasuustaa iyada oo makhayadaha sameecadaha dalici jireen heesaha riwayada. Isla sanadka baan Xamar tagey sidoo makhayada oo tartan ku jira sidaa baar peking, hargeysana, makhayadii ina garawe baa ugu sameecad dheerayd. waayo waayo. markii danbe waan nacay heesahan way igu dhaga bateen.

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 9 місяців тому +4

    Love it ❤all my favorite songs ❤

  • @ASH-ex1xd
    @ASH-ex1xd 8 місяців тому +8

    Love it this album

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 місяців тому +1

    Waaya waayo

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 7 місяців тому +2

    shankaroon cod dumar sida khadra iyo maandeeq

  • @irdtinregistrationoffice3313
    @irdtinregistrationoffice3313 8 місяців тому +1

    Yaa salaam waaberi

  • @HaashimAhmedali-fe5yi
    @HaashimAhmedali-fe5yi 8 місяців тому +1

    Axsan

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 8 місяців тому +1

    heesihi hore ❤❤❤ AUN cabdinasir macalin io zahra axmed #1

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 10 місяців тому +5

    Aun dhamaantood malaha xasan adan iyo Shankaroon baa ka nool

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 місяців тому +1

      Aamin, haa Shankaroon oo joogta USA iyo Xasan oo jooga Jabuuti baa ka hadhay

    • @abiissa4710
      @abiissa4710 10 місяців тому

      Haa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Місяць тому

    Mar un baad sasabane iyo
    saluul ka cabbi doontaa.
    Nice❤.

  • @JamaAlin-kf5gc
    @JamaAlin-kf5gc 2 місяці тому +1

    We are struggling with full of Love between us! But is difficult to
    understand each other! Why? Can you unswer the question of the songer?

  • @JamaAlin-kf5gc
    @JamaAlin-kf5gc 2 місяці тому

    Listening to the next song!

  • @user-dw8jl7ms1
    @user-dw8jl7ms1 10 місяців тому +3

    bro abaadiroow soo aruuri caashaqa oo ruwayadaan ku jirto 56;09 ayuu ka bilabanayaa noo jar please ku soo tuur thanks waa fasiix bro

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 місяців тому +1

      Walaal waa tan ua-cam.com/video/MTdQycGabvU/v-deo.html

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 10 місяців тому +2

    Riwaayadan waxay aheyd top laxankana inta badan waxa lahaa Xasan Great.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 10 місяців тому +1

      Ruwaayad taariikh leh. AUN Kaariye.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 місяців тому +1

      Aamin

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 10 місяців тому +1

      Kooxda muusigga garaacay yaa laga xusuustaa?

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub 10 місяців тому +3

      Ragga musiga garaacaya waxaa ka mid ah,Tifow,Andare,Goobbe,Morgen.inta kale ku dar ustaad.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 10 місяців тому +3

      @@bulshadacusub Muridi Charles (bass), Xuseen Mabruuki, Maclow (organ sida Andrea), Busuri Cali Cawad (bonge, sida Morgan). Inta mootan AUN.

  • @user-jv1oq9pl6o
    @user-jv1oq9pl6o 8 місяців тому

    Heeso wayo wayo

  • @abdurahmanjama1645
    @abdurahmanjama1645 2 місяці тому

    Riwaayaddaas waxaan ku galay Xamar, in 1978. Waxayna sheekeyneysaa cinqilaabkii Cirro, waxaana dhigay Hoobaladii Waaberi ee Hargeysa.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому

      Ma sidaasbaa mayna ka sheekaynany dagaalkii 1977.

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 2 місяці тому

    Wali ceelka Sasabane ka cabta ama Sulul dhex istaagtay... maraa waaxid Abwaankii Jacaylka Maxamed Cali Kaariye iyo Marwadiisa Shankaroon Axmed Sagal

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому

      Walaal ismay qabin ee wuu jeclaa Shankaroon, Maxamed Cali Kaariye Ilaahay ha u naxariisto Aamin

  • @xusto00
    @xusto00 9 місяців тому

    Heestani waxay ku jirtay riwaayadii bidaari sibiq

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 8 місяців тому

    I love this song hesaha jeclahay ka mid tahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Riwayadani waxey soo baxdey 1975 waxana ay aheed riwayaad taarikhda gashey

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому

      Waxay soo baxday wakhtigii dagaalkii 1977, 1975 dagaal ma jiraan sxb,

  • @oladali8029
    @oladali8029 7 місяців тому

    😅

  • @AxmedHadafow
    @AxmedHadafow 10 місяців тому +1

    Sahra axmad aa rawaa

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 9 місяців тому +2

    Riwaayaddaan heesaheeda inta badan Xasan Great baa lahaa sow maaha?

    • @abiissa4710
      @abiissa4710 8 місяців тому

      Lacanka inta badan waxa lahaa Xasan Great

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 7 місяців тому

      Laxanka saray iyo music