Waxaan 24 Saac oo Dalxiisa ku Qaadanay Dagmada Cadale 🇸🇴 Horay ma u tagty Daawade 🇸🇴🙏

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 кві 2023

КОМЕНТАРІ • 70

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 Рік тому +19

    Asc Adeer guuleyso ilaahey hakuu gargaaro adduun iyo aakhiraba Adeer waxaan kugu xiranahay dhowr sano wallaahi Anigoon aqoon kuu lahayn ayaan youtubarrada kuugu jecelahay haddey edeb iyo Diinba tahay in kastoo aadan Up dhit ahayn guuleyso adeer macaan

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому +10

    Ismahan bilad ba istahishaa. Muqaal nadiif iyo meel qurxan. Btw editor kaaga he's a PRO! 🎉 hats off to him.

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Рік тому +6

    Maanta anaa u horeeya reer cadale waan idin salamaay walshay ismaahan gacan dahab Salama sxb❤❤❤

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Рік тому

    #ismahan ina ader qlia guulayso abdkaa

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Рік тому

    Wxa thy qofka kaliya oo u qalmo billiamad wllshy mcn wx ku marjiyo abdka ha muddan #gacansaafi❤❤

  • @ahmedmahamed8193
    @ahmedmahamed8193 Рік тому

    Maasha allah wllo ismahaan muuqaaladaada aadbaan u jecelahay
    Goormaad imanaysaa somaliland
    Sida buurta daalo , buurta gaacidh buurta weger jasiirada sacaadadiin

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +2

    Maashaa Allaah My Queen 👸 ismahaan Runtii Waan U Xiisay Vlog Yadaadii Quruxda badanaa Welcom Back Queen 👸 ismahaan Ilaa iyo Xad Waan U Xiisay Walaahi

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +3

    Masha Allah wa magaalo qurux badan
    Allow u siyaadi adaa awood leh

  • @mubaarikshukri206
    @mubaarikshukri206 Рік тому +2

    Ismahan daahir wlhi wan jecelhay ale haku daayo sida aad noogu raaxaysy dhulkayga hooyo from soomliland

  • @abdiwali6447
    @abdiwali6447 Рік тому

    Thanks walaashey Ismahaan wan Kugu faanaa allaha ku xafido

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 Рік тому +2

    Wow meeshi aan ku dhashe cadale cadeey miss u my home❤❤❤

  • @haniahmed6758
    @haniahmed6758 Рік тому +1

    Waaaw cadale dhulkeeygiii🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Рік тому +2

    Wow Farxad eyeey notahay mudodheer kadib in aad noosolabatay Quen waxan uxiisnay muqaladaada quruxda badan bilicda magalada usoo bandhigeeysay mash allh Quen saan lee update nooku ahow❤❤

  • @JAZIRADAFARTUN
    @JAZIRADAFARTUN Рік тому +1

    ماشاء الله حبيبتي so beautiful 😍😍😍😍😍

  • @nasteexonalka662
    @nasteexonalka662 Рік тому +1

    Ayyy waad iskeenta bilalka dib walahi noo soo badi quruxey

  • @ilayshabonfarah7165
    @ilayshabonfarah7165 Рік тому

    Mahadsanid Ismahan, halkaa ka sii wad hirgelinta dalxiiska ee dalkeena, Ceel Macaaan way quruxbadanay, degaaan/magaalo wayn bay u ekayd.

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Рік тому +2

    Mashaallah welcome back Gdahab 🙏

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Рік тому

    Alla mesha ku dhashay 🥰🥰🥰

  • @Xilkas44
    @Xilkas44 Рік тому

    M.a wlh waa magalo qurux bdn my my waligeey maan tagiin lkn wan jeclan lahaa inan tago mar uun gacn dahabeey alle ha ino ka xafido Happt🥰

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Рік тому

    Msha Allah poqoradena gacan-dahab so noqosha wngsan iyo muqaalo qurxoon damashad wcan wadaniyadeena da'da yar guuleyso gacalo Allah idin nabad yeelo

  • @khalidmeshal8488
    @khalidmeshal8488 Рік тому

    Ya salam. Horay u soco Walal.

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 Рік тому

    yasalaam masha alaah solawasho wanagsan iyo muqaal qurux badan guuleeso

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 Рік тому

    Welcome back gacan dahabteena nice vlog masha allh

  • @roodarugux4761
    @roodarugux4761 Рік тому

    Alla adiga videogu macana Masha allah

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 Рік тому

    Masha allah xbbti mel kala soxarira raba shukraan jwb insha allah

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 Рік тому

    Masha Allah

  • @maxamedyare5438
    @maxamedyare5438 Рік тому

    M.a wlshy Allah ikaxafido dhamantiin wlshy qali

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 Рік тому

    Maasha Allaah thanks ismahaan

  • @fadumodadow9042
    @fadumodadow9042 Рік тому

    Masha allha

  • @ilyasmax
    @ilyasmax Рік тому

    masha allah

  • @sasen4594
    @sasen4594 Рік тому +1

    Masha allah allahumma baarik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahiimmihiimhusseinahmed
    @mahiimmihiimhusseinahmed Рік тому +2

    Ismahan dahir gacan dahba wan kuxisya nya runti inkasto eid. Voga mada nosodubin😢😊

  • @ruweydaruun742
    @ruweydaruun742 Рік тому

    M.a welcome back abayo kuxisey

  • @haakayabarow5432
    @haakayabarow5432 Рік тому +4

    Ismahan dahir my favorite youtuber waan jecelahay muqaladada runtii si weyn ayaa kuu tagera waxan ku aqoonsaday best female youtuber in Somalia ayadoo daruufo iska jiraan ayaa hadana kartidaada iyo hal abuurkaga ku shaqeneysa keep going alx hada so labatay adoo nabad ah 💖
    Next waxaa nooga dhigtaa Muqdisho to balcad adigoo tuulo tuulo u istaagayo inta wadada kusii jirtid guleyso abaayo 3 Gmail leyahay dhammaantood subscriber ayaa kugu saaray adi iyo nasra abti doon ugu jecelahay gabdhaha muqalada suubiyo😍🥰

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Рік тому +1

    Noosoo badi from Abdullahi akanuu🎉❤

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Рік тому

    Wan tagi doona hobyo iyo cadale insha allh labadas mel wan jeclahy

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Рік тому +1

    ما شاء الله 💞👌

  • @aishamoh3991
    @aishamoh3991 Рік тому

    Masha allah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому

    Abayo ismahan guleso my sys

  • @novhassan9779
    @novhassan9779 Рік тому

    Inteh martaiy MACHAALLAH wa lagusugahey😊😊😊😊😊

  • @abdalavlogs2610
    @abdalavlogs2610 Рік тому

    Masha alaha wlshis muqaal shiidan Ana iso boqo

  • @ayaandahir2952
    @ayaandahir2952 Рік тому +1

    Abyo ismahan wanku xiisney especially meh Zaid kugu xiisay plz hanaga ragin mar walibo update show plz bayo🙏otherwise nice to see u after long time❤️

  • @Aishamataan
    @Aishamataan Рік тому

    Masha Allaah❤❤

  • @aliabdifatah6999
    @aliabdifatah6999 Рік тому

    masha allah welcome back dumashi😊

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 Рік тому

    Prt2 ka soo samee magaalada cadale please

  • @sowda2506
    @sowda2506 Рік тому

    Ayy cadale my home😍😍😍😍

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Рік тому

    From Abdullahi akanuu❤

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 Рік тому +1

    dhulka🆎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 Рік тому

    Waa ii dhimantahy

  • @gandhiye67
    @gandhiye67 Рік тому

    Maya lkn i.a ❤❤❤

  • @saaraali6987
    @saaraali6987 Рік тому

    Abyo plz hanaga caajisì noo suudub plz video badan❤❤❤❤

  • @sharmakeabdikadar
    @sharmakeabdikadar Рік тому +1

    Gacan Dahab M.a 🤎🦋

  • @Hanun.1
    @Hanun.1 Рік тому

    I’m the first one 😅

  • @aliabdikadir3636
    @aliabdikadir3636 Рік тому

    ❤😊

  • @deeqomohamoud3290
    @deeqomohamoud3290 Рік тому

    Degmadeydi ahaa jah

  • @wiilwaal1096
    @wiilwaal1096 Рік тому

    @Ismahaan Dahir the one and only girl gacan dahab❤

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 Рік тому

    Mogadishu❤

  • @ayeeyokoris6501
    @ayeeyokoris6501 Рік тому

    May lkn waa rajeeena inaa tago I.a❤

  • @jackadnaan
    @jackadnaan Рік тому

    macquul ma aha meeshaan somali miyaa 😮

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому

    Sher to isanay abayo ismahan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Рік тому

    Noolow walaalo qaali Hargeisa iga dalxiis gaysay, dhul ilaah nasii, balse dadkaygii ayuu habaar ku dhacay is cunaya, dhulkoodii dayacay

  • @islamic5620
    @islamic5620 Рік тому

    Maalmahan lagu waayee qoraxda makaxaroote madaxa sookunoqde horta quruxeey

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Рік тому

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😮😮😮Masha allah 👌👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑😙

  • @sali3492
    @sali3492 Рік тому

    waan kuu xiisay. Single ma tahay?

  • @z.apdihmoha4596
    @z.apdihmoha4596 Рік тому

    M.ᴀ❤ᴡᴇʟᴄᴏᴍᴇ ʙᴀᴄᴋ ᴡʟsʜᴇʏ 🎉

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 Рік тому

    Asc quruxeey seed noqotay waan kanaxay jiradaada bye

  • @zamzammohamed1595
    @zamzammohamed1595 Рік тому

    Meshe hoyadey kudalatay cadale rer antiyashey aya degan 😊