Nafteyda Kalsooni Kuma Qabin Muna star [Isma podcast] Ep 01

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 кві 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704  3 місяці тому +1

    ua-cam.com/video/ZfdizeXlCns/v-deo.html

    • @Supr93
      @Supr93 2 місяці тому

      I the teacher 😂 is one famous mole Ohio is one that 😅

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 2 місяці тому

      Ismahaan coodkada wo liita ee xoga dheere

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 3 місяці тому +6

    Masha Allah, laba gabdhood oo qiimo badan oo ixtiraam, deganaan iyo kalsooni badan ka muuqato walal muna star and Ismahan Dahir, Guulaysta wl ❤ Alle ha idin xifdiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Asmaabukar225
    @Asmaabukar225 3 місяці тому +3

    Walaasheen Mcn Qof ixtiraam badan oo aad U Qadarin badan Ayaa thy waana kuugu faanaa waxaadna thy. Qof lagu dayan Karo Guulayso. Noolow. Ismahaneey horay U soco 💯👑❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 3 місяці тому +2

    Mnsha allah muna iyo ismahan rabi ha idin xifdiyo hore u socoda❤

  • @user-hi2rs5he4b
    @user-hi2rs5he4b 2 місяці тому

    Ismahan daahir podcast inoo fur please ❤

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 3 місяці тому +1

    Axsan parnamij qurux badan guuleeso walashey ismahan dahir ganeeey hormar wanagsan ❤

  • @Asmaabukar225
    @Asmaabukar225 3 місяці тому +1

    Muna. Codkeeda dhagta lee. Kamqli jiray. Cawa ismahaan Daahir wad nookenty waw maashallah ❤💟♥️👑♥️💯💯💋❤️🥰

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 місяці тому +3

    Saxarkii baxyoo samaty maha .❌❌❌
    Saxalkii baxyoo samaatay✅✅✅

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 3 місяці тому +1

    Hblahaan xmar ugu jeclhy ba kamid tihiin gabdho sharaf kucaana❤❤ noladaa hbbiyal❤

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 3 місяці тому +1

    Quen welcome back ismahan dahair laguu xiisay❤❤

  • @SurprisedCrescentMoon-mw7ji
    @SurprisedCrescentMoon-mw7ji 3 місяці тому +1

    Ismahaan podcast inoo soo badi

  • @wadanifitness8277
    @wadanifitness8277 3 місяці тому +1

    My favorite queens 👸 ismahaan daahir and Muna star❤

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 3 місяці тому +1

    Wow Ayeeyo Potcast ayaa bilowday ❤

  • @zainabosman7743
    @zainabosman7743 3 місяці тому

    Masha Allah muna star I love her , she have the kindest heart , horay uu soco habibti ❤️❤️

  • @ahmedhaaddy
    @ahmedhaaddy 3 місяці тому +1

    The First One my Gacmo dahab❤👸

  • @user-jy1qn6bq8r
    @user-jy1qn6bq8r 3 місяці тому +1

    Came back

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 3 місяці тому +1

    Mashaallah Gdahab

  • @aishahadi8026
    @aishahadi8026 3 місяці тому +1

    Welcome back ismahan❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 3 місяці тому

    Masha Allah aad ban uga helay waraysiga walashen Muna ilahay ha idin xifdiyo Ismahan & Muna waxadtihin dad kudayasho mudan adunkan aan joogno qof walba qiso buu leeyahay habala xanuun badnatee waxan aad uga helay arayga dareenkaga raac absolutely right love you guys❤

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 3 місяці тому +2

    ❤❤❤

  • @cabdullaahicabdi4197
    @cabdullaahicabdi4197 3 місяці тому +2

    Ader mcn horay usoco marwalbo anaga garabkeena joogno❤🎉 ader mcn

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 3 місяці тому

    Masha Allah waanba qurux badan tahay alxamdulillah dheh

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 3 місяці тому

    Waad Ku mahad santahy waqtiga aad Ku bixisay muqaalkaan quruxda badan ismahaan io martida barnaa mishka ❤

  • @zainsharaf7887
    @zainsharaf7887 3 місяці тому

    Añiga xitaa yaraanteydii sidaas bana ahaa lkn sanadihii danbe kalsooni buuxda baan helay walina waa wadaa bogsiinada nafeed
    Somali inteeda badan way sidaas u badan yihiin

  • @hawofarah
    @hawofarah 3 місяці тому

    Ayy sharaf iyo qadarin gaar ah from team 27

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 3 місяці тому

    Muno Gabar aan jeclhy

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q 3 місяці тому

    Muna star

  • @SuweysClaahi
    @SuweysClaahi 3 місяці тому

    Hhh😂

  • @husseindalel2358
    @husseindalel2358 3 місяці тому

    Ismahaan codkaga Xogaa kor u qaad Hada ka dib xogaa Lama maqlo

  • @FoosQurux-kh6uw
    @FoosQurux-kh6uw 3 місяці тому +1

    M.a🥰