Darawalada Baabuurta Xamuulka ee Maraykanka waa sidee xaaladooda?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 131

  • @Travelerworld125
    @Travelerworld125 Рік тому +90

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Рік тому +21

    Hayeee hayee the kind of content we need thumbs up buddy

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Рік тому +20

    Mansha Allahu. Wariye ugu qaalisan somalida cimri dheer iyo cafimaad 🤲

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Рік тому +12

    Mnsh allah hereri waa tageera waxan ahay dadka niyaad kale dalxiisa meel kastu tago niyaad kale socdaa

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 Рік тому +7

    Thanks muqaladan soo badi taraaglayaasha Xaaladooda

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Рік тому +3

      Shaqo 24 saaaaac wado ku jir waAA SHAQO UGU ADAG. ADUUUUNK
      ALLAH HA IDINKU NABAD GALYO
      LACAGTA BADAN MARKA QOFKA SOOO GASHO WAXA LAGA RABAAAA FEEEJIGNAAAAN BADAN
      YAAAANAY KU HAAAAAAGIN
      OOO AYAADU KU HOGAAAAMIN
      OO KI IR KUGU RIDIN
      OOO SAAAALADIII IYO DIIIINTIIII KWAAA FOGOW

    • @zuhayb9
      @zuhayb9 Рік тому

      @@abdifatahnor1338 zhp saalada walagu dhextukanlaraa waa run Waa shaqo aad uadag lkn zhp lacagteeda badan Mana wanaagsana qofku hadyu reer leeyahy sababtoo ah wy dayacmayaan caruurtisana badanaa ma arkayo markasta waxaa kawanaagsan shaqada magaaladaada kabaxayn guurigaagana intaad kasoo carawdo aad ku laabanayso.

  • @abdirahmanjama2374
    @abdirahmanjama2374 Рік тому +78

    Truck ha $200,000 oo gross ah markaad kasamayso half kabadan shidal diesel iyo maintenance bay noqonayaan, canshuurtii iyo kharash kagiina way kusugayaan, dadka somalida ah haku lugoynina truck iyo taxi lacagna kama sameyan rafaad iyo cudurana way ugu dhinteen ee wax barta dhaha at least kolaad farsamada gacanta barataan sida electrician iyo wixii lamid ah

    • @rasmus1258
      @rasmus1258 Рік тому +1

      👌

    • @awilali5998
      @awilali5998 Рік тому +1

      Sax Walahi

    • @boyga143
      @boyga143 Рік тому

      Adi America majogtaa wll

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +1

      Hal qof oo truck wada ama leh oo ka calaacalaya wali ma Arag ee adaa balaayo ka sheekaynaya 2,000 oo doller bay isbuucii sameeyaan kaasaad electrick Iyo maalaayacni ka sheekaynaysaa 😂
      Mushaharka bishii Waxaa aad ka sheekaynayso Dadka ku shaqeeyaa ma qaataan

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Рік тому +30

    Somalida barta farsamada sida plumbing, electrician, HVAC, and welding kuwaasa idin anfici truck driving 10 sano kadib Uber oo kale ayuu noqon. Siiba raga 30 ka yar..

    • @rashiid187
      @rashiid187 Рік тому +6

      Somalidu farsamada gacanta ad bay ugu litan .wadankii waxa ka shaqeeyo yemen iyo hidi ethiopian

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 Рік тому +3

      @@rashiid187 Wll suuqa shaqadu kolba wuu is badala, next 5 years shaqo truck wey yaraan. Qof 2 years farsamo gacan barta waligii ma shaqo beelayo..

    • @rugsanofficialchannel9369
      @rugsanofficialchannel9369 Рік тому +1

      @@tormundgaint1022 xirfadaha shaqooyinka waa muhiim in aad loo bartaa

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Рік тому +1

      farsamada gacanta iyo tignoolajiyada marka la eego xaqiiqda ad bay ugu hooseeyan

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 Рік тому +3

      Wlhy wadankii hooyo dhalinyarta inta kaliya ee shaqaysaa waa inta farsamada gacanta baratay. Sida mechanic,nijaar,pulumber,alxam,iwm. Balse dadkii intii wakhti haysay barta ayaa loogu taagla'yahay.

  • @Myare-
    @Myare- Рік тому +15

    Truck waxba mataro anay 5 sano igaga qasaartay anoo waxkale wakhtigan geliyay geliyaa iiga fiicnanlahayd lacagtiisana weykaa noqon aad bay u yartahay inta laga intifacsado marka yaan lagu sirmin inta kamaqanayeen walaalayaal waxbarta 5 sano wakhti yar bay ila tahay hadii waxlabarto meel fiican baa laga gaadhi.

    • @fighterforlife5284
      @fighterforlife5284 Рік тому

      No brother. You messed up. I know a lot of people who makin good money from it as owners, operators and also as a business owner

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Рік тому +6

    Aar waanu soo soconaa sxb insha allah wadankii wuu urayaayoo waxba kuma haynee.

    • @kaamilcawl7924
      @kaamilcawl7924 Рік тому +3

      😂😂😂😂 war wadanka Maxa uriyay ha inaga caayin kolay meel ay nolali ka surtobayso uma eke America tagyna😂😂😂

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 Рік тому +2

      @@kaamilcawl7924 zxp cirro ayuu igasoo saaray 🤣

    • @zakigoldenboi6
      @zakigoldenboi6 Рік тому

      @@jeeni-goroyo5354 mise muuse 🤣

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 Рік тому

      @@zakigoldenboi6 muse iyo muse la'aan ba wadanki laguma nolankaro e shandadaada ka xidh xidho 😂😂

  • @taksiboy2004
    @taksiboy2004 Рік тому +5

    Gulayso ustaad

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Рік тому +6

    Maasha allah
    Hereri guulayso hahy haye kkkkkk

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 Рік тому +4

    Waa waxa aan ku riyoodo wllhi waa waxa aan anoo posspor yourub aaan heeysto tahriib aan usoo galay i.a waan guleysaneynaa

  • @upirashid
    @upirashid Рік тому +10

    Ninkaa truck driver-ka ah Abdifitah saaxibo ayaan ahaan jirnay 10sano malaha kahor baa iigu dambeysay bungoma magaalo layirahda ayaan wada joogi jirnay, aad baan kuslamaya sxb Abdifitah

    • @matanebrahim9697
      @matanebrahim9697 Рік тому

      Ugand ku tala sow mahan magaladaas

    • @barocaalamka
      @barocaalamka Рік тому

      @@matanebrahim9697 Bungoma sida aan qiyaasayo waa Kenya.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Рік тому +2

    Masha Allah wariye Rug cadaya

  • @mukhtarmahamedcilmi9650
    @mukhtarmahamedcilmi9650 Рік тому +6

    Ilahay ha idiin barakeeyo wllo wixiin ilahay idin siiyo waa arsaaq wanaagsan lkn guruub isku raaca

  • @khadarsiciid7278
    @khadarsiciid7278 Рік тому +5

    Good job 👏

  • @abdullahimohamedissak2597
    @abdullahimohamedissak2597 Рік тому +2

    masha'allah, marekan waa meel shaqo taalo oo lacag laga sameyn karo. allah u fudideeyo howshooda anagana allah no kaso ina marekan tagno. muqaladan camal no so badi

  • @Jaallle
    @Jaallle Рік тому +5

    Iliked this job......

  • @bashiiraxmedmegag6325
    @bashiiraxmedmegag6325 Рік тому +4

    mansha allah

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Рік тому +16

    Dadka video yadaada qaadanaya dacwee ayaan kugula talin laha si channel kaagu horumar u gaadho ileen waqti ayaa kaaga baxaye

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Рік тому +12

    Nio anu waxan la yabanay chanala mala yacniga 1m hystan kuwan faidada lehna waa 0

  • @Somali12222
    @Somali12222 Рік тому +11

    Dowladii qurba joogta waa dhamaatay dalka qorax jooga la wadeegtay dheh 🇸🇴😂😂😂

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Рік тому +5

    Great

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 Рік тому +6

    Abdisalan wan ku salamay sxbkay 6 years ayanu arag wuxuu shego aniga wixii iigu darnaa isla magaladaa aad manta jogtay ayey igu qasatay

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому +4

    Mansha allah

  • @HamzaAli-so7wz
    @HamzaAli-so7wz Рік тому +7

    Nashville iminkan dhex maraya

  • @cheyyene
    @cheyyene Рік тому

    These are Heroes after Somali Pirates.

  • @khalifrageh8260
    @khalifrageh8260 Рік тому +2

    Wareysigu 90% waa fiican yahay, 10% iinta wareysigu leeyahay waa barnaamuj-duubaha (cameraman) oo halmaamay inuu baabuurkan wayn muuqaalo dibeda iyo gudahiisa ka duubo.

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Рік тому +2

    Taladaydu waa in aad modo kooban ku jirtaa lacagtana aad wax kale ku samaysataa waligaana ha noqon team driver waayo hurdo ma helaysid

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Рік тому +2

    #A salaan Hereri Hore Usoco Masuul

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Рік тому +1

    I do everything my self only 💯👍

  • @caaqilmohamud6395
    @caaqilmohamud6395 Рік тому +6

    Allah haku xafido

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +3

    Alle mahadi weye sodaa waxad haysobnarmajika

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Рік тому +5

    Hereri ma Hawaa’i baa? Shalay Ireland, dorraad Somaliland MaantaMarqykan. Salaan qaali ah Veteran. 👋

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Рік тому +2

      Waxa laga yaaba inuu barnaamijka hore u duubay lkn hada so geliyay khadka

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 Рік тому

      Anba waan ku wareerey. Malaha wakhtigii uu duubey inuu soo raaciyo ayaa haboon! Iminka xaguu joogaa Hereri 😂

  • @husseinabdirahman6218
    @husseinabdirahman6218 Рік тому

    Masha allah shaqo wangsn waaye

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Рік тому +5

    Wa darawal
    Somali badn baa shaqo fcn u taqaan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Рік тому +1

    Ma soo qaban karo nin adag waa is dhafiyay hawl kale gali hereri aad ban ku salamaya wariya qaran

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 Рік тому +2

    Allah Kareem

  • @yourshighlights5475
    @yourshighlights5475 Рік тому +6

    Soobadi herari Truck layaasha

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Рік тому +7

    14:31/24:40 Haaye Haaye Haaye xalkaa way ku dhagtay 🤣 #Badaanan ku jirin haygalin Ha i kar karin

  • @ibraahinkaahin3206
    @ibraahinkaahin3206 Рік тому +12

    Ninkan truck inuu Ka waramo unbuu jeclaystaye wax badan oo xoga kama hayo waxaana ku tusaysa 3,000 oo mile ayaan socdaa 6 years ayaan wadaa iyo jidka ugu dheer een maray waa i35 ka oo ka bilawda duluth mn kuna damada Laredo tx 1529 miles ok sidoo kale qiyaas fiican kama hayo lacagta la sameeyo mana jiro dirawal aan gaadhi lahayn oo sameeya 15000 year kii

    • @calixasanaxmed3512
      @calixasanaxmed3512 Рік тому +4

      sxb asaga ayaa la weydiiyey wadadii kugu dheereed taas ayuu maray oo ugu dhered not wadanka dhan wadada ugu dheer sida I-90 iyo I-40 ama I-80 sido kale darawalo 150+ sameyaan gross wey jiraan aniga ayaana kuhayo cadeyn darawal 150+ sameeya marka adiga intaadan rejection sameynin baaritan samey sxb...

    • @doublethreesomalichannel2223
      @doublethreesomalichannel2223 Рік тому

      Ibrahim sxb waa inaad wax adigu fahamtaa su'asha la waydiiayay ayaa sidaaz ah

  • @apdirahmanshiine3973
    @apdirahmanshiine3973 Рік тому +1

    Address ka campnyga yaa igu caawinaya

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Рік тому

    Muqdisho muu ugu hargalin waayay company ga.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Рік тому +1

    Haaye haaye

  • @dangojr7331
    @dangojr7331 Рік тому +3

    firt comment 😂❤️

  • @khalidabdirahmanyusuf1225
    @khalidabdirahmanyusuf1225 Рік тому

    Warbixinta truckle soo badi

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Рік тому +5

    Truck waa shaqo adag oo habeenba meel cidla ah aad seexanayso
    Oo nad cunto fiican cunayn
    Waxaan ka shaqeeyay dhowr sano waanan ku xanuun saday
    Taladaydu waa in aad ka shaqaysaa mudo kooban una wareegtaa hadaad helayso lacal driver amba uber
    Muhimadu waa inaadaan isku ilaawin

  • @hamse_armando6210
    @hamse_armando6210 Рік тому +1

    M.a gulayso

  • @Cabdiqadir-im6uh
    @Cabdiqadir-im6uh Рік тому

    Haye haye waa wariye fican ale cimriga haudhereyo

  • @cabdifitaaxcali3003
    @cabdifitaaxcali3003 Рік тому +2

    traagle miyaa wasiir noo ahaa
    aqoonyahan buu sheegani markuu dalka tago

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Рік тому +7

    Waar ninkani socod badanaa ilaahay baa u fududeeyay safarka Irland buu maaalindhawayd joogay

  • @sekeriyeosman4498
    @sekeriyeosman4498 Рік тому

    Hadi illahay yorahdo

  • @fifthocean8265
    @fifthocean8265 Рік тому

    Lacagti dawada II muuqata🥲

  • @Saviolla15
    @Saviolla15 Рік тому +3

    Sports kasoo hadal

  • @ziciid.hazzanbatuun3544
    @ziciid.hazzanbatuun3544 Рік тому

    Haaayee haayee haayee nin adag

  • @safanabafana6519
    @safanabafana6519 Рік тому +5

    *Haayee haayee hayeee muxu ka wada horta*

    • @ayanahmed4496
      @ayanahmed4496 Рік тому +2

      Albtan waxa la dhaha shekadadu iguma socoto😂😂

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Рік тому +4

      Waa shekadadu si fiican ayay u socotaa😂

    • @am3nkaldar833
      @am3nkaldar833 Рік тому +1

      Fahami mayasan wax ladhah (way isku fadhida )

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 Рік тому +3

    Laba nin 00 G36 ah

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Рік тому

      Iska hubso midbaan ahayn halkaad lajeclaataye

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Рік тому

      @@liibanmumin6582 ninka trucle waa cidagale, hereri waa Habar yoonis 😂🖐

  • @AbdisamadHassen-i3m
    @AbdisamadHassen-i3m Рік тому

    Lacagtii laga jabsaday dowlada aaa company lagu sameestay alla mxaa dad badan suaal utaalo aqaaro

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 Рік тому +3

    Ala maxay dadka walayan 😂. Ader barisamad baay ahayd. Taasi. Dadka ciyarta kadaya.

  • @mohamadaminomarmahad4216
    @mohamadaminomarmahad4216 Рік тому

    Gaawaaridaan Baryahaan waa lagu shiiday

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 Рік тому

    Balack sea

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 Рік тому

    Ruuxaasi waa Maranyahay hadaa maqasho waa kanaaa.
    Maxaa tiri stake baa isla dhici jirnay iyaguna waa gaajeysnayeen

  • @xasanxadaari207
    @xasanxadaari207 Рік тому +5

    Nio Qatar noogaso same barnaamij

  • @sadamyussuf1984
    @sadamyussuf1984 Рік тому +1

    Hadaan kula jooga anigo tarckle ah

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Рік тому +2

    Hadaad team driver doorato in aad ku xanuunsanayso waa hubaal
    Lacagta yar ee eryanaysaa caafimaad kuu goynmayso

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Рік тому

    Allow yaaa sifican u baara mesha lacagtaas laga keeney? Somalia kasoo shaqayso American ku bagaaax😮😮

  • @maxamuudcali4604
    @maxamuudcali4604 Рік тому +1

    Aqaaxidiii Natphile iiga waran nio

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE Рік тому +2

    Taraagan ninki shaqeysanayo waa anfacaa

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 Рік тому

    goobalka laga roonayaash Tennesee, ninka waa laga roonayaash

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Рік тому

    Wax sahlan mahan in ad isku wada qabata howsha dhan--madax xanun aduunka -

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Рік тому

    Sidaaas ad u jedaan ayay xasusta noga wada tagtay --yarkan waba cusub yahay

  • @mohamedcagey985
    @mohamedcagey985 Рік тому

    Lacagti Somalia meshas lageyey

  • @sallo646
    @sallo646 Рік тому

    Kani lacagta musuq maasuq ayuu ku keenay Waa tuug

  • @talowadaag
    @talowadaag Рік тому +6

    Farmaajo iyo team kiisu inay taxi drivers ahaayeen waa cadahay kkkkk

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 Рік тому +1

    Alaylehe meel loo jabbo way tahay tagideeda marhadii intaas laga helayo afrikadan hadaad 20 sanno goog’odo ayuunbaad samayn intaas

  • @nadiir8762
    @nadiir8762 Рік тому

    Maxaa soomali ku babay

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 Рік тому

    Somalia wariis ayaad ka tahay America truckle ayaa katahy wexeey kutusee sida dalkeena dadka madaxda u eh eey u liitaan

  • @ilkacase8572
    @ilkacase8572 Рік тому

    Hhjjjjjjj

  • @buunimaxamed3380
    @buunimaxamed3380 Рік тому

    a11¹1m

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +4

    Masha allah

  • @Falanqeeyaha_kubada
    @Falanqeeyaha_kubada Рік тому

    Masha Allah

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 Рік тому

    Mash Allah