SALDHIGTAYE GALMUDUG 2014 OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • CODADKII: FANAANIINTA REER MINNEAPOLIS
    MUSIC BY: HARBI & BARKHAD ARTER
    EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
    Liibaan Jama Website
    Copy Right Liibaan Jama

КОМЕНТАРІ • 528

  • @ibrahimmohamoud5415
    @ibrahimmohamoud5415 6 років тому +40

    Saldhigtaye galmudug sanad guuro wacn ❤
    Viva galmudug from Puntland

  • @ifrahhussein3133
    @ifrahhussein3133 4 роки тому +14

    Ayaa sanadkaan 2020 ila daawadanaya hambalyo iyo salaan gurieel kusoor saldhigtaye galmudug sanad guuro wacan❤️💞

  • @quenofworld3655
    @quenofworld3655 6 років тому +53

    Galmudug allow no dhaaf HG mi tolkey wle lguma qasarin 😍😍

    • @MaxamedNuurdiin-jr4dr
      @MaxamedNuurdiin-jr4dr 11 місяців тому

      Payo state ka intaasobqabaail ba kula degan ciiltire harsh laguna ilaashanaya 💙🤍💚🫶🥺ee islahaysinta daa wll from waqoyiga galguduud c.w

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 7 років тому +97

    I'm from Puntland I LoVe my dadkayga Galmudug😍😍

    • @bigislowumr4430
      @bigislowumr4430 5 років тому +2

      Galmudug m.a💔💔💔💔💔

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 4 роки тому

      Mikhlakhalu wakhlumkhala khaleykum Khalaa thanks wllo saxix

    • @MaxamedNuurdiin-jr4dr
      @MaxamedNuurdiin-jr4dr 11 місяців тому

      ❤wlllo mcn thnks from galguduud caabudwaaq darkening jarnimo

  • @hodoali1307
    @hodoali1307 8 років тому +85

    dadka cuqdadeysan loguma tala galin viva have. h. gidir cadowgodana cagta hoosteda viva alta

  • @queennasra3216
    @queennasra3216 4 роки тому +16

    I have never been to gulmud but i love that place alot my husband is frm somali n i have to love the hometown of my lovely husband and my daughter 💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @amiishlibanqoobamiishliban2808
    @amiishlibanqoobamiishliban2808 8 років тому +18

    Aaad Baan uga helay heestan galmudug guuul Somaliween guul u horseed aaaamen

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 6 років тому +98

    nice song..Reer Galmudug Noolaada

  • @guledrone2597
    @guledrone2597 8 років тому +40

    mashallah abtoyaashay jira oo jooga waligiin viiiiiiv #galmudug and #habargidr

  • @omarymzee661
    @omarymzee661 7 років тому +84

    habargidir dad gob ah wlhi noolaada wallaalayaal😍

  • @ahmedaliwaqooyi8602
    @ahmedaliwaqooyi8602 6 років тому +33

    From puntland dhulkii barakaysnaa glkio aad baan u taageeraa anigu gal-mudug god blessed them

  • @omarnuh
    @omarnuh 6 років тому +21

    Mansha Allah: Jecliyaa Wallaaladay Reer Galmudug.Horumarka,Nabada & Wada jirkaba Allaw idiin dhuuji. Greeting from Jubalander. 08:20pm.mon.30july.2018.holland.

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 4 роки тому +47

    Congrats Reer Abtigey Galmudug hoobyo masha hooydey Xutuntaada taalo 🥰❣️ viva Habar Gidir love y’all Abtiyeel and habo yaal ❣️

  • @sahroabdi9626
    @sahroabdi9626 8 років тому +39

    I love Galmudug maamulka aan ku faano noqda kuwa dadka mideyn lahaa anagana taageero ayaan idinla garabtaganahay Hanbalyo maan oo ku beegan 12 Oktober 2016 in ay Galmudug 400 oo askari isku duubni u taba barteen hanbalyo viva Galmudug.

  • @khadarali8517
    @khadarali8517 9 років тому +31

    Waa fanaaniin aan qabiil lahayn
    Axyaa Somalinimo.

  • @fauzimire3597
    @fauzimire3597 7 років тому +12

    Best song ever I heard in my life 💪💪💪💪💪💪💪💪 sanadguro wacan galmudug waligajir oo joog

  • @khadarilkacase2821
    @khadarilkacase2821 7 років тому +17

    guul guul galmudug from jubaland

  • @fahadpogba1975
    @fahadpogba1975 6 років тому +13

    From Puntland Galmudug idin jeclhy allah ha idin dhowro.

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 4 роки тому +1

      Fahad Pogba aaaamiin yaa allah thanks wllo sidad no jeceshahey aan anaguna udiin jecel nahey

    • @shukricadullaahi5469
      @shukricadullaahi5469 Рік тому

      Amiin yaa Allaah wllo wad sharfan tahay

  • @amranbella4669
    @amranbella4669 5 років тому +15

    Why dislike loo saray 🤔 viva Galmuudug 💌💯

  • @amiishainaaadam1830
    @amiishainaaadam1830 8 років тому +156

    naagti nin habar gidir heshay sadaqo ha bixiso leskama helo walee viva hodan saas ugu hees my tolkey waa lagaa keen saday walee😕😃😎

    • @fartunabdi5242
      @fartunabdi5242 8 років тому +2

      +Xasan Dahir watch out man HG fr lyf

    • @hodanadam9602
      @hodanadam9602 8 років тому +1

      ❤❤❤❤

    • @sahroabdi9626
      @sahroabdi9626 8 років тому +9

      Amiisha ina aadam
      Ala yaa naga faan badan hadaan habar gidirnahay hh
      ninkii naag habar gidira helana maxaa ku waajib ah kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @samsalat9155
      @samsalat9155 7 років тому +1

      Amiisha ina aadam kkkkk

    • @kahdrakadar5302
      @kahdrakadar5302 7 років тому +1

      Amiisha ina aadam ,

  • @winnerboy6274
    @winnerboy6274 6 років тому +61

    Puntland iyo Galmudug wa is jecelyihiin tuugo ayaa ukala sheekaysa abwaanka heesta leh waa reer Puntland

    • @malmo4235
      @malmo4235 5 років тому +5

      Winner Boy kan laxanka saaray Na Waa Reer Puntland ugu dar Pls w
      Dadku Waa walalo walle 😘😘😘

    • @abwaankaarsheade3379
      @abwaankaarsheade3379 4 роки тому +2

      My Cosuin Abdirashid Dhagajilic Caaaqilka💪 Abwaan Soo Maliyed Weeye Alle Haku Sharfo xili Walba Io xaald kasta

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 4 роки тому +4

      Abahey waa dhal galmudug iyo puntland nolada reer ayeeyadey puntland ❤❤❤

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 4 роки тому +2

      Winner Boy saxix

    • @Geyre02
      @Geyre02 4 роки тому +2

      Aad iyo aad puntland iyo Galmudug
      Hambalyo Hambalyo

  • @iqramohamed7647
    @iqramohamed7647 9 років тому +15

    mmmmmmmmmmmmmc hees hees dhaaftay viva galmudug
    erayo macan fanaaniin qaali igu ah oo is helay iga dheh

  • @ibrahimcarab231
    @ibrahimcarab231 7 років тому +32

    Farxiya kabayare ila fiirsha marka Hodan heeseyso see u qosleeyso ..😂😂 she's like waxaan waa laga keensaday cml ee si fcn uhees

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 7 років тому +178

    Jecliya galmudg hore usoco from puntlaand respect 💯❤️Meelkaste somalia one love

  • @alidaud1309
    @alidaud1309 10 років тому +97

    viva galmudug am frm somaliland hanblayo ,

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 роки тому +18

    Galmudug kaliya kama dhalan ee somali mel walbey jogto wan kufana ilove you somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰💟💟💟💟🥰🥰🥰🥰🥰🙏👍

  • @sumayomohamud7427
    @sumayomohamud7427 3 роки тому +7

    2021 so boqday hesta rer abtigay rer galmdug guul gobonimo from Pudtland girl🇸🇱❤️

  • @بنتصومالبنتصومال
    @بنتصومالبنتصومال 7 років тому +15

    ❤❤👍galmudug rer abtigay full respect and more love

  • @nasrennyahmedgalbeed5930
    @nasrennyahmedgalbeed5930 4 роки тому +5

    Soco oo Galmudug cirka saaro u aad Sida dunida kle hormar no samey Shacabkaa kusugay haka seexan Wadaniga surmiyo haku beegan silic🙅‍♀️
    SALDIGTAY GALMUDUG SANAD GUURO WACAN 14 AUGUST💚💨💙 2020 still wan dawanaya I love rer tolkey🙏

  • @modh1695
    @modh1695 9 років тому +21

    puntlander shaqsi ah ban ahay hestuna wa hes wacan lkn wxad ogtan dad inakala fogaynya jira war maxaynu isku laynynaa oo midba maamul u samaysty

    • @mudugismydna7849
      @mudugismydna7849 8 років тому +5

      saaas waye wa la wada dhashay

    • @mohamadindhoo4476
      @mohamadindhoo4476 8 років тому +1

      Mohammed Hassan sxb raga iyo dumarba walakala tagey o laisma haayo

  • @hodanadam9602
    @hodanadam9602 8 років тому +45

    hambalyiyo salan Guriceel ku soor wow❤❤❤

  • @husseinwehelie6673
    @husseinwehelie6673 7 років тому +11

    Xurmad iyo sharaf iyo ixtiraam ayaan ku caleema saarayaa Hodan c/maan. Viva hoooodaan.

  • @ibtihaalibtihaal296
    @ibtihaalibtihaal296 9 років тому +20

    viva #GALMUDUG# state waa dad rer u magal ah

  • @bandarbayla5618
    @bandarbayla5618 6 років тому +6

    from puntland Guuul Galmudug my Deriskyga marna aha wllkyga

  • @saadiqcarab7965
    @saadiqcarab7965 9 років тому +11

    Galmudug Saaldhigtaye Sanad Guuro Wacan waaaaaaaw inaba Cadi mahan Thanks wilka alifay iyo Fanaaninta Kuluqeysay

  • @ismahanyaray8670
    @ismahanyaray8670 4 роки тому +4

    Farom Pentland Galmudug Qalbigan Ka jeclahay Wlhi Guul.iyo Gobi Nimo waa dad Nasabah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sumayosiidcali2866
    @sumayosiidcali2866 Рік тому +1

    Saldhigtaye galmudug sanad guuro wacan dadkayga 🩸🦁💪💙🤍💚

  • @siraajiabdalla7435
    @siraajiabdalla7435 6 років тому +6

    Ceeelbuur galhareeri allow dhooor

  • @juuqyare9390
    @juuqyare9390 7 років тому +29

    guul guul from xaradheere

    • @zamzammaryama3427
      @zamzammaryama3427 5 років тому

      Waaw masha allah❤💔❤💔💘💔💓💔💓💔💓

  • @a.rahmancasade7738
    @a.rahmancasade7738 10 років тому +11

    Waaaw waaa mahadsantihiin hobalada somaliyed, galmudug hanolaato

  • @qaalisharaf9138
    @qaalisharaf9138 9 років тому +44

    Sumadaada qaran Surcadada ooog......Hanbalyiyo salaan Guriceel kusoor.........saxa Mudug Hubyiyo.....Xareer Dheer kuseeeyr..........Saadaasha Nabad Sankaada Gali..
    ..♡♡♡♡♡ Viva Galmudug ♡♡♡♡ Love u guys ♡♡♡♡♡♡ Thanks ever So much ♡♡♡♡

  • @naciimaqaliif7709
    @naciimaqaliif7709 7 років тому +21

    waa yabe dadka mxaa qabilkan habargidira daba dhigay mana ga masayrsanyihiin mise wayna jeclyihin si ay nugu shegtana way la yihiin

    • @yartashidanweye6014
      @yartashidanweye6014 7 років тому +1

      naciimo qalif Waa runta qofki ka xuna galmudug sakin laqa dheh vivo galmudug

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +1

      Naciima Qaliif i love Galmudug

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому

      Wadani ibrahim meeshaad ka dhalatayna markeey ku imaado darbi noqo, si xaq ah u hadal, haddii kale nin islaam ma tihid.

    • @xawodahir5213
      @xawodahir5213 7 років тому +2

      wwwwww nolawo gaLamudg

    • @shamsoclaahoomer3815
      @shamsoclaahoomer3815 7 років тому +3

      Naciima Qaliif mcnto laaandheere ayaanhy marka sasay nooga maseeersanyihiin

  • @micrajmaxamed8471
    @micrajmaxamed8471 6 років тому +7

    Fananinta somaliyed horay usocda marwalba

  • @abdullahiiidow149
    @abdullahiiidow149 7 років тому +29

    allow barakee Galmudud iyo soomaali oo dhan

  • @comqlicatedrepublix5103
    @comqlicatedrepublix5103 8 років тому +22

    ❤ Viva Galmudug ❤❤❤

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 роки тому +5

    Hambalyo dadkeyga Galmudug💙🤍💚
    Happy 14 August 16th galmudug anniversary.
    1M Views 4K likes👍 bay mareysaa heestaan xiligaan
    Sun, 14/Aug/2022 9:40 PM

  • @MaxamedNuurdiin-jr4dr
    @MaxamedNuurdiin-jr4dr 11 місяців тому +2

    ❤galmudug mashlah from cabudwaaq hoygii geesiyada state keenaga allha dhowwro

  • @xogdoonchannel8135
    @xogdoonchannel8135 2 роки тому

    Galmudug dhulkyga saldhigty Walee allow siyadi .from ceyr.

  • @mahadwarsame1829
    @mahadwarsame1829 10 років тому +5

    Masha allah nice song fanaaninta somaliyaad ee north America

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 років тому +2

    galmudug 👍👍💞💥👍 saxa mudug hobyo saldhigtey galmudug

  • @sacmadeeqomedia8738
    @sacmadeeqomedia8738 5 років тому +2

    Hambalyo Galmudug iam From Khaatumo

  • @sayidkabarakeysan9218
    @sayidkabarakeysan9218 7 років тому +33

    viva ceeldheeer galmudug meshaaas ayaan ka soo jeedaa aniga'

  • @mohamednoor4804
    @mohamednoor4804 8 років тому +13

    Hambalyo viva galmudug fantastic song

  • @zuhuurzalaat8756
    @zuhuurzalaat8756 7 років тому +104

    mansha allah im from punthland waana jecelhu galmudug cuqdad ma qabo

  • @somali4545
    @somali4545 10 років тому +21

    soomaali weyn bartii lagu sitkaa sinaantiyo cadliga bartii lagusaxaa bulsha saafiyoo sama doora heyn seeftii xornimo lagu soo dhaxshaa saldhigtay galmudug afkaaga caana laguqabay maxamed alta waad kabax satay ishooda

  • @4ehshvwheufjejjw7ehuehwidg99
    @4ehshvwheufjejjw7ehuehwidg99 6 років тому +19

    Haprgidr my blood

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 8 років тому +3

    saldhigtaye galmudug ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
    alta iyo fartuun dhiiga waledinka darema :-D nolada

  • @alshabaabxzbbx3446
    @alshabaabxzbbx3446 9 років тому +4

    Dalmar yare I support you my name is abdikarin abukar samatar

  • @ismahanyaray8670
    @ismahanyaray8670 4 роки тому +1

    Farxiyo Kaba Yare qof iska Farax San allah Haku Sharg

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo7670 7 років тому +7

    *Galmudug my dat keyga dhabta ah...*

  • @YellowDiamonds
    @YellowDiamonds 10 років тому +11

    Somalia♡♡ I love this song; great collaborations.

    • @thfhftgwegsvdvfcj
      @thfhftgwegsvdvfcj 2 роки тому

      GALMUDUG HEESTII SALDHIGTAYEE GALMUDUG
      🙃😘💛💛💛🤍🤍🤍🤍🤍🖤🖤🖤🖤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍

  • @caanaboore8422
    @caanaboore8422 6 років тому +6

    Still I'm waching 2018❤❤

  • @nacuumicasuusxubi4881
    @nacuumicasuusxubi4881 8 років тому +10

    ilxuni iyo cidi runka ka neceba alle kuma tuso viva galmudug

  • @seidlamer2161
    @seidlamer2161 7 років тому +6

    inkaston heesaha gobolaysiga taageerin heestan deganaanta fanaaniinta iyo lyrics ka heesta ban ka helay. One Somalia

  • @saadawaaw7368
    @saadawaaw7368 8 років тому

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaw fananiin qaali ah sasaaa la inka rabaaaa noolada dhamantiin adbaaan idiiiin jeeclay mahadsanidiiin 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙 💙💙💙 saldhigtayeeee galmuudug sanad guuura waacaaaaaan waaaaaaaaaaaaaaw wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww codkaa idily masha alllh nolaaado waaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 7 років тому +11

    Viva Habargidir qaas aahaan SaCaD

  • @ruqiyomahamud9565
    @ruqiyomahamud9565 8 років тому +4

    cuqdad baidnka buxda subxanka viva galmudug

  • @fagaasyare9444
    @fagaasyare9444 3 роки тому +1

    Sal dhigtaye galmudug sanad guuro wacan 😍

  • @hanadabdi1956
    @hanadabdi1956 7 років тому +3

    Ana sheikh weydiyay like iyo comment dambi ma aha

  • @robleaminnaabukar5653
    @robleaminnaabukar5653 4 роки тому +4

    💙💚💚💚💙💙 masha alah❤❤❤❤❤😊🥰🇫🇲❤❤❤

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 років тому +5

    dhulkaan ku dhashay galmudug ilove you galmudug ❤❤❤❤❤

  • @malmo4235
    @malmo4235 8 років тому +1

    Habar Gidireey Xishooda Oo Cayda Joojiya Ninka Erayada Sameeyey Waaa Reer Puntland Dhegajilic Iyo Iskalaaji Oo Isna from Puntland Ah Xishooda Duf Idinku Bax

  • @Angela_love126
    @Angela_love126 3 роки тому +4

    Marsha Allah👍👍👍👍

  • @abdallaabdi1810
    @abdallaabdi1810 5 років тому +9

    I,M FROM PUNTLAND wan jeclahay Galmudug waxaan nahay hal

  • @mohamedibrahimabdi6985
    @mohamedibrahimabdi6985 2 роки тому

    Our ladies very cute en machine with men nyc preparation ,walahi am hapy fo u

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 5 років тому

    Altaaa xaged joogtaa wan kusoradiniyee walalow altaaa quruxdan wax igaa sii haye deeh hafsa xubi gabar ogaadeen from garissa altaaa wan Jeclahay saaid altaaa sidad iqaancisay wali ma aarag qof iqaanciyoo

  • @miskiabdi2668
    @miskiabdi2668 8 років тому +5

    viva galmudug saldhigtay galmudug sanadgurawacan jira ejoga

  • @nadifoduale9917
    @nadifoduale9917 8 років тому +9

    waaaw thanks fananitena saldigtaye gal mudug sanad guru wacan

  • @masuullsare9471
    @masuullsare9471 5 років тому +14

    I watch this song many times due to the smile of F.Kabayare, she has good smile. Mansha Allah Farhiyo

  • @leyloleylo1576
    @leyloleylo1576 8 років тому +15

    viva Galmudug dad isku dubaan kudayasho mudan batihiin allow idiin xafid

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 років тому

      Allow Alle Kkkkk Casilaada Wasiirada Dhn Xay Tahay Heee Meeshiiba Waa La Faaruqeeye

    • @qadrohilawle132
      @qadrohilawle132 6 років тому

      siman kalay waa sidad jcshahey qumayo kanaxow naxus

    • @queennajma8930
      @queennajma8930 6 років тому

      +Qadro Hilawle viva Galmudug ❤❤

  • @aliosman9981
    @aliosman9981 9 років тому +6

    somali is the best always

  • @sharifbashir4432
    @sharifbashir4432 10 років тому +4

    galmudug hanoolaato ........................................................................

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 5 років тому +6

    Yaa ila daawanaya 2019 ☝🏽 farta taag #ForzaGalmudug

  • @saynabayeyo1115
    @saynabayeyo1115 Рік тому

    Waa jeclahay somali wayn illahay naa xiifdi dhamanten

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +1

    Insha Allah Always Alxamdulillah 🙏 ❤.

  • @deqahassan7043
    @deqahassan7043 6 років тому +17

    Hambalyo iyo salaan Guriceel ku soor 😍😍😍😍👋👌

    • @asadomar2694
      @asadomar2694 5 років тому

      Deqa Hassan m.a ana kulaqabo wll from guriceel

  • @ikranahmed8835
    @ikranahmed8835 6 років тому +4

    Masha allaah iskallaji codmacaanaa waa u hagarbaxay galmudug walahi labo mar uu kusoonoqday caadimaahan somali qawiil malahan viva somaliweeyn dhamaanteed guul iyo gobanimo ku wara

    • @maxamedgacal7765
      @maxamedgacal7765 4 роки тому

      Ikraan abaayo galmug soo reerkiisu madago mise galmudug dadgarah ayaad utaqaan 11 beel oo soomaliweyn ayaa waxkuqrybsatah

  • @fahmayasinali8895
    @fahmayasinali8895 5 років тому

    Galmudug madaxa ii wada saran thn. From muqdisho

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 5 років тому +2

    I from hirshable dhuulki beerah Somalia wan jeclhy galmuduug goob wayee

  • @ibrahimabdille1921
    @ibrahimabdille1921 4 роки тому +2

    am from galmud and i love alxmdlh am proud of somali

  • @HAMARISTUDIO
    @HAMARISTUDIO 9 років тому +1

    waaaw fananin dacad aha iga dheh

  • @sugaalnoorhersi1250
    @sugaalnoorhersi1250 4 роки тому +2

    5 sano kadib ayaan commentigan qorayaa sahay qaada oo soomaali doon dhuusamareeb2

  • @CadeyCadey-zg2pr
    @CadeyCadey-zg2pr 8 років тому +13

    viva guraceel jannad

  • @sihaamdaahirali986
    @sihaamdaahirali986 2 роки тому +2

    Saldhigtaye galmudug sanad guuro wacan team hobyo🥰

  • @yasmiinaragsan3973
    @yasmiinaragsan3973 4 роки тому +2

    Son galkacyo iyo sadasha mudug
    2020 hda dhageysaneyso lik dhush kusii

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 років тому

    Soomaaliya.hadey.nabad.noqoto.dalxiis.ayaan.geynaa.galmudug.skoolna.waa.ka.furaa

  • @Yasminna_mohhha
    @Yasminna_mohhha Місяць тому +1

    Saldhigtay GM Sanad Guuro Wacan Dhigeygey Dhamaan HG 14 August 2024 🎉❤️🩸

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 роки тому

    Walee taasaan saldhigan
    Mareexan.iyo habar gidir ilaahy dad uga dhigay

  • @aishahashi1112
    @aishahashi1112 9 років тому +3

    waaaw cadi ma aha

  • @mohammedmire596
    @mohammedmire596 9 років тому +8

    Viva Galmudug