Hhhhhh inaad idinka uun heeso taqaanan bad ismoodaan Cuqdad ba idin haysa ee alle ha idin caafiyo Fanka Abihiin malaha Adeer Ogow in cidwaliba heesi karto Abwaan Sangub alle ha u naxariiste reerihiinu ahaa miyaa
All the way from sanaag badhan shacabka galmudug waxan leeyahay waalalayan nabad ku waara ❤️galmudug insha allah waan tagi hadii alle ii dimo saan ku bartay reer galmudug waa dad aad ufurfuran asxaab badan ban kuleyahay makala dhacan ilahay wadanka hayno hagaajiyo hana ilaasho runtii aduunkan meel kale aan isaga ahayn umaynu dhalan .
I am not from Galmudug lkn heestan inta jeer aan dhagestey tiro maleh..Dhawaaqodu waa Nabad laga dhooray dhiilada.. Viiva reer Galmudug horey usocda insha Allah!
Galmudugu♥️♥️♥️♥️ Thou I'm Kenyan-Somali but I really love my beautiful blue country I do pray peace and prosperity in our sovereignty Amiin Amiin All states I do love and support Happy late independence state to galmudugu and Ogendania..... I'm proud somali girl
iam from somaliland but I like this songs ilahay ha ilaaliyo dadkayga reer galmudug dalkana waan jeclahay dadkuna kasii daran noolada galmudug state
fardale wale anigaw layga yaab full xushmad✌👏👏
fardale wale anigaw layga yaab 😍😍 masha allh wll anagaba sidaa baa kuu jecelnhy xafidallh
fardale wale anigaw layga yaab thanks wllo u welcome sidokle wa kujecnahy allha kudhwro
fardale wale anigaw layga yaab xabbti anagaba I din jeclnhy
fardale wale anigaw layga yaab aamin sdkl my qowdhan peaple we love u😘
viiva hablaha habargidir my blod
inta hadda dawaneyso heesta like ii saraa 😍😍😍😍😍😍
💪💪💪💪💪👏👏❤❤❤💙💙💙💙💙💗💗💗
❤❤
Waxaan ahay reer somaliland aadbaan udhagaystaa heesaha reer galmudug sababtu waa dad la dhagaysankaro heesahooda oo xigmad iyo midho macaan aadbaan noogu dhawyiin kaga fanka masha allah
Thank you anaguba somaliland wan jecelnahau
Thanks wall
Thanks amal qurux❤
Hhhhhh inaad idinka uun heeso taqaanan bad ismoodaan Cuqdad ba idin haysa ee alle ha idin caafiyo Fanka Abihiin malaha Adeer Ogow in cidwaliba heesi karto Abwaan Sangub alle ha u naxariiste reerihiinu ahaa miyaa
@@samriyegaraad5376 dhib maa ku heysto lol fanka gaar looma lahan
Hamblyo Galmudug Dhiiga Waa Wllkiin Deriskiinana Ahy Puntland iyo Garowe bn idinka So salaamayaa Dhamaan galmudug Allow Dhowr Ebid. AAMIIN
AMIN tnx pro dariskeyna allow dhowr 🤲❤
I’m from Somaliland and i love my brother and sister from galmudug and have big respect for congratulations 🎉 🔥🫶.
All the way from sanaag badhan shacabka galmudug waxan leeyahay waalalayan nabad ku waara ❤️galmudug insha allah waan tagi hadii alle ii dimo saan ku bartay reer galmudug waa dad aad ufurfuran asxaab badan ban kuleyahay makala dhacan ilahay wadanka hayno hagaajiyo hana ilaasho runtii aduunkan meel kale aan isaga ahayn umaynu dhalan .
Guleyso walal macan, meel aan aad u jeclahay iyo dad aan jeclahay ba katimid,karaamo ku haya,reer sanaag iyo somali oo idil ha guuleyo
Saleebaan,sacad,saruur,cayr,duduble,murursade iyo mareexaan waan idin jeclahay dhamaantin inta dagta dhulka quruxda badan ee galmudug
Ma adaa siyay dhulka HG baleh
Ano duduble ah ku jecel😉
M.a
Ano naag murusade marexaan iyo habargidir isugu jirto eh baan ku soo salamayaa wllo
Waakaa qaadanay wllo qaali Anigoo ah wiil mareexaan 🙏
I am not from Galmudug lkn heestan inta jeer aan dhagestey tiro maleh..Dhawaaqodu waa Nabad laga dhooray dhiilada.. Viiva reer Galmudug horey usocda insha Allah!
mashallaah
Ayuub Cali mahadsanid bro
Ayuub Cali j
Ayuub Cali thnk u abowe
Ayuub Cali mahad sanid ugas
Iam From Koonfur Galbeed State But Really Really WllHi i Love Galmudug State Gabar Baan iDinka Qbaa❤🌍
Seedi ❤
Iam from somaliland laxanka heestan ayaan ku haysta . Illaahay dhulkina ha idin barakeeyo re galmudogow.
Amin yarabi 🤲 thanks wall
From somaliland I love galmudug❤️❤️❤️
Iam form somaliland but Ilove galmudug cadawgiin unolaada hesihiina adba udhagaystaa❤
Aamiin wllo sidoo kle we love you
Sdkle ♥️
Galmudug noolada from khaatumo laascanod ♡ waan idin jeclahay noolda
Si lamida waan idin taageersana walaaleheen rer laascaanood horumar wacan ♥️💓
galmudug ina kadhashey dadka oga sareya viva hawiye😙😙😙
muhanat _bossguy saas waaye viva galmudug❤❤❤❤
MashaAllah galmudug dhulka hawiye I love you my tolkeyga
Am from Kenya especially mandera big love to my dhulka hawiye my tolkey ❤💋💖💞💗💗💗💗💗💗💞💗💖💖💖
Waaa udhashay lakin kumaaa dhalan but still like siyay
Waaaaaaw galmudug dhaashi caydiid I'm form somaliland lkn waan jecelaye walaalahayo galmudug dadka waano iska xegana somaliyeey mida la socoda
Thnks bro
Somaliland my second home🤍❤💚
Am from the neighboring province PUNTLAND and am still proud of GALMUDUG .... Viva GaLmUdUg
Iam from somaliland but I love galmudug 😘😘
lipan yusuf i Dont anderstand Why u sapereted but pray To be one Somalia .from adaado galmudug
Sidoo kale lph we love somaliland
lipan yusuf nice ane
Sidokale midane I love somaliland
👏👏👏👏👏
Heestan waan iskaga soo ceshceshtaa so jecaylkeyga ayaa ah hg cayr love you bby you people ❤️
Iskuu mid nahhy aaaad ujeclhy 😍😂😂❤❤❤💪ceyrnimo kufanaa
Adiga ma tahay
I love galmudug people from lasacanood salan iga hoya walalayal 😘💋❤️💋🙏
Honey Yey wankaqadan walal
Honey Yey 😍❤️weynu kaa qaadnay walaalo
masha Allah qurux leyada
Wan kaaqadnay qaali i love yuo lascaanood
Waan kaa gudoonay!!!
Viva galmudug .the heart of Somalia, the lion of Somalia
The legends of somalia.forever of somalia
Glmdug😍 my blood Hg Scad viva dadkyga idin jclhy dhmntin Glmdug ❤❤❤
Www i am from puntland i love gesiyaasha Galmudug ❤❤🌷👍
Hobeey hobeey hobyo dhawrsan aan tago hobeey dheeman caabudwaaq tago ❤❤🌷
Bashka waa suge thanks huuno hoobeey caabudwaaq dheeman aan tago viva dhamaan galmudug viva putland qaali dhulkii reer abtigey mj 💝❤️♥️🙏
Galkacyo haka ilopin🤣
Galmudug 🇸🇴
From El-dher
my Mom from Galkacyo
My Gf from ...........😂
Long live Somali weyn🇸🇴😍
Moha Osoble jr fuck off waraa xage baraxlay LA dhahaa
Moha Osoble jr wasaq xagee barxley ladhahaaa
Moha Osoble jr intana makaa qarabataa facebook lee kugu ogaa
Intana majoogta wll🤗
king of kings Baraxley is Galkacyo slow down abtii
I'm not from galmudug state but I love this song too much
dadkeeygoow cadowgeena hajabo
from jubbaland boy 👉❤GALMUDUG❤👈
Soo dhawoow eedo. Ogaadeen waa reer awoowaheen
caad iyo caad ayaan booqey heestan mahadsanid.
siyad ALI thanks siyad ali wll
siyad ALI thnks we love you
siyad ALI thnks
Wooow nasab sida iga dheh ehelkii hoyadey MCN iyo waxa tihiin rer abti an Ku fana nolaada Allah ikiin xafida dhaman h.gidir inta Ku abtirsata
Amen haboyar thnx😘
Soo dhowoow abti
Amiin Sidokale Alle hakuxafido abti mcne
MY MOM GALKACYO MY FATHER HOBYA IAM FROM MUQDISHO SO LOVE GALMUDUG MY BLOOD
Dhulka wacan Galmudug baan hadba dhinac ka tagayaa
Wada dhiiranaantiyo Loo dheebay taladee
Dhawaaqoodu waa Nabad laga dhowray dhiilada
Dhaliishii mar horeetiyo ku dhameeyey meel wacan
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey dhanka xeebta aan maro
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Ceeldheer ka dhay dhamo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Xaradheere ubax dhigo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobey hobyo dhowrsan aan tago
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Dheeman Cabuudwaaqiyo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Guriceel dhiblaawiyo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey dhalaal wayn cadaadiyo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Allow dhowr Galmudogow
Hobeey Ka dheereey dhib iyo balo
Dhulka wayn Galmudug baan dhax joogiis u bogayaa
Ma anigaba dhaafsada meelaan hooyo igu dhalin
Wuxuu dhaxal u leeyahay gabdho dhowR sanaantiyo
Rabbi hibo u dhaliyayow dhaqankiyo Hidaha xeran
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey dhanka xeebta aan maro
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Ceelbuur ka dhay dhamo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Xaradheere ubax dhigo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobey hobyo dhowrsan aan tago
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Ganlinsoor dhankeediyo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Dhabti Gaalkacyo aan tago
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey dhalaal wayn cadaadiyo
Hobeey Hobeey Hobeey
Hobeey Allow dhowr Galmudogow
Hobeey Ka dheereey dhib iyo balo
Woow
MASHALLAAH galmudug 👋👋❤️👏🏽👏🏽👏🏽
hobeey
Amiin
zacharie mohammed
I love Habargidir Especially Saruur Sediyashyda ❤❤❤🙏
Seedi ❤👋
Am from cabudwaq vivaa galmud
Cabudwaq is the part of Galmudug right? Lol I’ve never been somalia so I don’t know 🤷♀️
✅✅💞💞💞💞
@@booqortoyoogadenreercabdil7136 yes it is....
From bosaso puntland go to cabudwaq ❤☝☝🥰
Dhulki dumashiyashey ✨🔥🥰❤️
2020 👂❤ dadki layga beerow allow idin dhawr hg wixi iska dhal ah like me 😘😘😘😘#galmudug❤#
Habargidir sacad siciid hadaad tahay farta taag ❤️👌💯
Daadir Moha 💃🏾💃🏾 sacad siciid
☝🏽
Poqor✨❤️
☝️🥰
🌺👄💖🥀
More love💝 and Big respect🙏🏽 to all galmudug state🇱🇨🇸🇴💙💙 from makhir state of somali 🇧🇸🇸🇴💚💙
Viva Gal mudug and hg farxad ku waara walalaYaaL wlhi Qalbigan idinka jecel AhaY from isaaQ♥️
Hoobay hoobay hg sacad cayr saleemaan duduble saruur gobta waa idin jeclahay
Reer xaaji salebaan maha saleemaal
Alla ya cizak afkaga caano mac lgu qabaY❤❤😘😍
dahir ali aaad iyo aaad
Duduble ❤️🌸
DAYAH EXPRESS Awraden ayaan ka aqaan
Favorite heeees my dumaashiyayaal guriceeel dhiblaawe 💋💋❤❤ naag mj ah iyo nin cayr Maxamed ah ilmahay iskadhalaan soowax nool ma ahn 😂😂😂😂😂😂💕💕💕💕💋💋
Aad iyo aad
My girlfriend ( future wife ) is from Galmudug state ( Central state of Somalia) . And l love this people ❤️
Lol Hello from Kismayo 😂🙌🏽
Freestyler Footballer dumashi 🙌
Freestyler Footballer hhhhhhhh dirgax dirgax tabar umaheeeeno lol
boqorada Galmudug lol l am not from dirgax ... Marexan aren't dirgax thoe but we are related 😂😂
Aesthetics Body tell em man we ain’t dhirgax✌️✌️😌Blood❤️
Aesthetics Body soo dhawaaw seedi👏🏻
From somalilnd galmudug hore usocda somalilnd waa idin taagersantahay
Cumar Ck. thanks walalo. I love Somaliand too and all Somalis👋
❤❤❤🥰
Si lamida waan idin taageersana walaaleheen soomalilnd horumar wacan.
We love you somaliland allow dhowr
From somaliland idin jecliyaa walalahayo galmudug dhashiii caydiiid
beuty ahmed
Anaganah sido kle wllo
❤❤❤❤
Meshaan aan ugu jeclashay dulka somalida
Adna nolow bro♥️🤗
Hobeey hobeey Hobeey Dhalaal weyn cadaadiyo 💗🙏😍 Allow Dhowr Galmudug Dadkeygih
Viva habargidir ❤❤💪
❤❤❤❤
Waa Nasiib aad dadk dheer tahy in aad Reer galmudug tahy💯✍️💪❤️
Zaxiix
viva ceelbuur viva galmudug wan ku faana inan ahay reer galmudug❣❣❣❣ dhaman wan wada jeclahay shacabweynha galmudug we love all galmudug❣🙏
Masha Allah Abtiyaalkey Gobsanaa allow idin dhowr
kun Abti nothing but love
Masha Allah family Love you
Hassaan Abiib aamiin habayar thnx
masha allah waxana ka gobola
Hassaan Abiib walee aamiin cadow
viv habergidir my blood😘😘
Tahran Cadey gabadheena nooloow abayo
😍
❤❤❤❤
Masha allah hg wan idin salamay my sister's and brothers is barashada ceeb ma ahan qabilka ilahey ba baneyay in leysku garto an leysku dhibateyn
❤❤❤❤
Guriceel ❤ Caabudwaaq ♥️ I love both sides of my family !!!!
Gobta reer galmudug aad ayaan idiin jeclahay illahay haydin xifdiyo waa anoo ah dee gabadh reer somaliland ah walaaloyaal❤❤
Sidoo wlshen ❤
I found this song randomly. Tbh, I love this song, although I don´t understand the lyrics! Greetings from Germany! :D
Wxaan ka so jeda reer somaliland wan ini jclhy heestan iyo heeso kale o aad ledihiin ka ma dslo dhageesigeda l love u galmuduug 👑❤️❤️❤️❤️
Viva galmudug all da way from somaliland tagera buxda hore uu socda👍👍
Sido kle taagero ku nahy 😇💖
Dadkeygi🤍💚❤nolada
Iam from galkacyo galmudug
In aan galmudug ahay ayaa dadka ugu sareeyaa
am from hobyo viva galmudug we are one😍😍😍😍💪💪💪💪💪💋💋💋💋💋💋
Mucashaq Official! I love Hobyo godan very much!!!
mucashaq official my Tolkeeyga
mucashaq official iam from galkacyo
My dadkeyga ❤️❤️😍
Peace love tolkeyga❤✌
iam from Somaliland i like this song VIVA galmudug hore u socda dad qaalia
GB CB nasab aan cuqdad aqoon✌✌
GB CB. Thanks Walalo we love you too. And I love Somaliland walahi it's a peaceful n very beautiful Country masha Allah. Keep it up guys...
Laila Mohamed 😚👍👌
🤩🤩
Wallahi aano reer hargisa biill aan joogay galmudug waa daad goob ahh nasab ayaaga daad noogo doow daagan somaliaoo daan
From hiiraan noolaada wllhyga reer mudug derisnimo like igusiiya ❤️🇸🇴✌️
From puntland bosso
Waxaan aad ujeclahay heestaan kamana daalo ilahay nabada iyo xasiloonidaba haidin siyaadsho reer galmudug asxaab badana waakuleyahay rag iyo dumara guulaysta😍
😍😍😘♥️
Viva Reer Abtigay HG I love you y’all ❤️
cabudwaaq😍
wixii mareexan like ku qabta
♥️💝😍🥰😍💝💝❤️♥️🙏💙🎉💯👌🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴 CW my hometown magaaladan ku dhashay👋👋💝💝💝
My dhulkayga Caabduwaaq ❤️❤️❤️😍 Guul galmud
Kuma sarayo like replygagana wn joga dumashi 😂
Galmudugu♥️♥️♥️♥️
Thou I'm Kenyan-Somali but I really love my beautiful blue country
I do pray peace and prosperity in our sovereignty Amiin Amiin
All states I do love and support
Happy late independence state to galmudugu and Ogendania..... I'm proud somali girl
From hargeisa lkn hestan hadanan dhagaysan madhama noloshuye inba iga dhiman viva somali oo dhan 🇸🇴🇸🇴
waxaan qirayaa reer galmudug iney dhaxal u leeyihiin gabdho dhowrsantiyo rabi u dhaliyey proud of you guys 👌👌
Cizaak Fananka qaliga ah Hobeey hobeey Ceeldheer ka dhaaydamo hobeeey Celdheeer caradeda jecliyaa Alow dhooor galmudug Mahadsanid abdulahi boqor❤️💕👌
From guri ceel 💚💙💚💙💚💙💚
didn't understood language but enjoyed fully , Love from Nepal 🇳🇵
From puntland love this song 🔥
Wlhi blhi tlhi sacad an ahay lukta an kasii ahay 😎 ninki yaqan liketa so tur
My husband is sacad_hilawle 😄🥰🥰
alla ina adeerkry
jalafnimo
@@shugriali1439 sacad ree hilowle hooyadey aa eh me ceyr cabsiye dhiiga♥️♥️♥️😁
Ana gacanta ka ahay nio qarabo isku dhow aaa nahay 🥰😀
I am from jowhar love galmudug ❤💞💓
hobeey hobeey xarardheer ubax dhigo viva Galmudug dhulkeyga asal king Abdulahi boqol thanks
Saruur madarkicis ❤🥰🥰
Hobey hobey xarar dheere ubax dhigo dhulka ugu wacan galmudug allow cadawga ka qaad 🤚🤚👌
hobeey guriceel dhiplaawiyo
💞💝💝💝💝💝💝💝 viva guriceel janaad
Umaac
Viva galmudug from cadaado😍😍😍😍😍
Jecliyaa gurceyl dhiblabe meshan udhashay mac mac
Viva galmudug steet farom Galkacyo
Viva galmudug farom hobyo
I never been in Somalia born in Qurbo... But this song take me andra level of Feeling for Galmudug
Anoo reer somaliland ah heestan waa qiray noolada walalayaal
Dhulka wacan ❤💋💪Galmudugban👈 hadaba dhinac katagya viva dhigeyga 💔💔💔💔💔❤❤❤❤
Ceeldheer 😍❤️ Where my husband from 😍❤️❤️ Allah ha ii xafido Xajigayga I’m from Jigjiga 😍
Hobeey dhalaal wayn Cadaadiyo reer abtigeey waa u shidan tahay
Alale Adem hhhhhhhh haa abti
Alale Adem Abti kuso dhawoow dhalaalwayn cadaado
Sas wayeh abti
Alale Adem habaryar 😂😂😂😂
Sidaa wayae
hoobeey hoobeey haradheere ubax dhigo hobeey hoobeey galinsoor aan tago viva rer abtigeey galmudug state ♡ ♡ ♡😍😍😍😘😘😘
wwwww nec
Jj hik7knkkkk0
u
Nada hassan waan ku salamaya abti waliga sidaa ayan kugu oghy
Nada hassan thanks habo
galmudug from lascanood ❤️ luv u reer galmudug
HG scaD gcnta soo taaga ❤❤💯😙
SACAD NIMCAALE ABTIYAASHEEEY ❤️
Aniga reer galmudug mahi lkn somali oo dhana waa jeclhy galmudug heesaha waba kusobaxdaa viva galmudug from wllhaga garabka kuguhaya puntland hore usoco galmudug gadaal hafirin
I'm From South west state I Love Habargidir Especially Saruur Seediyashayda🙏❤
Xeeysiinta dhaaf waryaa
Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan kadashay dal iyo dad wada boqortoyo ah one love somaliweyn one love halki laiga beeray ❤❤❤❤
I am frm somaliland wana jeclhy galmudug dadkeyga ❤❤❤
Sidoo kle we love you 😍
ilove Galmudug
am from abudwak
my mother from adado
grand father from Dhusamareb
Mash alllah wiil cabsiye waligiiisna fanka kuma fashilmin sida xasan Aadan and xaliimo qaliif. Magool salad darbi sacdiyo siman qali ladan
Waa Ku Fanaaa Galmudug
Dhal HG Baaana U Ahay ❤
I am from Somaliland wan jecelahay Glmud Viva HG iyo inta la degta
Dhulka my dadkeyga Murusade iyo habargidir iska dhal ah 💪
Respect and support our walalayaal galmudug 🇸🇴❤️💯💋
Waa dhuulka uguu wcn galmudug
Ceeldheer xaradheere my city galmudug alle iga dhiky mhdleh 2019 baan daawaday heesta neh mqly jaw viva galmudug😍💖💟💓💝💞
Galmudug dhulkii geesiyada noolada gacalayaal from somaliland💋🙈
ceeldheer ❤❤
ina adeerteeey amar badan
Ceeldheeer jano❤️❤️❤️❤️❤️💯💯
Ceel dheer 💯💯❤️👌
ceeldheer dhulkii barwaaqada
Hees wacan oo loo qaday deeganada galmudug
Waxan dhageysanaya kaligey
Habeen 1/11/2021 sacdu tahy 8:00 habenimo
Degankeygu yahy 💥💌🧡💙💙
Hobey hobey guricel dhiblaawiyo 💟💙💟💙💟 alaw dhawr dhaman deganda somalida dagto 🤲🤲
dhulka weyn galmudug ban dhex joogiisa ubogayaa manigaba dhaafsada melan hooyo igu dhalin ♡♡viva #galmudug
My mom Reer celdheer aad u jclahay Reer galmudug i love all hawiye my blood my love Reer galmudug ❤️❤️❤️❤️❤️
Lam from somaliland but l love u galmuduug wxaan jclhy in illhy mar ituuso 💕👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
from Ceeldheer io mareeg dhuL waceysle cade ah ❤️ galmudug noolaada🇸🇴🙏
🙏🙏🙏🙏👀🏃♂️
Afkaaga cana macaan lagu qabay ❤❤❤hobeey dhanka xeebta an maro hobey ceeldheer heee xaada i istaagtay 😍😍😍😍😍allow dhowrgalmudug aamiin
Reer gal mud dar ilhey idin jeceley from zomliand love you reer galmudug
galmudug 4 ever mamulka ugu heesaha shidan midba tan kaleey kadarantahay noolaada galmudug state
Ammin thanks walshey
From Ogadenia ❤ one love to our better half Galmudug 💙
Galmudug😍 Hobeey Dhanka Xeebta Aan Maro Hobeey CeelDHeeR Hobeey XararDheere ubax Dhigo 😙❤ Asal Cizak boqol ❤
I am from khaatumo state hamblyo galmudug
I’m from hargeisa somali I love my country ❤️❤️❤️
Inaksto ooy Habadgidir igu dadisaay anyway i love you Rer Gelmudug🇸🇴🥰🥰