Umusha iyo Niyad-jabka hooyada (postpartum depression)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Xanuunada nafsaawiga ee umusha kaddib ku dhaca hooyooyinka qaar, waa waxa ugu badan ee dhibaateeya hooyooyinka. Waxa uuna door weyn ka qaataa burburka qoysaska. Balse xanuunada nafsaawiga ah sida kan yimaada umusha kaddib iyo walbahaarka waxa ay ka mid yihiin mowduucyada aananba laga hadlin inta badan.

КОМЕНТАРІ • 44

  • @samabdullahi5338
    @samabdullahi5338 2 роки тому +3

    Asc, my Somali writing is not good but I wanted to say Masha Allah. I enjoyed listening to this topic. This was a very informative discussion and well done on covering the cuases, prevention and treatment of postpartum depression. hope more people get educated about this and that it does not continue to be considered as going “crazy” rather people look to get professional help when they see these signs and symptoms.

  • @rahmamohamed6374
    @rahmamohamed6374 2 роки тому +6

    Aniga 2018 ayuu igudacay markan wilkeyga dhalay Subxaana'Allaah it was horrible it was hell on earth gabadeyda weyn markas ee jirtay 3dexjir ah wancenjin jiray wana oyni jiray saaaid dhimasha ayan jeclaan jiray quran badan ba laisaray wanroonaday markii dhambe alhamdullilaah. Markii horena dafarka dartiiis ayuu iguugadacay hada umul ban ahay alhamdullilaah wanroonhay

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Рік тому

      Ilaahay kuguma soo celiyo walaal diet kaaga, mood kaaga iyo hurdaadaba hagaaji. Breakna ka qaado dhasha.

  • @abdinasirmohamed9444
    @abdinasirmohamed9444 Рік тому +2

    Runtii Aaad ayaan ulayabaa waana arkay arinaats caradaas faraha badan aan uqaatay kibir waayo ilaaheey wuxuu ku siiyay Awlaad aan nasiib uhelin dad in badan raadinaye ilmo marka waa in aad ku shugrisaa allah isdajiso quraan halaysaro tiraahdo ee wax aan waxba aheen inaad ka carooto ama buuq iyo dhiig kar isku furto maahan

  • @dagalsiciid7088
    @dagalsiciid7088 2 роки тому

    Maansha Allah my sister suhayba.
    Aad baan ula socdaa mawduucyada faa'idada leh ee aad bulshada soomaaliyeed u soo gudbisid si ay uga faa'idaystaan waad ku mahdsantahay my sister keep going 🎉🌹💖

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому +1

    25:55 waa sababta aan in badan raadin jiray waxaad arkaysaa gabdho odhanaya gurigii hooyaday baan kusoo umulayaa. Mid yaroo af dheer baan ahaayoo maalin baan gabadh ku idhi maxaad hooyadaa ka doonaysaa ma iyadaad u dhalaysaa? Waxaan u fahmay uun markaan wax isu geegeystay in ay ka cabsanayaan laba mid1. In ninkoodu oo noco oo ku noco xaalada ay sugan yihiin ee xanuunka iyo weliba jileeca leh ileen waa umul wax ma qabsan karto ma is hagaajin kartee ta 2aad inaanay ka helayn gurigeeda daryeelka ayka helayso guriga hooyadeed markay ku umusho.
    Suhayba waxaad ka soo hadashaa prepartum depression. Waxaan arkaa dumar marka ay uur yeeshaan is bedela si waaliya marka ay dhalaanna caadigii ku soo noqda.

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @bukariismailbukari9140
    @bukariismailbukari9140 2 роки тому

    Masha alh alaha ku xifdiyo insha alh wahy suheyba xijab qurux wan ku jeclane alaha ku jecladoo in sha alah

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому +1

    Horey u soco walashey

  • @user-zg9zj1pg1u
    @user-zg9zj1pg1u Рік тому

    Mashallah doctor ❤ ♥

  • @xamdaosman3561
    @xamdaosman3561 Рік тому

    Ilaahy ka.baqoo.dhakhaytarka isheeg meel aan ka xidhidho aad baan ugu baahane

  • @DrLiban-wi5ws
    @DrLiban-wi5ws 2 роки тому +2

    Waad maxadsan tihiin asxaabey

  • @abdiazizosman6158
    @abdiazizosman6158 2 роки тому +1

    labarka dr daud mahelikaraa

  • @aminamohammad6263
    @aminamohammad6263 Рік тому +2

    Anuu igu dhacay cunugaygii uhoreyay anoo joga qurbo nin fiicana haysanin nin kuna yahay mid qalafsa oan naxariis lahayn gacan adag bahidyda daboli wayay walbahar iyo wal wal alxm inaan kabaxaan rajaynayaa

    • @aishosulayman
      @aishosulayman Рік тому

      Wali mku hayaa ani hder ihaya isbuc umul ahy

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому

    😍❣ *Super* *topic* ❣😍

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 2 роки тому +4

    ASC suheyba abayo kasoo hadal ninka qeylida badan ciyalka xita hortooda oo an is kontroli kalin,shegashada badan,hanjabadka iyo cayda la ceyna zowjada,this too need to be discussed

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  2 роки тому +1

      Wcs abbaayo Insha Allah we will discuss about it. Mahadsanid

  • @abdinasirfashionsabdinasir2754
    @abdinasirfashionsabdinasir2754 2 роки тому

    Wallahi ma ogen wallahi aniga said ayan xanun sade lkn hate alxmdulilah wan iska ficanhy lkn qeylo uma atkeysan karo hadan halmar xanaqo wa bes

  • @caaisha719
    @caaisha719 Місяць тому

    Daawo ma leeyahay tolow

  • @muznacalasow2536
    @muznacalasow2536 2 роки тому

    contac Doctor Da'ud ma heli kara walaal

  • @abdinasirfashionsabdinasir2754
    @abdinasirfashionsabdinasir2754 2 роки тому +1

    Waxa keno walwalka iyo walbaharka iyo fikirka iyo xanaqa badan aniga ayu igu dacey wana laishege dawo ayana isticmaley

    • @amranali6659
      @amranali6659 2 роки тому

      Dawo nooce aah wll iso jwb

    • @mlhrfc8356
      @mlhrfc8356 2 роки тому

      Isheeg wll haday ihaysataaye

    • @fadowsaahmed5406
      @fadowsaahmed5406 Рік тому

      Abayo dawo nuucee qadatay inoo soo jwb

    • @rayanitaabdallah6698
      @rayanitaabdallah6698 Рік тому

      @@fadowsaahmed5406 Abayo il a so hdl

    • @sacda323
      @sacda323 10 місяців тому

      ​@@mlhrfc8356 wlshy hada ayaan la liitaa iisheeg maxaad isricmaashay

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 2 роки тому

    Asc wr suheyba aniga bey iqabsatay in aan isdilo cudurkaas markaste oon dhalo igu dhaca

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  2 роки тому

      Wcs abbaayo waan ka xumahay abbaayo. Caafimaad Allaha ku siiyo waa dhib badan yahay.

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому +3

    📌 *Somalidu* waa kuwii is gacan qabta caawa waxan donaya inan gaaro *1K* imika waxan maraya *980* .Allah idin barakeyo 👍🕋🔝

  • @saphacabdi8826
    @saphacabdi8826 2 роки тому

    aniga wuu igu dhacay 12 bilood ka hor anoo walacay ayaa odaygaygi arimo aanan ka filayn igaga yimadeen😢😢😢 ilaa iminkon dhalay wan ladaaladhacaya week bn dr jeclahay inan tago iso duceeya😢😢😢

    • @cabdihagle
      @cabdihagle Рік тому

      Anba hada uur leeyahey habeen malin maseexdo deprision lanoolahey

    • @shamsoosman5614
      @shamsoosman5614 6 місяців тому

      Xagee jogtaaa

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 2 роки тому

    Hadda dhaqtar baan lasocdaa dawoyiin baan qaata

    • @shamsoosman5614
      @shamsoosman5614 6 місяців тому

      Pls 🙏 😢ishiig Dr waa ubanahay h

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 2 роки тому

    See iskaga dawan kare

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  2 роки тому

      Abbaayo qeybta dambe ee wareysigan ayuu ku jiraa ee wada daawo Insha Allah. Mahadsanidka

  • @maryamaofficialchannel5695
    @maryamaofficialchannel5695 2 роки тому

    Allahu akbar aniga ayey iheysataa arintaas waana markii sadaxaad ayaan dareemaya iiso duceeya walalayaal

    • @fadowsaahmed5406
      @fadowsaahmed5406 Рік тому

      Abaayo ilahey hakaa qaado anigaba waan daremay

    • @amuun9967
      @amuun9967 9 місяців тому

      Allh ku cfio wll mcb