15-kan qodob waxa leh saaxiibada Sunta ah-Narcissistic.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

КОМЕНТАРІ • 6

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 23 дні тому +1

    Ayaantaan barnamijyadii dhiiri galinta iyo talooyinkii waa naga deysatay Suheyba Macalimad Fartuun waa u xiisnay nagu salaam❤❤

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 24 дні тому +2

    Wlhi wa saaax dhan wlbo add aya u arkaay sxb nocaas ah

  • @fartundhabarey4345
    @fartundhabarey4345 21 день тому

    Mash allaah abayo wan kuxiranahay wana kaga mahada celinaa sida quruxdabadan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabmuktar4957
    @canabmuktar4957 23 дні тому

    Sumaalida dhan waa ubadan yihiin dadkaan waana gooya dad ka nuucasa awalse saaid uma dareemi jirin

  • @deeqaalinoor3961
    @deeqaalinoor3961 24 дні тому +1

    Asc waa barnaamiij aad ufiicaan Walaale sheikh wajidi phone kiisa ma ii heli karta please

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 24 дні тому +1

    Mashallah no soo badi woooow