Waa Maxay Stress ku?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 бер 2019
  • Waa Maxay Stress ku ?
    By: Dr.daud
    PHD. Clinical Psychology.

КОМЕНТАРІ • 40

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 3 роки тому +14

    Kuwana kaasaacidaya in stressku kaayarado hurdofiicana hesho, vitaminada b1 b2 b3 b5 b6 b12 waxaa layskudhaha ( vitamin B complex) farmasiyada waydii, waxa kalood isticmaashaa shaaha looyaqaan (camomile tea ) dukaamada lagugadaa, jimicsi samee, cunto cafimada cun allena bari fikirkaagana hagaaji insha allh

  • @LEK918
    @LEK918 Місяць тому

    Jazzakallah wll

  • @hebelhebel8212
    @hebelhebel8212 3 місяці тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @bosteyohassan196
    @bosteyohassan196 2 роки тому

    Masha alah shukran dr okay dr

  • @sacdiyaaxmed4199
    @sacdiyaaxmed4199 3 роки тому +2

    shukran mashlh dr

  • @lafinha2638
    @lafinha2638 3 роки тому

    Masha alah sifiican usharaxdey wll

  • @user-md1qv1rd4z
    @user-md1qv1rd4z 3 роки тому

    Masha allah

  • @fatimasundus5567
    @fatimasundus5567 4 роки тому

    Thanks wll

  • @axmedfaarax5819
    @axmedfaarax5819 3 роки тому

    dr.daa.uud aad iyo aadbaad umahadsantahay

  • @calibaba2071
    @calibaba2071 2 роки тому +7

    Anuu Xanuunkani igu dhacay Mudo 6 sano ah ayaan dadka dhexdooda ka cararayey oo aanan qolkayga kasoo baxayn dadkana indhohooda mafiirin Kari jordin Somaliduna nin waalan bay ii yaqaaneen oo Xataa Caruurta way iga Ilaashan jireen Waxaan lumiyey dhamaan Saaxiibaday dadka oo dhan waxaan moodi jiray inay aniga I Caayayaan oo wax iga wada Sheegayaan taas oo Sababtay in dadkoo dhan aan Cadowgayga u arko.
    Mana Is lahayn lixdaa Sano Inta Kiniini lagusiiyo baad Walwalkan walbahaarkan iyo murugtan ku daashatay ka Boskonaysaa.
    Mudo kadib waxaa dhacday in waalidkay ay ii direen Hargaysa Si'aan ula kulmo Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Cilaaj ku haysta hargaysa Sheekhii markuu I waraystay Quraana igu Akhriyey wuxuu ii sheegay in wax Jiniya anay ihaynin Xanuunkaygana Phobia lagu magacaabo kadib Tigidh yar buu Isiiyey wuxuuna iyidhi dhakhtarkaa lakulan.
    Dhakhtarkii markaan lakulmay oo uu iwaraystay Wuxuu isiiyey labo daawo oo kala ah (Proxetine iyo Deprex) 3 Cisho yadoo anay kasoo wareegin ayaan Saamayteedii dareemay Mudo Bil ah markaan wadayna Caafimaad anan waliga arag baan daeeemay Maanta 6 Bilood baan daawada wadaa Noloshaydu Gabi ahanba way is hadashay awel dhimashada ayaan jeclaa hadase nolosha ayaan jeclahay waan Shaqaystaa waxna waan bartaa Alxamdulilaah Mahad oo dhan Ilahay baa iska leh kadibna waxaa Janada ailaahy uga baryi Sheekh Maxamed Ismaaciil iyo Dhakhtarkayga oo aanan magiciisa hayn laakiin ka Hawlgala Cisbitaalka Xabiiibo Xanaan Hargaysa

    • @Kifaax
      @Kifaax Рік тому

      Wll ma inoo sheegi kartaa waxa kugu sababay🤔

    • @Muna39660
      @Muna39660 Рік тому

      Alhamdulillah Wll ilahey ka saray ayaa mahad leh

    • @umaymacumar4858
      @umaymacumar4858 Рік тому

      Wllo waxyaabaha aad dareemaysay ma inoo sheegi karta adoo mahadsan

    • @malyuuncali5824
      @malyuuncali5824 Рік тому

      Wll aniga ayey manta I haysata mudo 2bil ah depression weye kayga xal ma leyhy😥

    • @abdinasireissa2502
      @abdinasireissa2502 Рік тому

      ​@@malyuuncali5824 selective serotonin rehab inhibitors ssri

  • @nacimaahmed9503
    @nacimaahmed9503 2 роки тому

    Asc dr daud

  • @youyouviso9618
    @youyouviso9618 4 роки тому

    Aad iyo ad

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb1385
    @hogaamiyeyaxyexabeeb1385 4 роки тому

    Thanks WlloQaali

  • @hoodocaliibraahim7055
    @hoodocaliibraahim7055 2 роки тому

    Asc wll dr daud wan ku salamay waxan jooga halgaysa waxan raba lambarkaga

  • @user-ux1kv6wp5q
    @user-ux1kv6wp5q Рік тому

    Asc walaal intee joogtaa

  • @maajidupdy5969
    @maajidupdy5969 Рік тому

    Wr ninkaan wan rabaa xgeh ban ka hela telkisa

  • @mohamedabdi-od3nf
    @mohamedabdi-od3nf 4 роки тому +1

    Walee waan soo maray heer aan aad uadag

  • @reet7cffdd999
    @reet7cffdd999 4 роки тому +1

    Dalkee joogtaa walaal.

    • @hamsearnav1258
      @hamsearnav1258 4 роки тому

      Reet7 Cffdd boorama ayuu Dagan yahay sidan oga hoyadi baan aqaana wll

  • @jaamacciisekadiye5886
    @jaamacciisekadiye5886 4 роки тому

    Turki ayaa joogaa
    walwal iyo Hurdo la.,aan iyo cabsi

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 роки тому

      Sxp stree majiro e waxa samesa ALLAH talo saaaro

    • @hakaquusanguusha5360
      @hakaquusanguusha5360 3 роки тому

      Kuwana kaasaacidaya in stressku kaayarado hurdofiicana hesho, vitaminada b1 b2 b3 b5 b6 b12 waxaa layskudhaha ( vitamin B complex) farmasiyada waydii, waxa kalood isticmaashaa shaaha looyaqaan (camomile tea ) dukaamada lagugadaa, jimicsi samee, cunto cafimada cun allena bari fikirkaagana hagaaji insha allh

    • @cabdicasiisaadan4645
      @cabdicasiisaadan4645 2 роки тому

      Jaamac zxb aniga talo kuuhya

    • @malyuuncali5824
      @malyuuncali5824 Рік тому

      @@cabdicasiisaadan4645 mxa weye ani wn darema mida

  • @cabdiraxmaan-casayr
    @cabdiraxmaan-casayr 4 роки тому +2

    Dr waxaan joogaa burco waxaana u baahanahay psychlogist adiga oo kale ahe sidee ku heli karaa psychlolgist stress ka aan kala tashado sidii aan uga gudbi lahaa?.

  • @RaafidAbduqaadir
    @RaafidAbduqaadir Рік тому

    Sxb waad wanaagsan tahay lkn su aasha aan ku weeydiinaayo waxay tahay ilaah ayaad kadhawaajisay haduu jiro maxuu ukaafin waayay dadka ilama ahan inaad jawaab iiheli karto

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 9 місяців тому

      Wll mulxid miyaa tahay miyaa ka soo horjeedaa jiritaanka eebe

    • @user-mh8lk3ou9p
      @user-mh8lk3ou9p 2 місяці тому

      Subxanalaah alaah akbar alahu akbar Alahu akbar