Podcast ep1 | Maxaa dookhii ku dhacay |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  7 місяців тому +1269

    Waad ku mahadsantihiin inaad 500k na gaadhsiiseen, i love you all ❤

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 7 місяців тому +11

      Masha allah qays kaysar dhalin yaro fara badan ayaad u tahay role model ilaahay cimri gaaga caqligaagaba ha ku balaadhiyo big brother ❤

    • @YazminAhmet
      @YazminAhmet 7 місяців тому +5

      Ka badan ayad u qalntaa hamplyo 🎉 hore u soco

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 7 місяців тому +5

      Plz soo badi taliye podcasts kan oo kale 😊🎉❤

    • @MabsuudCabdi-ss3lp
      @MabsuudCabdi-ss3lp 7 місяців тому +3

      Abal gud kaygii rabn

    • @SiciidMuuse-gw4nc
      @SiciidMuuse-gw4nc 7 місяців тому +2

      Legendow😂😂

  • @user-qi7jv8bi1t
    @user-qi7jv8bi1t 7 місяців тому +66

    Abdalle Jamal fariid weeyi ilmahaasi aqli badnan macha allah wll waxad mooda hadalku leeyahay iney maskaxdiisa soo marto yacni hadalkiisu waa bilaa turxaan ilbaxa qaybaladana aqoon keep going wll iney waalid wanagsan ku tarbiyadeeyen wey ka muuqata🎉

  • @QuietQuranicRecitations
    @QuietQuranicRecitations 7 місяців тому +123

    Qodopadi ugu muhimsana 🎉😮❤
    12:53 hadad mobile iyo khad wanagsan aad haysato misne aad shaqo la aan ku marmarsiyoto adaa dip isku dhigay
    43:25 qof walpa kuguma dhacsana lkn wa hadpa xalka uu markas kusuganyahay umpu kugula dhaqmaa
    44:44 qof walpa meel pu kuficanyahay lkn ma ahan inu qofku ka paqdo waxas ukuficanyahay

    • @moniirmohamed6116
      @moniirmohamed6116 7 місяців тому +2

      Qodobka kobaad si ficn haloo fah faahiyo zhp sidee loga sameyn maraa halkeesa laga sameyn karaa ?

  • @MuhyadinOmar-tw3vr
    @MuhyadinOmar-tw3vr 7 місяців тому +17

    Ku sali nabiga suuban scw scw scw dadkana xasuusi❤

  • @user-oj9dr1st5x
    @user-oj9dr1st5x 7 місяців тому +256

    40 qof ducadooda wa la aqbala dhamantin wlalayaal iso duceya Exam final ah ban galaya muradna wan leyey 😊❤😢

  • @apdinajibmawliid4015
    @apdinajibmawliid4015 7 місяців тому +47

    Runtii qodobka ah labiska dhalinyarada waxa go'aamiya goobta ay ka shaqeeyaan runtii waa ii saameeyay aad baad u mahadsantihiin.legends❤

  • @AnfacElmiAhmed
    @AnfacElmiAhmed 7 місяців тому +14

    Abdala Jamaal waa wiil yar oo aad u aqli badan mansha Allah wll Allah haku xifdiyo

  • @idilomar7021
    @idilomar7021 7 місяців тому +11

    Ma isogatihiin in uu hadal kiinu saamay leeyahay . Reer kayagoodhan idin daawanaayo anagoo dhalxiis u baxnay oo geed hoostii fadhina . Mashalah

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 7 місяців тому

      Videogii aa iska duubteen idinka oo dalxiis ah, noo soo dhig UA-cam aan daawanee , sidaas ayaad caan ku noqon markiiba.

  • @Indho_uroon27
    @Indho_uroon27 7 місяців тому +34

    Cabdalle wiil aad u qiimo badan o handsome ah illahayna caqli ku filan siiyey mashallah allah yabarak❤️❤️

  • @Abdiqani144
    @Abdiqani144 7 місяців тому +60

    Sharaf iyo karaamo.Waxbadan baan idinka faa'idey runtii aad baad umahadsantihiin.Waan idinku xidhaney labadiinaba, guulo badan idin rajeynayaa Cabdale iyo Cabdiraxmaanba.👏

  • @khairakhalid6083
    @khairakhalid6083 7 місяців тому +56

    ManshAllah my brothers keep going you guys are smart, have healthy mindsets, full of confidence and it was a pleasure listing to you guys. May you continue been successful and happy in this life and jannah in the next time InshAllah

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 6 місяців тому +8

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤❤

  • @Koutharkiin
    @Koutharkiin 7 місяців тому +41

    Congratulations abwe insha allah 1m ayaan kuu rajaynayaa🎉Anigu kuwa dalxiiska jecel balse aan awoodin ayaan ku jiraa illhy xagiisa khayr badan ka rajaynayaa☝️💯❤️

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому +34

    Mashalah dalxiisku waa qayb nolosha kamid ah oo quruxbadan hore u socda ❤❤❤❤

  • @user-xt9fu4uz8h
    @user-xt9fu4uz8h 7 місяців тому +13

    Wlhie qeys wxn ku jeclahy dabercada waayo ciyaalkoda quraanka u dhiga masha alla qeys hore u soco wll🎉❤

    • @user-cr5tw6cr3n
      @user-cr5tw6cr3n 7 місяців тому

      Adiga u dhiga miyaa ilwad

    • @user-xt9fu4uz8h
      @user-xt9fu4uz8h 7 місяців тому

      @@user-cr5tw6cr3n iyo ka yar c/lahi yare masha allah barakooba🫶🏼♥️🩸

  • @yobojr8043
    @yobojr8043 7 місяців тому +65

    When you look at the situation back in our country, the system of education , the instability and you think of how the lives of future generations gonna be. And then you visit such sites, pages and the amount of philosophy, Knowledge oozing from this guys makes you change your mind. You're not only making random videos but you're educating the streets, showing youngsters how to do things make work in this filthy social media without mentioning Qabiil and qurun.
    You're inspiration Allahuma barrik.

    • @Ibrahim-n6k
      @Ibrahim-n6k 7 місяців тому +4

      Social media inaa soo galo mudo ayaa ku taamayay waxa hada qaatay go aan ah ina ka miro dhaliya ama aan ka rajo dhigo in.a waa howl galayaa

    • @hormarinbulsheed7729
      @hormarinbulsheed7729 7 місяців тому

      Xagee ku nooshahay ​@@Ibrahim-n6k

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 7 місяців тому +36

    Waaba soo gashee ku sali saliga swc❤

  • @aslimohed896
    @aslimohed896 7 місяців тому +9

    Marka barnaamij fiican laguu soo gudbiyo ma dareemayside wakhtiga ❤❤ thanks to both of you Guys ❤

  • @user-dz4ts7kq9k
    @user-dz4ts7kq9k 7 місяців тому +7

    Woow wllhi Waa dhamaystey hore u socda 2 legends arimo muhiim ah ka hadashen oo qabyaaladu ka mid tahay Alle haka madoobeyo dadkeena oo kuwi caalamka wax la qayb sada ha inaga yeelo ❤❤❤

  • @Fiya_flower
    @Fiya_flower 7 місяців тому +5

    Masha allah xalqad qurux bdn ayey ahay mawadaci fara bdn oo faido uleh dhalin yarada aya ku jire waa bogadina ani ahantyda wx bdn aya ka faide oo aan kala dhex baxy intay socoty xalqada❤

  • @barashadashaybaadhka2657
    @barashadashaybaadhka2657 7 місяців тому +7

    Abdullahi jamaal qaybta jacaylka wuxuu uga hadlay sida ugu macquul san i sax ah

  • @taajirshaakir
    @taajirshaakir 7 місяців тому +39

    Congratulation Qays Qayser 500k Goal ❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 7 місяців тому +7

    Masha Allah marka arko barnaamujkan mid la mid oo kale jawi degan ku daawada waayo waa barnaamuj muhiim u ah bulshada oo dhan😊full respect wllyaal❤ si degan ban u daawanaya nooso badiya Insha Allah

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE 7 місяців тому +28

    ‏Before I start with the video, I want to say good luck, I like the idea and I hope you will find more interaction and like
    most importantly (don’t stop downloading episodes for a long time)
    And an advice that sets days for each concept you submit on the channel for example: Friday Vlogs ,Thursday podcast and Saturday miscellaneous (school, etc. from the rest of the concepts).

  • @AMINA99Cabdi99-ow7lx
    @AMINA99Cabdi99-ow7lx 7 місяців тому +10

    Masha allaah cadale iyo qaysa qaysar wallo qimabadan baada tihin runti alleh haydin xafido❤

  • @user-hi2rs5he4b
    @user-hi2rs5he4b 7 місяців тому +40

    Two legends keep going to 2m 🎉

  • @xawom3016
    @xawom3016 7 місяців тому +2

    Rag culus mashlh iyo hadal wadajir wacan, waxa qayb katihiin horusocodka bulshada, hore usocda. Wallo, Waa labo an kala dhicin xaga oraah da. Waxaad soo bandhigteen wanaagsan,👋👋👋

  • @ayanabdirahmanabdillahi
    @ayanabdirahmanabdillahi 7 місяців тому +12

    Isoo duceeya in uu ilaahay salaada igu soo hadeeyo❤️

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 7 місяців тому +21

    Two legends aan ku daydo ayaa maanta dawanayaa guleysta saaxibayaal

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 7 місяців тому +15

    Two legendary Abdalla iyo Qeys Masha Allah Hambalyooo waxan sugnaba waa 1M coming soon insha Allah 🥰🥰

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 місяців тому +16

    Waa podcast aad u qurux badan ❤❤
    Thank u legends .
    War reer comment land UA-cam mawada furanaa aa wada naaxnee 😂

  • @housseinsamirehrobleh5851
    @housseinsamirehrobleh5851 7 місяців тому +17

    Congrats🥳 i really enjoyed watching this video plz keep doing more like this... From Djib 🇩🇯

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 місяців тому +20

    Twe legends sharaf iyo karaamo 😊🎉 an congratulations my brother qeys qeysar 500k ❤ podcasts kan oo kale soo badi taliye 😊🎉❤

  • @shukriaabdirahman2554
    @shukriaabdirahman2554 7 місяців тому +11

    Marka hore hambalyo wllo 500k 🎉
    Wllo noosoo badai podcasts ka noocano kala ah waliba dhaliyarada ku dhiiri galinaya inay social media yaha heer ka gaadhaan ay naftooda ku anfacaaan

  • @Amounbile
    @Amounbile 7 місяців тому +22

    I’m Glad that you started a podcast of traveling i literally like to travel and I did a few ones hopefully we gotta be international travelers walal respect to both of you, and I rather prefer traveling to car rather airplane the car is more interesting 🎉

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 7 місяців тому +4

    Abdalla jamaal nin caqli io dagnan io qurxba isku darsady legend weyn weye❤

  • @asmaahmett5090
    @asmaahmett5090 7 місяців тому +7

    Vedio meela badan taabanaya xaqiqadana ku taabanaya Mahadsanid Abdle and Qays 🥰🥰

  • @mahamedjaajme
    @mahamedjaajme 7 місяців тому +8

    Best digital citizens so far. Keep it.

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 7 місяців тому +5

    Congratulations 🎊 Qays Qeysar 500k Intas iyo in kaban Ayad mudan tahy wll Abdala Jamaal wa wil Caqli badan masha allh ❤🎉😊

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 7 місяців тому +3

    Cabdale jamaal cabdale alle caqliga iyo caafimaadka hakubarakeeyo

  • @Engmohamed1
    @Engmohamed1 7 місяців тому +7

    Waad mahdsantihiin waa video ibadan aan sugayay thanks Abdallah,and qayz

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 7 місяців тому +6

    #Duriyadii oo iswaraysanaysaa guulaysta reer Somaliland 💚🤍❤️

  • @Sir_Moha
    @Sir_Moha 7 місяців тому +4

    Brother Aad Wlhi Reality Aa Ka Hadashay Waadna Na Bararujisay Abdirahmanow Jazakallah❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 7 місяців тому +81

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 7 місяців тому +24

    Two legends Of utube❤

  • @izraapdih7884
    @izraapdih7884 7 місяців тому +5

    Two legends big fan lambada ninee UA-cam dhan ka daawado allah ha idin barakeeyo inaabtiyaal ❤😊

  • @Muqaloxiso
    @Muqaloxiso 7 місяців тому +10

    Ragu waa habaryoonis mansha allh❤😊

  • @Musam377
    @Musam377 7 місяців тому +9

    Oldman is here for watching
    Adina wll ku sali nabiga scw
    Adina wll hambaly0 500k

  • @user-de7lm2lg4c
    @user-de7lm2lg4c 7 місяців тому +21

    Cabdala jamaal wa wiil aad u degan shaqsiyadiis wan ku haysta 😊❤

  • @hamdasaid4162
    @hamdasaid4162 7 місяців тому +17

    Qays do you belive inaan 46 minute videogaaga aan wada dhagaystay I just love your content ❤❤❤😊

  • @user-yr4my2re3w
    @user-yr4my2re3w 7 місяців тому +7

    Cabdale waa qof Culus mashalah

  • @IsxaaqKaayarkikdhalay
    @IsxaaqKaayarkikdhalay 7 місяців тому +32

    Two legends ❤

  • @BlackDemonofJapan
    @BlackDemonofJapan 7 місяців тому +9

    🎉🎉🎉🎉Oh my god you have updated now you are doing pod cast next level🎉🎉🎉🎉

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 7 місяців тому +4

    abdallow 99 topic iyadoo banaan yihiin dadka qabyaalad kahadlayaa waa dad aan aqoon lahayn oo xirfadaha ciyaalka kusoo hoos noqday ileen hadalku waa xirfadaha caruurta oo 3jirka ayaa hadla waa qof baran kariwaayay waxkale keenina kari waayay wax cusub mhdsanidin aadna waan idin salamay wllky qays abdiweli iyo abdalle jamal

  • @footballclub6071
    @footballclub6071 7 місяців тому +2

    Cabdala jamaal waa legend nolosha wax ka yaqaaan✊

  • @hamdafarah7818
    @hamdafarah7818 7 місяців тому +12

    Ragga isaaq ahi qurux badanaa 😢

  • @ZamzamElmi-rb7bn
    @ZamzamElmi-rb7bn 7 місяців тому +4

    Video waa dhamays tay WA Reallity waa ka hadlayseen wlhi laba qofaa eed u tageero tihiin keep going wll❤😊

  • @nasrahabooz
    @nasrahabooz 5 місяців тому +1

    Abdalle is so mature and open minded mnshlh🤍

  • @user-ds7vj8tw5m
    @user-ds7vj8tw5m 7 місяців тому +7

    Shaqsiga kaliya u qalma 2m lkn an mudnants helin keep going my brother qays qeyser🙏✅

  • @hamdamuhumed4237
    @hamdamuhumed4237 7 місяців тому +7

    APDLajamal waaa Qof waayo arg ah Allh ha daayo❤❤

  • @aadanmouse3733
    @aadanmouse3733 7 місяців тому +21

    Two legends keep going 💪

  • @user-uf9hq8mb3p
    @user-uf9hq8mb3p 7 місяців тому +5

    Cabdale Jamaal hadalkiisu Waa xadiis😂❤️🥹

  • @kaltunahmed1767
    @kaltunahmed1767 7 місяців тому +7

    Barnaamij aad uwanaagsan weeye Abdalla iyo qays keep going ❤

  • @naimo23moalim27
    @naimo23moalim27 7 місяців тому +13

    Qeysoow ina adeer hiiraan gaar bldweyne taga dee waa magalo aad u qrxbdne ❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 7 місяців тому +2

      “Bartii aad ku dhalatayo iyo gobolki hiiran” runtii waa meel Aad u qurux bdn meshaas Qabiil gob ahnaa waa daaga manshallah runtii from Sool ❤️🫶🏼

  • @Upthirahman_1
    @Upthirahman_1 7 місяців тому +8

    UA-camrs kii Garxajiska❤

  • @user-of6vu7eb1q
    @user-of6vu7eb1q 7 місяців тому +1

    Cabdale waa qof masuul ah ama intelegence noloshana wax ka yaqaana

  • @KhadraJaamac-sx6tl
    @KhadraJaamac-sx6tl 7 місяців тому +6

    Manshallah My brother keep going you guys are smart have healthy mindsete🎉❤

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 7 місяців тому +13

    Oh what a great programme, keep going bro❤

  • @IlyaasAxmad-qi7bk
    @IlyaasAxmad-qi7bk 7 місяців тому +8

    Congratulations Congratulations wllkay qeys qeyser 500k inta iyo kabadan waad uqalanta bro keep going 1m insha allah waad gaadhi donta waa bari un taliye

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 7 місяців тому +2

    الإمام الشافعي: "تَغَرَّبْ عَن الأَوْطَانِ في طَلَبِ الْعُلى...وَسَافِرْ فَفِي الأَسْفَارِ خَمْسُ فَوَائِدِ: تَفَرُّجُ هَمٍّ، وَاكْتِسابُ مَعِيشَةٍ، وَعِلْمٌ، وَآدَابٌ، وَصُحْبَةُ مَاجِد

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane 7 місяців тому +14

    Allah is one ❤❤😢

  • @user-hw9oy9yv8p
    @user-hw9oy9yv8p 7 місяців тому +4

    Ma sha Allah , ilahay ha ini barakeyo❤
    I hope to meet u one day in Hargeisa in sha Allah🇩🇯

  • @abdishakuur932
    @abdishakuur932 7 місяців тому +5

    Manshha allaah waxa badan paan idinka faidee Qays abdla ❤

  • @aamiinmaahir8266
    @aamiinmaahir8266 7 місяців тому +4

    Qays nin wax bartay keep up adi io legend apdala jamaal❤

  • @libaanmaxamed8849
    @libaanmaxamed8849 7 місяців тому +10

    maanta bilaa camalku wuxuu igu Qasbay in aan video dhameesto 😂😂😂😂

  • @Degan4455
    @Degan4455 7 місяців тому +6

    Msha Allah Alle haydin xafido dhalinyaro guuleysta labada daaroodba ❤❤

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 7 місяців тому +9

    Ilaahay ha u naxariisto cabdi casis😢❤

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 7 місяців тому +2

    Masha allah tabarakallah alla ha idin xifdiyo sharaf iyo karamo korkina ha ahato 😍

  • @shamsojama9804
    @shamsojama9804 7 місяців тому +1

    Maansha allaah alle haydin xafido labo wiil oo sharaf iyo qiimo ku dhex leh umada somaliyed guul wa wayn ban idin rajaynaya❤❤

  • @Maan3416
    @Maan3416 7 місяців тому +9

    Wlalahayow gulaysta akhiro iyo aduunba ❤🙏 two legend 🙌

  • @abdjrtheintertainer6589
    @abdjrtheintertainer6589 7 місяців тому +3

    Waligay ma arkin
    Qays oo leh hormarkaygaa laga xun yhy
    Waa nin wax bartay ❤

  • @user-br1do1dp2j
    @user-br1do1dp2j 7 місяців тому +1

    Sharaf iyo karamo 2 Legend anigu video GAN WAXBADAN KA fa idey wax badan ita you tubaro badan oo somaliya dawa nayey labada nin ee ugu xig mada badan baa tin alle ha idin karameyo hadaf kina alle ha idin gadh siyo bar namij yadan oo kale noso baDIYA QEYS QEYSAROW IYO ABDALLE JAMAL😘

  • @kaamilaosman768
    @kaamilaosman768 7 місяців тому +20

    Waa la dhacay barnaaamijkaan podcast well done billions like baa saari lahaa Hada awoodo taaas 🎉😊

  • @nasteexomaxamed5253
    @nasteexomaxamed5253 7 місяців тому +5

    war qaysow mays ilowday poowe ada ba dhahay maguursadwwn gabar caana❤😂

    • @istaahiljama1059
      @istaahiljama1059 7 місяців тому +1

      Ma ila aragty haddana siduu afka u qaloocinay😂😂😂

  • @amiinabdihakiim8669
    @amiinabdihakiim8669 7 місяців тому +2

    Masha Allah waa barnaamij high quality ah 👏👏

  • @ayaanxasan4478
    @ayaanxasan4478 7 місяців тому +2

    Abdale jamaal wlhy wn jclhy waa wiilka keliya aan tageero❤

  • @guuleedxalo-5487
    @guuleedxalo-5487 7 місяців тому +7

    Two legends ❤
    qays qaysar ❤ and Abdallal jamaal❤❤

  • @realmadrid7950
    @realmadrid7950 7 місяців тому +5

    Two prothers waad mahadsantihiin wax ifaaidayseen❤

  • @gaashaanleshow2996
    @gaashaanleshow2996 7 місяців тому +2

    Insha allahu maalmo yar ka dib wxaynu bilaabi UA-cam hdiiba wxasaa lacaga laga helaayo❤

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 7 місяців тому +1

    Maasha allah Dhalinyartii waad dhiirigaliseen Walaalihiina waxbaad u ogoshiihiin qaarbaa yidhaa waa xunyahay

  • @usamemaxamuudclaahi9377
    @usamemaxamuudclaahi9377 7 місяців тому +11

    Two legends hampalyo zxpyaal ❤

  • @user-ez4um7in6p
    @user-ez4um7in6p 7 місяців тому +4

    Ilahaya darati kuJecalaha walaky Qays Qeyser nololw walaky qali ❤️

  • @samsamawil7404
    @samsamawil7404 7 місяців тому +2

    Walaalo qiimo badan qays qayser iyo cabdale jamaal ilaahay garaadka haydiin barakeeyo

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 7 місяців тому +9

    Qays isn't easy we love you Qays Qaysar❤❤❤❤

  • @sadiiqal-amiin1135
    @sadiiqal-amiin1135 7 місяців тому +12

    Qaysow sxp waxad tahay role modelkayga waxan rajaynayaa inaan maalin maalmaha kamida aan noqon doono utuber caan ah sidado kale ❤

    • @SiciidMuuse-gw4nc
      @SiciidMuuse-gw4nc 7 місяців тому

      Iminka zhp yaa ka jaystaa😮

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 7 місяців тому +1

      Aaynu isku duceeyno shb anbaa waanjeclehe 😂😂

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial 7 місяців тому +16

    Two legends
    Qays qaysar ❤ and
    Abdalla jamaal ❤❤

  • @rukiamohamed264
    @rukiamohamed264 7 місяців тому +2

    Qodobadiii igu muhiimsana allah haydin sharfo qays qayser and cabdala jamal ❤

  • @axmedadan9938
    @axmedadan9938 7 місяців тому +1

    Abdalla wuu kaa caqli badanyay wareysigiina saa ka muuqata wa lagend abdallah

  • @karaama9
    @karaama9 7 місяців тому +5

    [قل سيرو في الأرض فانظرو .... ]

  • @Motivationalvoice-k3o
    @Motivationalvoice-k3o 7 місяців тому +4

    I was very excited while watching this every minute I was proud to be brothers🎉