Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢😢
Muqdisho inta la bililiqeeystay ayaa mar labaad Caasimad ineey dalka u noqoto lagula kufay. Teedakale Dalku chapter 7 ayuu dib ugalay ee taa hala ogaado.
Hassan munaafuq maxuu Allah noogu so ibtileeya ma is weydiinay??? Maya isma weydiinin baq baq baq ayaan halkaas ka leenahay. Anaga aa xun oo isku naxariisanin diinteyna ayaan ka fogaanay oo qabyaaladda ayaan kor u qaadnay ee Towbadha aan badhino oo isku naxarisano.😢😢😢😢😢😢
Gobanimo iyo hoganimo wa u dhalasho brother ilahay ha unaxaristo Mohammed siyad bare
Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢😢
Alaha unaxariisto maxamed siyaad bare naamin aamiin aamiin yaa rabi
War mini la yaabo yaasinka 🤔
Waxaan xadayo yaan la fiir fiirin kulaha😂😂😂😂😂😂😂
Subxaan Allaah
Xaaqa nagu suug ❤❤❤
Aabe siyaad Allaha unaxariisto
ALLE HA U NAXARIISTO JAALE MAXAMAD SIYAAD BARE
Ilaahay hau naxariisto Mxamed siyaada barae gadaashii dowalada lamaraga ✅✅😭😭✅💯✅
Abe siyaada allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim
Amiin
💝🌴 اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
❤️🌴اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ،كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ ❤❤❤❤❤
Amiin
Aamiin aamiin
@@FathaYusuf-j3m wall
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 Allaha nagaqabto Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🦁 GUUL Somalia 🇸🇴🇸🇴 Thank you so much Boodhari keep going 💙💯🦁👍🇸🇴
Abdifatah boodhari waad ku sugtay inaad sidaa ugu jawaabto.verry good
Naxariis janno iyo darajo sare allaha kasiiyo janada aabe siyaad
Waa ardaygi ismaciil cumaar geele iyo hadaaladi ismaciil cumaar
Exactly that's True 💯👍🏻
Was asiibtay waxaa u sii dheer doqonimo
💯
Maxaa ku dhisata xagee ka keentaywaxad ku dhisatey tuug ka indha adag ma arag subxanalah yaa alow muxu ku faana
Legend Boodhariga caashaqa. Geesi wadani xaq u dirir, Guulayso Abwaan Boodhariyow. Soomaaliya ha Noolaato
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
❤️🌴اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ،كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle subxaana watacaalaa umada haka qabto Xassan Magafe😮😮😮 badal kheyr qabana umada somaliyeed ha ukeeno AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Subaxanalah ilahow qatuma nohagaji nafatas baa somalida madaxa wayane u ah😂sorry 😢😢😢😢😢😢
Subxaanallah yahuu imankaseek Hassanow 😂😂😂😂
Wa haman ee Ilahayow naga sogaar oo naga qabo xasan munafuq 😢
Horumarku aawey qabuurhii baa kaa baxsan waa yey alow adaa weyn oo waa xid ah
SalaLaahu CaLeyhi WasaLam ❤️❣️
Xasan Sheikh Aloow Kaqabo Shacabka Soomaaliyeed oo Uqubo Kurid Isga & Intuu Jecelyahay Aamiiiiin Yaarabi
Madaxwayne kama danbayn Muhammad siyad barre allah u naxariisto.
Kaasi madaxweeyne maahe ee wixii uu ummadda la hor yimi uun baa la sheegya, qabiilna cidi ma caayin.
Sick
@@AhmedHasan-e2cnacas
Haawallaahi madaxwayne kama danbayn Alle hawnaxariisto
Ilaahay hau naxariisto Mxamed siyaada barae gadaashii dowalada lamaraga ✅💯💯✅💯✅☝🏼
Ilaahey hanaga qabto Xasan munafaq iyo damqushash Aaamiiin yaarabi Aaamiiin
Massar timmirta laga keeno ayuu dilaalijiray 😅😅😅
Kas iyo munafaqiinta nogeba iyo cadowga ay shaqalaha uyihiinba shartoda umada soomaaliyed Rabbiyoow kaqabo oo noga filnow yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
Walee waxaa ka gardaran kuwa doortey xayawaanin isku mid
Xasan ayax allaha dadka dhaafiyo
Maxade siyaada bare illaahay hakuu naxariisito yaa rabii🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
Afkiisa iyo dhagahiisu is a maqlaan. Xaaraan quute bilaa damiira!
Midka aduun waxba kaga qaban Karno lakin Malin bu ilahay ka jarin
Abdifatah boodhari wan ku sugeenay 😂😂😂
Aamiin Ilaahey umada ha ka soo gaadho
XASAN IYO AWLAADIISU WAA TUUG😂. CILMI HADAY LEEYIHIIN ABAHOOD BAY XAARANTA KA CELIN LAHAAYEEN😂
Taasa xaqiiqa
XASAN SHEESH .
WAA INA CEEBEEYEY
HADAAN NAHAY. HAWIYE .
Amaad cidda sheeganeysaa, mise maskaxdaada qoladda Xasan Sheikh qabyaaladeysaa ku shaqeysanaysaa⁉️
Dalxoreeye dawacada uma joojiyo🫡🤍🇸🇴💙
waxan madaxweyne qaran maaha xata masuuliyad maystaahilo
Walee
meel dheer baad waxka aragtaa mrhoraad noosheegatay in Xassan Ayax yahay 😂
Mär walbo waan uduceyaa Abe Siyaad bare illaheeybey hakuu naxariisto
😅😅😅😅 war xassan bahane tuuga an xishonayn 😮😮😮yaab badana war waxan bila caqliga ah wax la taliya mahaysto miya😮😮😮
Bodharicaashqow waxan ku weydiyey rude cali Axmed iyo shurishan dheye derima ahayden Bosaaso igasoojawaba👍🇸🇱
guul ssc ❤ guuul ssc guuuuul ❤ ssc guuul alhi ssc hagarab galo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅saxiix bodhari runle ❤❤
Idinka dhalin yarada ayaa laga rabaa in aad toostaan .bal ku waano qaata dhalinyarada suuriya sida wadankooda ay u dhi sayaan idinkuna odayaal tuugo ah baad daawanaysaan oo aad tahriibaysaan .😊😊😊😊
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Aamiin ya raaaaabi
Alloow Ha’Unaxariisto Maxamed SiYaad Bare oo Janadii Gee Danbigiisii & KiiwaaLidkiina Udhaaf oo Qabrigiisana Uugadhig Beeraha JaNooyinka Midkamida Aamiiiin Yaarabi Yaa Raxiim
Tuug Tuug dhalay Xasan Sheikh
Dareen bin adnimo malahan Xasan waa xabaal mana dhargayo ilaa uu dhinto
Guuuuuul D5 ❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤❤
Xasan waa nin rafaad kukor ahaa baahidii baa weli maskaxdiisa kasii yeeraysa
Aabe 🎉Mohammed siyaad barre Allah ha u naxariisto 😢
Gajo always gajo😂😂😂
Allah haunaxariisto siyaad bare
Maxa
Mad cadi
Lahi farmajo guuuuuuuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
U regt my brother dont worry thime comes son and truth ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
😂😂 Boodhari keep going pro parnamijyada aad so galiso
XASAN AYAX ILAAHAYBAA FASHILIYEY OO KA HADLIYEY😂😂😂 WAAKAA SHEEGEY IN UU TUUG YAHAY😂
Muqdisho inta la bililiqeeystay ayaa mar labaad Caasimad ineey dalka u noqoto lagula kufay.
Teedakale
Dalku chapter 7 ayuu dib ugalay ee taa hala ogaado.
صلى الله عليه وسلم ❤
Waa Runat 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Aboowe Ruuntaan kugu jeclahay ❤❤ kusoco oo runta usheeg qabuuro qote
Hihi😂😂😂heesta dameerku macaanaa 😂😂😂 wan jeclaan lahaa in aad na maqashiisid iyadoo dhameys tiran😂😋😘
Ilaahay masaakiinta ha u gargaaro hasan madaxwayne u yahay aamiin
Kan waa tuugweyn oo mooryaana oo baahan ma dhergo. Dadka xamar maxey ugu banaan bixiwaayeen. Inkaar aa ku dhecdey reer xamar xasan baahane xasan tuug waa mafiyada Talyaaniga. Ceeb ha asture.😅
Madaxweynaha ha caayin reerkiisa ba caayin xishood dadka cirdigooda ilaali xishood
Unukaa leh
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤
War Somali ku Faraxdo Xasan Sheekh laga waa! Iska daa Somaliye Masar iyo Eritrea oo heshiis difaac la galay buu kaga baxay!
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh ❤ xasan wu na ceebeye subxanllh subxanllh subxanllh yaab
Heesta ii tilmaan . Waaba ka helay.
Xasan sheekh waa qabiili duli ah oo aan xishoonayn ilaahayna aan ka baqayn tuug weeye
Illeyn tuug waa tuug , tuugna waa tuug...Rabi Soomaali ha ka qabto xasan munaafuq..
Subxana allah war wadaadka maxaa qaadey
HADA KA HOR WUXU KUDHASRTAY INUSAN GURI KULAHEYN. MUQDISHO
illaa hadii xishoodoka katago waa waarun hooyada shaqaya ku leedahay oo hantida umada soomaaliyed baada ka dhisataya 👁️
😮😮😮😮😮😮😮😮😮
aamiin yaa rabi
Boodhari laandhere waragakaga waa saxiiii saxiiii 💯✅💯✅💯✅👌👌
Jaale Maxamed siyaad Bare Alaah ha u naxriistee kuwa maanta dawlada isku sheegayda maanta inoma joogeen xaaraan gaadayaal 😅😅😅
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud wuxuu ka mid ahaa agoontii uu aruriyey aa uu waxbarey kuliyadihii jamacadihii kubixiyey allaah ha unaxariistee madaxweyne hore aa aabe jaale Mohamed Siyaad barre Allah akbar markhaatiga nool waa mw HSM aduunow xaalkaa
😂😂😂 xaa igala aryaa doofaaraa dhashee xaa ka galay dabaqeyga😂😂😂😂😂
AALLAHU AKBAR
Amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🏽🤙🏼🤙🏼
Ismaciil cumaar iyu cashaarka ka bartay.
WAR 🇸🇴 mdaxweyne ka dhm please 😢 🙏 😭 🎤 toos qaat adiga ku qasbsba Hawiye and Darood ciyarta dold ka daaya 😢😢😢
Ninkan wa mooryan an xishoon an caqli lahen ay doqonimo udher tahay runti
Scw scw scw scw scw scw ❤
A.Bodhari WCS Dalka waxaa uu galay marxaladda HSM uu dadka uu dhacay haddana uu kudigto,Nabigena SCW SCW.
❤❤
Maxishode way kan allaha ina dhafiyo
Waabeentiisii uudadka kumash quulinjiraye somaalaaye kaca ooisku duubnaad waxalaidinmashquulinayaa waxaaa linku sugayaa masar turki iyo calooshod ushaqeeystayaalwadanka uukeenayo
Boodheriyoow kaarbaash❤
Hassan munaafuq maxuu Allah noogu so ibtileeya ma is weydiinay??? Maya isma weydiinin baq baq baq ayaan halkaas ka leenahay. Anaga aa xun oo isku naxariisanin diinteyna ayaan ka fogaanay oo qabyaaladda ayaan kor u qaadnay ee Towbadha aan badhino oo isku naxarisano.😢😢😢😢😢😢
Soomaali oo dhan waxaa wadi kara oo u qalma madaxweynenimo Beesha mareexaan
👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽
WaLaaxawLa WaLaaquwata ILaabiLaah
Waa yaabkani mi yuuna Ahankiiladorta yaahuu wayab
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
😂😂😂😂😂😂😂 Kkkkkkk isiiiiiiii sisinta iimey