@Geesiga1 sxb figirkeyga ma ahan ee waa mida ninkii tuulo ama magaalo Somaliya xoog ku qabsada ithoobiya u cararaayo qori lagu dilo walaalkiis doonanaayo xalkale ma haysaa
Very good professor Sanetor Abdi Ismaciil Samter. Waxa Xasan sh.. loo saarey Hees fiican oo Ku saleysan ficil xumada u sameeyey Xasan Gurguurte oo iibsadey Bada somaliyeed. Dal xoreeye wuxuu isku Beesley Dal xumeryo.. Dawlada Ethiopia weligeed IYO waaqeed ma sameynin naf hurnimo Somali ogtahay, balse waxay Ku fuugagtahey xumaanta samalia.
@@seed3966maamulka Fashilka Ah ee Muqdisho aqoonsibu badiisi siistay isba ana aqoonsi baan Siisanaya Maxan ku kala duwan Nahay 😂 Adiga Bahdilba Ku Raaca sida inad aqoonsatay in Ethiopia ku xabal galeen iyago ku difacaya in cidankoodu dhulkagi sii Joogi donan anigana wax dalkayga Anfacaya ii Raaca oo inay Takadayda wax ka soo dagsanayaan Share aan ka Helayo Ethiopian Airline oo Billions faaida soo sarta sanadki
Bada Somaliyeed wax La Yidhahda Ma Jiran Adba Turkeybad khayradki badada ku Jiray Tiri Ka Guro Shidal iyo gaas ka Baadho Kaluun ka Guro Cid ka Hadashay ma Jirto Dowlada Fashilka ah ee muqdisho wax walba waxa lagaga saxeexan Kara daciifnimadeeda iyo isla xisabtan laa'anteeda Dhanka Bulshada Shacabka somaliya ku nool waa dad axba odhanayn 😂😂😂 Waa Bila Caqli Waxan dantooda ahayn Lagu Foorariyay
Alle haku mariyo ciqaab adag illaah baanu kuu baryey xaasid war soomali ma inagaa isku dhaqan ah iyo isku dad nimo xayawaan weeyaan bini aadamnimo akhtu sheys
Xildhibanka mareykanka ee radinaya goni gosiga somaliland wa yahuudi raba in uu saldhig israil helo si uu yaman u qabsado ma qabsankaree yamantu maxay ku. sameneysaa mecnahedu waa an babi ino somaliland caqligu ha shaqeyo somali waa mid✌️
Maashaa allaah wuuba joogay Professor-ka oo war xaqiiq ah hayo. Xasan Sh waxey aheyd inuu la tashto Professor-ka iyo inta la midka ah ee khabiirrada ku ah. XASAN SH waa ku qasban yahay inuu dib ugu noqdo oo uusan sinnaba u oggolaan heshiiskii HORDHACA is-afgaradka ahaa balse ta tashi khubaro Somali uu xoogga saaro, talo qaato, xataa inta uu wada hadalka ku jiro uu qaato break wada tashi ah guddigaas dhiraandhirinaya ee siinaya jawaabka ugu habboon ee uu kula noqon doono Kulamada danbe. XASAN SH Jidkaas ayaa kuu furan si aad usoo celiso Somali mid ah oo ka badbaadada hagardaamooyinka cadawyada isu kaashanaya burburinta SOMALIDA & u gacan gelinta ineey hoos tagto ITOOBIYA. Sida uu ka dhawaajiyey Profeessork, annagana aan ku wada hamiyeynay allaahna ka baryeynay ee aheyd in allaah isu dumo qalbiyada Somali kala jeedda in Allaah ku mideeyo, dhexna dhigo Cadaalad & sinnaan in wax loo wada qeybsado, la isuna turo, Nafta & noloshana la isu huro. Waxa aad naftaada la jeceshahay la jecloow walaalkaaga Somaliga kula ah oo kii wax heystoow, ku hormari inaad walaalkaaga kale quudiso marka hore (GACMO IS-WEYDAARTA)
Ma waxaa lakala garan layahay waxay Itoobiyaan ku inoo geestiin iyo waxay ina tartay? Hada kuwa leh Itoobiya wax bay inoo qabatay waa calooshod u shaqastayaal shisheeye kaljaal ah oo dhuumi qaatayaal ah oo jaahiliin ah oo aan shacaba Soomaaliyeed dan ka lahayn
Damirki inta uu na dhintay ayaa ka damqayn gado iyo hiran ayaa itobiya soo gashay hadi la maqlo gobalada kale way iaka faraxsan yihin taas ayaana manta kentay in nalagu da dajiyo hishiska sida gabar guur did ah qofka aqliga lihi waxa uu fakara inta anan iman wax yabanaha molosha hoga tusaleynayo lkn dabalku waxa uu wax arkaa marka gurigisa laga taliyo wlhi qaran somaliya qof ayaan ka ahay lkn waxam u xanunsanaya qaranka in uu xubnahayga oo qatar ku jiro oo kale hada somali shacab iyo xukumad way jifan ilahey hana difaco inshallah
Aniga waxaan rabaa in dadka iyo dalka aan wax soo geliyo dhaqaale ahaan madaama aan ka maqanahay ee hal cent ka qaadi maayo. Taasina illaahey ayaan ka magan galay
MARKII SOOMAALILAND SAWTII LAWADA OOYAYAY EE DHULKA LA ISLA DHACAYAY HADA MAXAA LALA WADA AAMUSAY HALKAA WAXA KA CAD IN SOOMAALILAND CADAW LAGU YAHAY LAAKIIN REER SOOMAALILAND WAY HURDAAN IYAGAANA KALA QAYBSAN
Ilaahay inta uu dad abuuray waxaan ugu nacebahay itoobiyaan iyo yahuud ee ma waxaa maskaxd laga tiri karaa 2006 mogdisha waxii ka dhacay iyo dhabkii shacabka somaliya loo geeystay lagama yaabo taariikhadaasi in la badalo
Akbar jaahil, professor Samatar Waa waddani Soomaaliyeed. Qabyaalad iyo qurun kaliya ayaad fahantaa. Wax baro jaahilyahow oo ka faaideyso aqoonta professor ka.
Waan ixtiraamayaa professor ka iyo weriyahaba . Haddii ay arrinta itoobiya sidaas ku horgasho waxay soomaaliya noqon doontaa falastiin tii Afrika wixii nool waa la arki doonaa .
Amxaax miyaad tahay af soomaaliga qoristiisa bartay ninkani waa wadani ee dhuux hadaladiisa mise mooryaantii hawiye ee qaran jabka ku faaiidey ayaad tahay
Aqoonyahannada soomaalida ah ee wax ku soo kalabartay jaamacadaha gaalada iyo jaamacadaha islaamka isku aragti kama noqonkaraan hishiiska Ankara ee soomaaliya iyo itoobiya ku dhexmaray ,
Hadaba jabuuti iyo kenya ayey itoobiya ka dajisataa alaabteda marka iska fahan waxa itoobiya waalaayo oo badaha somalia looga kari la'yahay. Meel ay ayada leedahay bey rabtaa oo ciidan keensan karto Hassan sh waa siiyay
MAXAA KA JIRA iN Ay MaARINKA BADDA EE AY SOMALIA BIXI N AYSAA Ay TahayislA Ti UuBIXIYAY MuUSE BIIXI . ADDIISE AY JIRTO IN AY MEEEL KALE SIINAYAAN wAA HAL KEE ?
😮😮😮 itoobiya dawlada soomasliya ee lagu soo dhoodhoobay neyroobi 2004 ayaa nookeenay abaalka sidaas aya lagu leeyahay wasyo maxskiimtii waxa ku jebiyay dawlada soomaliya
Waqtiga qab qablayalka ayay itobiya somaliya is lahysisay wayna adagthy itobiya in laga gado jiritaanka soomaliya war aan ka jogno xata tabar yaradena aan kula dagaalano wlhi elatariya anaga ka awod badan lkn waa kala gadanahay ee aan dib u midowno walahi itobiya yahuud iyo america ayaa hos ka riixaya ee aan is difaacno itobiya madaxdena iyo maamula gobokada ayay jiliec ka arkem wlhi shaboobow waa inaga waxa ugu badan ee baabaya ee markaste noolameyne ubadkena dhigena haku xurobaan nin dakad rabo 15kun oo cidana ma diyarsaden ee hurdada aan ka kacno wlaalayaal
Shacabkeena Soomaaliyeed Wadaniyiin Is Wada Jecel Alle Ha ka Dhigo,Aamiin yaa allaah ❤❤❤
Aamiin yarabi oo is jecel❤❤
Aaamiiin yaa rabi 🤲
Prof Abdi samatar Waa runtiis hadalkiisa waana xaqiiq, ee Somali ha tashato hadii kale Somali majiri doonto, Allow noo gargaar, Amiin
M.a prof samatar wa xaqiiq shirkaa in ay rag aan siyaasi ahyn ka qayb galen wa nasiib daro
Mahadsanid prof
Mash Allah Somalia Prof Cabdi Samatar 100% the truth
Mash Allah borther babro you are right ✅️
Madaxwenaheena xasan sheikh wa macalin field giisa mahan siyasad meel xun ayu inaga tuuray allah ha inaga qabto cadawga
Siyaasada soo barta
@@IHatemumafiqGurguurte naag lala guursadyo hinaasty, marka 1 habeen lalaseexadana Fresh noqoty buu lamid yhy. Sorry
Pro cabdi samatar adeer allha ku daayo caafimdka
Midnimada Somaliya waa lama taabtaan allow midnimada noo badbaadin aamiin aamiin aamiin
Caac
Ilaahey naguma kiin soo celiyo.
Midnimo dhimatey, good by.
No more Somalia.
Muxuu yidhi odaygu
Midnimada Zoomalia waa la wasaaa.
Shaqo ayey rabtaa lkn madaxdeenu ma hayso wadadii midnimada
Thank u your comment professor bless you Ameen
Waaw cajiib cajiib❤❤❤
Xabashi ayad bad siiseen iyo xabashi ban u sujuudaya x.gurguurte kala saar
Masha alah pro.samatar
Mr professeur thanks you your Analysis polatiquieq....❤❤❤
Professor Samatar MashaAlaah qof xigmad badan baa tahay. Maxaad dawlada ugu mid noqon weyday fadlan ?????? MashaAlaah mar labaad.
Mashaa'allah professor -ka xa
qiiqda ayu kahadlay (tiihore iyo
tiidanbe) oo itoobiya nagu sa
meesay, waxase layaableh in
Xasan munaafaq shalay uu ku
dhaanteeyay Jig-jiga, isagoo
bahdilay sharaftiisa madax
weene ayu aflagadeyey jab
haddii uso dagalamtay kilinka
5aad iyo dagalki 77, u kutil
maamay dulmi itoobiya ayka
galeen ciidanka qaranka somal
Hadal siyaasinta kalex-leexan
jirtay ayu cadowga ugu farxiyey oo ah, kilinka 5aad
itoobiya Aya leh, maantana wu
xuu u saxiixay bad iyo barri.
Allow naga qabo dulligaas.
Aamin yaarabi.Aamin.
Xanuunbadanaa wax inagu dhacay somaliyeey ...allow hogaan awooda iyo han leh na siii yaa rabi
Manshaallah pro visor samatar
Prof Samatar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan Sheekh waxaa daran Sidii u dhibaatayn laga Puntland iyo Jubbaland. Wax dan ah kama laha Saylac.
Kkkkjkkkk ado kalo aragti gaban wax kastana qabyald Ku cabira somali joga dadna u ah nacasow xasan axmed iyo danay sow shalay saw maha kuwi isla socde dawladi farmajo wada mucaradà mntana siyasad iyo danahoga qaskay isku hayan
❤❤❤❤war kakacaay soomaliyay❤❤❤❤
Magacan somali bahdilka ka daya alle idin duleeye
Professorka waa halyeey soomaaliyeed, waxba inagama gelin waxa u qarsoon, guuleyso, nin aqoonyahan oo aan ilaawin dhibaatooyinkii xabashida hilibka cayriinka cunta kaaramardha iyo cadawga xabashida
Hadii dadkanagu u badanyahiin daba dhilif ithoobiya waa sax in lala hashiiyo waxey rabtana loo yeelo
@@AbdirisaaqAli-zc6frkalab kalab dhalay oo daciif ah , orod xabashida ha gumeysato dee anaga maya, inta aan qorigeyga barkanayo lagama yaabo in xabashi dhulkayaga soo damcido, viva Somalia, marhoraan go’aansaday inaan dhinto ama xornimo kunoolaado, hadaan dhinto xataa janno baan galayaa
@@AbdirisaaqAli-zc6fr kalab oromo ah 😂 😂 😂 , adigu inaan madaxa xabad kaaga dhufto ma ahane hadalkale inama dhexyaal
@@AbdirisaaqAli-zc6fr adigo orom isqarinayo ah laga ma yaabo anigoo laandheere soomaali ah inaad wax ii sheegto, nacdal hakugu dhacdo
@Geesiga1 sxb figirkeyga ma ahan ee waa mida ninkii tuulo ama magaalo Somaliya xoog ku qabsada ithoobiya u cararaayo qori lagu dilo walaalkiis doonanaayo xalkale ma haysaa
😢😢😢😢😢 i am from somaliland itobiya sida ay inaga yeelen marka maqlo ama an arko wan jidhidhicoda umadaydu sida ay u hurido
Qofkasta oo dameer leh waakula mid wll
Prof Abdi Waa Waddani
Etoobiya. Waa. Yahuuud. Ha. Aqbalina. Damacoooda. Hadiii. Kale. Soomaaliya. Waad. Taxi. Dooo taaaan
Ninka ba Madaxweyne ku habon Hassan Dhoqo wa khain wadan kuso Koray XARAN
Hooyadaa ayaa ah
Inshalaaa guul somaliland
Very good professor Sanetor Abdi Ismaciil Samter. Waxa Xasan sh.. loo saarey Hees fiican oo Ku saleysan ficil xumada u sameeyey Xasan Gurguurte oo iibsadey Bada somaliyeed. Dal xoreeye wuxuu isku Beesley Dal xumeryo.. Dawlada Ethiopia weligeed IYO waaqeed ma sameynin naf hurnimo Somali ogtahay, balse waxay Ku fuugagtahey xumaanta samalia.
Xasan waa madaxweeyne 100% wadani ah oo dalkiisa jecel lkn markaad indhaha daarood ka ku eegto waligaa ogaan meeysid xaqiiqadaas iyada ah
@yusufaddow1615 Xasan hadu wadani yahay IYO hadu dal xumerye yahay waad haysata ,balse hadowvhaso Caban Marka u dalka xaalufiyo .
His understanding
Ub
Ilaahay haku shaffo
Maansha allaah Afka allaah Kama. Jaro insha allaah ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa Halyay Quran
Ismail samater waxa uu kahad laayo waa run!!
اتوبيا فيها طمع جميع الاراض السوماليه والبحر
Professorka ishuu ka toogtay waana isku mid labada heshiis laakiin waxaa xiga in Somaliland aqoonsi ku bedelato bada somaliyeed rag mareykanka iyo yuhuud dhuumasho ugu tagay ayaa jiro mareykanka ayaa shaacin doono sanadka cusub yuhuud ayaa rabto bada Somalia Ethiopia waa boos celis
Itoopiya goox munaafiqiina maamusha runtii maamulka hargeisa hada bey aqoonsan yihiin hada sidaan u arko xaqiiq dib uraac dhaqankoda 👈
@@seed3966maamulka Fashilka Ah ee Muqdisho aqoonsibu badiisi siistay isba ana aqoonsi baan Siisanaya Maxan ku kala duwan Nahay 😂 Adiga Bahdilba Ku Raaca sida inad aqoonsatay in Ethiopia ku xabal galeen iyago ku difacaya in cidankoodu dhulkagi sii Joogi donan
anigana wax dalkayga Anfacaya ii Raaca oo inay Takadayda wax ka soo dagsanayaan Share aan ka Helayo Ethiopian Airline oo Billions faaida soo sarta sanadki
Bada Somaliyeed wax La Yidhahda Ma Jiran Adba Turkeybad khayradki badada ku Jiray Tiri Ka Guro Shidal iyo gaas ka Baadho Kaluun ka Guro Cid ka Hadashay ma Jirto
Dowlada Fashilka ah ee muqdisho wax walba waxa lagaga saxeexan Kara daciifnimadeeda iyo isla xisabtan laa'anteeda Dhanka Bulshada Shacabka somaliya ku nool waa dad axba odhanayn 😂😂😂 Waa Bila Caqli Waxan dantooda ahayn Lagu Foorariyay
How can we get together people like professor abdi samatar, etc somalian men like him together to lead somalia 🇸🇴
Prof si fican ayu hadalka u sharaxay wana Runti
Alxamdulilaah SOMALILAND GALBATAY
Alle haku mariyo ciqaab adag illaah baanu kuu baryey xaasid war soomali ma inagaa isku dhaqan ah iyo isku dad nimo xayawaan weeyaan bini aadamnimo akhtu sheys
war deg deg ah belaha samaron iyo ciise waxaay si deg deg ah udhisanayan ciidamo madaniya si ay uka badbadan ciidamada madaniga ee besha awaal😅
wlhi aqonta siyaasada iyo cilmiga ka muqda waqti Dheer gashy prof nolow
Heest magaceed yaa yaqaano?
ua-cam.com/video/3uBDBtEhxcs/v-deo.htmlsi=QsR1Cj-GGBr5aaIL
@suaadd5788 sucaad 💕❤️
Xildhibanka mareykanka ee radinaya goni gosiga somaliland wa yahuudi raba in uu saldhig israil helo si uu yaman u qabsado ma qabsankaree yamantu maxay ku. sameneysaa mecnahedu waa an babi ino somaliland caqligu ha shaqeyo somali waa mid✌️
Caaaac
@@ND0564 wuxu doono ha ahaado anaga aqoonsi ba no daran ILAHAY gaalada hano sakhiro somali wa cadawyaga
Maxad ka Badali Karta hooyada somali waste Somali mid mahe waa 5 adiguna 5 baad isu sii kala sartay Waa waqica aad Liqi la'adihin Hadad Runta isu sheegi lahayden dhibtina waad Xalin lahayden
Maashaa allaah wuuba joogay Professor-ka oo war xaqiiq ah hayo. Xasan Sh waxey aheyd inuu la tashto Professor-ka iyo inta la midka ah ee khabiirrada ku ah. XASAN SH waa ku qasban yahay inuu dib ugu noqdo oo uusan sinnaba u oggolaan heshiiskii HORDHACA is-afgaradka ahaa balse ta tashi khubaro Somali uu xoogga saaro, talo qaato, xataa inta uu wada hadalka ku jiro uu qaato break wada tashi ah guddigaas dhiraandhirinaya ee siinaya jawaabka ugu habboon ee uu kula noqon doono Kulamada danbe. XASAN SH Jidkaas ayaa kuu furan si aad usoo celiso Somali mid ah oo ka badbaadada hagardaamooyinka cadawyada isu kaashanaya burburinta SOMALIDA & u gacan gelinta ineey hoos tagto ITOOBIYA. Sida uu ka dhawaajiyey Profeessork, annagana aan ku wada hamiyeynay allaahna ka baryeynay ee aheyd in allaah isu dumo qalbiyada Somali kala jeedda in Allaah ku mideeyo, dhexna dhigo Cadaalad & sinnaan in wax loo wada qeybsado, la isuna turo, Nafta & noloshana la isu huro. Waxa aad naftaada la jeceshahay la jecloow walaalkaaga Somaliga kula ah oo kii wax heystoow, ku hormari inaad walaalkaaga kale quudiso marka hore (GACMO IS-WEYDAARTA)
Maanshalaah jaamicigii samaroon xukuumada samaroon ama gadabuursi ku wareejiya❤😂🎉😢😮😅😊
Ubadkii sheekhj samaroon asli somaali ❤ 15:58 16:00
Ahdi malaha xabashidu laguaaminaayee hadaan odoyaalo iyo ergo udirayaa arligeeyega maqana badayeda maqan ergolaegusiinaayen
Itobiy maanta waxay aaminsan tahay in rag la gorgortamo oo iska celiyo inay somali qabin......somali alle ha badbaadiyo ragoodii waxgaradka ahaa waydhamaadeen...yaa rabi
You are very righty.
Ragii itoobiya meel iska marin lahaa xil inooma hayaan.
Great song
Jabhadihii waddanka burburiyey ( SNM, USC, SSDF) Itoobiya ayaa soo hubaysay oo ku shaqaysanaysay.
Ma waxaa lakala garan layahay waxay Itoobiyaan ku inoo geestiin iyo waxay ina tartay? Hada kuwa leh Itoobiya wax bay inoo qabatay waa calooshod u shaqastayaal shisheeye kaljaal ah oo dhuumi qaatayaal ah oo jaahiliin ah oo aan shacaba Soomaaliyeed dan ka lahayn
Somaliya hilbaheedu meel banaan ayay yaalaan koonfur iyo woqooyiba itoobiyana sida haadka ayay iska cunaysaa,2035 kana dalka Somaliya guud ahaan tii maxmiyad ayaa la gelinayaa QM ayaana utalinysa from hargeysa
Gurguurte wuxuu galey taariikh xun oo aanu madaxweyne ummada soo marey aanu jirin .Xasan dalka ha Laga eryo .
Mw Xasan shekh khaysno qaran ayu sameyan wana in xilka laga qada o sharciga la hor kena khayanada u ka galay dalka
Proff buug haka qoro pleas dhacdooyinkan uu xogta ka hayo su dhalaanka soo korya oo aan ka mid ah aanan u iloobin
Asc prof cabdi xildhibana waad tahay shacbka indhaha baan idinku haynaa iyo waxa mantay socda
Hal xildhibaan oo kamida 435 .
Wax uu tari karo mapahan..
❤❤❤❤❤
Kkkkkkkkkkkk waa Gabadhii Amxaarka soo xabaaratay!!!!
Heestu:
Ethiopian Taariikhdeedii library ayey utaalaa
Lakin Somaali ayadaa Taariikhdeeda tirtiraysa.
😭😭😭
Damirki inta uu na dhintay ayaa ka damqayn gado iyo hiran ayaa itobiya soo gashay hadi la maqlo gobalada kale way iaka faraxsan yihin taas ayaana manta kentay in nalagu da dajiyo hishiska sida gabar guur did ah qofka aqliga lihi waxa uu fakara inta anan iman wax yabanaha molosha hoga tusaleynayo lkn dabalku waxa uu wax arkaa marka gurigisa laga taliyo wlhi qaran somaliya qof ayaan ka ahay lkn waxam u xanunsanaya qaranka in uu xubnahayga oo qatar ku jiro oo kale hada somali shacab iyo xukumad way jifan ilahey hana difaco inshallah
Marnaba wax heshis ah o arima bad ah in itopia lala galo marnaba noma wanaagsano
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaan waa taal. Walayaal
Parf.Samatar illaahay ha ku Dhawro aad iyo aad ayaad u Mahadsan santahay.
Aniga waxaan rabaa in dadka iyo dalka aan wax soo geliyo dhaqaale ahaan madaama aan ka maqanahay ee hal cent ka qaadi maayo. Taasina illaahey ayaan ka magan galay
Ilahaw cadawga naga qabo oo wadanka noo xafid war hooy somaliyeey kaca oo waxa inoo dhexeeya meel oo dhiga aan cadawga iska dhicinee xasan dhiiqo ugu horeeyo
Waa ayaan darro inay Xabashi maanta noo humbaalayso
Alla xassan yaa nagaqbtaa
Alle ya naga qabanayo alle dhalin yarta iyo dalka ha no bad badiyo
Asc. Walalow. Majiirta. Sii. Looga hoortegii kaaro hee shiiskan. Anagu kuma qanacsaniin. Heeshiiskan xaasana. Ma Amiiniikarno maxa nooxaLah. Manta hurdadii. Wey iigaataktay. Amiin. Maahaan
Dadba nagumalahan😊
MARKII SOOMAALILAND SAWTII LAWADA OOYAYAY EE DHULKA LA ISLA DHACAYAY HADA MAXAA LALA WADA AAMUSAY
HALKAA WAXA KA CAD IN SOOMAALILAND CADAW LAGU YAHAY LAAKIIN REER SOOMAALILAND WAY HURDAAN IYAGAANA KALA QAYBSAN
Isqabooji hutuuga xamar degan uun baay ahaayeen dadka ooyeyay maantana aamusan waayo Xasan dhooqo oo iyaga ah baa badda bixiyey.
wareysiga wariyahan mawduuca iyo professor ismaaciil samater oo flanqeynaya +heeska cajiibka leh ee marxumad khadra daahir waa xiddigga cinwaanada settimaanka ee baraha bulshada
SOMALILAND ADER WAY QAANGAADHAY EE MACASALAAMS
Ilaahay inta uu dad abuuray waxaan ugu nacebahay itoobiyaan iyo yahuud ee ma waxaa maskaxd laga tiri karaa 2006 mogdisha waxii ka dhacay iyo dhabkii shacabka somaliya loo geeystay lagama yaabo taariikhadaasi in la badalo
Dream buu ku jiraa samatar wax soomaal la dhaho ma jidho maxaad ka tahay meesha dhaaf SOMLAND SOMALILAND baan waxba ka ahayn
Akbar jaahil, professor Samatar Waa waddani Soomaaliyeed. Qabyaalad iyo qurun kaliya ayaad fahantaa. Wax baro jaahilyahow oo ka faaideyso aqoonta professor ka.
@@Winner175 Gobanimo, qabyaalad ayaa halkaa ina dhigtey. Kaa aad u jawaabtey wxuu aminsanyahay laangaab iyo laaandheere - waxay ay sheegeysona ma jirto. Anigu reer Boorama ayaan ahey laakin Prof kuma taageero qabiiil waxaan ku taageera Somalinimo. Somalinimo ayaa na deeqda! Kii diida isaga ayay u taalaa!
WAXAAD ILAWDAY YAA KEENAY ETIOPÍYA? CABDILAAHI YUUSUF
Abdullahi Yusuf also waxu ku keenay dowlada hada ad aminsentahay, muryaanti mogadhishuna ka xoreyeey ina HSH..😂
Waan ixtiraamayaa professor ka iyo weriyahaba . Haddii ay arrinta itoobiya sidaas ku horgasho waxay soomaaliya noqon doontaa falastiin tii Afrika wixii nool waa la arki doonaa .
WAA SANATOR MUSHAAR KA QAATO DOOWLADA SOOMAALIYA USA AYUU ISKA FADHIYO WAR DAD INTAADAN WAX KA SHEEGIN ADIGA IS XISAABI
Amxaax miyaad tahay af soomaaliga qoristiisa bartay ninkani waa wadani ee dhuux hadaladiisa mise mooryaantii hawiye ee qaran jabka ku faaiidey ayaad tahay
Xildhibaade adigu maad la hadashid. Madaxweyne hassan sheikh
Professor Samatar wuxuu illoobay xasuuqii shacabka Muqdisho ay ka geysatay Itoobiya. Malaha wuu illoobay ee weriye XUSUUSI!
Ha ku riyoonina midnimo dambe oo la isugu soo noqdo Somaliland 60kii ayey qaldantay wixii dhacayna waa la ogyahay.
Turkigu daacad ma inoo noqonkaraa 100/'
Aqoonyahannada soomaalida ah ee wax ku soo kalabartay jaamacadaha gaalada iyo jaamacadaha islaamka isku aragti kama noqonkaraan hishiiska Ankara ee soomaaliya iyo itoobiya ku dhexmaray ,
Dakad la.aani mahayse ee damac baa wada
Daawoo
😢❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
anigu waxaan la yaabanahay Ilaa hadda Djbouti ayaa ku baryaysa inay bad siinayso Ethiopia, lkn wxaad umalaysaa inso damcayso badda Somalia.
Hadaba jabuuti iyo kenya ayey itoobiya ka dajisataa alaabteda marka iska fahan waxa itoobiya waalaayo oo badaha somalia looga kari la'yahay.
Meel ay ayada leedahay bey rabtaa oo ciidan keensan karto Hassan sh waa siiyay
MAXAA KA JIRA iN Ay MaARINKA BADDA EE AY SOMALIA BIXI N AYSAA Ay TahayislA Ti UuBIXIYAY MuUSE BIIXI . ADDIISE AY JIRTO IN AY MEEEL KALE SIINAYAAN wAA HAL KEE ?
Xasan dhiiqo wuu ku dhacay shabaqii loo dhigay kkkkkkkkk
Turkigu wuxuura baa sida suuriya noo dulaalo itaabiya😮😮😮
odaygii walahi naf baa haysa dhulkiisu ubaqay hada 2023 waxuu Barlamanka DFS ka dhex lahaa Somalilnd waa sharci mantana wakaas waligaa dulmi hataageri wakaas manta walwalayah degaankiisii wakaas kuwaashay somali 2022 somali ayuu ukala abtirinayey subxaanalha waligaa xaqa kutaagnow wax ka fiican ma jiro aakhiro iyo aduunba
Ninkaan iyo walaakiisa waxaa kheeyr badan in aay faraha kalbaxaan arimaha doowladda soomaaliyeed .....
Waxaa ka dhacday meeshaas (somalia waxeey ku heesi jireen)kana siib kana saar .hadda waxaa joogto (kii horena qaado kanna ku darso)
😮😮😮 itoobiya dawlada soomasliya ee lagu soo dhoodhoobay neyroobi 2004 ayaa nookeenay abaalka sidaas aya lagu leeyahay wasyo maxskiimtii waxa ku jebiyay dawlada soomaliya
Itoobiya, waxay rabtaa, in ay liqdo Soomaaliya.
Soomaaliweyneey, Soomaaliya aan badbaadino, idanka Ilaahey.
Dowlada, hadda jirta, Soomaali ma metesho.
Xasan Sheekh, Soomaalinimadiisa farbaa ku godan.
Baarlamaankow, kaca oo wadanka badbaadiya.
Heshiiska Itoobiyana rida.
Ilaahbaa idinkala xisaabtami doona, dhulka muslimiinta, oo ah Soomaaliya.
Ma rabno Itoobiya iyo heshiiskooda qurunka ah.
Soomaaliya, Soomaali baa leh.
Nafhurnimo maaahan waaba naxasuuqeen
Waqtiga qab qablayalka ayay itobiya somaliya is lahysisay wayna adagthy itobiya in laga gado jiritaanka soomaliya war aan ka jogno xata tabar yaradena aan kula dagaalano wlhi elatariya anaga ka awod badan lkn waa kala gadanahay ee aan dib u midowno walahi itobiya yahuud iyo america ayaa hos ka riixaya ee aan is difaacno itobiya madaxdena iyo maamula gobokada ayay jiliec ka arkem wlhi shaboobow waa inaga waxa ugu badan ee baabaya ee markaste noolameyne ubadkena dhigena haku xurobaan nin dakad rabo 15kun oo cidana ma diyarsaden ee hurdada aan ka kacno wlaalayaal
Axdi malaha Xabashidu lagu aaminaayee
Taarikhahas HSM macno uma samaynayso waayo maha hogamiye dhiig soomaliyeed leh .
Abiy ahmed iyo biixi sheekadoodii waa la fashiliyay.
Adigaa waqooyi iyo saylac kasoo jeedii maxaad haydaa aan ka ahayn Mucaarado.