Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah oo dhiig leh igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.
Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢😢
@@Caliya7 waxii laga hadli lahaaba ninkaas aad u buun dhawday waa tagay wixii laga sheegii lahaaba marka kuwa aad farqahooda ku dhagan tahayna isaga fuq ...........
Iskuulka dhulkuu kuyaalo waa dhul dowlo waxaana dhistay nin mooryan ah caruurta dhigatane bilaash kuma dhigtaano ee lacag buu ka qaataa waa xaaraan quute marka waa in la dumiyaa oo dad weynaha loogu adeegaa dhulkaas jaale ee edeb yeesha Somaliyeey🤓😎
Madaxwaynaha term kiisii hore caruurta Galkacyo waxay ka carareen iskuulada markii uu isku diray maamulada Gaalkacyo, halka caruurtiisu ay hantida caruurtaas ay ku aadayeen iskuul
Cid uu madaxwayne u yahay ma jirto.Waaa tuug meesha xaaraan ku yimid oo xaaraan ku jooga. Midda kale haduu sharci jiro dhulka muu iibiyeen..Sharci ataa qabanlahaa.Hadda wax qabtaa ma jiro.
Kan hala soo xero ma ahan wariye sax ah hadalka sii qaldan ayuu u fisiray ee umada qalad ha u fahamsiinin bulshada hadalka waa uu ku saxan yahay madaxweynaha
Waa idinku fiican tahey, walee nabsi wuu soo degdegaa , ka xaaxaabi taageradii aad siiseen nin yiri “muqdisho qaraxa ka dhaco kama naxo sida aan uga naxo nairobi… mala dhihi karaa shacab iyo magaalo buu rabaa… walee waa ustaahishaan kaasi…
War cid aad difacato manheysatid, hadad caqliga indhahiisa iyo maqalkiisa beeshey dadku waa kuwo fayow, ninkaanina hore buu u cadeystey inuu dhameystirayo qabyadii uu ka tagey.. qof aan u qalmin hogan, wa kaa is cadeeyey…
Cunuga yar ee ribaynayoow maxaa xasan ka qaadee qof walba waxaa masuuliyad ka saaran in uu habeyo nolashiisa iyo tan qoyskiisa shacabkuna waa shaqsiyaal qof qof asxaan u haayo ma jiro ilaa marka maykaro foonka la hortaagan yahay moogiye xasana waa run sheegay ee runta wax halugu goosto.......
Somali wa Jahiliin hadalka ma fahmaan. Madaxweynahayna Xafidullah. Somaliyay Allaha idin Hanuunsho Ma Jeebka Madaxweynaha ma ku tashanaysiin. Illahay ayaa Darajada bixiyo .Adigane Darajo ma bixisiin. War ayaa Saraftiin. Hadal yar iyo Howl badan .War ordoo Shaqaysta War badan haan ma buuxsho. Wbt
Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah oo dhiig leh igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.
Abahaa maw ahaa kuwii kaxara6snaa maatahay lafoole.
@@Caliya7 yaahuu waxaad aaba leedahay ninki aayad quraan inkiray culimadi laayay
@@libanbariyoow8327 xasan shiikh ma kutab buu ku dhaqmaa wakan dal dhan badiisa iibsade
Aabe Mohammed siyaad barre 🎉Allah u naxariisto aamiin Aamiin
Siyaaaad barreeee we missed u 😥😥😥 dhalinyarada hawiye hada nahay qabiil been ah aaa nalagu baaaabiyay
Hawiye ha dhihin beena haka sheegin qabiilaadan aheyn naftaadaad ka masuul tahay hadaad adiga uxiistay
Inna lilaahi wa Inna Ilaahi Rajacuun Hassan waa Dameer Badar ka dhergay waxaa dhaaftay dhuusadii waa Ey ma,aha madaxweyne Qabuure fagte Ilaahayoow Hassan ku badal Hooyada Ooyaysa Aamiin Yaa Allaah Hassan ka daadi wuxuu ku faanayo.
Aabo siyaad ayaa hore uyiri Allaah ha unaxaristee dal iyo dad wadaniyiin ah igama dambeydoonaan Illaahey ayaa wax og laakiin somaliduu sifiican u yaqaaney.😢😢😢😢
Siyaad iska daa faan aad faaniso wax ba uma gooyso waxii ay ka qoreen labadii Malak ee aallaah u soo wakiishay ayaa xisaab ugu filin.......
@ilmo1234 waxey kaqoreen iyo wax looqoray Allaah ayaa kushaqoleh ee waxaan maanta joogo kahal iyo waxey sameeyeen.
@@Caliya7 waxii laga hadli lahaaba ninkaas aad u buun dhawday waa tagay wixii laga sheegii lahaaba marka kuwa aad farqahooda ku dhagan tahayna isaga fuq ...........
Aabo siyaad allaha unaxariisto
Maxamed siyaad soo maahayn kii yiri dal maahane dad ka tagi maayo, markii la yiri, dawlada waxbadan aad soo haysay ee isaga tag, fidno ku cindi isga.
😢laakiin hadal ka Hassan sheikh waa la jarjaray
War waxan mw lama dhihikaro subxanallah
Wlhi adun magac bakahara ninkan wuis bahdilay gabartisa guur maleh
Xasan shiiikh aamuska buu ku fiinaa labo kun oo ardey ah ayuu barakiciyey oo uu kitaab ugu dhaartey marka maradabaa ka dhacey aduunya aaqiro ilaahey baa laxisaab😭😭😭😭😭
MAGACIISA CUSUB WAXAA LA DHAHAA. XASAN MAXAA IGA GALAY.
Xasan hadal mayaqan qof iyo codka u shegayo kaw isaga baxayo
War ninkan cid madhafin qaxotigii debadaha uqaxay aa ka baxsan wayey xabalihi aa ka baxsan wayey ninkan halayska qabto
Wiilka Askariga ah ee xooga dalka katirsan ee furinta joogo dhaxanta,gaajada, qoraxda, kaneecada, isku darsaday hadii uu arko madaxweynihii oo.leh ilmaheeyga dadlka.dibidiisa ayeey wax iigu soo baranayaan waa wada jaamiciyaal qalbigigiisa maxuu dareemaya waxaa qasab ah askarigaas in uu dib u fakiro
Askarigaasi Somaliyeed waxbaa.ka khalad marka hore maxa ka galay hassan qoslaaye Khasaare dhiiqo musuq munaafiq beenaale/ iyo dhaqankiisa inuusan madaxwayne Somalia ahayn waa uu og yahay dee hadiisan dili karin nacaskaan dhiiqo musuq munaafiq beenaale ha iska joogo xaafadiisa 💯 percentage hadii yahay somali dhalad ah askariga somaliga ahoow toogo oo dil hassan qoslaaye Khasaare dhiiqo musuq munaafiq beenaale iyo baarlamaanka tuugada ah ee waxan inoo keenay ee laalush ka yar Wadanka hooyo iyo dadka soomilyeed siistay inyar oo laalush ah..askariga somaliga ahoow adiga ayaa leh Wadanka oo dhaartay inaad Cadowga ka difaacdid Cadowga kowaadi waa waxan doqonka ah kibirsan kuna kibray xoolaha Somaliyeed ee aad adigu xaq u leedahay qofka kowaad ee ah inuu ku caysho. Amaa tuug qoslaaye dhiiqo khaain musuq munaafiq beenaale/ maya maya. Ku jihaada oo dila asaga iyo baarlamaanka tuugada ah. Kacdoon bulshada Somaliyeed iyo taageerada shacabka sidii 1969 kii uu ciidankii qalabka sida ee Somaliyeed ay u qabteen Wadanka hooyo ayaa la ini ka rabaa ma aha inaad indhaha ka daawataan Mooryaan Hassan tuug khaain qoslaaye dhiiqo iyo baarlamaanka tuugada ah ee Wadanka hooyo ku soo duulay. 400 odayaal iyo habro tuugo ah oo 90% qurbaha ka soo duulaan tagay si ay u dhacaan hantida ummadeena soomilyeed. Askariga somaliga ahoow badbaadi Wadanka hooyo..masuuliyadaa kaa saaran. Shacabka Somaliyeed iyo somaliba hantida ummadeena soomilyeed intaba...
Umadan Somaliya illahaya uu maqana madaxda wenaha illahaya ha ka cabsada manta waa adunaya bira waa aqira ka cabsa masakinta
Unnukaa Leh unnukaa Leh,Jalalqsi ayuu ka yimid soo Maa aha?
Halkan ku yaaban fadhiyaa wali tan dhiiqo way dhaftay 😮 😮😮😮😮
Xasan sh maxaa igagalay waa maangaab maxishode
wax E Eka ma Ka liin? Waan JelaX La hay .
walee reer muqdisho hadal masarifi yaqaanaan waxay soo qaataan intu tusaalo usooqaato caruurtiisa tusaaluu usaaqaatay shacabkuuna dhiri galinayey siay u ogadan inuu yahay dhuldawladeed
Dadka xumaan raadista nagu badan😢
Mw Xasan shekh waxa u sameyay sida heshiski itoobiya u la galay iyo sida u u hadlayo waxa khainu wadan kharo masul ah wana inu is casila Xasan shekh
WAA ODAY ASASAGAY UUUUUUUUFFFFFF
Waa jirran yahay.
Xasan sheikh, Shacabka Muqdishu. Dadkii gurmadka ku yimid Xamar isla markaana yiri Xamar, annagaa iska leh iyo xasan waa isku caqli. 1950kii Abgaal yaa yaqaanay, dhibaatada wA maamul goboleedyada waana in la baabi'iyaa si Dowlad tii Aden cadde & Abdirashiid oo kale waa in la helaa, laakiin Dowladdaas waa in caddaalad lagu saleeyaa.
Walee SHARAFI dhimatay! Wadan MW, hiisu sidaas uhadlayo taariikhda madhicin gaal iyo Muslinba!!!
Wuxuu astaahilaa in Xilka laga qaado oo Maxkamada lasoo taago siloo waydiiyo intuusan noqon MW Xoolo inta uu kahaystay iyo maanta xoolihiisa!?
caruurta shacabka wax barasho la aan
Iskuulka dhulkuu kuyaalo waa dhul dowlo waxaana dhistay nin mooryan ah caruurta dhigatane bilaash kuma dhigtaano ee lacag buu ka qaataa waa xaaraan quute marka waa in la dumiyaa oo dad weynaha loogu adeegaa dhulkaas jaale ee edeb yeesha Somaliyeey🤓😎
Somaliyey kaca oo meesha dhafiya damiirlaawahan layiraahdo xasan munaafuq
Xassan. Shekh waa nin horay loo bartay barka waxaan la yaabana dadka hada baranayaan
Barlaman somaliya ma jiro wa khaimin tug ah
Madax Wayne maahan Waa waxaan cishoonayn oo maskax saxa Ku fakarayn
Walaahi kan cali mahdi xabsiga ha dhigo
Dad kaan aan afsoomaaliga
Aqoonin ee oranaya u aalo baanu dadka weeydiinayaa
Waa dadkii fahmila micaha qudbadii mw xasan shiikh
Ma uusan oranin marnaya
Ee waxa uu ka hadlay waa
Dhismaha eey dhisanayaan
Dadka ganacsatada ah asigu islama jeedo hadalkee
Waxuu ka hadlayay wacyiga jira
Iyo waxa shacabka anfacaya
Sida waxbarashada sida isguulaad free ah caafimaad free ah
Biyo iyo jidad waxaas baa anfacaya hooyada somaliyee
Mw Xasan shekh wu fashilmay e wa in xilka laga qada
Good 👍
Madaxwaynaha term kiisii hore caruurta Galkacyo waxay ka carareen iskuulada markii uu isku diray maamulada Gaalkacyo, halka caruurtiisu ay hantida caruurtaas ay ku aadayeen iskuul
@@Fays2010 galkacyo waa federal waxaana ka musuul ah ninka gaar u sarsaday
Madhosankaraa dabaq hadey
Hooyada soomaaliyed ey caanshuurta eysan dhiibin
Hooyadaas baahan lacagtii laga qaadey ayuu biishaa
Imaan la'aan iyo caqli xumo ayuu is ku darsaday
shacaka somaliyeed ka tashada oo dareen yeeshay heeryada is ku tuura
Soomaakiyee
Aabaihiina kaxishooda
Bil jidkeeda waa keftaa
Xassan tuug bahane waxas maduliyad ma qaadi kara Alle ku ceebe kan cuqubo aya ku dhacday sorry hooyinka soomaliyed raali ahaada😮😮😮
Cid uu madaxwayne u yahay ma jirto.Waaa tuug meesha xaaraan ku yimid oo xaaraan ku jooga.
Midda kale haduu sharci jiro dhulka muu iibiyeen..Sharci ataa qabanlahaa.Hadda wax qabtaa ma jiro.
Wiilkan yarbaa ka aqlibadan xassan shiiq madaxweynaha sheeganayo
WAa today Asasagay 😢😢
Xasan shekh wa u fashilmay wana inu is casila wa khainu wadan
Markuu fanayo madkii askartii soomaaliyeed ee uu qabiilka kudulan geliyey madkodii wuxuu yaley meeshii lagu layey iyagoo dhurwagu cunayo mayidkoda xataa xasan sheekh waa dugi wayey kuwas iyo hooyadii dhashay waxay kamid yihiin soomaalida xasan ufanayo marna ugodinayo. Xasan shiikh halabaro inuu soomaali yahay iyo inuu oromo soomaaliyobay lakiin u shaqeya etopio.
Waanacas madaxweynaha
Maxaa jira hooyada soomaaliyeed caanshuurtii laga qaadey ayuu mushaar ahaan uqaataa
Marka siduu ku dhihi karaa waxba kamagalin
Bal kawaran hadey hooyada soomaaliyeed eey reebato lacagta caanshuurta balkwrn
The background noise says a lot about our society no wonder things are elephant with all that unnecessary noise just self inflicted isfiilito!
I see why they call Wadankeena Horn of Africa
Shaqeesta
😂😂😂😂😂😂ka wanaagsan yahey maxamed soo bax shalay laheenin xasan waa kaa😂😂😂😂😂.)
Waa wax laga naxo in madaxweynihi umada in maxaa ka galey hadan guri dhisto & hadii kale yacni Aragti hooseyso
xasan sheikh wuu xarashey dhul danta guud iyo dhul qaburo iyo xaqa ciidanka iyo lacagta mucawanada calamka jeebkooda aye ku shubtan
War beenbadaa anigaa dhisanaayo madhihin wuxuu dhahay hadan leyahay warka siduu udhigay waa been abuur
Somali
Subxanaalaah xasan munaafaq
Walahi Wan yabe😢😢😢😢
Umada soo asagu masuuliyadooda maqaadin duliga
Waxaani madax Wayne maahan
Musuul iyo muuqde maahan
Nin maamulay
xasan sheikh waa wacel oo duli ah waa tuug lacagta caruurtisa wax ku barayo iyo lacagta guryo ku dhisanayo iyo ku gadanayo gawarida waa xaqa umada somaliyeed oo dhan
hawiyo wax ma maqlan waxna ma arkan ayaga qabil ku tageerey xasan sheikh waxa uu bara kicinayo kuwa uu ku dhaga hadlayo waa hawiyo
Hadalka madaxweynaha haxumeynina wuxuusan dhihina hakunabina
Aasahruj
Wax laqariya miyaa ya ka benshegayo afkisu ka yiri maxad afka uqabanweydey aderka xasan xayawaan
Hoyooyinka somaliyeed horta madoran XASAN sheq lacag tisuu ku tagaey iska Daya
😊
Allow umada kaqabo ❤
madax weynaha waligiiba hadaka wuu kadhacaa
Odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq wa tuug is nacay oo hantidi umada somaliyad dhacey qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo qabiladi isku dirayo hubka sharci darada qamriga iyo xashishka jadka ganacsada odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq
Kan hala soo xero ma ahan wariye sax ah hadalka sii qaldan ayuu u fisiray ee umada qalad ha u fahamsiinin bulshada hadalka waa uu ku saxan yahay madaxweynaha
Waa idinku fiican tahey, walee nabsi wuu soo degdegaa , ka xaaxaabi taageradii aad siiseen nin yiri “muqdisho qaraxa ka dhaco kama naxo sida aan uga naxo nairobi… mala dhihi karaa shacab iyo magaalo buu rabaa… walee waa ustaahishaan kaasi…
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ALLE AH DAAYO MADAXWAYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD SOMALIDU WAA DAD AAD UU XUN WAAYO ADUNKA KAMA DHACADO DAD MADAXDOODA SIDA ULA DHAQMA
Suaal bal inoo sheeg hal shay oo qura oo Mooryaan Hassan tuug ku fiican yahay oo uu qabtay hadii aadan qabyaalad amase wax yaroo laalush labadaas midkood adaan u amaanaynin. Hasan tuug qoslaaye Khasaare dhiiqo musuq munaafiq beenaale..?
Eyaha soo doortay waa kuwa barlaman isku shegayo waadayuusin aan dalka u turin
Viva Xasan sheekh Maxamuud Dalxureeye ka naxoow nafta waay
Hhalimohassan
Xasan dhiiqo aderka miya wa duq khain ah oo tuug ah xarantuu ku soo xada miya
Naftsada been ha u sheegin Xasan Sheekh kuma yaqaan waxna kuuman qabyalad haku taageerin
Hadhaco Dawöada ku Sheega Beeenta Iyo Boobka ku dhisann 😢
Ninka wadanka halaga qabto somaliyey
hawiyo ma raban mid wadani ah oo xaqa umada dhoorayo lakin waxey jacel yihiin mid dhaco oo bara kiciyo xaqowda cuno ee raban
War afkaga ka bixi Hawiye wadani ne mesha kuma heyside qarxiyu aha ki ka hoteyay
Noolow. Wiilkan
ISAGA IYO HADALKIISA MIDNA QIIMA MALAHA EE ADINKA MACNO HOWSAMYNINA ?NINKAAS X.SHIIQ DIINSHARAF IYO SOMALI NIMO MIDNA MALAHA ee dhalin yaroy dantiina garta adinka
Xasan xisaab baa unabaysa aakhiro
Hadalkiisa iyo ficilkiisa wey iswaafaqsanyihiin kii rajoqabow quuso
Xasan doqonnimadiisa ayuu bulshada u soo bandhigay
Qofku haduu caqli gaab yahay waxaa fiican inuu iska aamuso
mac ey idinkutahy somaliyey qabiil ladinka rebi waa baab,a
madaxweynaha hadalkiisa waa saxanyahay ciyaala suuqiintaan xabsiga hallagu guro
madaxwene adcanesan shacabka soomaaliyedow ixtirama madaxdina hadikale sidasa madaxda idinkugu jawab intoow madaxwene noqon ayuu ciyalka soomaaliyed wax barayay xasan imisaad caaynesen hal malin ayad kacabadesan xasan idinka dulqad badan
Qumaynimo lama rabo soomaali maryooleey
Maya daaya madaxwaynaha waa igaarkiiniiye. Dal xoreye birmada xasansheeq. Farmajo waa mareexaan . Ha ooyina
Dhalinyaradii hoyo masakiina sokorisay askar ka dhigay dagaalka iskaga dhiga markasu hadana fanaya cashuurna kagura masakiinta
3:21
Somaliyey xasan waad aragtaan waxuushnimadiis aragti xumadii
MA XASAN OO XABAALIHII KA BAXSAN WAAYEEN BAA SOO NOQON?😂😂 MAYA
XASAN AYAX GOORMU DAARO DHISTAY INTAAN LA DOORAN😂? IN UU TUUG YAHAY BUU ISKU CADEEYEY. SOOMAALINA DAN KA LAHAYN😢.
Xasan gur gurte wu fashilmay ha is casilo
Wacaladaan hala soo wada xiro madaxweynaha ugafaayo waa axmad madoobe ciyaal kiisa
War cid aad difacato manheysatid, hadad caqliga indhahiisa iyo maqalkiisa beeshey dadku waa kuwo fayow, ninkaanina hore buu u cadeystey inuu dhameystirayo qabyadii uu ka tagey.. qof aan u qalmin hogan, wa kaa is cadeeyey…
@felisabdi3794 macdaada lee nadiifso adii ok afaarahaas kadhex bax
XASAN SHEEKH MAXAAD KA SUGEEYSEEN MARKAAD U SACABKA TUMEEYSEEN WAAD ISTAAHISHII SHACAB QABYAALAD DANMOODAY DANTOODANA AAN GARANEEYN
Xasan xaraash waxaa dhib ku hayaa dadkuu xukumo caqligga ku hadaaqo2cunuga
Xasan wuxuu u hadlaa sidii ciyaalsuuqii sannadka u dhimman yuu hadlin heyska Aamuso. Hadduu mardambe hadlo hala casilo
War xasan sheikh cadi maha waa la soo sixre hala quran saro aawey abgal ninkas xer xera😢 intey gori goortahey
Sharciga durka😂😂😂😂
ADINKAA DOORTEY
Waa doofaar doofaar dhalay oo qirtay inuu tuug yahay
Cunuga yar ee ribaynayoow maxaa xasan ka qaadee qof walba waxaa masuuliyad ka saaran in uu habeyo nolashiisa iyo tan qoyskiisa shacabkuna waa shaqsiyaal qof qof asxaan u haayo ma jiro ilaa marka maykaro foonka la hortaagan yahay moogiye xasana waa run sheegay ee runta wax halugu goosto.......
Somali wa Jahiliin hadalka ma fahmaan. Madaxweynahayna Xafidullah. Somaliyay Allaha idin Hanuunsho Ma Jeebka Madaxweynaha ma ku tashanaysiin. Illahay ayaa Darajada bixiyo .Adigane Darajo ma bixisiin. War ayaa Saraftiin. Hadal yar iyo Howl badan .War ordoo Shaqaysta War badan haan ma buuxsho. Wbt
Xasan gacan dowladeed buu kusoo waxbartay weliba maanta ayaa ka canshuur badanahsy muxuu kuwiisana ugu faanaa kuwakalana uleeyahay waxba igama gelin
Qabyo ninkeedaa dhameestira
Xasan awalba wuu xuma lkn arintan wa nagu boojena badii uu saxixe ayu buuqan ku qarina