AscNaciima mahdsanid Xbbt Wll suaal aan ad ugu baahnaa Ayan raba inad ii sheegto farqiga u dhexeeya vitaminada iyo minerals ka ii sheeg Sidoo kale wll scan Malagu ogaan karaa yarantooda scan aya lay saraay minerals kii Waa wada low marka miyay ka dhiganthy in vitaminadiina hooseeyan mise dhiig ayaan iska qadaa si aan u ogaado vitaminada mhdsanid wll Vedio ad ku sharaxayso haduu jiro linkiga noo soo dhig
Wcs walaal walaal haa waan soo sharxay farqiga u dhaxeeya Feytamiinada iyo Macdanta, inshaaAllaah markaad soo daawatid sifiican ayaad uga jaahil bexeeysaa, waxii aad soo fahmi weeysid igu soo noqo!
Asc abaayo mcn qeyr Allaha ku siiyo waxa tahay qof wax Laga faaiido Maasha allah. Adigo raaliya ah Xbbti waxa ku waydiina mashiinka guriga la dhigo ee guriga Oxygenkq ka saaraya magaciisa Ma Ila wadaagi kartaa. Waad mahadsantahay. Illaah Gali xafido adiga Iyo caruurtada Iyo xaajigaada
Abaayo marka intee nagu filanyahay oo vitamins isku jir maan qanaaa mise kali kali vataminD3 gooni magnésium gooni iyo b12 gooni ama Hal kaniini oo isku jura maigu filanyahay isoo jawaab abaayo
AscNaciima mahdsanid Xbbt
Wll suaal aan ad ugu baahnaa Ayan raba inad ii sheegto farqiga u dhexeeya vitaminada iyo minerals ka ii sheeg
Sidoo kale wll scan Malagu ogaan karaa yarantooda scan aya lay saraay minerals kii Waa wada low marka miyay ka dhiganthy in vitaminadiina hooseeyan mise dhiig ayaan iska qadaa si aan u ogaado vitaminada mhdsanid wll Vedio ad ku sharaxayso haduu jiro linkiga noo soo dhig
Wcs walaal walaal haa waan soo sharxay farqiga u dhaxeeya Feytamiinada iyo Macdanta, inshaaAllaah markaad soo daawatid sifiican ayaad uga jaahil bexeeysaa, waxii aad soo fahmi weeysid igu soo noqo!
@@adigaisahaaw asc
جزاك الله خير mahadsanid walaal inbadan ❤️❤️👍👍👍
Masha allha allha Shukrn
Huno naciima jazaakulahukheyran waa jazaa ilahay abaslkaga jano hadigo
Vitamiin D 10g qataa uur na Waa leeyahay Ma igu filan yahay mise Waaka badiya Jazakumullah qeyr walashey
Masha allah
Alxamdulillaah hada ayaan udhawahay bi idnillaaah alle cimribadan oo caafimadle alle ha iigu daro ani iyo dhaman muslimiinta oo dhan
Maasha allaah mahadsanid
Mansha Allah ilahey ha ku xifdiyo adiga iyo rerkaga
Qeer badan Allah ku siiyo waqtigee la cunaaa
Mashaa alaah walashay qaali ale haku barakeeyo
Mahadsanid naima quruxeey kujeclahay walahi allaha kaa ajarsiiyo
Asc naciima qurixey aad iyo aad bat umahat santay wax badan ayaan ka faidey waxan ahaa qof tayrot qaba sidaqurux badan aad ukala dhigto aya iqanciyey alaha kuuzaido aqoontada mahat sanit
Mahadsanid m naciimo
Masha allah xbti kheyr badan Allaha ku siiyo wad noo dadashee
Hooyojanada rabigu hakuguabaalmariyo insha allaah
Mahadsanid xabibti qaaali guul insha Allaah
Masha alaah🌹💖
Asc habo mcn alle hakaaraali noqdo nafteeyda adiga sabab uah illaahy kasokow maanta inan cafimad qobo waliba an faraxsanahy mnshallh sabbteda ada laha anigo sariirta kakici wayay bn adiga kubartay hanbalyo hanbalyo 🎉 habo waxatahay hanti magurta ah umada shaqada uheesid alle hakaa abaal mariyo janatul fardos wnku jclahy habo hada imada filan aad bn u jclhy nin kuso pooqdo🎉❤mahadsanid kun jeer❤
Maxa cuntay ku cawi wll
Masha Allah.
Maha Allah mcct
Maansha allh tabarikalaah
Masha Allaah mama
Asc abayo qali alaha kuxafido waxbadana nosokordhisaaa waxan kuweydinaya anoo uurleh ma isticmalaali vitimanada
Asc abaayo mcn qeyr Allaha ku siiyo waxa tahay qof wax Laga faaiido Maasha allah. Adigo raaliya ah Xbbti waxa ku waydiina mashiinka guriga la dhigo ee guriga Oxygenkq ka saaraya magaciisa Ma Ila wadaagi kartaa. Waad mahadsantahay. Illaah Gali xafido adiga Iyo caruurtada Iyo xaajigaada
Asc walaal ma isku qaada karaa kaninga gaska iyo midka levetiroxin
Allaha aqoontada haku barkeeyo
Allah haku caawiyo Aamiin
Asc Naciimo and baan kuu salaama
Haddii dhiiga la iska cabiro meesha looga baahan yahay Magnesium
Abaayo marka intee nagu filanyahay oo vitamins isku jir maan qanaaa mise kali kali vataminD3 gooni magnésium gooni iyo b12 gooni ama Hal kaniini oo isku jura maigu filanyahay isoo jawaab abaayo
Asc niciimo abaayo jisaakalaahi khayr abayo dawada tyrotka qaataa vit 12 ma qaadan karaa
Asc wllo su aal ayaa ku weedin lahaa xage kal so xidhidhaa labarkaag iso dir pls
Mashiinka natuus nicima khyr hele kan aqalka hawada ka saaro
Kkkkk walahi runta ayaan kugu jeclahay hadan dumar nahay 35 ma gaarno naciima qaali
Asc abayo waxan raba in aan si qas ah kula so xariro hadi surtagal tahay inte se kala so xarira mahadsaid
Abayo kabayasha qofkan hli karin
maxu kubadalankaraa waqtigaas anba joga hada murqaha madax xanun iyo
indhaha aragoda ayan xanun kadaremaa
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. جزاك الله خير. Wllo vitamins ka aad sheegtay Mar ma wada qadankaraa40 ayaan ahaye
❤❤❤💚💚🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Asc nacima aadba kusalamayaa walashey ilahay kheyr badan hakusiiyo ee waxan rabaa laba suaalod wayna kalayihiin ukhti 1. qofka haduu weynaday oo uu garay 50 ka iyo wax kabadan oo hadana anaan wax fitamiinad ah uusan isticmaali jirin on kahayn cuno oo waliba cunto soomaali ah qofkana lafa xanuun iyo murqa xanuun ayuu qabaaye maxaad kula talin lahayd inu isticmaalo yacani kabayaasha. 2 qof waayel ah oo dhiig kar qabaa oo hadana lafaxanuun siyaada ah qabaa oon kor ukicikarin walashayeey kabayashaan macaawin karaan hadeysa haa tahay kuweeba u wanaagsan? Nimcoy ilahay hakuxifdiyo, hakuwanaajiyo, hakuu dhowro familkaaga oo dhan akhira iyo aduunba liiban inshaallah inaad iso jawaabto ayan rajeynayaa wsc
Asc abaayo wan kusalamay waxan jiraa 36 alx xbbti haldhib ayaan isku arkay mudo isbuuc in ey neefta I dhibeyso oo aan daremaayo wadnaha inuusan saaid u garaacmeynin lugahana ee nafta kasoo baxayso cml Maxaa keeni karo sisiter waliba marke baahi yar iqabato igu sii daran
Waxaa kallo kuweydinaa abaayo markaan vataminada aan is iraah cun gaaska ayaaba saaid igu koco maxan sameyaa
Wllaahi aniguna sidaas baan qabaa allaha ha inna caafiyo
Asc abaayo jasadaada janada alaha kadhigo fiidiyowgii bararka su aal kaa waydiin adoo raaliya xanuunkaa anuu igu dhacay kalyahayga waa ladhaqay hadase waan roonaha ma istic maalikaraa potasseim iyo mignisiyoom