CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA MUUQDA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 роки тому +3

    SUBSCRIBE: ua-cam.com/channels/6egpgVaHdnIIEl5c7Hn0hg.html

    • @umuana9408
      @umuana9408 2 роки тому

      Asc

    • @umuana9408
      @umuana9408 2 роки тому

      Abaayo waan idin salary adiga iyo dumashi walahi waan arkay dadka nuucaas waad ku mahadsan thy sida aad nooga faaiidaysay

    • @jiijoawoow305
      @jiijoawoow305 2 роки тому

      Amiin.amiin.amiin

    • @jiijoawoow305
      @jiijoawoow305 2 роки тому

      Waxat.shektay.waasax.wan.araknay.daadkas

    • @jiijoawoow305
      @jiijoawoow305 2 роки тому

      Xakha.kuutag.nada

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 2 роки тому +3

    Maashaa allaah naciimo abaayo waan idin jeclahay adiga ninkaaga waana iga qosolsiisaan horay usocda ❤🤣

  • @abdulrazakmohamed-jr2eb
    @abdulrazakmohamed-jr2eb 4 місяці тому

    masha allh maxamed su aal ayaa weydilahaa naciimo adaa i w

  • @shukriomarmohamed2076
    @shukriomarmohamed2076 2 роки тому +2

    Asc jisaa kalaah dad baad fashishay dad baa hurdadada kakacay ilaah hakaa ajirciiyo sharafayey💖💖💖💖💖💖💖💖💔💔💔💔❤❤❤

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Рік тому +1

    Naciimo abaayo gacanteeyda aad iyo aad ayeey ufurantahay qofkii wax iweeydiiyo iska DHAAFEE MID AAN IWEEYDIISANIN OO DARUUFEEYSAN MARKAAN ARKO WAAN SIIYAA MARKA IS TUS TUS IGAMA AHA MAR MAR WAX NAFTEEYDA UBAAHANTAHAY AYAAN DADKA SIIYAA ANIGANA WAAN QADAA MARKA ABAAYO SUAASHA AAN WATO WAXEY TAHAY WAXAAS DABAALNIMO MIYAA MISE WAA CUDUR ILEEN SADAQADA XAD AYEEY LEEDAHAYE MATALAN SHEY QURUXBADAN AYAAN SOO GATAY QOF AA WAXUU IDHAHAA SHEYGAAN CAMAL AYAAN RABAY MANA GADANKARI WAAN SIIYAA DADKANA WAXEY IGU CAAYAAN QOFKAAN WAA DABAAL WAA LA AQLIYEYSANKARAA ?

    • @leylamuse5441
      @leylamuse5441 Рік тому

      Walh qof wangsan aya tahy dabal matihid adun micno malahn baxso waxd awodo aqiray kaga horaysa❤❤❤❤

  • @shukriomarmohamed2076
    @shukriomarmohamed2076 2 роки тому +1

    Asc setahay ilaah hakakaa qabto sharta bina aadamka

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 роки тому +1

    Waa kuwaan dadkaygi aan u xiisay👉💞👈noolada oo ilaahay il xun idinma tuuso👏🏽👏🏽👌🏽amiin👉💞👈

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 2 роки тому +1

    Dadka noocan dad Waa dhameyeen

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 2 роки тому +1

    Mashaa allaah tabarakalah xafidulaah filduniya filaqerah dhamaantiin family abayo nacima🥰🥰💝💝💝💝❤❤❤💯👍

  • @rodajama5826
    @rodajama5826 3 роки тому +1

    Sc wr abaayo waa mowduuc fiican ee nosoo badi calaamadaha lagu garto iyo sida leeysaga ilaaliyo iyo haday waalid kuu yahay qofkaas sida maxamed sheegaya dadka kale waa laga maarmi karaa

  • @nuurofarah6755
    @nuurofarah6755 3 роки тому +1

    Mashaa allah tabaarakallah congratulations 🎉

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 роки тому +1

    Asc.
    Walal nacimo iyo xajigada waa idiin salamay salaan goobeed.
    Mashaallah Hormar wacan.
    Waa runta sida oga hadashen waa arkay inbadan dad nucaas ah. Ale ha ina redmariyo shartoda waa xanuun ay dad badan qaban.
    Mahadsanid.

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 роки тому +1

    Walee ani dad ayaan kadhac arkey

  • @abdirahmanosman1383
    @abdirahmanosman1383 3 роки тому +1

    Labada Narcissismi kalama liitaan

  • @roobka4577
    @roobka4577 3 роки тому +1

    Wale sifiican baad usharaxday masha alah

  • @aliabduule6903
    @aliabduule6903 3 роки тому +1

    masha alh inbadan ayaan idin xiisnay. ilaahey ajar haidinka siiyo

  • @CayniiShahmed
    @CayniiShahmed Рік тому

    Asc wllshey naciimo abayo waxan rabay in qasadeyda kula wadago lkn mahayo mel ankala xiriiro abayo isii cawankaga pls

  • @munoqali826
    @munoqali826 3 роки тому +1

    Masha Allaah

  • @Dhaawo
    @Dhaawo 11 місяців тому

    Aad iyo aad ayaa idin mahadcelina barnaamij ii sameysay dadka xanuun qaba meel waliba ku jiraan
    Aniga dad sidaasi uu kale soo experience garey gaar ahaan familyiga waa ku xoogan yihiin mar waliba dadka iney ka fiican ayey isku haystaan.
    Thank you barnaamijkiina

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому +1

    Masha allaaah

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 3 роки тому

    Naciimo adaaba macalimad axkaam tajwiid ahayde maxaad u qalqalaysa dhamaadka aayada ha iyagoon xuruuftii qalqalada ahayn in qurxi maa is leedaha xbti

  • @umabdulahi95
    @umabdulahi95 3 роки тому

    Niciimooy Abaayo Aniga xataa kalmadaan mafahansani kalmada narcismi

  • @istarlinyusuf2169
    @istarlinyusuf2169 3 роки тому +1

    Maansha.allah

  • @habonhilowle1657
    @habonhilowle1657 Рік тому

    Masha alah alaha idin xif diyo walahi wax badan ayan kafa ido

  • @samiradaahir4256
    @samiradaahir4256 2 роки тому

    Illahay ban ka magan galnay

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 2 роки тому

    Kaligiis taliya nasism

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 3 роки тому

    Mashallah🥰

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому

    Mansha Allah

  • @Hananmhm
    @Hananmhm 2 роки тому

    Masha allah wsx Abaayo

  • @leyloali6767
    @leyloali6767 3 роки тому +1

    masha allah hada soo noqoteen waaba nii tawnay

    • @duniyacali595
      @duniyacali595 Рік тому +1

      ASC Family Farxad Alla ha idiin Ciseeyo inshallah Farxad iyo Fayoobi ku Noolada inshallah ilxaasid idiima Aragto dhag xaasidna idiima maqasho AAMIN YAARABI ♥️🙏💯

  • @jiijoawoow305
    @jiijoawoow305 2 роки тому

    Ilaah.haaidin.xifdiyo

  • @zahraabdi9735
    @zahraabdi9735 3 роки тому

    M.a abaayo macn ilahy haku xafido

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 3 роки тому

    Mnsh Allah hambalayo ❤❤🙏👍

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 3 роки тому

    Masha allaah

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 3 роки тому

    Kkkķkk waa anoo kale

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому

    Asckm

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 2 роки тому

    asc