HURDA LA AANTA HASAHLANIN, JIRKAAADA WAXAA KAMAQAN HAL-KAAN FEYTAMIIN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @hajirakassim3766
    @hajirakassim3766 Рік тому +7

    caawa barnaamishkaan anigaaba u baahan

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +9

      Si fiican udaawo dadka kalane gaarsii ajir ayaad kaheleeysaa!

  • @safiyasafiya6091
    @safiyasafiya6091 Рік тому +5

    Allha caafiyo inta xanuunsan iyo inta la dhiban hurdo la,aanta yaa rabi

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому

    Maa shaallah naciimo kadib baa daawanayaa ilaahay haku xifdiyo wlashay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    A S.C.Abaayo.Macaanto

  • @ayanitaworld2060
    @ayanitaworld2060 Рік тому +3

    Maciimo waxan ku weydinaa quumaanka ma uu fican yahay diinsiga iyo nabraha ka so baxo labada daan hoostoda waxaan ka raba wax yabaha uu fican iyo wax yabaha u dharaan ayaa karaba ika ka so hadasho in sha aallh waad mahansantahay

  • @hamdijimale6333
    @hamdijimale6333 Рік тому +1

    Jizaakalaah KHAYR walaal

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 Рік тому

    Aad iyo aad baa umahadsan tahay jazaakallaahu qeyran xbbti

  • @hanihasan5934
    @hanihasan5934 Рік тому

    Abayo macan wlhi saa id an u ahay huudo la an badan waxan raba inan kula so xariira iso sheeg❤️❤️

  • @nasrasheikh9620
    @nasrasheikh9620 Рік тому +1

    Alaha ku xafido jazaakalaah

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому +4

    Mashalaaah aad ayaan ugu baahan nahay hurda la aanta dad badan heysaa

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 Рік тому

    Maashaa allaah shukran walaashey.
    Jazaakillaahu kheyr.

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому +2

    Illaahey janadi ha ku geeyo

  • @zahruuja3754
    @zahruuja3754 Рік тому

    Maasha alaah jasaakalahu qeyran

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    MaashaALaah

  • @khadiijicumarboqorada2973
    @khadiijicumarboqorada2973 Рік тому +3

    Asc niciimo abaayo aad baad umahadsantahy abaalkaaga ilaahay jana hakadhigo sifiican baad ugu hagarbaxday dadkaaga lkn in yarbaa qiimahaaga garanaya jazaaka laahu alfa khayr
    Abaayo su aal? Waxaan ahay gabar jiroolaa ilaa iyo caruurnimadydii xanuun dhankaa caloosh u badan baan la noolahay dhaqtar waan ka quustay khaasatn kuwa halkaan jooga ani gaalkacyaa joogaa dhaqaatiirtu waxay ii sheegeen inaan qabo gaas caloolo iyo inuu dabcay laastiiga u dhaxeeya hunguriga iyo caloosha marka aad baan uxanuunsanayaa ma soomikaro hur iyo kaar baan la noolahay cuntada markaa cuno waa neeftuurayaa tabartaa iga dhacaysa aniga dhan xanuun baa idhamaynaya caloosha waa idanqanaysaa khaasatan laab xuunshada meesha ku aadan ilaa arxaanka iyo guud ahaan jirka dhan marka abaayo maxaa igula talin lahayd ama ii tilmaamai lahay ilaahy dartii baan kuu jeclay allha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba
    Jawaabta bablik waa kadhigi kadhaa inaad iisoo jawaabtidna waa rajaynayaa

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 Рік тому

    Mahadsanid habo
    Ma hurdi karo ani salat i xernen 😴 kanini natural❤️

  • @sumaya5104
    @sumaya5104 Рік тому +2

    Wan ku salamay banana iyo cinema wa qarfaha isku cun iyo kamamila tea la cabaa iyo ashwagandha waa la cabaa hurda Mac hurdeey❤❤

    • @zeynathar1133
      @zeynathar1133 Рік тому

      Abayo kamamila tea maxaladaha iyo ashwagandha anigo oo urr leh macabi Kara abyo isosheg qher allaha kusiye

    • @xinoabdisalaan
      @xinoabdisalaan Рік тому

      Soos iyo qarfaha le kafahmay af somali nokusheek abayo

    • @samacaddey2530
      @samacaddey2530 Рік тому

      ​@@zeynathar1133 Mya abyo macabi kartid

  • @mariamoallim2824
    @mariamoallim2824 Рік тому

    Mash Allah xabbti illaahey haku barakeeyo aduunyo iyo Akhiroba

  • @faadumomohamed3907
    @faadumomohamed3907 Рік тому

    Maasha allaah jasaakallaah kheyr walaashey aad ayaad umahadsanthy

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому +1

    Mahadsanid xabibti

  • @umuhudeifaumuhudeifa5929
    @umuhudeifaumuhudeifa5929 Рік тому +1

    Jizaakallahu kheyran abaayo naciima cilmigaaga ilaahey hakuu barakeeyo aamiin yaarabbi

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    Xagee.Laga.HeLaah

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому

    Maansha allh wallashy niciima sharaf

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    HaLkee.Ku.jiraa.qanjirkaasi

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Рік тому

    masha allaah

  • @maryanmahamed937
    @maryanmahamed937 Рік тому +1

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Uqti allaah yaxfidka aduun iyo aakhiro.
    Qofkii uu dhibaayo fitamiinada ka Waran? Markaan labomaalmood qaato bogaa ixanuuno.
    Gaas ayaa igu kaco

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Рік тому

    mansha allah naciimo qeer badan ale haku siiyo dadkaga somaaliyeed waxtarka aad u heyso dhafarkan ani xitaa waan ka mid ahey dadka dhafra hurdada ayaa jirkeyga ku yar ilaa 8 saac habeenimo baan gaara hadana habeenkii musqushan u kaca dhiigkar iyo thyroid ayan qaba wejiga xita wu iga bedalmey mana shaqeeyo maalina dadka seexdo ma ihi maxa xal ah abaayo mhdsnid❤

  • @idilawad7437
    @idilawad7437 Рік тому

    Mnsha alah wx fiicn nosogudbisa jasakalah

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 Рік тому

    Turtafani habo kheer allaha kusiiyo English maxaaa lagudhahaa❤

  • @FarduusMaxamed-md1bl
    @FarduusMaxamed-md1bl Рік тому

    Walal

  • @CayniiShahmed
    @CayniiShahmed Рік тому

    Asc wllshey naciima ciwankaga raba

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 Рік тому

    Masha allh abaayo hor Mar wacn❤❤❤

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 Рік тому

    Walaaleey Magaca turtafani miyaad dhahday waan fahmi waayay Na tus magaca ee shaashada usoo dhaweey Ama Soo qor Vitamin B6 waan fahamnay

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 Рік тому

    Magacyada naso ina Internet dalbo😴 mahadsanid

  • @samacaddey2530
    @samacaddey2530 Рік тому +1

    5sano hurdada if xuntahy dhaqtr wakudaaly waxba maqabtid laidhahy isoduceya

  • @FarduusMaxamed-md1bl
    @FarduusMaxamed-md1bl Рік тому

    Labarka❤

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Рік тому

    Ascwrwb walaashay qaali Thanks ❤👍

  • @FarduusMaxamed-md1bl
    @FarduusMaxamed-md1bl Рік тому

    Ishag

  • @ruqiyosharif4894
    @ruqiyosharif4894 Рік тому

    Masha Allah hoore u sooco

  • @FarduusMaxamed-md1bl
    @FarduusMaxamed-md1bl Рік тому

    AlhakuGawre

  • @FarduusMaxamed-md1bl
    @FarduusMaxamed-md1bl Рік тому

    Nice ma

  • @fowsiya7070
    @fowsiya7070 Рік тому +1

    Turtufani side u qoranyahay intese laga hela ado raaliya iso sheg

  • @foswsiamohamed
    @foswsiamohamed Рік тому

    Asc Abayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarduusMaxamed-md1bl
    @FarduusMaxamed-md1bl Рік тому

    Asc

  • @sadiyaarufmahamoud5726
    @sadiyaarufmahamoud5726 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ mansha Allah keep going abaayo waxaa badan ayaan qaba oo hurdadu weyimana lakiin hurdo nuxurle maxaan 11 sano ayana ahay sidan waxaan dhagaha kamaqla guxaa sida diyaradaha mana ihii dadka dhafro

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 Рік тому

    Plse abayo kiniiniyada gm kooda so raaci

  • @fowsiya7070
    @fowsiya7070 Рік тому

    Asc walasha barnamijka wu wanagsanyahay lkn hal codsi marka shey no faideyneyso ina si wadax u aragna wanagsan lkn camerada ka fog ina si guud mar ah u shegto ma fiicno kaniniyada waba caadi magac ahan aya lo yaqan lkn turfaano ma garaneyno so fahfahi camerada ku dhawe raacina mesha laga heli karo fahfahinta wa muhiim wayna ka maqan tahay barnamijkaga

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому

    Amiga isku arkay waxaa IGA maqnaa.
    Lithium, bolydbenum, magnesium iyo Zink Alla kariim

  • @samiirodagan8094
    @samiirodagan8094 Рік тому +1

    Hurdo la aanta wey iheysaa mudo 2bilod ah dhaqtar wan tagay 😢

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b Рік тому +3

      Quraan badan aqriso ama isku aqri anaa soo maray alx hada wa ficanahay vitamin iga ma maqneen dr nooc aan malaha xataa daawo lagu seexdo wax wee iga tari weyse aaqirkii kalaamu raxmaan ku caafimaaday alx

  • @umuabdullahi2271
    @umuabdullahi2271 Рік тому

    Please abaayo numberkaga isiih adhoo mahadsan 🙏

  • @fowsiya7070
    @fowsiya7070 Рік тому

    turtuafno side u qoran tahay walashey hurdada may cawisa xagese laga hela?
    1:05

    • @Wardhere77
      @Wardhere77 Рік тому +1

      L-Tyrptofaani ama tryptofan

  • @hasanowdiraangething3441
    @hasanowdiraangething3441 Рік тому +1

    Walaashey salida omega 3 intee lagahelaa somali .waxan raba talefankaaga oo lagaahelo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +1

      Aniga magado, Somaliyana majoogi walaal!

    • @abdirahman6614
      @abdirahman6614 Рік тому

      ​​ASC wll qali
      Waxan raba adigoo iga raalli ah halkan ma iigu Soo qori kartaa daawooyinkan Vitminada plz halkan iigu Soo qor hurdada habeenkii ayaa aad iigu yar sariirta markan tago horey uma seexdo marka plz waa codsi halkan iigu Soo qor daawooyinka. Vitamiinada English iigu soqor magacyadooda mahadsanid wll qali

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Рік тому

    Abaayo imaha ayagoo yar yar oo indhaha araga dhaw uu daciifo okiyalaha hadii loo xiray xitaa sanada walba hoos usii dhacayaan maxaa tala ah dr indhaha wuxu leyahay cilad majirto wa ginetic -9 ee maree

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому +1

    Maga soo qor

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +1

      Kuligood waan kasoo hadlay!

    • @hassanym5517
      @hassanym5517 Рік тому

      Plz magaca no soqor turtafana miyaa Onlie maka dal ban kara?

  • @safisheikhali205
    @safisheikhali205 Рік тому

    Turtufan sidee loo qoraa ma budaa mise waa kaniini bal noosoo jawaab

  • @aragsan
    @aragsan Рік тому

    Aniga xata 3 Sano iyan hurdo LA an an ahay mana sexdo

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 Рік тому

    Àsc naciimo wll so saar sawirka dawadas qof 30 sano sexanaa urabnaaye😢