*Kooxda Ilays | Heesta Kabadda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Somali Culture

КОМЕНТАРІ • 28

  • @mohamedalta7924
    @mohamedalta7924 5 років тому +10

    Masha alah soomaaliland

  • @hodanahmed3270
    @hodanahmed3270 3 роки тому +6

    2020 la dawnaya marka tlow

  • @Deniece1
    @Deniece1 15 років тому +8

    Mashallah....ala maxaan dhaqan qurux badan leenahey.

  • @apiipdhalad9300
    @apiipdhalad9300 5 років тому +4

    XaabsatooY kabadeeY xadhig mareebaY allow Bilis xilkeed qariyeey xabadii taalbay

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 2 роки тому +3

    xaabsatoy kabadeey
    xadhig ma reebay allow
    bilis xilkeed qariyee
    Geedba geedka udheer
    laga garaacye
    galool mudhay mulaaxdi

  • @Abufaas
    @Abufaas 15 років тому +9

    Woow Viva Hidaha iyo Dhaqan ka
    ogadenia 4ever

    • @abdirahmanhassan5435
      @abdirahmanhassan5435 2 роки тому

      Heestan maha hees ogaden waa hees isaaq oo innta marka la arooso aya loo qaadi jiray way soo dhegten. Shekha maydh yaalow awoow shekh isaxaw awoow sharka naga hay ayay ahayd. Istafurulah waxa xiligu jahliga

  • @fatimaqasali9830
    @fatimaqasali9830 2 роки тому +2

    Masha AllaH

  • @zuliekhaelmi9753
    @zuliekhaelmi9753 7 років тому +1

    masha allh ala dhaqankinu wanaagsnaa

  • @soocane
    @soocane 14 років тому +12

    ciyaaartan wxaay ku caan baxey dadka u dhaqan (in and around jig jiga provnce)

    • @rarajiboo
      @rarajiboo 4 роки тому

      Maaha ciyaar. Waa hees hawleed. Waa heesaha kebedda marka la samaynaayo dumarku shaqada isku dhaafiyaan.

    • @dalmara17
      @dalmara17 3 роки тому +1

      Faanka ku dil. Dhaqan somaali oo dhan ayuu raabaa in sheegto. Jigjiga uma dhawi waligayna waanu heesi jirnay

    • @Oneofakind49
      @Oneofakind49 Рік тому

      Jigjiga kulaha, this is Somaliland culture, go find your own.

  • @ilyaasmedia24k
    @ilyaasmedia24k 7 років тому +3

    waaaw

  • @sakariyemaxamedsiciid7174
    @sakariyemaxamedsiciid7174 4 роки тому

    waaawmasha alah

  • @rahmamohamed853
    @rahmamohamed853 7 років тому +1

    Maasha alaah wwwww

  • @deqaelmi6328
    @deqaelmi6328 6 років тому +2

    Illahow dhaqankeena wanaagsan nagu haday

  • @marwanasir6469
    @marwanasir6469 4 роки тому

    Hooda dheeg alaha kuu naxariisto

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 роки тому

    Wabsamynjiray laakiin murqa xanuun😁

  • @rid9160
    @rid9160 6 років тому +3

    So short

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 років тому

      this one is longer ua-cam.com/video/vG75Ow5iTAs/v-deo.html

  • @sakariyecabdilaahi8708
    @sakariyecabdilaahi8708 2 роки тому

    Opppps

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 2 роки тому

    Naayaadha kebedna mwesha kuma haysaane dhaqanka canjilka ka daaya.

  • @jarfof
    @jarfof 3 роки тому

    Shaha dada madarasada yaan lagu qoran hooyada wadan baasaborked galsha kontarolo intey kakeentay

  • @acterbey7914
    @acterbey7914 3 роки тому

    5

  • @soldanismacil1886
    @soldanismacil1886 4 роки тому +1

    K

  • @jarfof
    @jarfof 3 роки тому

    Shaha dada madarasada yaan lagu qoran hooyada wadan baasaborked galsha kontarolo intey kakeentay