The good olden golden days when the message of somali patriotism was conveyed through music ..Ustadh Ahmed naaji remains my favorite musician till now 2020
Not so much Muqdishoo here bro,, actually the One WHO wrote this song is from BURCO and of you knew what this song its about u should never talk bout xamar its all bout d opposite,,,bless 2 every1 in everi where.
Alle janadii fardowso haka waraabiyo Ahmed Naaji Sacad oo dhowaan magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday, Ahmed Naaji waxa uu ahaa mid ka mid ah tiirarkii uu lahaa Fanka Soomaaliyeed. "God Aakhiraa iiga roon Gebdhahaan seey ii galeen"
Maxay xusaan walal abwaanka reer koonfur danbi maleh waa dad masaakiin ah oo heestii cajiib ah ee ay maqlaan waxay u maleeyaan fanaanka qaadaya heesta in isagu heesta sameeyey oo musicga uun loo saaray kkkk
Heytham If he's a Yemeni, why don't he sing songs in Yemen. This great artist is from Somalia and Somalia made him an artist. Yemen can't make such a great artist.
He could be Yemeni Originally but he was born and brought in Somalia. He is not singing about Somalia affairs not Yemeni issues. We could argue he is stealing from our culture and songs--thais if Ahmed Naji says he is Yemeni.
@@overtothisside504 wrong. He was born in Mogadishu, Somalia. But I dont know if his dad is from Yemen. Question for you Yemeni: is the name Naji Arab/Yemeni name?. I am sure" Nace" is Turkish version of Naji. Hey he could be Turkish, too.
heesta waxa sameeyay cali sagule ahmed naaji waxa uu ka dhiganyahay koonfurta habluhuna waqooyiga waa heesihii gar naqsiga ahaa ee reer koonfurta fahmi wayeen iyo midnimada jibada ahay ee reer somaliland ku hungobeen
Eesh caalaa hees all ustaad axmed naji iyo hablaha reer jabuuti ee qiimaha badan waysoo noleeeyeen heestan walalihii hargeysa ayaa qaadi jiray wakhtigiii aan calba laqaadan sidaan sheekada ku hayo abwaanka murti dhaadhiga ah ee cali sugule duncarbeed ayaa alifay
ILLAAHAY HA U NAXARIISTO CALI SUGULE oo sadex cisho ka hor lagu aasay hergeisa 14/01/2016 ...... heestani waa heesihiisa qaaliga ah *aduun yo hal baalaahaa hashiina horar baalatagay ,,,,,, hashu sheegayaa waa somalilanad oo siyar ugu gacan gashay koonfur aad moodid in uu caqligu ku soo dagay 1991 in horana aan dan ka lahayn midnimadaan ula nimid
Adoo qof weyn ah baad been sheegi kana been sheegi heestaas oo horaysay oo gumaystihii la qaaday oo xataa jabuuti sidaas oo kale looga qaadi jiray.....dalkaan Somalibaa leh ninkii aan dooneyn hayska tago.....ii sheeg halka aad ka timid?
Ahmed Naaji , One of my favorite singer ! This concert was in Djibouti ! Beautiful Times and Voice !
No this concert was in France Paris the cultural centre.
Cheak the full concert in Assajog UA-cam channel.
@@sangemohammed2057 seriously that's amazing!
Ll
Jaahilnimada somalida waxaa kamid ah ,youtube somali ah ,hees soomali ah ,ayay faalo ingriisa ka bixinayaan .Afkaga Hooyo waa qani uma baahnid Af shisheeye.
Runta ruumigaah cade
The good olden golden days when the message of somali patriotism was conveyed through music ..Ustadh Ahmed naaji remains my favorite musician till now 2020
1960 markii lagu hungoobay midnimadii somalia.
Caleyk jaa al-ustaad,singing this culture song is showing how both singers and ppl were united at time, can we be again, please?
Are life istil pro😅
One of my favorite somali singer Ahmed Naaji
Maalin Jimcaa 17 June 2022 ❤
Real Somali, Real Mogadishian, Real inventor. Real genius.
Not so much Muqdishoo here bro,, actually the One WHO wrote this song is from BURCO and of you knew what this song its about u should never talk bout xamar its all bout d opposite,,,bless 2 every1 in everi where.
nothing comes from xamar eccept niiko
this is pure somaliland dhaqan n it has nithing to do with muuqdisho
Racist ases you still exist
The world is get tired white suprimacy
Those clowns tries to act tough and superior 😷
Thanks for existing Al-ustaad Ahmed Naaji.
Axmed naji sacad
Maxamud ismacil xudeydi
Saalax qaasin naji
Jiim shekh mumin
Daa'uud cali masxaf
Cumar dhuule
Goobe
Axmed cali cigaal
GOATS 🐐 OF SOMALI ART 🎤 🔥
2019 who else Kama caajiso runtii😢
Diiyooy hidii hidii diiyooy hidii
Axdii dii diyooy hidii
Diiyoo hidihi ar hidiidii yoo
hidihii ahi hidiyo dii yoo hidii
Laacayo hinqaday
Hir bay laacayo hinqaday
Hilaac bay baxo handaday
Hadana waayayo hakaday
Waayayoo hakaday
Halyeey waayayoo hakaday
Haween baan ahoo habraday
Hiil iyo midna hoo ma karo
Aawadaa ma lado
Hurdada aawadaa ma lado
Humaagaagii bay horkacay
Howshaada masoo hargalo
Kula qeybsadaa
Howshaan kula qeybsadaayoo
Haraadkaan kula qabaa oo
Anigu waan kula hayaaye
Adaan i hagaajineyn
Aduun hal baan lahaa
Aduunyo hal baan lahaa
Hashii horor baa la tagay
Oo haruur maran baan sidaa
Siduu i go'ay
Halbowle siduu i go'ay
haabhaabtay waxaanan hayn
Hogayoo ba'ayee ma harin
Ma dhamaa la yiri
Haween ma dhamaa layiri
Habloow anigeydin hanan
Ee hubaal hal ma siisanaa
Ku sifoow halyeey
Hanadoow kusifoow
Hanadoow halyeey
Howraar same hadal gobeed
Ii hayoow adiguna i hano
Nin lala gudbane
uskay reere
Aroos nin galaa hergale
Ee aroorin anaa ku haray
Garna waa Ilaah
kuu dhameeye
ku dhameeye waa Ilaah
Kuu dhisaayana waa Aabahaa
Ani Ilaahey ii dhameey
Aabaheeygaan ii dhiseyn
Oo qarqaray
Roobka soo qowloo qarqaray
Qaawanaanteyduu arkaa
Ee qudheyda xaggeen dugshaa
Nafisoo qumane
quud safreed nin sitoo
Qumane fiicanoo
firinlaan fogeyn
Waan dheelmadaa
Waankaa waan dheelmada
Dhaayahaygaa kaa Jeclahay
Waan dhaqaaqay hadaad itiri
Dar ilaahbaan kugu deeyaa
Hey hooyadey hooy
Caloolaay hooyadey
Cows alool matahay qatar
Oo cadceeday isuma dhigten
Caloosheydiyey
Diiyooy hidii hidii diiyooy hidii
Axdii dii diyooy hidii
Diiyoo hidihi ar hidiidii yoo
hidihii ahi hidiyo dii yoo hidii -
I love this song
Liban Liban Thanks
omg wllo
Cajiib waad cafiday
Meelbad qaladay wxyna saxku thy qustar dheere ninlaa gudbada aroosna ninla hadhsadee way aroori anaa ku hadhay
Heestan markaan daawado waan baxaa waxan is idhaa yaa dib kuu celiya balse lama awoodaayo ⬅️⬅️ 😭😭😭😭😭
One of my favorite songs thank to you Axmed Naaji Sacad
Weli lama so qorin alaha u nwxaristo lkn aniga bilabaya cawa AXMED NAJI SACAD A.U.N😢
😢😢😢ilaah unaxariisto 😢😢
Cunaabi maaha waa aamina gacanla
True somali music,GOD bless somalia.
u r very right true song for the love and happiness..in this years it's hard to find a moment for this..
thanks Ahmed Naaji
well u wrote this song 13 years ago and i think i was 2y old are u still alive
Aduunyo hal baan lahaa.
Hashii horor bay ga cunay
oo haruub maran baan sitaa:-
That was Ahmad Naji Sacad. Great team also. Thx for sharing.
no not axmed naji
this is cali sugule
Asal al-ustaad ahmed naji nolow
The best of old somali song
Ilahow kuu maxaristo he left a legacy behind❤❤
He did more for Somalian Culture than few. He is beyond border. He is our ... you fill it the gap.
He is our LEGEND
Legendry😍
he ddnt do shit for dhaqan
he just singing kulucs song
Bravo Axmed Naji 👏, always and 4 ever ❤ed!
Alle janadii fardowso haka waraabiyo Ahmed Naaji Sacad oo dhowaan magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday, Ahmed Naaji waxa uu ahaa mid ka mid ah tiirarkii uu lahaa Fanka Soomaaliyeed.
"God Aakhiraa iiga roon
Gebdhahaan seey ii galeen"
WaaaW xasuust anoo yar baan maqli jiray heestan
Waa Cunaabi magaceedu kuusha Gabadha fanaanada gashantahay..Hiddaha iyo dhaqanka Somaliday ka midtahay.Gabadha kale ee fanaanadda ahi iyana waxay garaacaysa qalabka loo yaqaan TARBUUGAD..
11 sano ka hor
Dear mama ilove somali from ethiopia somali my blood
❤❤ Adduunyo Hal Baan lahaa Hashiina Horor
Baa la tagay ...😢😢
2020 walhy wali dhegeYsta😍
Very nice music indeed. We have variety of music to celebrate with..
Wll mnooshy hada😔
@@ayaancali3041 alaheypa og wlhei 😂
Waar gudomiye ma nozhey
this is not your music
this is somaliland music
viva cali sugule iyo m.A.kuluc
pure somalilanders
@@abdinoor2023 waryaa amuus that man was my abti and he didn't have this mentality of Somaliland, he only beileved in one Somalia 🇸🇴
One of best
Aamina Waxey Ka mad tahey waheenka ugu cod wanaagsan aamina number three maybe
heestu waa hees taariikh ku fadhida , waxa la qaaday 1962 wakhtigaas oo dadkii reer somaliland ku hungoobeen midnimadii koonfurta ayna dareemen inay jibbo uun keentay meesha ee anay waxba u oolin dadkan lo yimidna wadhaaba haynin .... waxa curiyey abwaan sare cali sugulllee
Living legend ahmed naji sacad
Waad mahadsantahay ustaad axmed
I love this song 😘
eryadii abwaabkii cabqariga ahaa ee somaliyeeed AHUN CALI SUGULE DUNCARBEED.
Xasuus wlhi maalin axda ah jan 22 2023
Runti waa hees aan inaba cadi ahayn 2020/03/05)march/ malin arbaca
Like tana ha ilawina 😏
Laakiin u jeedadeeda ma fahmaysaa?
That is what you call music
walee walaweyn ma toobad keenayaan. axmed naaji waa fanaanin somali . aabihii suugaanta xornimada cali sugulee ee eriyadan uurkiisa ka keenay maaad xustaan. cali suggulle ibnu isxaaq R.I.P.
keyse jama waxan xasuustay walawayn hh
NacAs iidor markay soo caban wa u caado
@@yareabdille1464 iidoor waakuwa somaliya waxa la yidhaahdo sameeyey nacasow
Maxay xusaan walal abwaanka reer koonfur danbi maleh waa dad masaakiin ah oo heestii cajiib ah ee ay maqlaan waxay u maleeyaan fanaanka qaadaya heesta in isagu heesta sameeyey oo musicga uun loo saaray kkkk
@@Khaliil0yt12akhas ma oromada nasabkoodii ka cararay war wajiga gubaye haysku hadlina
Allah yaraxma adeer
Axmed Naaji backed up by Amina 'Gacanleh' Farah iyo Xabiiba 'Balbalaaf' C/Laahi...uuff caleek..Chapeau!
Une Fière Djiboutienne
2018 Dhamaadkeda ya dhegeysanoyo hestan midnimadu ha waarto
Ereyadii the great Ali Sugulle Dun Carbeed
alla hakuu raaxeeyo saad naagu qancisay codkaada al ustaad ahmed naji sacad
Arayadii cali sugule. 1979 ayaa heestaan la sameeyay
1962 sxb
Thanks for Amina gacalo
unbeliveable song ahmed naji
waayo waayo waa xasuus masha allah
Axmed naaji one of my favourite song wlhi stell listing 2021
The Great legend Ahmed Naji sacad
2022 who else is here 👀
14 Sano kdb markii Channel-ka heestan lasoo geliyey baan daawanaya, Cajiiib!
Waxaan daawanaya Bilowga sanadka Cusub ee 2020, Xilli saq dhexe ah, 01:48 a.m!!!
Bto mohamed kula midban helay malinbaynu kala dambayna 28/12/2019. Wanku so salamaya zhp🤝🤝✌
@@mostaphaothmanfarah589, Waan kaa qaaday sxb qaali ah, mid taa laceyn ahna hawada ayaan kusoo marinaya, Allaha ku sharfo sxb, Noloshana kuma xumeyso, Waqtiga badankii baxnaano rajeee! ❤
30 daqiiqo baka harsan dhamadka 2019 iyo bilowga 2020 ga salama
Heestan carta ayaa lagaqaaday 1999 dabayaqadisii shirkii carta lkn original 1960 ayaa hargaysa lagu qaaday
i love it
Heestan markaan gurguurad bartay ayaa channel ka laso galiyey yaa salaam
Allha kudhowro macalin axmad naaji
Kula haya, anigu waan kula hayaa, hawshaan kula qaybsadaa ee adaan i hagaajinayn
Maad noshahay walal
Great somali music by a yemeni....
halyaay weeyay hakada Haweebaan ahoo hagraday hiil iyo hoo
Heytham
If he's a Yemeni, why don't he sing songs in Yemen.
This great artist is from Somalia and Somalia made him an artist. Yemen can't make such a great artist.
He could be Yemeni Originally but he was born and brought in Somalia. He is not singing about Somalia affairs not Yemeni issues. We could argue he is stealing from our culture and songs--thais if Ahmed Naji says he is Yemeni.
He's originally from Yemeni but Somalia made him so he's Somali by nationality
@@overtothisside504 wrong. He was born in Mogadishu, Somalia. But I dont know if his dad is from Yemen.
Question for you Yemeni: is the name Naji Arab/Yemeni name?. I am sure" Nace" is Turkish version of Naji. Hey he could be Turkish, too.
Erayada: Abwaan taariikhiya, Cali Sugulle
Luuqda sooyaaligaa: kuluc iyo Maandeeq
Hiddiidiiyooy hiddii
Ax hiddiidiiyooy hiddii
Oo hiddiidiiyooy hiddii
Laacay oo hinqaday hir
Bay laacay oo hinqaday
Hilaac baa ii baxoo handadday
haddana waayay oo hakaday
Waayay oo hakaday halyey
Waayay oo hakaday haween
Baan ahoo habraday
Hiil iyo midna hoo ma galo
Aawadaa ma laddo hurdada
Aawadaa ma laddo
Humaagaagii baa i horkacay
Hawshaadaan u soo hadh galey
Kula qeybsadaa hawshaan
Kula qeybsadaa oo
Haraadkaan kula qabaa
Oo anigu waan kula hayaaye
Adaan i hagaajinayn
Way hal baan lahaa adduunyo
Hal baan lahaa hashii horror
Baa la tagey oo hadhuub
Madhan baan siddaa
-Le siduu ii go’ay halbowle
Siduu ii go’ay haabhaabtay
Wax aanan heyn hoogay
Oo ba’ayeey ma hadhin
Ma dhamaa la yidhi haween
Ma dhamaa la yidhiye hablow
Anigaa idin hanan ee
Hubaal hal ma siisanaa
Waad mahadsan tahay wll laakiin u jeedada heesta ma Garanaysaa?
miyaan la xishoonayn Cabdi wajaah, midowgii dhicisoobay oo maldahan weeyi wll.
@@hamzamohamoud8505 kkkkkk congratulations thank you bro
Hamze m. Naga hubtaa mazul sare
ujedada heestu inay tahay
Midowgi somalia
mise
Adiga Qiyasay marka dhuuxday
Arayada iyo Soyaalka
@@abdulqadirabdulhamid4080 Aduunyo halbaan lahaa hashiina hororbaa iga cunay oo hadhuub madhanbaa sitaa...... Qofka Af-somaliga xigmadiisa Yaqaanaa intaas oo keliya Ayuu ku fahmayaa
Waaa hees aad umacan
Beautiful amina farah
macanha xasuus hawshaan kulaqayb sadaa
Heesta waxa loo qaaday tabashooyinki waqooyi kadib inqilabki military ee 1961 xasan kayd
5/11/2020 ) time 5:52 am
G saaxil
2019 yaa daawanaya
Wax kale Qaraami 🎸🔥🔥🔥🔥
Every body is condemned to death,what spirit after death?
allh wyo wyo xasus mudan waa hesihi barisamadki msnshlh
Haween ma dhamaa la yidhi ee hubaal hal ma siisanaa
Asal wlhi❣
Woooow
Voice Buetiful
heesta waxa sameeyay cali sagule ahmed naaji waxa uu ka dhiganyahay koonfurta habluhuna waqooyiga waa heesihii gar naqsiga ahaa ee reer koonfurta fahmi wayeen iyo midnimada jibada ahay ee reer somaliland ku hungobeen
masha ALLAH
2019👀
Yaa salaamo 23/04/2020
Wow ax ax ax ax ax ax ac😭😭😭😭😭
Eesh caalaa hees all ustaad axmed naji iyo hablaha reer jabuuti ee qiimaha badan waysoo noleeeyeen heestan walalihii hargeysa ayaa qaadi jiray wakhtigiii aan calba laqaadan sidaan sheekada ku hayo abwaanka murti dhaadhiga ah ee cali sugule duncarbeed ayaa alifay
01-01-2022 waa mahadsnatahay Ustaad Ahmed Naji
hirbey laacayoo wahwah
way hes dhaftay tan
name of the song?
Hidyo hidi
Heestan goorma laqaaday
AMINA FARAX WABER
FANAN AAN AAD U JECELAJAY
FANKEDA
Axmed naaji kutaagera
A.M.SALIM.SHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO ILAAH HA U NAXARIISYO UGAASKA FANKA KOOXDA WABI IYO SHINGAANI
Ax
ILLAAHAY HA U NAXARIISTO CALI SUGULE oo sadex cisho ka hor lagu aasay hergeisa 14/01/2016 ...... heestani waa heesihiisa qaaliga ah *aduun yo hal baalaahaa hashiina horar baalatagay ,,,,,, hashu sheegayaa waa somalilanad oo siyar ugu gacan gashay koonfur aad moodid in uu caqligu ku soo dagay 1991 in horana aan dan ka lahayn midnimadaan ula nimid
Adoo qof weyn ah baad been sheegi kana been sheegi heestaas oo horaysay oo gumaystihii la qaaday oo xataa jabuuti sidaas oo kale looga qaadi jiray.....dalkaan Somalibaa leh ninkii aan dooneyn hayska tago.....ii sheeg halka aad ka timid?
@@taartog maxad laa doodaysa sxb dee waa ruunti abwanki sameya yidhi sidaa in rer somaliland qaldameen
@@taartogsiilkii hoyada ban ka imi imika kumana noqon karo oo ur baan udhimaneyna bal ka waran 😂
Aduunyo hal baan lahaa, hashaasi waa somaliland.
HEESTA OO QORAAL AH IYADOO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KAGA BOGO:
Diiyooy hidii hidii diiyooy hidii
Axdii dii diyooy hidii *2
Diiyoo hidihi ar hidiidii yoo
hidihii ahi hidiyo dii yoo hidii *2
Laacayo hinqaday
Hir bay laacayo hinqaday
Hilaac bay baxo handaday
Hadana waayayo hakaday *2
Waayayoo hakaday
Halyeey waayayoo hakaday
Haween baan ahoo habraday
Hiil iyo midna hoo ma karo *2
Aawadaa ma lado
Hurdada aawadaa ma lado
Humaagaagii bay horkacay
Howshaada masoo hargalo *2
Kula qeybsadaa
Howshaan kula qeybsadaayoo
Haraadkaan kula qabaa oo
Anigu waan kula hayaaye
Adaan i hagaajinayn *2
Aduun hal baan lahaa
Aduunyo hal baan lahaa
Hashii horor baa la tagay
Oo haruur maran baan sidaa *2
Siduu i go'ay
Halbowle siduu i go'ay
haabhaabtay waxaanan hayn
Hogayoo ba'ayee ma harin *2
Ma dhamaa la yiri
Haween ma dhamaa layiri
Habloow anigeydin hanan
Ee hubaal hal ma siisanaa *2
Ku sifoow halyeey
Hanadoow kusifoow
Hanadoow halyeey
Howraar same hadal gobeed
Ii hayoow adiguna i hano *2
Nin lala gudbane
uskay reere
Aroos nin galaa hargale
Ee aroorin anaa ku haray *2
Garna waa Ilaah
kuu dhameeye
ku dhameeye waa Ilaah
Kuu dhisaayana waa Aabahaa
Ani Ilaahey ii dhameey
Aabaheeygaan ii dhiseyn *2
Oo qarqaray
Roobka soo qowloo qarqaray
Qaawanaanteyduu arkaa
Ee qudheyda xaggeen dugshaa *2
Nafisoo qumane
quud safreed nin sitoo
Qumane fiicanoo
firinlaan fogeyn *2
Waan dheelmadaa
Waankaa waan dheelmada
Dhaayahaygaa kaa Jeclahay
Waan dhaqaaqay hadaad itiri
Dar ilaahbaan kugu deeyaa *2
Hey hooyadey hooy
Caloolaay hooyadey
Cows alool matahay qatar
Oo cadceeday isuma dhigten
Caloosheydiyey *2
Diiyooy hidii hidii diiyooy hidii
Axdii dii diyooy hidii *2
Diiyoo hidihi ar hidiidii yoo
hidihii ahi hidiyo dii yoo hidii *2
BY: Mohamed Abdullahi Mohamed
runtii ujeedada heestan dadka badankoodu sidaa uma fahansana .
waxayna ka hadlaysaa s/land iyo somalia iyo siday dadkii s/land ka tagay midnimadii ay rabeen markay koonfur tageen ugu hungoobeen iyo dadkii koonfurta ay ugu tageen aanay waxan dadkan ka hadlayaan aanay fahansanayn ba iyo midnimadu waxay tahay.
abwaanka sameeyey heesta waa cali sugule ilaahay janadiisa fardowsa ha geeyo . fanaanka axmed
unbelieveable song ahmed naji