Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
cajiib farsamadeenii macaaneyd hooyoyinkeena Allah dhawro❤❤❤
Anigu 15jirbaan ku sameeyey hararkan waxaa layirahadaa googoos weliwuu yaalaa isagoo duuban waxaa lakoon sameeyey 7baale iyo 5shanle iyo 3dexle waxaan tolijirey dhiilaha iyo hadhuubada waxaan falkinjirey dhermada iyo saliyada waxaan ku bilaabey aqal sameeys 9jir ilaa 15yaer intaa waxiika danbeeyey waxaan galay magaalo
Ar waa quruxleydii Oo muuqaal qurux badan noosoo duubtay Shugran dhaqankaabay🥰🥰🥰🥰🥰
*اَلصَّلٰوةُوَالسَّلَامُ عَلَيۡكَ يَاسَيِّدِۡي يَارَسُوۡلَ الله ﷺ*🌹❤🌹
mansha alaaah ma soomaliland ayaad kasoo doobtay muu qaalkan lahjada ayaan kadareemee ? hore u soco dhaqan kaaba
Nice 👏 Hooyadan hareeraheeda wax iga muuqda ma wabi baa mise Waa meel qurux badan
M.allyAlle hala qabto wllo sidaa quruxda badan ee dhaqanka aad dhaxal uga Reebaysid Alle hakaa abaal mariyo
Asc wrAllena la kala baryi og,Odhaahna la kala odhan og!يا سلام waa hooyo qiimo leh nolosheennana ku qanacsan. الله يعزك dhaqankaaba I'm with you
MashaAllah. Tabaraka. Hooyo Soomaaliyeeda fariid 🥰🥰
Alle noo barakee miyiga Oo roob ka nooshubAllow Aamiin.
Waa Hooyo qiimo leh Alle ha ku barakeeyo.
Dhaqankaaba liibaan Wll Dhaqankeena waa qaaliHoru soco insha allah.
Waxaan soo xussutay yaraantaydii markii hooyooyin hararo samaynaya sidan oo kale oo ay saas ugu heesi jireen alla yacazikum
Wonderful weaving and designs lovely handcraft
Dhaqan kaabo alaha ku daayo waad na sharaftay dhaqankeena ayaad sharaftay wll mcn
Af samaalaha waa hodan waa af wax waliba eray iyo oraah u dhameystiran
Maansha allah horay u soco wll qaaali walahi waan ku tageera
Masha allh Wataa dumarkii khatar ahaa
Xaabsatooy kebadeey xadhig mareebaay alloow bilis xilkeeda qariyeeey Waansii xasuusta schoolka class 2 ga buuga somaliga ay kujirtaa heesta kebadu
Mansha allah hooyaday ayaa heesahan ibartay oo ku heesi jirtay
Reeran jiriin jidoy Jantooy jifta hurudawRaga iyo dunarka manta jooga Bal ka warama
Gabar hadii Guur kaa Gelaaya Farsamadaan.Ha taqaano Hadii Gale lafaha isaga jabso. Dubahaaga.Alla.dad.waa dadkii hore Dhaqan Cajiib Ah baanu leenahay Dhaqan.kaaba 3 magac oo raarku u kala baxo soo Qor Wareeg. Iyo dulsaar Kuwii yar yaraa ii soo sheeg Mahadsanid
Feero gashi dhala katuur iyo gogol
@@maryamachannel4590 Masha Allaah Mahadsanid. Walaal
Masha allaah maamadu gacan fududaa oo samayn ogaa
Mashaallaah say usameeysay
Maasha allah hooyo waa macan
Maasha allah Alle ha idin daayo
Hooyaday baan ku xasuusataa cawskaas markaan arko.
She reminds me of my mother
mash slaaaah hooyaday ayaan xasuustay markay kabada samayn jirtay
Masha allah waa warshad caadiya inlasii hormariyo beey u baahanyihiin mideeda kale bacağa waa foolxumo in guryahii hore lasameeysto baa ka fiican
Masha alaah inaga hooyaday geel ayaa laga bixi yey waxay na dhashay 15 qof masha ahaal raboyooyoyinka noodaa
Maasha allah dhaqankeena wanaagsani ma lumo
raguba gaashaan dhiguu guul kuhoynayaa soogalaay soogalaay an isgargaarsanee
Asc maansha allaah illaahey ha ku ciseeyo
Mncha ALLH hambalyo keep going wll dhaqan kaaba 👏❤
Wllo islaantu maan la odhan sahara jiciir degan xadka somaliland iyo itobiya
xigga geedka laga sameeyo waxaan u aqaan xaskul hararkaasna googoos iyo isku joog
Asal asal; wallee waan xasuustaa hooyooyinkayagi sidaa aqalka wada xariirta ah samayn jiray.
Salan gobeed walal qaali from jarmalka ayaan kala socdaa dhal gobaad
aad Ayaan u Salamaya dhaqan kaabaSalaan sare walaahi wa badan ayad na XASUUSISAY
Qurux goo goos waa wax fiican
Acuudu bilaa balooy baydheey hobaay ayaaan ka xasuustaa cashardi form4ka
Manshlaaah wll qaali alle ah ku barkeeyo hore u soco
Manshllh allow hoyoyinkeen dhowr
Jiifta jabtow jawgu waa roobe xagaad jirin carartiiyey. yacnii waxba umaad samaysanine xagaad roobka kajirsan
اتذكر لم كانت طفل صغير لم كانت أمي الله يرحمها كانت عندما تغسل الثياب كانت تغني او تشعر
m.a allow reer miyiga noo daa
meydhadu waa geedka cayda u eeg oo xeebaha ayuu kabaxaa maydho geedka timirta ayuu u egyahay
Mamadan waa hoyo dhaqan keeda ku adag
hooyo qurux baadan
Masha Allah hooyo mcn
Manshalah waa dhaqan keenii
Dhaqankaaba iyo inta kale ee aan fahmin ereyga "XIG" 👉xig waxa coonfurta loogayaqaanaa "XASGUL" afka qalaade english waxa lagu yidhaah" SISAL"
wlhy dhaqankenu aad buu u ficanyahay waxan so xasuustay dhaqamadii hore ee aynu lahayn
Caruurta meesha jooga hala bara......
Mashallah
Hooyo waa fariid
meeshani tolow ma sool baa?
islaantu waa hy eedaday waa fariid
Xage bay ku noshahay luqadeedo waa reer waqoyi
Maasha Allah waa dhaqankii azalea ahaay
Kebeda iyo Aloolkaba waa lawada sameeyaa in kastoo aana anigu samayn aqoon waxaan samayn jirey Cawda noocyadeeda
Asc, xigtu waa xaskusha.
Mash Allah, waxa fican in ay barto gabdhah yar yar
Maanshallaah waa hooyooyiinkii laga gaadan jiray
Barnaamij aad u qiima badan.Mahadsanid.
Masha alaah walal qaali idiyo maamo qaali ah howdkii baan xasuusta
Xigga xasul baa la dhahaa.
Walaal ku mahadsanid sida aad dhaqanka noogu soo gudbiso
Masha allah Wlashey mcn 🥰🥰❤❤❤👸👸❤❤🙈🙏🙏🙏🙏❤❤❤👑💯👸❤🙈🥰🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🥰🥰🥰🌎❤
Abayo qaali dumar aniga wax badn ayaan kusexdy runtii
Waxan ma kabadba waa caws ee🤔🤔
Masha allah
Mashllh
Mash alh maamada wa gari
Maan sha Allah.
Masha allah ❤️❤️❤️
My mother used to handle those issue in the Bling of eye
Masha allaah qurux ❤
As casartii galabtii
Dhaqan quruxoon 🥰
Yartaan yarta
BeautifulDiixi wan aqana
Yaryaro iyo qaroomaale
Masha Allah Taabaraka Allah
Mnsh allh waayo waayan xasustay mnsh allh
Mash all wllo wa harar
googoos weeye
Maasha Allah
Asc m.a
First 🙋♂️
Masha allh 🥰
Asc mamadu waa dadki hore
Masha allah masha allah 🤩🤩🤩
Midkaan eedo hada toleyso magadaa inaan ka gataan rabaaye ma ii weydiin kartaa??
Wiilbaa logu dhisayaa
@@dhaqankaaba7350 thanks
Lama told kan waa samameeya
M.a ❤️
Nonseseseseseses dhul carosan.diqomo dumar ah baa jiraan dumar waa takayihiin.lagogladaaba
❤❤❤👍👍👍👍💯💯💯💯
Masha allaah
Mmmmmmm
hora usoco walaal
Maasha allaaah
cajiib farsamadeenii macaaneyd hooyoyinkeena Allah dhawro❤❤❤
Anigu 15jirbaan ku sameeyey hararkan waxaa layirahadaa googoos weliwuu yaalaa isagoo duuban waxaa lakoon sameeyey 7baale iyo 5shanle iyo 3dexle waxaan tolijirey dhiilaha iyo hadhuubada waxaan falkinjirey dhermada iyo saliyada waxaan ku bilaabey aqal sameeys 9jir ilaa 15yaer intaa waxiika danbeeyey waxaan galay magaalo
Ar waa quruxleydii
Oo muuqaal qurux badan noosoo duubtay
Shugran dhaqankaabay🥰🥰🥰🥰🥰
*اَلصَّلٰوةُوَالسَّلَامُ عَلَيۡكَ يَاسَيِّدِۡي يَارَسُوۡلَ الله ﷺ*🌹❤🌹
mansha alaaah ma soomaliland ayaad kasoo doobtay muu qaalkan lahjada ayaan kadareemee ? hore u soco dhaqan kaaba
Nice 👏 Hooyadan hareeraheeda wax iga muuqda ma wabi baa mise
Waa meel qurux badan
M.ally
Alle hala qabto wllo sidaa quruxda badan ee dhaqanka aad dhaxal uga Reebaysid
Alle hakaa abaal mariyo
Asc wr
Allena la kala baryi og,
Odhaahna la kala odhan og!
يا سلام
waa hooyo qiimo leh nolosheennana ku qanacsan. الله يعزك dhaqankaaba I'm with you
MashaAllah. Tabaraka. Hooyo Soomaaliyeeda fariid 🥰🥰
Alle noo barakee miyiga
Oo roob ka nooshub
Allow Aamiin.
Waa Hooyo qiimo leh
Alle ha ku barakeeyo.
Dhaqankaaba liibaan
Wll Dhaqankeena waa qaali
Horu soco insha allah.
Waxaan soo xussutay yaraantaydii markii hooyooyin hararo samaynaya sidan oo kale oo ay saas ugu heesi jireen alla yacazikum
Wonderful weaving and designs lovely handcraft
Dhaqan kaabo alaha ku daayo waad na sharaftay dhaqankeena ayaad sharaftay wll mcn
Af samaalaha waa hodan waa af wax waliba eray iyo oraah u dhameystiran
Maansha allah horay u soco wll qaaali walahi waan ku tageera
Masha allh Wataa dumarkii khatar ahaa
Xaabsatooy kebadeey xadhig mareebaay alloow bilis xilkeeda qariyeeey
Waansii xasuusta schoolka class 2 ga buuga somaliga ay kujirtaa heesta kebadu
Mansha allah hooyaday ayaa heesahan ibartay oo ku heesi jirtay
Reeran jiriin jidoy
Jantooy jifta hurudaw
Raga iyo dunarka manta jooga
Bal ka warama
Gabar hadii Guur kaa Gelaaya
Farsamadaan.Ha taqaano
Hadii Gale lafaha isaga jabso. Dubahaaga.
Alla.dad.waa dadkii hore
Dhaqan Cajiib Ah baanu leenahay
Dhaqan.kaaba 3 magac oo raarku u kala baxo soo Qor
Wareeg. Iyo dulsaar
Kuwii yar yaraa ii soo sheeg
Mahadsanid
Feero gashi dhala katuur iyo gogol
@@maryamachannel4590
Masha Allaah
Mahadsanid. Walaal
Masha allaah maamadu gacan fududaa oo samayn ogaa
Mashaallaah say usameeysay
Maasha allah hooyo waa macan
Maasha allah
Alle ha idin daayo
Hooyaday baan ku xasuusataa cawskaas markaan arko.
She reminds me of my mother
mash slaaaah hooyaday ayaan xasuustay markay kabada samayn jirtay
Masha allah waa warshad caadiya inlasii hormariyo beey u baahanyihiin mideeda kale bacağa waa foolxumo in guryahii hore lasameeysto baa ka fiican
Masha alaah inaga hooyaday geel ayaa laga bixi yey waxay na dhashay 15 qof masha ahaal raboyooyoyinka noodaa
Maasha allah dhaqankeena wanaagsani ma lumo
raguba gaashaan dhiguu guul kuhoynayaa
soogalaay soogalaay an isgargaarsanee
Asc maansha allaah illaahey ha ku ciseeyo
Mncha ALLH hambalyo keep going wll dhaqan kaaba 👏❤
Wllo islaantu maan la odhan sahara jiciir degan xadka somaliland iyo itobiya
xigga geedka laga sameeyo waxaan u aqaan xaskul
hararkaasna googoos iyo isku joog
Asal asal; wallee waan xasuustaa hooyooyinkayagi sidaa aqalka wada xariirta ah samayn jiray.
Salan gobeed walal qaali from jarmalka ayaan kala socdaa dhal gobaad
aad Ayaan u Salamaya dhaqan kaaba
Salaan sare walaahi wa badan ayad na XASUUSISAY
Qurux goo goos waa wax fiican
Acuudu bilaa balooy baydheey hobaay ayaaan ka xasuustaa cashardi form4ka
Manshlaaah wll qaali alle ah ku barkeeyo hore u soco
Manshllh allow hoyoyinkeen dhowr
Jiifta jabtow jawgu waa roobe xagaad jirin carartiiyey. yacnii waxba umaad samaysanine xagaad roobka kajirsan
اتذكر لم كانت طفل صغير لم كانت أمي الله يرحمها كانت عندما تغسل الثياب كانت تغني او تشعر
m.a allow reer miyiga noo daa
meydhadu waa geedka cayda u eeg oo xeebaha ayuu kabaxaa maydho geedka timirta ayuu u egyahay
Mamadan waa hoyo dhaqan keeda ku adag
hooyo qurux baadan
Masha Allah hooyo mcn
Manshalah waa dhaqan keenii
Dhaqankaaba iyo inta kale ee aan fahmin ereyga "XIG" 👉xig waxa coonfurta loogayaqaanaa "XASGUL" afka qalaade english waxa lagu yidhaah" SISAL"
wlhy dhaqankenu aad buu u ficanyahay waxan so xasuustay dhaqamadii hore ee aynu lahayn
Caruurta meesha jooga hala bara......
Mashallah
Hooyo waa fariid
meeshani tolow ma sool baa?
islaantu waa hy eedaday waa fariid
Xage bay ku noshahay luqadeedo waa reer waqoyi
Maasha Allah waa dhaqankii azalea ahaay
Kebeda iyo Aloolkaba waa lawada sameeyaa in kastoo aana anigu samayn aqoon waxaan samayn jirey Cawda noocyadeeda
Asc, xigtu waa xaskusha.
Mash Allah, waxa fican in ay barto gabdhah yar yar
Maanshallaah waa hooyooyiinkii laga gaadan jiray
Barnaamij aad u qiima badan.Mahadsanid.
Masha alaah walal qaali idiyo maamo qaali ah howdkii baan xasuusta
Xigga xasul baa la dhahaa.
Walaal ku mahadsanid sida aad dhaqanka noogu soo gudbiso
Masha allah Wlashey mcn 🥰🥰❤❤❤👸👸❤❤🙈🙏🙏🙏🙏❤❤❤👑💯👸❤🙈🥰🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🥰🥰🥰🌎❤
Abayo qaali dumar aniga wax badn ayaan kusexdy runtii
Waxan ma kabadba waa caws ee🤔🤔
Masha allah
Mashllh
Mash alh maamada wa gari
Maan sha Allah.
Masha allah ❤️❤️❤️
My mother used to handle those issue in the Bling of eye
Masha allaah qurux ❤
As casartii galabtii
Dhaqan quruxoon 🥰
Yartaan yarta
Beautiful
Diixi wan aqana
Yaryaro iyo qaroomaale
Masha Allah
Taabaraka Allah