18 December - 28 December 1988. Kooxdaa reer Dikhil ah oo waxaa horjooge u ahaa Ab. Jaamac Muuse Meecaad (AHN) waana odayga aabaha wiilka jilaya. Wilwilaha na waa Ab. Cokiye (AHN) waxa goynayey (ma ka muuqdo markaan).
Wowwwwwwwww this is great stuff walaahi. That man has a good voice .VIVE LA REPUBLIQUE DE DJIBOUTI. And I hope that our bros and sis from SOMALIA will be unified one day. Inchaallah
Wad iska hadashey niyow reer jabuutiga aad ku ledahay wax kama fahmayan dad hal abura o sugantaa iyo dhaqan ka ba wax qorey aya hada nolee . Ee ka firsoo erayadadaa .
GUUX IYO GUUR
--- HIDDE IYO DHAQAN
(Meeshu waa Dikhil; Ammintuse ?)
" Naa gaatiyay, guur baan rabaa
Gabadh cas baan doondooni jiray
Gubataan kuu soo dhexmaraye
Guduudkaagii arkaye
Gaari dumar ma laguu hubaa ?
Alla hiddidiiyoo hiddii
Waar sheeko guux
Guur laguma helo
Ee haddii guurdoon aad tahay
Anna garayskii waan sidaa
Aabbahay Goray baad u tagi
Goobihii waadiga sidee
Geesi wiil ma laguu hubaa ?
Gooda hilil gaddeeda keen ?????
Iyo gulaashayn baa i heliye
Aabbahaa geel baa la siin
Hooyadaa gunno waayi mayso
Adna aroos baan kuu gigimi
Oo giiro aleel baan kuu sidkiye?????
Gaatiyaay galabtay naga keen
Alla hiddiidiyoo hiddii
Guuno waa geedaha hadhkood
Giiro leel gabadh hayni mayo
Wiil garaadku gamaad ku yahay
Shinni gobeed baa loo dayaa
Goobihii waadiga sidee
Geesi wiil ma laguu hubaa ?
Na garaadba haddaan lahayn
Miyaan guuxiba lahaa
Golihiinnaan iman lahaa
Aabbahay baan male la galiyoo
Duco gabawdaan soo guntaniye
Adna go’aankaagii I sii
Alla hiddiidiyoo hiddii
Waar garaadkaagiii hubsaday
Gacanta waan kuu dhiibayaa
Hooyaday gacalaan u tagi
Duco gabawdaan soo guntaniye
Anna go’aankaygii wa kaa
"
Mahadsanid Xasan.
Good job brother mashaa Allah thanks a lot
Aabihi marku u tagay wixii uku yirina maadso qortid huno.
dhammo Abdirahman waan soo qori walaal hadduu Guulleheen yidhaah
18 December - 28 December 1988.
Kooxdaa reer Dikhil ah oo waxaa horjooge u ahaa Ab. Jaamac Muuse Meecaad (AHN) waana odayga aabaha wiilka jilaya.
Wilwilaha na waa Ab. Cokiye (AHN) waxa goynayey (ma ka muuqdo markaan).
Gadh hawdle Baga’ ! Wixii daahnaa waad dooxday ee Mahadsanid.
Erayadana markaa AHUN Ma abwaan JAAMAC MUUSE MIICAAD baa lahaa mise waa maanso dhaqameed ?
Alxamdulilaah Ilaahay ayaa iga dhigay muslim, igana dhaliyey dad dhaqan leh.
Ciise forever.
Dhaqaanki Jabuti ee cissaya maashallah noladaa cissow / somali from finland
Our beautiful tradition Ciise boqortoyo jibuti🇩🇯💯💉
I love my Djiboutien ana ciise
masha Allah wayo wayo jaabuti iyo magaladaydi Dikhil. waa koxdi dhaqanka ee sanadaadii 80 kii , coodki goobalee, boobee iyo dhulkumakadshe.... souvenir
Salaam walaal Yaasiin. Goobaale iyo Boobo ayay kala yihiin : wiilka guuxaya & odayga aabbaha jilaya ? Magacdooda oo seddexan ma haysaa walaal. Mahadsanid
Mashallah fier de mon culture Somali cisse malab vive ma toolkay ♥️♥️♥️♥️
i hav to learn evy words coz its biggest romantic poetic i eva heard .....
I will always love my culture for ever.
Djibouti 🇩🇯
Machaallah, dhaqankeenu wanagsana my tolkey ciise weynee 🥰👌👌
Wowwwwwwwww this is great stuff walaahi. That man has a good voice .VIVE LA REPUBLIQUE DE DJIBOUTI. And I hope that our bros and sis from SOMALIA will be unified one day. Inchaallah
Allow ciisaha dhowr wa dadka dhaqanka jecel
Kana guurin
Amiin amiin
Masha'allah dhaqan xigmad lee viive isse weeyne
Ciise yaa wayey hawiye waa kan
anaaa ciise midooobe😁
2020 wali dhaqanku iyo taarikhdu waan
Daawanaa
Somali Culture Courting session.....Bring This to Kenya....We need to make a big cultural festival between Djibouti, Somalia, Ethiopia and Kenya
Yes wallahi
Ciisaha iska leh
@@bilanismael9480 of curse we are the best
he has man's voice and has good poem viva ciiseeeeeeeeeeee
masha allah ciise wayne allow dhawr
Amiin amiin
I love you ciisa nation
maansha allaaaah soomali saas haday kusii dhaqmi lahayd waaanu horu mari lahayn allow saan noogu soo celi saas oo kale dhalin yarooy yaan laga tagin dhaqanka dharkii cadaa waxaa badalay surwaal dabada kasii dhacaya iyo gono dhajisa hangoolkiina waxaa badalay dhago la dalooshado subhaana laah
Ileyn Somalida dhaqanka salkadheer waa abgaal, habargidr iyo ciise waaba is leeyihiin Mareexaan a ma forgo
mashallah Cissa weyene
Anaa ciise modoobe
2024 waali dhaqaankii waan dawaanaa
Fier d'etre Issa
Mashallah! Beautiful poems
Hadalada runta ah Hido waan u lahayn,❤
ce heureux de voir cela ma tradition ma culture fier
Gabadha sidas ayaba loogu doonay wxn filaya rer jabuutiga manta joga ma fahmayan tollow afsomaligan
Nolaada wan idin jecelahay rer jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴
Salam sare runti aniga inta hadalka murti ah ayaan ka fahmaay oo guur Ayu raaba inaantuna wee ka aqbashaay lknse waan xuuba intaa bdn wxba kama fahmayo
Wad iska hadashey niyow reer jabuutiga aad ku ledahay wax kama fahmayan dad hal abura o sugantaa iyo dhaqan ka ba wax qorey aya hada nolee . Ee ka firsoo erayadadaa .
best of the best . Is this a great Isse tradition
My Somalian fellow tribesmen and women of Djibouti,(btw Djibouti's President is also a ethnic Somali like me)
Ciyaar dhaqameed Abgaal Cismaa iyo abdaal , Ciise madoobe Gacanbaan u taagay.
Kkkkkkkkkkkk abgaal kee
Sxb waa dhaqan soomaaliyeed ee Sal dheer lkn waxaa isticmaala ku dhagan ciise, abgaal, habargidir, iyo qabiilo kaleba lkn waa dhaqan somaliyeed waxba dadka ha kala saarin dhaqan waa dhaqan
Yassss🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙆🏾♀️
@@nasraluzza3475 hawiye aya iska leh
@@nimcocali5956 abgaalka ku gumeysto
PHQAKII
SOMALI AYA DIBUFIRSANAYA OGOW
SOMALIYY 2021 WAXAJOGAA SOUTH AFRICA SOMALI HANOLANTO
dhaqankena wanagsan cisee inolada tolkay
Viva Djibouti
Siise wayne nolw waliga 🔥🔥💪💪😎
c vraimnt belle chanson heeso dhaqan
Mashallah mon culture ❤️
Djiboutidayda gobta laga helo dhaqanki asalka
War liketa maad kala xishooten
Rag haddad rabtiin waakuwan
Comentigu na waa xaggiina
❤❤ il faut préservé notre culture ❤
Anaaa ciise madoobe
Allow issaha dhowr
Amiin amiin
Best dhaqan
vivaissa
only issa are the best
beautifull, hida ma u lahayn
King Somalia
kkkkkkkkkkkkkkk
kuwani waa Soomali Barad , illeeen waa tan la yiri Soomaligu Jabuuti ayuu ku dhashay,
Great voice
Jabuuti tv waxaa noosoo galisaan youtube sisiladii xaydha codka yuusuf shaacir 2005
Machallah
Extraordinaire!
iva issa viva issa vivaaa issa
buugaagta suugaanta ayaan aqriinjiray iyo shaaraaxa eraayaada laakiin waligeey marag midaan oo kaleiyo dadkaan
viva isaa culture
Viva somalia viva my people hawiye
Mate these are dir . Any way irri
Waraa waa ciise jabuuti waana boqorada dir
Djibouti is Dir Ciise weynow 🇩🇯🇩🇯
Dhaaqan wanagsan waa ciisee
❤❤❤❤ Géant Issa
Jah ciisse wayne 🙏
viva issa nation
nice c es la ville unite de okar nostalegie de mon pays
Yaax cisow
Nos frères et soeurs somali
❤ dir quweys
The ancient Egyptians were Somalis. Facts
cajab walahi
viva issa
6:44
thank you
lolMrdddd
loolll ,trop for arret pa derire. hahahaha
viva notre tentre djibouti
❤❤❤❤❤❤
Q