Cafwan xidigtii shanta somaliya mid ka mida ayaanu nahay maaha in la noogu yedho maamul muqdisho ayanu la meeqaan nahay ,hargeysa iyo muqdisho waxay u taagan yihiin labada gees ee ka xoroobay isticimaarki halka sadexdii kale jabuuti gooni isu taagtay labadii kalena weli aanay xoroobin
Asc wa gabadh ku xidhan oo somaliland ah HBN iyo mawliid x cabdi , weriye mawliid maamul ha nagu odhan dawlad baanu nahay wakhtigii horena waxa wax isku darsaday waxay ahaahen shantii gees ee somali laba ka mid ah sadexda kale ila hada lama hayo ,maamul gobaledyada wa kuwa konfur u kala jajabay ee muqdisho hoos yimaada
Maasha allah wariye Sare Mowliid Haji Abdi
Verry professional news , dad badan oo been iska sheega waad dhanta , hore u socon
First view 😂😅❤
Allaha u naxariisto Dr Sakeriye, aamiin yaa Rabbii.
Kani waa lax ciday yaan waxba laga qorin
Cafwan xidigtii shanta somaliya mid ka mida ayaanu nahay maaha in la noogu yedho maamul muqdisho ayanu la meeqaan nahay ,hargeysa iyo muqdisho waxay u taagan yihiin labada gees ee ka xoroobay isticimaarki halka sadexdii kale jabuuti gooni isu taagtay labadii kalena weli aanay xoroobin
AYADOO SIDAA AH BAA HADANA HARGEYSA MUQDISHO HOOS IMAATA MIDAAS MA OGTHY WAYO AQOONSIGA AAD WADATO HADEER WA MID SOMALIA AH MARKA MAXAAD OGA BADALANTHY MAMUL GOBOLEDYADA PUNTLAND IYO JUBALAND
Usheeg Wariyahaaga Magac Deegaanka Kudhawaaqitiisu Sirasmi Oo ah Awdhiigle Ee Ma,ahan Owdhiigle Waa Xadgudub Mowliid Aya Lagu Dhahaa Adiga Kawaran Hadii Aan Qaabkaan Ugu Dhawaaqo Mowliid Waa Qalad Aankaagalay Adiga Shaqsiyan Wariyaha Waa Muhiim Inuu Sifiican U Yaqaana Deegaanka Uu Kahadlayo Magaceeda Oo Sax ah Mowliid Ogow Adiga Shaqsiyan In Si Weyn Lagaaga Taageero Shaweelaha Hoose Fiiri UA-cam-kaga Goobaha Sidaweyn Lagaaga Daawado Adiaga & Abdi Salaam Hereri & Nadaara Ogow Sadaxdiina Reer Shabeelaha Hoose Inay Si Aan Aan Caadi Aheyn Ayee Idiin Taageersan Yihiin Iga Raali Noqo USTAAD Mawliid Mahadsanid
Asc wa gabadh ku xidhan oo somaliland ah HBN iyo mawliid x cabdi , weriye mawliid maamul ha nagu odhan dawlad baanu nahay wakhtigii horena waxa wax isku darsaday waxay ahaahen shantii gees ee somali laba ka mid ah sadexda kale ila hada lama hayo ,maamul gobaledyada wa kuwa konfur u kala jajabay ee muqdisho hoos yimaada
BAL WAXAAD KU HADLEYSO FIIRI MAMULADA HOOSTAGA MUQDISHO MAXAAD KAGA DUWANTAHAY ADIGA ILAA HADA PASSPORTKA AAD KU BAXDO WA SOMALIA 33 SANO UNBAAD ORDI HEYSAN ILA HADANA MESHINI MADAN DHAAFIN HADANA WAABA BUR BURTAY QARANIMADAD SHEGANEYSEN MARKA ADIGO PASSPORKEENA KU AADAYO ADUUNKA MESHAD RABTO AYAAD IS KIBRINEYSAA KA WRN
Waa Maxay Alshabab?.
"CIA-MI6 are ALSHABAB's"
ISIS=Israel Secret Intelligence Service.
Alqaeda are CIA.
Now You Know.
Hadii Kale Wiglada Tumo
. . . . . .
Nuurka Nederland.
Senior Political Analyst.
Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.