Wixii gaalo sameysay ee hub ahaa mid aan gaza lagu tijaabin ma jiro nugleyr ayaa u hadhay oo qeyb ahaana loo adeegsaday wax walbase waxaa ka awood badan allaah
culimo islaam oo afka ka hadasho lama rabee hadal way dhaaftay xaalada marinka gasa ee cidii muslin ah ee wax haysa jihaadka ha gasho reer falastiin hadal wax uma hayee isgarab istaag iyo hiil ayay u baahan yihiin ee jihaad ha ku baaqeen culimada aad sheegaysaan oo dawladaha muslimiinta ha ugu baaqeen in mid walba oo dawlad muslin ah ha keento toban kun oo mutadawaciin ah oo jihadka gasha oo garab istagta reer gasa iyo xamaas culimada haday run sheegi ciidankaas ha soo abaabuleen oo ha keenaan boqol kun oo mutadaeaciin jihada ah oo dunida muslinka laga keenay waa la heli oo toos ha u soo galiyeen gasa taas baa laga rabaa culimada islaamka hadii kale hadal bilaash reer falastiina hadal uma baahna
Her Falstin illahay ha u gar garo o ha guleyo insha Allah
HBN warar khyr badan sheeg HBN.
Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah
Asc habeen wanaagsan bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade rer falastiin Gaar ahaan rer Gaza alle baa u maqan alle ha bad baadiyo Aamiin yaa rabi
Asc bahda hbn ale haugargaaro falastiin
Rabigeen insha.allah dayici maayo reer falastiin insha.allah
Wixii gaalo sameysay ee hub ahaa mid aan gaza lagu tijaabin ma jiro nugleyr ayaa u hadhay oo qeyb ahaana loo adeegsaday wax walbase waxaa ka awood badan allaah
Ururka aad sheegeyso waa dad liita waayo hal ruux oo Runta sheegi karo kuma jiro
Kaba soo qaad soomaaliya cawaanta u shaqeysa sahyuuniyada sida shabaabka daacishta alqaacida maatida qarxiso dad dhaca maalkoda iyo shartooda ku xad gudba ayaan arki lahaa ama aan maqli lahaa
Sudeysi oo
Allha lajiro suniyiinta suriya allha guleeyo
Asc hbn online
Israali ilaahayi hajabtosxb
Allha lajiro suniyiinta suriya kadagalmaya guul allha garsiiyo
OGOW WAXAAD TAAGEERTAY YA4HA4UDA WAXAAD KALOO JECESHAHAY IN MUSLIMKAAS LA BURBURIYO EE OGOW.
Dagalka qaza waxaa hagrada dalalka carabta kaliya hadii ay xidhiidhka ujari lahaayeen isra.il mawqaf adagna ka istasgilahaayeen waxaa mayna samayseen
Alle hagargaaro islamka
Fadlan Israel sitha calamka u ughoraan correct the spelling
Culimada aaha u sahlo
Soodaan suuriya falastiin dhamaan waaku fashilmeen waayo waa taarii
Waxaagu.waa.xayeysiis.wax.warood.meesha.ku.haysaa.ma.jiro
CULIMADII MA WAXAY KA HADLEEN MAYDAD OO AY KA AAMUSAAN KUWA NOOL..???
DAGAALKA WAXAA WADA MAAHA MUCAARAD EE WAA ARGAGIXISO LA SHAQEEYA YA4HAUUDA IYO CADOWGA UMADA...!!!
L
Israil illahay ha jabiyo khasare naf iyo mal leh Allaha u keno
culimo islaam oo afka ka hadasho lama rabee hadal way dhaaftay xaalada marinka gasa ee cidii muslin ah ee wax haysa jihaadka ha gasho reer falastiin hadal wax uma hayee isgarab istaag iyo hiil ayay u baahan yihiin ee jihaad ha ku baaqeen culimada aad sheegaysaan oo dawladaha muslimiinta ha ugu baaqeen in mid walba oo dawlad muslin ah ha keento toban kun oo mutadawaciin ah oo jihadka gasha oo garab istagta reer gasa iyo xamaas culimada haday run sheegi ciidankaas ha soo abaabuleen oo ha keenaan boqol kun oo mutadaeaciin jihada ah oo dunida muslinka laga keenay waa la heli oo toos ha u soo galiyeen gasa taas baa laga rabaa culimada islaamka hadii kale hadal bilaash reer falastiina hadal uma baahna
Mowliid Dhamaan Dhibatada Islamka kasocoto waa mid iyaga lais ku Adeegsanayo Immaradka Masar dhamasn kuwa khalijka Morocco ayaa loo soo dhex maraya.
Waxaas waa sheeko baraleey culimada islaamku ma maanteey yimaadeen halsano iyo bar oo laxasuuqayey xagee kumaqnaayeen culimada islaamku carab waa carab
IIRAAN WAY NACDAY ASAD KADIB MARKAY DAGAALKII KAGA BAXDAY XB IYO FALASTIIN....!!!!!
Walal.sacudegaiyo.masar.oo.aamus.qatay.oodamqanayn.xaramka.olagudasayo.israil.xidhidhka.halojaro.wadanka.uujare.waya.qaybukayahay.
SUURIYA WAXAY JABTAY MARKAY KU XIDHANTAY KHALIUJKA KANA JEESATAY IIRAAN IYO XB IYO FALASTIIN...!!!
Muslimiinta yaakagafiideyisansxb
SUURIYA WAXAY JABTAY MARKAY KU XIDHANTAY KHALIUJKA KANA JEESATAY IIRAAN IYO XB IYO FALASTIIN...!!!