Xog Jabuuti Cadowga SL noqotay iyo Qorshe halisa oo Geele kula wareegay hargaysa kuxumaynta M. Biixi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 День тому +13

    Jabuuti waa cadawga SLND cidii lasocotaana waa cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 12 годин тому +1

    Guul Somaaliland
    Tooshka ku ifi
    Cadawga Somaaliland
    Guulayso
    Xogogaal❤

  • @SakiYare-b3e
    @SakiYare-b3e День тому +6

    Dekeda berbera iyo dekada jabuuti ayaa is haya

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j День тому +6

    Anoo shacaba waxaan ugu baaqayaa shacabka reer somaalilaan inay u diyaar garoobaan sidii loosoo afjarilaha xildhibaano ku sheega somaalilaan wana xidhdoonaa aqalka wakiilada carkee

  • @YuusufAamin-zc1ek
    @YuusufAamin-zc1ek День тому +7

    Adeer Muuse biixi iyo jabuuti wax colaad ah ka dhaxeysay ma jirin balse jabuuti ma ogolaan in somaliland dowlad madaxbannaan in ay noqoto sababtuna dekedaha jabuuti ayaa xidhmaysa markaa xataa somaliya ayeyna ogolayn in dowlad adag ka dhalato

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День тому +10

    𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐱𝐢𝐥𝐝𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h День тому +4

    Waxay uegtahay 1960 markii bila shurud lagudhiibay xoriyadii dahabiga ahayd egalaha qarni kudhawadka nolashii dadka

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 День тому +2

    Ciro iyo wadani waa somalia

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 День тому +8

    Ciro iyo Wadani Danta reer Somaliland ha ka horaysiiyaan Danta Qaranka wax walba hadii kale Shacabkuu way ka takhalusi doonaan.

    • @BrigadSpecial
      @BrigadSpecial День тому

      Idoor jahil waso baro idoor madaxweynaha deysta

    • @JonathanCkay
      @JonathanCkay День тому +1

      @@BrigadSpecial Daysan mayno😭😂

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt День тому

      @@BrigadSpecial idoor iyo jaahil isma galaan. Somalida yagaba caqli uu ah.

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 15 годин тому +1

    Huwantii Soonoqotay waleee

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q День тому +3

    As Djiboutien Somaliland don't need Djibouti because we 'r oh ready poor people in BALBALA....
    Djibouti can't help Somaliland..
    Vive la Somaliland 🟢⚪🔴

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 День тому +2

    Xukuumada iminka jirta ayaa ka masuul ah caleemasaarka Ciro, markaa waa in aanay ogolaan wefti jabuuti ka yimaada!!.
    Horodhacii xukuumada soo socota waan aragnaa!!.
    Shacabkii maxaa ku dhacay?
    Waa in mudaharaadu ay sameeyaan ay ku muujinayaan go'aankooda in aanay cid bedeli karin!!.

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 День тому +4

    Nimankaa halaxidho eyda🦍🦍🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 День тому +2

    Geele dofar waa cadawga koowaad. Ee somaliland kuwa isku soosawiriyana waa.lamiid

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 День тому

    Thanks so much Xogogaal tv, malaa waxaan u kala soocney danta qaranka iyo cadaawada muuse.

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 День тому +2

    Ethiopia We bring everything we eat

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle День тому +4

    Maxaa laga xiiqayaa nibankaan waa muse naceeyb

  • @Qarandhise
    @Qarandhise День тому +4

    Waddani ma fahmi siysaada ma hore loo socday mise dib

  • @saalaxy
    @saalaxy 23 години тому

    Djibouti waa walaal ❤

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v День тому +2

    Geela.caloolaye wuxuu wataa laasha markaa markaba weyan oo waxa walaba qaada haduu yimaada inaa laashakiisa la arakaye

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День тому

    Àaaaamin àaaaamin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤insha alleh ❤❤❤

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei День тому +2

    Shacabka jecel laandta eeydaas barlamanka jooga shacabku wuu sugayaa in suuqa hargeisa meydkooda la jiido diyaaarbaanu u nahey.

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan День тому +2

    Waa laga tanasulay waad aragta waa waar waa laskudilaya haditasidhacdo😊😊

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 День тому +1

    Waataa wixii somaliland shacabkeeda arkayeen

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 День тому

    Walee waa la eegi ayaamaha ugu horeeya cirro halka uu u jiheeyo somaliland jidkii hiigsiga shacabka somaliland haduu ka baydho weynu bedeli in sha Allah

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam День тому +1

    Waxa ku dhaca eeg waftiga jabuuti

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou День тому +2

    Marabo d jabuuti ha een marabo oo maalin marabo khaa im weeye waa masgaboobay iska jir cirow hadaba la ii
    Ma sheegin

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 День тому +1

    war hortaa nimankaa meesha ka muuqda qolada barlamanka marka lagaa reebo kuwa kale wax xiil ah oo ay inoo hayaan maa jiiro jabuutina somaliland bay is hayaan ee muuse iyo ciiro miidna ma is hayaan kuwaana haday kuu xumeeyn nocaan haday uu yaqaanan madaxweyne ciira inaga xiidhaye iyo haday yagu kuu dhumanayeen xisbiga wadani oo ay ka fakar duwanaayeen waxba madaxweyne ciira inagag filaan ee hada way kala baxaayan dadki xisbiga wadani oo qaran badaan baa dhuufays kaa dhiiganayo yagu dano kale laha way kala hadhayaan qolaaba meel ayey kuu hadhaysaa ee la ma joogo wakhti wax laa saluugo ama aad uu hadaasho in aanu ciidna dastuurku qabanen laba dalna yagoo is hayaa ayey hadan wuufud isuu diraan yado akhri laysu diirayo yaan jaanis laga helen siyaasaduna danjoogta ah weeye xidhiidh iyo wajii joogta ah mala

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День тому +1

    Muusi dhul ma siinkaro Ethopiya.
    Dhulka Gadabursi ayuu u saxeexay Ethopiya kii oo ka baqaya Awdal State.Laakiin maaha wax soconaya..
    Aqoonsiga kkkkkkk

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 День тому +1

    Jabuuti Cadaw uma arko anigu oo wadan deriskeena aha ayaan u arkaa in macaailo fiicanina inaga dhaxayso ayaana wanaagsan xukuumadii hada tagtayna siday gudaha ugu galgalatay ayay ta dibadana ugu galgalatay waana sobobta xukuumada cusubi xidhiidhkaa u soo celinayso

    • @hodanabdilahi2754
      @hodanabdilahi2754 День тому

      ​@@warsameyaahoo7274 inader wd hurudaye toos jabuuti horumar kuma rabto wa kuwi ka gubanayey horumarka dekeda berbera wx cadow tinimo ah kma dhaxayso shacabka kaliya wx is diidey danaha siyasaded ee labada dawladod ee fahanka khaldan umada kla taga dawladi muse biixi na siyasada arimaha dibada meel fican oo ayna waliged gaadhin ayey gaadhsisay in lays xaqira ma fiicna qofka si kasta ood ugaso horjeedo wa inad u qirta libintisa wxd shekadiba ka dhigaysan sidi in ay somaliland eber thy oo dhulka laga so qaadayo beenta umada ka daaya somaliland manta meel fican ayey taganthy taasna wxa sababey dawladi madaxweyne muse biixi ee hore uun ha loga si socdo dadka na hlga daayo cuqdadan la dhex dhigayo

    • @JonathanCkay
      @JonathanCkay День тому +1

      @@warsameyaahoo7274 OK ma ogashahey Aqoonsiga ?

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 День тому +1

    LABO NIN OO GOBOLKA AWDAL KA SOO JEEDA WAAD MAGAC DHABTAY LAAKIIN KUWA TOLKAA EE MADAXWRYNE GEELE ISLA SAWIRAY XIYAA QAAR QARSOODI UGU TAGEEN MAXAAD MAGAC YADOODA HALKAN UGA SHEEGI WEYDAY? WELIGIIN XUMAAN IDINKAMA DHAMAANEEYSO

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid День тому +1

    Abiib calool iyo dhako eyle awalba cadow aan qarsoonaynbay ahaayeene odayaal ixtisaah ah iyo ina xaashi fowfowle ayaa cadow oodhan nagusoodaayey

  • @geediali437
    @geediali437 День тому +1

    Horta Cali xaamud jibriil waa nin kusoo waashay baakistaan ee dadka xilka u doortow cali xaamud mid laysku haleyn karo maahee reer pakistaan hala weydiiyo intaasaan ku dhaafaa

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay День тому +4

    Muuse ismay hayne ee wax doonayey iney Dhex marsato Djibouti 🇩🇯 wxy Rabto 😂😂😂😂

  • @yurub5288
    @yurub5288 День тому +1

    Waxa hore loo yidhi cadowgayow hadaan kuu jabo jefafa hay gelin muuse biixi waxay isleyihiin ku xumeya lakiin kaasi habeen ma jiro geele wuxuu neceb yahay somalilaan waxase leyahay Raganimooy ninkagii nacasnimo maxa baday today reer somalilaan

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim День тому +1

    Djibouti is international country sorry bro somaliland is not international 😢Djibouti is best country in world 🎉🎉

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 День тому

      Let then Djabouti rule Somalia.
      Isku Dhiba Djabouti hadii ay idin Cajibisey.
      Somaliland lagama yaqaan Djabouti, ayaada Somaliland isku dhe dhejisaa.
      Horta Djabouti haqabsato Doorasho xor ah, oo sida kii Somaliland ka dhacey, markaas ayaad International ku sheegi, dalkan hada Boqortooyada ah😂 ee Djabouti Somaliland lagama yaqaan😂😂.

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 День тому +1

    Waxaase la yaab ah labada nin ee samaroon maxaa dadkoodu u qaban waayey

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 19 годин тому

    ADER ISMAIL AYA KA TAALIYA GESKA AFRICA, GAAR AHAAN DEGANADA SOMALIDA FROM JABUUTI 😂😂

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 День тому +1

    Jabuuti Give us nothing

  • @liibaanmuuse7664
    @liibaanmuuse7664 День тому +1

    Somaliland ayaa laga ta naasulay sida cad

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 День тому +1

    Waa arki toontaan ismaaciil cumar geele meesha uu ka tuuro
    Ciro haduu Ku cirto
    Lkn filimaayo in raacayo ciro intuu burburiyo hadafka shacabka

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 19 годин тому

    SOMALIA WA MID

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 23 години тому

    Yaa wakiishay Cukuse

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 13 годин тому

    French Somali land is called during Colonel era .

  • @cumarmawliid-gj4yp
    @cumarmawliid-gj4yp День тому +1

    Anagram.ka.jawaabi.doona.marka.aydalka.yimaadaan.maagahan.laqabo

  • @AyuubQurbo
    @AyuubQurbo День тому +1

    Kkkkkkkk

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 День тому

    Haadaa laaga bilaaboow Awaadaal interneedkii iyoo cidaan dhiisaan oo nidaadam leeh haa loo sameyoo.

  • @Xasan-e4g
    @Xasan-e4g День тому

    Madaxwayne.geel.waa.siyasiga.geeska.afrèka.waa.wiil.abtilooyahayi.waxa.dhalayi.maxamed.case..hanoolado.waa.geesi

  • @yurub5288
    @yurub5288 День тому +2

    Maalin kalay garan doonan reer somalilaan

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi День тому +1

    😊😅😮😢🎉😂❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День тому

    Waa somaaaliland is hayeen tuuug huwenta gudaha alle idin qaabey

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 15 годин тому

    Somaliland yay cadow yihin

  • @Xasan-e4g
    @Xasan-e4g День тому

    Samaroon.ciise.canfar.waa.walalo.jabuuti.iyagal...habar.awal.waa..tara😅.jee...waa.gacl.kujoog.

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 18 годин тому

    Muuse hogaamiye dhaba ayuu ahaa

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 23 години тому

    Abdilaahi Cukuse Dill weyn ayuu u dalacay. Laba qaylo dhexdood ayuu ka faaiidaysanaya

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 День тому +1

    Warku wuu cadyahay somaliland ayaa laga tanaasulay

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 День тому

      Taas mid dhici kartaa ma'aha abid.
      Somaliland waa Somaliland.
      War Somaliland baa lagu waashey 😂
      Oo maxaa lagu caashaqey?
      Dee dal Somaliland oo kale dhista?
      Hadana aduunkii baaba caashaqsan.
      Ilaahoow Somaliland ishooda ka magan geli. Acuudu Billah

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День тому +1

    Muuse Biixi ayay ishayeeen.
    Muuse iyo Ismaaciil ayaaa isku dhacay

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 16 годин тому

    Djabouti & Somalia waa cadawgeena balse waxa muuqata in Somaliland lagu kala tagayo mar hadii dagaal lagu qaaday Madaxweyne Biixi & Qarannimada markaa Madax u noqonayaan Ragan tagay Djabouti & Cidii dirtay 👽

  • @AxmedMuuse-p9k
    @AxmedMuuse-p9k День тому

    Ciro iyo xisbigiisu wayinu aragna durba halkayi ka baxeen iyo inayi wixii lagu shegi jirayi ee ahaa inayi somaliya u socdaan ayi cadatayi lkn cid ayi xamar gayin karaan ma jirto ee samcadii somalilan unbayi dib uridayaan

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 3 години тому

    Hala qabto Jaasuusiinta la sawiran cadawga Somaliland 😊😬🤭

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 День тому

    reer somalilandoow cadawgiin ha jabee- wax yarbaa hadhaye hala gaadho goorteed insh tcaalaa,, hadal iyo dhamaantii - cadaawadda dhagaraysan iyo shirqoollada isir'nacaybka ku salaysan ee jiritaanka qaddiyadda jamh.Somaliland loo maleegayaba qoomamaa xigi iyo sadex magac ilaahay fartoo dhexda laga qaniinee - ha cadaado warkoodu insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdisamedAli-w4f
    @AbdisamedAli-w4f 20 годин тому

    Niyaw adna ma sacad muusad tahay kala gobsan sacad muuse wa reer sharafle oo baladhan lakin adigu sax ma tihid

  • @somalilandigabadan7588
    @somalilandigabadan7588 12 годин тому

    BEENALE KAATIBA MA IN SAXANE LATAAGERI WAAYO AYAA CADAWA JABUUTI WAA WALALAHEN

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 День тому

    Reer jibuutigu daad haadal badaan mahaa iskuuma naa jaawaabaan . Somaliland waa laakalaa fuur fuuraya.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 4 години тому

    Reer Somaliland ayagaa isbireeyey abaaLkoodbaa helay ismaciLow utaLi koL haday kii iskakaa dhiciyey ay bireeyeen cidLaad ka heshay😂

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 День тому +1

    Jabuuti iyo somaliland waa dad walalo ah .

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q День тому +2

      Depuis quand que les 2 peuple sont des freres..
      Arrete de mentir Djibouti veut pas reconnaitre La Somaliland a cause de leur port ..
      Comment sont les ports de Djibouti??
      Arrete de mentir..
      Vive la Somaliland 🟢⚪🔴

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 День тому +1

      Shacabka Djabouti iyo Somaliland waa walaalo, laakin Shacabka Djabouti Belaayo ayaa ku habsatey, oo Ilaahey Un ka badbaadin karro.

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q День тому

      @@halimamumin3643 amiin walaal
      Allah no baryaa please

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v День тому +1

    Muuse isama hayaana wuxuu doonayaa inuu qaranka dumiye laakii wuxuu geela arkaya libaaxii inuu badalaye Aroora hurada waliba

  • @axmed8798
    @axmed8798 День тому +1

    MADAXWAYNE GEELLE WAA CADAWGA SOMALIA OO DHAN, MIDNA OGAW GEELLE MAANTA MUUNOQON CADAWGA SOMALIA LAAKIIN MUUSE & GEELLE WAXAY ISKU HAYAAN DANO KHAASA

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 День тому

      Musa waa Nin qab leh, in farta loogu yeedhi ayuu diidey.
      Cirro ayeey hawl u taalaa. Shaleey Musa ayaa madaxa lagusitey, maantana waa Cirro. 😂😂
      Beri dhow tii Musa loo geyste baa Cirrona lagula dhaqmi doonaa.
      Hassan Sheikh ayaa ku hadhey oo beryahan la caashaqsan yahay, beri dhow usagana shirqoolyo ayaa loo aloosi, oo looga yeedhi Djabouti , Sheekadii aheed Somalia iyo Djabouti waa walaalo😂.

  • @Xasan-e4g
    @Xasan-e4g День тому

    Samaroon.ciise.canfa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 12 годин тому

    𝑥𝑜𝑔𝑜𝑔𝑎𝑙 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂𝐰𝐚𝐚𝐱𝐚𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐛𝐚𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐢𝐢 𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐫 𝐰𝐚𝐚𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐢 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨𝐬𝐨𝐜𝐝𝐞 𝐜𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐢𝐝𝐚𝐬𝐮 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤