WARARKA CAAWA: SUURIYA + QASA + LUBNAAN + IIRAAN + TURKEY + MAREYKANKA + SIRAA'IIL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 20 годин тому

    🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 20 годин тому

    🥺🥺🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 21 годину тому

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda ee danheeda udagalmayo iyo suniyiinta suriya allha guuleeyo yaarabi guul allha garsiiyo

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 18 годин тому

    Mahadsanidiin mudaneyaal
    Maraykanku .wuxu leeyahay wajiyo badan .uu wada mada.u xidho. taasuu siyaasadihiisa kaladuwan ku fushado. Waxan ognahy in uu labo waji oo kala duwan . Kaga shaqaynayo dhibta kasocota qassa .mar laleeyahay. Maraykanku wuu diidanyahay. Waxa.ka socda qaasa. Marna la arkayo isagoo . uugasiidaraya xaalada taagan
    Wuxu isku da.yayaa in uu ladagaalamo .wadamada uu is leeyahay caqabad baykuyihiin israaiill..

  • @HassanCali-r5w
    @HassanCali-r5w 20 годин тому

    Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah

  • @cismanmahamed4872
    @cismanmahamed4872 21 годину тому +1

    HBN warbaahinta soomaliyed wan idin sugaynay warka degdega mahadsanidin

  • @NajiibIsmaciil-g4y
    @NajiibIsmaciil-g4y 21 годину тому

    Allahayoow ugar gaar walalaheena reefalastiin Aamina aamin

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 21 годину тому +4

    Allahayow u gargaar walaalaheen reer Falastiin aamiin.

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 20 годин тому

      Amiin🤲🏼🇵🇸 aduunkii dhabarkay u jeediyeen😢😢

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 20 годин тому

    WAA GUUL EE ILAHAAY HA UGARGARO

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 14 годин тому

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland

  • @XassanXuseen-hx6rm
    @XassanXuseen-hx6rm 21 годину тому

    Sxb ❤❤

  • @mahamedcabdionyoodonyood895
    @mahamedcabdionyoodonyood895 20 годин тому

    Asc aduunku wu isdabamarayaa khiyaanadii dunida 3 aad lagushegijiray waxaa kuwaregaya dawladihii odhonjiray horumar ayaan gaadhnay

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 20 годин тому

    🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼

  • @AbdiKareem-b6c
    @AbdiKareem-b6c 21 годину тому

    Asc dadkii shiicadu dhulkoodii xooga lagaga saaray allah hawgargaaro

  • @cismanmahamed4872
    @cismanmahamed4872 21 годину тому

    Asc😊

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 16 годин тому

    war argagixisadu ma cida kolba laga gcn sareya kalmada adeg sata rajiimka. suriya wa la dhax jiidi dona tuga an damirka lahayn wa bishar al asad wu gal baday

  • @shaficimuse10
    @shaficimuse10 20 годин тому

    M.M cade maaha in shiicada hadalkooda aad raacdo oo aad dad islaama aflagaadayso shiico waa cadayga islaamka

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x 19 годин тому

    Xagey waxmarayan

  • @shaficimuse10
    @shaficimuse10 20 годин тому

    Hadalka iska saxa fadlan dadkaan reer suuriya ee dagaalamayaa waa dad dhulkoodii shiico xoog uga qaadatay lugana xasuuqay. Waa dad islaama oo diintooda iyo Dalkooda difaacanaya. Waana ka guulaysanayaan xaloosh usha qaaystayaaasha iran iyo ruushka iyo xisbu shaydaanka lubnaan illaahay idankii

  • @Shariif1059
    @Shariif1059 19 годин тому

    Russia 🇷🇺 io Iran 🇮🇷 gudaha syria wax lamid israel 🇮🇱 kusameeysay Palestine lamid tahay marka nasri allah heleen mucaaradka syria. 10 sano kdb dad kulaabanayo guryahooda ilmeynayo allah usujuudayo ku arkaayey social media

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 21 годину тому

    Hadi siriya la jabsado turki kima taqano istabulna waa la mesha waxa dib isi qiri doonta constanapoli lubanan falastin waa ku dayse waa hadi qolyahani ay ku fidan siriya yuhuda janis weyn bay u tahay

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 20 годин тому

    nimankaas dagaalka ka wada suuriya ee khawarijta ah way khaldanyihiin in la taagerana ma aha waayo dhabarkay naga jabiyeen waayo waxay naga mashquulinayaan jihaadka Laga wado dhulka falastiin ee gasa iyo alaqsa hadaba dawladaha musliminta ah haday yihin Suni iyo shiico waa in meel looga Soo wada jeesto khawarijta ka dagaalamaya suuriya si aysan nooga faaiidaysan cadawga musliminta oo ah yuhuuda maraykan iyo reer galbedka hadabo waa in muslimintu u midoobaan cadawga islaamka cid kasta oo kalaqaybin inagu wado hadaan nahay dawladaha islaamka iyo shacabyadoodaba waa in Hal meel looga Soo wada jeesto cid kastoo kufaartu hadafkooda tagerayo waa in la iska celiyo inagoo rabiga sareeya talo saaranayno waan muslimintu midoobaan oo aan u midawno cadawga. kufaarta waa in muslimintu xoreeyaan shacabka falastiin ee Gase iyo alaqsa si isku mid ah insha alaah

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 20 годин тому

    Joe Biden Wiilkisa Waxaa Laga Yaaba Governor America Ineey Dib U Soo Celiyan Maxkamad Qaas Ahaan Repuplican

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 21 годину тому +1

    Intay bashar al azad la dagalmaayan , maxay Israel 🇮🇱 uu weraari wayeen ?? aqliga carabku waa kaas ,,

    • @HassanGeedi-r2v
      @HassanGeedi-r2v 19 годин тому

      Hadii uu natanyahu dilay 40k muslimiina bashar al asad wuxu dilay 300k muslimiin qoraalka aad soo qortay waxa kaa keenay waa labo midood inaad shiici tahay ama inaadan aqoon ulaheeyn xisbulaah & iraan & bashar al asad waxay ka geysteen suuriya (( fadaln wax soo baar inta aadan wax iska soo qorin

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 19 годин тому

      @HassanGeedi-r2v niyaw shico ma ahi oo nin suni ah aa waliba qaadiiriya ah ayaan ahay , Aqoona waan ku dhaama mala adiga,, niyaw waxan ku odhan laha adigu wax baro, mida kale kooxan caraabta ee isbuucan dagaalka ka wadaay Syria 🇸🇾 waxaa dabada ka riixaaya 🇺🇸 mareykanka iyo Israel 🇮🇱, sii lugu jabiiyo awooda Iran 🇮🇷 iyo xisbuulah,,,,,adigu Iran 🇮🇷 oo shica oo dal muslim ah waad didan tahay, halka aad mareykanka oo gaal ah aad tageerayso🇺🇸

    • @HassanGeedi-r2v
      @HassanGeedi-r2v 17 годин тому

      ​@@wiilkagarxajiisstate6872 sxp waxaa jiro somali badan oo shiico noqotay Marka iga raali noqo teeda kale anigo waligay gaal mataagerin hadan ilaahay baan kamagan galay xaqiiqda waxay tahay iraan iyo xisbulaahi inay laayeen suuriyaan badan guryahoodina ka qixiyeen

    • @HassanGeedi-r2v
      @HassanGeedi-r2v 16 годин тому

      ​@wiilkagarxajiisstate6872 sxp waxaa jiraan somaali badan oo shiico noqotay Marka iga raali noqo teeda kale anigo waligay gaal mataagerin hadan ilaahay baan kamagan galay xaqiiqda waxay tahay )))) iraan iyo xisbulaahi inay laayeeen suuriyaan badan guryahoodana kaqixiyeen

  • @NuurAbdull
    @NuurAbdull 19 годин тому

    Putni long live

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 16 годин тому

    Saldhiga israil dawanayay somaha an waxba iska celineynin walaqabsanayaa meesha maqayad miyaa wafurun dagaal

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 21 годину тому

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda ee danheeda udagalmayo iyo suniyiinta suriya allha guuleeyo yaarabi guul allha garsiiyo