LAASCAANOOD MA WAXAY U HILOWDAY XASUUQII AAN MEELNA LOO DAYAAN,MA WAXAY U HILOOBEEN MADAX JABINTII LAGU HAYAY WAX GARADKA ,DHALLINYARADA,HAWEENKA ,AQOONYAHANNADA IYO WAX LA. MID AH,‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓
WAR HADAAD DOQONKAN IDINKU KA XISHOOTEEN, KANI WAA WECEL EE MAAHA GARAAD . HALA OGAADO IN UU NAGA DHASHAY. ANAA LEH WAA DAYUUS ARGAGAXISO CAGAHA U LEEFAY😢.
Dhulbahanta anaga dhalnay islaan araba dhashay waa dad somaliland ah marka cuqdada iska saar waligoodba waa la is dili jiray wana la hashiya danihiina qabsada daroodaw
Garaad kulmiye mamatalo umad soomaliyeed iyo kuwa le somalida ethiopia waxay matalaan sirdoonka ethiopia ethiopia ayaa soo dirsatay saa ula socda sababta ethiopia madooneyso in Somalia midawdo hargysana waa meesha itoopia soomaliya ay ku karbashto
@faysalcali-k6i . Ceergaabo waaba gartee, ninka isaaq ee Ceergaabo ku dhinta maba xumo oo waa deegankiisiiye lkn laascaanood kusoo orday ee ku dhimanaya muxuu ku dhintay tolow???. Soomaalidu waa qabaail oo reer walba meel buu dagaa, reer reer kale inta ku duulay qabsaday adigu taariikhda maku maqashay waligaa
WAA GEF WEYN, WAX LAGA AAMUSI KARANA MA AHA WAA EREY (POLITICAL SUICIDE) WAXAASE KA SII DARRAA RAGGII GARAADKA LA SOCDAY NIN KA MID AH OO SOMALILAND KU SHEEGAY JAMHUURIYADA BARAKEYSAN‼️❓
war waxaasi waa waxa heerkaa nagaadh siiyay sxb mustaqbal kaayga nina in uu ku gafo udul qaadan maayo gaf buu nagula kaxay namana dhex dhexaadin karo anagu galkaa ayaanu ku xidhnay tol iyo cidkale uga dulqaadan maayo aabahay baan salaanta ka tooganayaa hadui ka horyimaado ninkan ssc mardanbe ma imaan karo tol jacaayl halkaa wixii idhigay weeye
Maanshallaah Wll, Aragti iyo Garnaqsi sax ah❤
Msnsha allah caqliga iyo garashada ala hakuu siyaadiyo, si fiican ayaad u dhigtay
Scw : garaadku qaldanye : raali ahaada, فمن عفي واصلح فاجره علي الله 😮Nagaad tv, mahadsanid😅.
Nabigu scw waxa la yidhi laba qolo muslimiin ah oo dhiigoodu daadaanayo qofka taageera waxa la midyahay kuwa xabada ridaya
Muslimka Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Sharci U Ah Waana Isku Mid Galadane Demuqraadiyad Marka Suaal Dadkan Dagalamaaayo Maxey Rabaan Isku Dagalayaan ? Waxan Leeyahay Dadka Muslimiiinta ah Halaga Tashto Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Dasruuurkooda Qoooma Luuudka ahna aee Cabudaayan Iyo Calamadan Badan Hala Dumiyo Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Haloooo Noqdo Dhawaqiida Bari Halaga Noqdo Halagu Dhaho Qaata Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ama Isku Madha Buuuuqiiiina Dadka Muslimiiinta ah Ka Daaya?
قال صلي لله عليه وسلم لا تكثرو كلام بغير ذكر الله فأن كثرت الكلام بغير ذكرالله قسوت للقلب وان ابعد الناس من الله القلب قاس
Bisinka garaad dhulbahante uma hiloobin reerkaa 😢
Garnaqsiga ayaan kugu raacsanahy😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!
Waanu karaysanay wallahi Xasbunallah
Ascwrwb
Nagaad tv
Salaam sare warkaagu waa sax
Manshallah indr. Meeshaad ahayd baad dhegtay ilaahy khyr ha ku siiyo, Garaadku wanaag iyo sharaf buu mudanyahay, hadalkuun buu
Ku quruxsanyey waa iska cadahay.
Lacagtii iyo horgaladiba waa bilaabmeen
Snm waxnabada inma dhextaal ninkii wax fahmayoo SSC khaatumo stet midnimo guul insha'Allah
Isla sheekayste
SNM sow kuwii lahaa Garaad Wiilwaal nabadeyn umaanan dirsan.
Garaadka wuu qaldamay ...adiga ha u sameeyn Qiil . Waa uU ku gafay dhulbahante oo dhan
Garaadka waa qaldanyahay
Anagu idoor Uma anan hiloobin
Waa jeebkiisa cabsi baa ka yeersisay uu idoor ka baqayo kkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xasbunallah 😢
maya 😡 waxa qarsataa waa ku qarsadaa😢⚠️ Garaad ka waa in la weydiiyaa waxa ku kalifey bahdilka intaas leeg. 😢
Maidan but dhexdhexaad ku yahay waa halal kalian ma dhulbahantaa kalian Yiddish Isaac bean u boholyoownay
Waar illaahay kabaq diin baad wax kagaranaysaa ee qabyaalad hakumilmin
Hadaan nahay absame ninkan kuma raacsanin garaadna ma aha😂😂😂😂😂😂😂😂
Oo markaa adigu ma midgihii Absame ayaad tahay
Anigu waxaan ahay nin absame garaadka kama filayn hadalkaas xaal iyo raali galin haka bixiyo
Aad iyo aad baan ugu xunahey hadalka (Garaad kulmiye)hadaan ahey (Harti iyo daarood,aawey (dhigo caruurtii iyohartieed ,Iyo jaamaca kadiye(xasuuqa
Sax.wad.ujawabtay.dadki.qayinaya.
WAAR HEEDHE SOMALIYEY CAWAAN lama noqdo Nabada horta ha GAADHO ka bacdi wixiii la kala haysto la ISU Celiya, first point is the peace ✌🏿✌🏿✌🏿
DEE MAXAAN U ODHANAYNAA ANAGA MA DOOFAAR BAANU NAHAY IDINKAA DOOFAARKA SIDIISA QUDHUNKA FADHEE😂😂😂😂😂
Beeenaale tuuga,War soo Erya Kani garaadka maaaaheee
Waa idiin hiloobeem
Mawaa idiin hiloobeen xaguuka keenay
Waxii warkaloohasoosarayey waa tanookale
Isgaaba is kahor imanayee soowtii lawadamaqlayey waxii lawadayiri
Mamadfaciibaa loohilpobey
Garaad kulmiye wixii uu U kusoo arkay laascaanood buu noo sheegay anaguna tvga ayaanu kasii deyney waayo inaad noo boholyowdeen shaki kuma jiro oo wadinkaa adhigii tiknikada ku xadaya meeshii waa lagu gaajooday 😂😂
NABADA QOFKA KU XANUUSANAYAA!! HA FADHIISTO!! WAA SIDAY NOQON LAHAYD!! SOO BARATAMA DHUL...HANTOOW!!
Hilowga dhulbahante ma fahmaayo waa nacas waalan hilowgu waa dad isku ehela oo isku baahan oo balaayo kala dhex gashay
Garaad kulmiye ❤reer SSC
Waxaa samaykartaan sameeya nimayow
Dee walaallo guryihiinnii cidimagasho qodobkaasi waa khalad taasi ok waxa kale oo aankuu sheegayyaa guryihiinnii hadaad timaaddaan cidi idiinma diidanna walaallo insha allah taasina waa sidaa walaallo
Ilaahay ka baq oo dadka muslimka ah ee walaalaha ah dhiigooda kala badbaadi
LAASCAANOOD MA WAXAY U HILOWDAY XASUUQII AAN MEELNA LOO DAYAAN,MA WAXAY U HILOOBEEN MADAX JABINTII
LAGU HAYAY WAX GARADKA ,DHALLINYARADA,HAWEENKA ,AQOONYAHANNADA IYO WAX LA. MID AH,‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓❓
cudurgaaga alle ha kuu siyaadiyo sharkiina waxay eaxay ku wanaagsanayd webi naara inuu inoo dhexeeyo
Balaayo ayey u yimaadaan dad qaladii iimaanka la'a
Asc wll hadalkagu waa hadal xigmadaysan ninragii wagaran nacasna baraha bulshada ayanka arkidona adigana caqliga wanagsan ilaahay hakusiyadsho aaaamiiiin
Ok
S.N.M KU LAHAA
WARYAA HUS🤫
Asc wll matadii oo bacadka wadhan,oo dalko dii qoxoonti ku ah oo bariis iyo boco loo qaybinayo in nabad,laga hadlo gaf,baan u arkaa isaaq maato ka ma,dayacna
Arinkan waxba laga waydin mayo
Shayaden muriyado xiidhaan
Kaakac meshaa
Garaadku xasaanadabu le yahay
Dad Somali umubu hashiisaney
Waxand ogayn
Adaa sheydaan aĥ iyo tii ku xaartey
Garadka farxadkama mugqato
Waa. Majaajilo. Iyo. Sirdoon. Hawleed. Ma. Fahmin cadow. Baan. U. Arkaa. Alow. Qabo😊
WAR HADAAD DOQONKAN IDINKU KA XISHOOTEEN, KANI WAA WECEL EE MAAHA GARAAD . HALA OGAADO IN UU NAGA DHASHAY. ANAA LEH WAA DAYUUS ARGAGAXISO CAGAHA U LEEFAY😢.
Maslaxada laba qof islam ah inad ben isugu so dhewaysa way furan tahy
Mid walba dhulbahante ma u talinayaa oo ma u caqliyeenayaa alla dhulbahante qabatid subhanalah reerki miyey wada walan yihin
Hilawgu waa dad isu ehela ayaa kala maqan
Garaad waaba nin xisbigii Kulmiye ah magacaas ayaanba saluugey.
Adaad diidanayd Maamulkii kulmiye waa labedelay Maamul cusub Ayaa la doortay dalkuna waa sland laba nabad kula nooloow
Hhhh
Caqli saxa nabadoonka weeye.
Wiil waal well done catowga ilamaha yar yar dhag jalaq ha usiin salfudey iyo wax ma garato ka soco kkkkkk
Dhulbahanta anaga dhalnay islaan araba dhashay waa dad somaliland ah marka cuqdada iska saar waligoodba waa la is dili jiray wana la hashiya danihiina qabsada daroodaw
nabadbaa naas lanuugoleh ee ee wxd tahay shaydaan okiyeele xadhan
Taaa guryaa adigaa jiri soo geliyey.
Aniga. Rer SSC degan iyo qabil midna ma ahi lkn umaleyn mayo qaniyadas qof igaga adag inu jiro xitaa weriyahan ban marar badan weyaraa oo mogdisho darteed kudhalilaa
Garaad ka ereyga uu kuhadley waa mid diiniyan ah waana la ogol yahey alxaqiqa
Nabad ma rabno maad iska dhahdaan Garaadka maxaa u xagxaganeysaan. Walaahi inaydin nabad rabin ee Garaadka ha idinka amaan helo.
idoor waxay u xag xaganeyn dee iyagaba kireystay horgalka garaad kulmiyay lagu sheegayo ee waxba horgalka cado qaataha ah hadaboolina
Ina garaad dool garaad xirsi hadalkaa naguma matalo
Dhiidhi buu galey garadkuyee oo xitaa lacagbuu ka hadlay ganacsatadooda marka garadadu ha u jawabaan
AMA LA ISMA DIRO AMA LA ISMA DURO
DOQON CUQDALAW KURDISH DHULMAHANTE GAAJOONAYA QAWLAYSATO 😂🤣🤣🤣🤣🤣
Kani wa dhulbahante miyir qaba ❤
Idooyahoow idoorka dhalay wadkaaga galay walee.
Argagixiso cidi waxba laga qori mayo dadki caadiga aha way heshiinayaan argagixisida meesha waa laga saaraya dadkii way baraarugeen .
Afxumo iyo oradxumo makala daysaan idoorow
Isaaq sida ii muuqato waxa kali dhimin in aan Naaraha iyo dhamac rasaaseed la dhacno.
Soomaalidu waxay Hawraaray ninja si Qaaday garaadka yaan lagu gafin
Jamhuuriyadda Barakaysan waa loosoo hiloobay.
Akhiro seben Tusbax iyo Isku dirka umada meel mawada Galaan Akhiro way danbaysaa
horgal kulmiyay wa nacas dee reer ssc khaatumo walooga digay ergo kusheegaas kubeen abuurtay reer ssc
Snm miyaaney magaalooyin caana idinka qaadin maxaa guryo ka sheegaysaa
Garaad kulmiye mamatalo umad soomaliyeed iyo kuwa le somalida ethiopia waxay matalaan sirdoonka ethiopia ethiopia ayaa soo dirsatay saa ula socda sababta ethiopia madooneyso in Somalia midawdo hargysana waa meesha itoopia soomaliya ay ku karbashto
Dhiladii kudhashay. Ee buuhoodle laguwasijiray nacalaakuyaal. Aygii aygudhalayaw,,,,
Waxaa u muhiimsan in hada laga wada hadlo waa arinta Ceergaabo
Taasaa hada taagan
Tii laascaanood dhan bay u dhacay oo waa lagu kala baxaye
iska ilaw cergabo hadi ad nabad ku sexati laaska wa saad runtana wad aragta .
@faysalcali-k6i . Ceergaabo waaba gartee, ninka isaaq ee Ceergaabo ku dhinta maba xumo oo waa deegankiisiiye lkn laascaanood kusoo orday ee ku dhimanaya muxuu ku dhintay tolow???.
Soomaalidu waa qabaail oo reer walba meel buu dagaa, reer reer kale inta ku duulay qabsaday adigu taariikhda maku maqashay waligaa
Waxkastoo laysku qabto waalaga heshiiyaa adigu xaga wanaagsan iska taag dadka afka xuna hadhageysanina
Miyaad ku gaajoon lascaanood ma aduunbaad ku haysaa ilaahayna wuu ogyahay umadiisuna way ogtahay
Maxaa loo haytaa garaadka
Ma hadal xun baa nabad ayay rabaan reer sool
Illaahy ayaaba xitaa u baneeyay
In been uu sheego qofkii cid heshiisiinya
Hilow ma jure ee nabadu dan ma tahay labada dhinac ?
Inaalilaahiwainaaliraajucuun
Kan annagaa naqaanee inagumeed dhuuniqaata dadka lagusheegana ma'matalo waa jaajuus itoobiya samaystey
Snm wa tii adeerkaa afwayne wastay
Adna yaa Ku wasay
Waa runtaaa
Waxay ilatahay garaadku in usangelikarin hawshaa sababto ah Snm ayaa waxwayn la ah jamurayat iyo wax buuba shegsheegayaaye
Garaad kulmiye waa nin niyad fican laakin afsomaliga xooga Dhashankisa Ayusan aad u aqoonin. Luuqada kale ku ficanyahay raaali ahaada dhuloos
Jamuriyada barida weeyn ayaan u naqaan
Isaaq alow aanan u hiloobin saa waa habaare
Garaadka run ayuu sheegay
Tasbiixda aad ku bilayday iyo hadalkaad tidhaah isma laha ninka wadaad ahi ama qofka muslinka ah waa inuu khayr ku hadlaa ama iska aamusaa wixii siyaasad ahna wadaadadu kuma kuma matalaan shacab ee siyaasi baa ku matala wadaadadu wada jirka wanaaga is weheshiga ayay ka shaqeeyaan sidaa darteed ninka wadaadka ah ama diinta wax ka yaqaana waa inaanu sida ninkan oo kale u hadal waayo waa hadal dadka muslimiinta ah kala gaynaaya dhulbahante ama daarood isaaq hawiye iwm waa isku walaalo ah 13:20
cuqdada ku haysa wayna bal hala bakhtiyin
SNM ma caban karto waayo iyagaa garaad wiilwaal ka dalbaday in la dhexdhexaadiyo iyaga iyo reer SSC
Reer ssc hadal aysan odhan inuu ka sameeyo waa khalad
Arrintu waa siyaasad ee odayo maaha waxana u taalaalaa maammulka ssc khaatumo iyo maammulka snm ayaa nabadda ka wada hadli kara waa rayigayga
WAA GEF WEYN, WAX LAGA AAMUSI KARANA MA AHA WAA EREY (POLITICAL SUICIDE) WAXAASE KA SII DARRAA
RAGGII GARAADKA LA SOCDAY NIN KA MID AH OO SOMALILAND KU SHEEGAY JAMHUURIYADA BARAKEYSAN‼️❓
Asc
GARAAAKU HAKA BAXO HADDII DHULBANTE NABAD RABIN
War inader hadalku yaanu kaleexan markiihore siwacanbad uwade guryaha ceerigaabo ee harti cid bililiqaysatay majirto ciidan gaaraba looxilsaaray oo ilaaliya ilahay kabaq oo xaqiiqada hakategen
Garaad kulmiye cabdi ilay
Ayaa samaystay nin.Caqlibadan
Ma aha. Markiisii horana
Godey. Ayuucanshuur qaade ka
Ahaa. Waacaqligaa layska wato
Ee sidaa raali halagu ahaado
Garaadka ka xishoo dhilaa ku dhashe run ayuu sheegay
War kitaabta iyo siyaasada kala fogee
Sidiinoo kale ayay nabad rabeen
Eraygu wakaa
war waxaasi waa waxa heerkaa nagaadh siiyay sxb mustaqbal kaayga nina in uu ku gafo udul qaadan maayo gaf buu nagula kaxay namana dhex dhexaadin karo anagu galkaa ayaanu ku xidhnay tol iyo cidkale uga dulqaadan maayo aabahay baan salaanta ka tooganayaa hadui ka horyimaado ninkan ssc mardanbe ma imaan karo tol jacaayl halkaa wixii idhigay weeye
Wlalayaal waxaynu nahay wlaalo iyo ehel waxa meesha lagarabaa isku soodhawaansho isku dirka kadaa waxba kutari mayside
Tubaxa iskaa daacad matiide 😂😂😂😂😂😂