Hal malin kaliya hadi la dhofiyay 18K oo Hindi ah 10:03 Waxa tiri Dowladda waxa uso baxaya 200 Qof Sharci la'aan ah ama sharciga ka dhacay Kaba so qad waba 200.K Qof 4Sano ÷ 200k 1Sano waxa Dalka laga Sari kara 50K Oo Qof Sida ad shegten 18K Oo Hindi ah Hadiba Hal Malin Dalka loga Saray Cajiib Maxaa yaab is daba yala Anigu Alxamdulilah Somalia 🇸🇴 Jogaa❤🤲❤️🇸🇴
Waad ku mahadsan tihihiin sida hufan ee aad u faahfaahiseen arintan odaygan mustafe Martin waa sharci yaqaan ee intuu ganacsiga iskaga baxo oo xaga siyaasada u leexdo kk aad baad u mahadsan tihiin
Cali xaraaraw waxaan baadhiitaan ku Sameeyay Xafada aad Hargeisa ku Nolan Jirtay. Dugsiga Hoose Dhex waxa aad ka dhigan jirtay Ahmed Dhagax, xafadana Waxaa aad ku nolan Jirtay Labaa Xafadood oo kale ah Siinay iyo Dunbuluq , nin aad adigu Ex reer hargeisa iske ahayden ayaa ii sheegay
Waaawaaaaw
Good news from Mr Martin and Ali
Thanks you too
Masha Allah
Waa war aad ufarxad Badan Thank you 🙏
Thank you
Mahadsanid Mr Cali xaraare , waxaad hiil warbixin loobaahanyahay siisay dadka Soomaaliyeed oo isku dhexyaacay markuu Taram xaaqinkii masaafurinta bilaabay.
Sidoo MR MARTIN WAA NIN AQOONYAHAN AH WALIBA SI FIICAN OO CILMI IYO AQOON SARE LEH OO AAD NOOGU SHARXAY TARAAM IYO SOOGALOOTIGA IYO DASTUURKA MARAYKANKA, AAD BAAD U MAHADSANTAHY MR MARTIN.
Wqxan haystaa passport yurrub ah waxan rabaa in aan maraykan ka u guuro markaa sideen ku degi karaa walaal
Barnaamijka maanta waa activation fiicin
Waan idin salamayaa
Ali Harare martin
Doofaarkas cajuuska ah Aabihii ama Awowgii ayaa dhowr mar Laga celiyey Maraykankanka sida aan maqlay.
Hal malin kaliya hadi la dhofiyay 18K oo Hindi ah
10:03 Waxa tiri Dowladda waxa uso baxaya 200 Qof Sharci la'aan ah ama sharciga ka dhacay
Kaba so qad waba 200.K Qof
4Sano ÷ 200k 1Sano waxa Dalka laga Sari kara 50K Oo Qof
Sida ad shegten 18K Oo Hindi ah Hadiba Hal Malin Dalka loga Saray
Cajiib Maxaa yaab is daba yala
Anigu Alxamdulilah Somalia 🇸🇴 Jogaa❤🤲❤️🇸🇴
Guul trump
Waad ku mahadsan tihihiin sida hufan ee aad u faahfaahiseen arintan odaygan mustafe Martin waa sharci yaqaan ee intuu ganacsiga iskaga baxo oo xaga siyaasada u leexdo kk aad baad u mahadsan tihiin
Yee trump
Cali xaraaraw waxaan baadhiitaan ku Sameeyay Xafada aad Hargeisa ku Nolan Jirtay. Dugsiga Hoose Dhex waxa aad ka dhigan jirtay Ahmed Dhagax, xafadana Waxaa aad ku nolan Jirtay Labaa Xafadood oo kale ah Siinay iyo Dunbuluq , nin aad adigu Ex reer hargeisa iske ahayden ayaa ii sheegay
Dalkiina Nabadgelyadiisa,iyo Qof Maraykan masaafuriyey mdkee,idinla weyn
Warqada shaqadu Visa maaha Green Cardna maaha. Waxaad tahay maxkamad suge
Trump waa in soomalida daayo si.uhelo shidaalka soomaaliya 😂
2dii laga roone
Mustafe maalmahan wuu is bedelee maxaa helay .
Xil baa loo magacaabi waayey Somaliland sidaa darteed u cadhaysan yahay oo u is badalay Lkn maalintiisa ha iska sugo wey imane😅
Wari iskadayaa chariciga usa u ta somaliya kataliya
Somalia ma wadanaa dal dadkisa qabyalad dishay oo cawaana maxaa laga shegays😂
labo caabtoy oo been iskugu camiraya walaahi wan qoslay yaabka adunka😂🤣😅waxay indha u qarinayan way kusu shuubeen iska fahmaa yaabka adunka
Maxaa kagalay adi oo anaga kuma waydine😂
@@libanyare4130 farax isqor yaa adiga ku sheegaaya waxan u sheegaya dadka an caabin sida aniga yaabka adunka😂🤣😅
Xassan dhiiqo Ayaa dumiyay somalia muxuu u tari dadkaa dhibaataysan😂
Somaliyada 30 sano is dagaaleyse maa xasan dumiye🤔
Waa been
Ninkaasi waa beenaale