Cabdi salanow adeer chanelkagan wanku xidhanay wanan jeclahay tabtad wax usoo tabiso waxan see lakin dhibsada Heesaha music ka wata ee aad dhex galiso manta waa adunyo barina waa akhire intas ka reeb muqaladad adoo mahad san
Ninka la waraysano : Laga yaabaa hudheeladaa kuu muuqda cabdisalaanow in habeenkii 20kun oo dollar lagu seexdo ! Hereri : 20kun oo dollar aa !! oo miyaa lagaa iibinayaa markaa ?!😂😂
Please the Somali people that their countries need to develop as well.Let Somaliland chart it's destiny.Let them stop being refugees and a burden to the world and Allah SW has given them intellect.
Ku qufukada isku xirtay waa kuwa beenta isu shegayan . Ku kale xabibi iyo baby is dhahaan wa kuwa benta isu shegayaan . Wala ogahay ee pourquoi cheri cheri ?
Waxaan jeclahay afsoomaaliga saxda ah sidaa ugu hadashid, masha Allah. Luqadeena wey sii lumeysa ee fadlan inoo ilaaliya oo aan soo nooleeno. 👏👏👏👏👏👏👏
Wariyaha ugu wanaagsan wariyasha soomaaliyeed the legend man 👨
Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba walal waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel
Here long life
Goatka suxufiyinta somaliyed🐐🔥🤙🏽
Wow 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻wariye sare kepp going 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🌎🌍🌍🌍🌍🌍🌍
Cabdi salaan hereri ma garaneysaa macalinkeeni sheekh Cali riis dhadharaaaa,hadhuudho iyo faraxaan nigarooo,waasjmaankeenii balxiye.
Haaye,haaye,Hereri haaye!!!
Wey Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Khadar.
Cabdi salanow adeer chanelkagan
wanku xidhanay wanan jeclahay tabtad wax usoo tabiso waxan see lakin dhibsada Heesaha music ka wata ee aad dhex galiso manta waa adunyo barina waa akhire intas ka reeb muqaladad adoo mahad san
Waxan haya dhaqo somalida oo kaliya faido u leh oo ah cambarka ku jira xebahena kas o lagu badhayo eyda marka wa muhim like
Cabdisalaan waa heersare 👍
Aniga qudhaydo waan duulilahaaye runway igu haboon uun baanan weli helin😂
Beri baan saw kaduulayaaye halayga war sugo 😆
Shiikhii aaf layaabaydeen halkanuu kaduuli jirey
Table Mountain in Capetown is the best place to be in Africa 🌍
Wariyaha uguwanaagsan wariyaaasha somalida horiusoco wariya codsiyadeydii na sidibay iigutaagntahy waxan rajaweyn kaqabaa iitixgaliso codsiga mrkan codsigakuugudbinayo mahn inaad madaxweyne tahy ama talada dlkasi kaagodo lkin waxanrajeynayaa inadtahy nin mecnavadn kuleh dlka oocosigiiso soconaayo wll
South Africa adunka ayaan ugu necbahay wale waligeyna matagin inaan tagona marabo bolo degtey, koley barmamijyo wacan wad so gudbisi Hereeri.
Sxb sare.......khadar aad iyo aad 100%
Camera man ka nin fadhiyo maahan.
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Cisalan hereri mahad sanid horey usoco nabad galyo
Muusigga heestee iska leh iisheega please
Dhabaha dadku ka haadan 😂😂
Masha allah great program as always legend abdisalaam
Ninka angoo jiifna caalamka nala socosiyey mahdsandid
Waxan doonayaa meel aan kaala soo xidhiidho yaa hereri imika
Asc anigu inbadan ayaan doonayaa jawaal aan kaala soo hadlo ustaad hereri
Hareri hore usoco✋️
Wariyaha ugu qaalisan somali
xɪʟɪʏᴀᴅᴀ , ǫᴀᴀʀ ᴍᴜxᴜ ʏɪᴅʜɪ ᴍᴀ ᴊɪɢᴊɪɢᴀᴅ ᴊᴏɢᴛᴀ ᴅɪǫɪᴍᴛɪᴅɪ ❤️🇬🇲
Wuu yimid jig jiga wilku
Ninka la waraysano : Laga yaabaa hudheeladaa kuu muuqda cabdisalaanow in habeenkii 20kun oo dollar lagu seexdo !
Hereri : 20kun oo dollar aa !! oo miyaa lagaa iibinayaa markaa ?!😂😂
sxb laguma seexdo 20kun oo dolar
ee waxaa lagu seexda 20kun oo Rand lacagta south Africa
Hariri Wan ku wata rugcadayga qarniga
Marajal barreyni @ ku tala ku sheeg @2002 capetown jogay bro b
Wax faaido leh noo soo duub ninyohow, sida magaalada iyo suuqeeda, somalida iyo ajaanibka kale halkay ku kala nool yihiin, sida cadaanka, asianka iyo dadka madow.
Imisa Somalia ayaa ku nool, maxay ka qabtaan meesha, maceeshada waa sidee iyo businesska kala duwan ee somalidu ku haysato magaalada
ma soddon sano baan gabar la sheekaysan karaa ilaahay baa na lehe, waxayaga asbuuc bn ku dhaamaysanye mxn qafil iyo muftx noso arkay.
mhdsanid hereri
Waar anigoo un baan meesha jacayl kulahayn isug jacayl markaan samaystaan qofil sudhanaynaaye😁
Halka kasonoqanyaa🤣🤣🤣🤣
Herrari iyo hawaas
1 million dollars
Igu cawiya sida eyda loogu badho cambarka waxa badena ku jira maliyin tan
Please the Somali people that their countries need to develop as well.Let Somaliland chart it's destiny.Let them stop being refugees and a burden to the world and Allah SW has given them intellect.
Waar ninyow magaaladaasaabu aadii jecleysiyey c/ salaan hereri cape tawn waawaaaw
War cabdisalan sxb wax badan bad noqabata. Oo waliba caajiiba wax ab kugu meesalo mahaye mahad sanid
Abdisalanow tigidhka isoo sheeg kkkkk
20kun dolar ma ahan
ee wa 20 kun Rand lacgta south Africa kkkkk
Laascaanood maxaa uga amuusty
Boski somgas miya ninkani
Kkkkkkkkkkkķk
Ku qufukada isku xirtay waa kuwa beenta isu shegayan . Ku kale xabibi iyo baby is dhahaan wa kuwa benta isu shegayaan . Wala ogahay ee pourquoi cheri cheri ?
cajiib adi waxaa thy wariya somaaliyeed oo caan lkn reer wuqooyiga lee wareeysto adoo reer koonfur wareesanaayo kumaan arag cajiib
Waxaan jeclahay afsoomaaliga saxda ah sidaa ugu hadashid, masha Allah. Luqadeena wey sii lumeysa ee fadlan inoo ilaaliya oo aan soo nooleeno. 👏👏👏👏👏👏👏