Herer lkn barnamaijyada is isku xigxigta usodaaa sidii unuversal tv Inaga hagaaji cabdsalan yarow Malin afric , malin aasiya , malin usa iyo iyo wadamo min hal barnaamijka laga sooqato is dhexyaac We love you hereri 😍
masha allah cape town magaalade waxabarashada ka bilaabay anu yar walidkan dugsiga iga'ga dareen mudo 2002 ila 2007 ku noola waye nolashayda ka bilaabay cape town nice to see u now in this video
Adaa u maleeyey. Lacagtu waxay taalaa meel khatartu taalo. Only risk talkers will win in this world and of course here after. And that what it takes to be a "man".
Abdisalaan waxan kaa codsan lahaa inad part ama qaybo u kala samayso kolba wadankaad tagtid si aan sida fudud ula socono oo auna barnamijyada kale iskaga kaya khaldamin
Waraysigan waxa Soomaalida maantay, tussale u noqon Soomaalida wax walba qabyaalad iyo hab beeleed aasaas uga dhigay qabyaalada Jaahiliga ah,oo qoloqolo ku dhisan ,halka dadka kale ee dunido ay isko mid u wada leeyihiin dalkooda.
UA-camrska kasoo jeeda Somalia, 80% waxay mashquul ku yihiin in lays caayo, in beelaha Soomaaliyeed la caayo iyo siyaasad qabiil ku salaysan; kuwa kasoo jeeda Somaliland 80% waxay soo duubaan clips tayo le oo ku saabsan dhulka Soomaalida ama daafaha dunida - waa maxay sababtu?
Qaar ka mid ah dalalka lagu duleeyo Soomaalida u safarta wadamadaan Saudis Libya, South Africa lkn cida tagta ayaaba Ka waalan miyaan dhulkayga ku ganacsado xataa ku dhinto saw dhimasho maaha waxay Ka baqayaan awalba dil baynu ku xukunayan
Masha allah Somalis are very hardworking people they doing business wherever they are absolutely 💯 is amazing people 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Cabdi salaam Ibraahim Heri Waa wariye Soomaaliyeed oo ruug cadaa ah guulayso bravo.❤❤❤❤❤
Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO. 🙏 😢
Waaawwaaaw
Walhy ninkaas c/salaam hereri kaalin weriyenimo tii ugu qaalisanayd abid baanu Hayaa ,xag aqoon dalalka aduunka,dadkooda,dhaqmada, talo iyo tusaaleba asdban kuugu mahadcrlonyaa noisiiwad
Masha Allah abdisalaam hareeri waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba walal
Great mr Abdi selam taariikh wacan ayaad kaga astaysantahay umada soomaaliyeed allaha kugu guuleeyo dadaalkaada
Masha,Allah Mudane A.I.M Heri waa warbixin xiiso leh. Mahadsanid
Abdisalaan herari
Aad baan kuu salaamay legend
Muuqaaladaada markasta oo aan jiifo ama aan nasanayo waan ku nastaa Hubaashii 🙏👍
👋 Waa Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Gudoomiye Calas.
Herer lkn barnamaijyada is isku xigxigta usodaaa sidii unuversal tv
Inaga hagaaji cabdsalan yarow
Malin afric , malin aasiya , malin usa iyo iyo wadamo min hal barnaamijka laga sooqato is dhexyaac
We love you hereri 😍
Haaye haaye
masha allah cape town magaalade waxabarashada ka bilaabay anu yar walidkan dugsiga iga'ga dareen mudo 2002 ila 2007 ku noola waye nolashayda ka bilaabay cape town nice to see u now in this video
C.SALAN HAREERI SUCH A TALENTED MAN
Horay usoco wariyaha 5somali Abdisalan hareeri
Masha allah Wariye Abdisalan Hereri waxbadan baad na bartay runtii
Wariye her saraha masha allah
Ma sha alla Abdisalan iyo walalkeena somaliyeen na wan salamaya❤❤👍
Mashallah Aderro hormar wcn ❤❤❤
macha Allh ilahay haku amaansado dadkeena jooga south africa waxn kalo leyahay wariye cabdisalan hareri waa wariye heer calamiya runti khabiir somaliyeed oah inan kafaaidaysano say taasi usuurta gasho chanelka 1million hala gaarsiyo ilmaderayalow
Weriye sare Abdisalnlan hereri barmajiyada nooga dhig maalinba wadan parts Kala leh lkn imika waxad moodaa inayku dhex yaac yihiin hore u soco
Cabdisalaan hereri aad iyo aad baad umahadsan walal, somali dhaba ayaad tahay
Thanks
Hareri my fav youtuber
Legend walaal abdisalaan guulo badan gaadh
The keep of good hope.
Al xaag cabdisalaan hereri riis baanu wada dhigan jirey Hargeysa.
Haye haye haye
It is very important necessary and great value , additional information 👍 👏
La SOCO Herari MEDIA Mnsha Allh
Legend hereri wariye sare
Maansha allah ❤waa barnaamij xiiso badan
masha allah c/salaanow angola maad soo dhamystirin
Masha'allah dhaqanka magta e ay geyeen somaalidu South Africa aya iso jiitay.
Ninkan wanaag badan buu ka sheegaya South Africa Guulaysta Soomaaliyey meelkasta Hereri na ha la taageero hawl fiican buu haya e
Capetown waa magaalo cadaanka southafrica ugu badan yihiin waana magaaladii gumaystihii ugu horeeyay kasoo dagay Qaarada africa dadka Dutch or Boers ayaa ugu ski horeeyay Ingiriiskuna wuu kadaba ymid Capetown kasoo dageen waana magaalo multi cultural Madaw Cadaan colour Mother City or Good hope waa looyaqaan
cadankuh mar walbah waxaay degan melah ugu quruxbadan Adunkah
Huno zulu miyay degan yihin
@@Johnniedallas214 Zulu johanberg iyo durban ayay degaaan shaqo mooye deegaan kale kuma laha Madawga Qabiilka Xhoza layidhaa ayaa xaafado badan kadagan Capetown
@@liibanmumin6582 nio majoogta inan ibadan rabaa warbixin bd iga siin lahayd
Keep forward atto hereri.
Abdisalaan herari is legend mashalaah
Mocha allah aad baad umahadsan tahay cabdisalaan herari
Masha Allah Hereeri
Iyo mar kale mahad sanid
Safarkaaga xiga South sudaan ka dhig war bixin fiican ka so diyaari
Number one
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
Hereri👍👍👍
Wow
Mnshllah adero hore usoco 🙏❤️
Herei horey u soco wll nabad galyo bye
Imisaa lagu diley Gudoomiya calas
Horay usoco c/ salaan herari
Cajiib
Imaan la'aan bay ku hayaan, waa rag lacag ka doortay naftii qaaliga aheyd ee ilaahay karaameyeey,
Adaa u maleeyey. Lacagtu waxay taalaa meel khatartu taalo. Only risk talkers will win in this world and of course here after.
And that what it takes to be a "man".
@@CmonNowTellmema south africa ayad joogta walaal
War ayaantaanba waa igu jirtay inaan South Africa imaado insha alah waa qoshahayga koobaad insha alah 2023
Iso qabo zxb
@@mohadajiy3403 adiga xagee joogtaan walal aniga itoobiya Ayaan joogaaye
@@abdullahiahmed581 ana itoobiya waliba jig jiga
@@abdullahiahmed581 waar bal isoo qabta Ana waa jigjigee
Instagram ii sheeg kusoo qabtee
Abdisalaan waxan kaa codsan lahaa inad part ama qaybo u kala samayso kolba wadankaad tagtid si aan sida fudud ula socono oo auna barnamijyada kale iskaga kaya khaldamin
Arag wanaagsan!
الله سمد☝️❤🕋🕌📿plz hadhafin hada aragto👈🕋🤲🕌📿🕋❤
Waw m.a
Kamerada wareegi deeganka ha la arko
M.a
Hereeri wariye ayuu kubanaanyahay
Waxa jooga cidhifka waqooyi ee ugu dambeeya aduunka waa magaalada Hammerfest,,,
Waraysigan waxa Soomaalida maantay, tussale u noqon Soomaalida wax walba qabyaalad iyo hab beeleed aasaas uga dhigay qabyaalada Jaahiliga ah,oo qoloqolo ku dhisan ,halka dadka kale ee dunido ay isko mid u wada leeyihiin dalkooda.
Herari libya jooga wax nooqabo
Bil ama week hadii qof somali dhimana waa wali
Maxaykaloo ku hayn lahaayeen South Africa aan qabyaalad ahayn
UA-camrska kasoo jeeda Somalia, 80% waxay mashquul ku yihiin in lays caayo, in beelaha Soomaaliyeed la caayo iyo siyaasad qabiil ku salaysan; kuwa kasoo jeeda Somaliland 80% waxay soo duubaan clips tayo le oo ku saabsan dhulka Soomaalida ama daafaha dunida - waa maxay sababtu?
Waa ilbaxnimada taasi, Soomaalinimada lagu sheegayaana iyagay ka bilaabataa kuna dhamaaataa.
Cabdisalaan waxaad hilmaamtay baddii ee 2 badood ika galaan ee qur,aanka lagu sheegay
Nebiga halagu saliyo scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Waan soosocdaa😁😁😁
war abdisalam hereri iska badal camerada waxa la isticmala imika 4k iyo 5k
Haye
Qaar ka mid ah dalalka lagu duleeyo Soomaalida u safarta wadamadaan Saudis Libya, South Africa lkn cida tagta ayaaba Ka waalan miyaan dhulkayga ku ganacsado xataa ku dhinto saw dhimasho maaha waxay Ka baqayaan awalba dil baynu ku xukunayan
Xamar ayaa ugu qurxonaan lahayd aduunka lakin hawiyye ayay u qacan gashay nasiib daro.
Dumi mooyee dhis mayaqaanaan
Milkasto ayaa qabiilo Kala xirtiin cicdcid rabto majirto marka hawiyo kaliya mahn
Ninkaan waa nin ladan umada dhibka heesto uma muuqato yaab
C.hereri sanaadkii imiisa Jeer ayaad socdaal gashaa
Waxan noqday qofka ka hab samay barmaamijkan manta mumber aad udan beeya 854 ayan ku gaadhay
Maxaad ka wadaa
Cabdisalaanow meeshan aad taagantay miyaaney ahayn geed kaama danbeeyo
Mesha lawada shaqaynayo in aanu xiligaa so Tahriibno ayad nagu kalifayna
Kano kale aya Somali KU jira halkii Somali lagu dhameyay ayuu no xagay siin isaga miya leh dalka luqad ii San magaran wuxu yahay
Nin wadankiisi soodumiyay waxa looga dayan oon fowdo aheyn maxeey tahay
Isoo booqda asxaabeey subscribe iisaara