Qaytii 2baad sida baadiyaha looga ciiday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 431

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  3 роки тому +165

    Facebook page dhaqankaabachannel 👈
    Iyo Instagram dhaqankaaba 👈
    Labadaa 10kun igaarsiiya walaha qaaligaa🙏❤️

    • @daacadyare742
      @daacadyare742 3 роки тому +2

      Abayo Facebook gaada maheli karaaa please

    • @salmaosman6553
      @salmaosman6553 3 роки тому

      ok abayo cadey

    • @aasiyaabdalla601
      @aasiyaabdalla601 3 роки тому

      Ok mcnto

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 3 роки тому +4

      Reer baadiyaha sanadahaan danbe waxaa ku badan cudurka kansarka (Cancer) sababtane waa caaga ee isticmaalaan oo caanaha ku shubtaan , ee abaayo ilaaheey khayr haku siiyee , dhaqankii dadka inee soo celiyaan iga gaarsii , oo ee geedaha ka sameestaan dhaailihii iyo haamihii la cugi jiray oo caanaha carafta badan laga heli jiray , 1 reer hadee caaga joojiyaan reeraha kalane inee ku daysadaan ayaa macquul ah , 1 tuulo hadii caag dhan laga waayaye gobolo badan ayee ku faafi kartaa arintaas

    • @cabdiraxmanmaxsmed2271
      @cabdiraxmanmaxsmed2271 3 роки тому +2

      Wllo wlhy ma ihi kula qabil lakin wax an kugu jecldy dhaqan kaga wan ku jclhy alle ha ku xafidò

  • @koossheekhxasan9534
    @koossheekhxasan9534 3 роки тому +15

    Afkaaga caano lagu qabay. Waar gabadhu tabin wacanaa. Maasha Allaah.

  • @GARAADSO
    @GARAADSO 3 роки тому +46

    Masha'alah . Channel kan waa kuwa aan ugu jeclahay somalida oo dhan . Dhaqan kaaba. Guulayta .

    • @sahalyare9605
      @sahalyare9605 3 роки тому +1

      Waan wada jecelnahay dhaqan kaba . Garaadso adinka xataa 😃

    • @wehliye7630
      @wehliye7630 3 роки тому +2

      Kanaalada aan ugu jeclahay . Somalida . Waa dhaqan kaaba iyo GARAADSO

    • @caliabdi5259
      @caliabdi5259 3 роки тому

      Haa ustaad anigu marhoraa la socday waa channel wanaagsan . Dhaqan kaaba

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 роки тому +3

      🥰🥰

    • @tiigsoasaagaa5852
      @tiigsoasaagaa5852 3 роки тому +1

      Macalin channel kan waa in la abaalmariyo . Gabadha iyo wiilka camera man ka ah . 😍😃

  • @sofimohamoud8575
    @sofimohamoud8575 3 роки тому +5

    Masha Allah walahi wanka helay walalaha somaliyeed waxan idinka codsanayaa in lodhiso masajiid ay ka makhlaan Adaanka ayna ku dukadaan illaheey dartiis waxan nahay muslimiin walaalo eeh

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 роки тому +2

    Igaq qariya MASHAA ALLAH ALLAH IDIIN BARAKEEYO

  • @yiriisow
    @yiriisow 3 роки тому +4

    Inantan waa inan qaaliya. Dhaqankii iyo sharaftii hablaha Soomaaliyeed ayaa ku dhan. Maasha Allah.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      MashaAllah. Tabaraka

    • @yiriisow
      @yiriisow 3 роки тому

      @@salmaahmed2263 mahadsanid walaashay

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 3 роки тому +48

    Walashay qali koban kun sheegaysaye boqol kun kuu garsiin sheerta likeka subskarebka waa diyaar mxn kaloo kuu qaban lahayn adna noo soo badi muuqaalkan qurxoonee miyiga madama aan.miyi Ku soo koray waan u xiisay miyigii sacad walba waxan dawanayaa muuqaalkaada Kama xiiso dhaco walahay wllo ilmo iga timaata mrkn xususto miyi iyo weliba sida fcn aad noogu soo gudbinay cod mcn sawir qurxoon Masha Allah codka cimriga cafmdka caqliga alle ha kuu barakeeyo wllo

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 роки тому +1

      Mahadsanid wll inbadan🥰🥰

    • @canabcali9771
      @canabcali9771 3 роки тому +1

      Walhy million ban gadhsiin laha channel ka mahadsanid quruxeey ♥️

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 роки тому +7

    Asc walaalhay soomaaliyeed Ale dartiis
    Igu soo booqda qeer Allaha Idinsiiyo
    Insha Allah 💞💞💞Eid Mubaarak

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 роки тому +3

    Masha allah

  • @elminasibb
    @elminasibb 3 роки тому

    Si aad u macaan ayey Wallaahi u ciideen maashaaAllaah

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 роки тому +2

    Masha allah aduunka ayaan ugu jeclahay baadiyaha

  • @samromohamed4382
    @samromohamed4382 3 роки тому +1

    Masha Allah abyo ciid wangsn

  • @user-wn2yj5ok1g
    @user-wn2yj5ok1g 2 роки тому +1

    مشاء الله تبارك الله يعطيكم العافية

  • @BurcoTv9132
    @BurcoTv9132 3 роки тому +4

    Masha allah
    Rabi cafimaad iyo nabad haynagu gadhsiiyo ciidan ciideeda...
    Waan jecelahay miyi waa meeahan ku dhashay

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 3 роки тому +2

    Mashallah abaayo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 3 роки тому

    Mansha Allah hno ubax horay
    Usoco wllky runtii muuqaalo
    Tayo leh ayaad soo gudbisaa

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 3 роки тому +1

    Masha allah tabarakalah miyigeeni baa raggii wax karinayan waa kheyr wax lagu farxo

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 3 роки тому +2

    Mansha Allah Dhaqan kaaba iid mubaarik

  • @sacadjaamac8388
    @sacadjaamac8388 3 роки тому +1

    Acw walashy waxan ka leeyehay ciid mubarak waxan jogaa England markastaba wan dawada clibyada manshaallah balse suaal ma xaasbad tahay gabadh fadlan iiga so jawab wad mahadsantahay macan❤❤❤❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +1

    Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha cid wanagsan farxat insha Allah 🥳🥳❤❤❤

  • @user-nq8mc6wz2s
    @user-nq8mc6wz2s 3 роки тому +7

    Cad iyo caano maantan ku qadeeyay
    Macaana❤ allow xoolaha noo barakey

  • @abshirmohamud4312
    @abshirmohamud4312 3 роки тому

    Yes my sister keep going

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 3 роки тому +1

    Mashaa ALLAH abaayo Qatar sidas kuwad inaba caadi maahan 💕💕💕💕👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Mjigu
    @Mjigu 3 роки тому +9

    Yeah alx sidan usugaye lee qebta labad mahadsanid abayo

  • @baraarujin
    @baraarujin 3 роки тому +1

    Dhaqankaaba Allow ku kaab. Hor usoco.
    Xawaash iyo maraq digaag ayaa na dilay!!!.
    Waxaan u baahanahay waa cad iyo caano.

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 3 роки тому +3

    Masha allah Abaayo Waa jeclahay mar walibo inan daawado sabtaasna waa waxa soo gudbisaa nolol qurux badan aniga magaaladan ku dhashay kuna bar baaray balse miiga ayan ka jeclahay mar uuna waa jeclahay inan miiga u guuro oo aan ka caawiyo reer miiga waxbarashada maadiga sidan ogahay wey ku fiican yihiin dhanka diinta Alle ha idin xafido dhamaantiina abaayo waa idin jeclahay nolol quruxbadan ayaad ku nooshihiin oo aan buuq iyo balaayo laheen❤💟💯✅Ciid Mubarak Dhamaantiina💯💟✅💯

  • @AhmedMohamed-zi5qk
    @AhmedMohamed-zi5qk 3 роки тому

    Dhaqankaaba horey usoco masha allah shaqo fcn bulshada somaliyed uqabatay ka warbixinta dhaqanka miyiga 😘🔥🥰🥰

  • @icekid.5652
    @icekid.5652 3 роки тому

    Wan u boholyoobay wlhi wad ku mahadsanthy dib uso noolaynta xasuusihii badiye iyo dhaqankeena dahabka ah walal qli❤️🖤

  • @moadam5726
    @moadam5726 3 роки тому

    Wlhi chenallkaga Waaku heesta abyo ma keep goin post more about miiga

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 роки тому +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Mansha alah hore usoco inantan yar hore haloo wado waa fariid mansha alaah

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 3 роки тому

    Masha allah asalki waa ku wataa Guuleyso

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw 3 роки тому

    Masha allah si fiican baa looga ciiday miyiga aad joogtid waa dhulka ciidda la dhoho ayaan filayaa

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 роки тому +1

    Masha Allah walaashey horumar wacan
    Insha Allah😍🥰🥰🥰 ciid Mubaarak💞💯🧡💛💙💯💯💯👌👍💕💕

  • @cabdirain1482
    @cabdirain1482 3 роки тому +1

    Masha alaah 👍🇸🇴

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 3 роки тому

    Waa nolol cajiiba allow inoo siyaadi xalaashaas oo na fahamsii

  • @muhiyodinmmi9648
    @muhiyodinmmi9648 3 роки тому +1

    masha allah this is beautiful abaayo macaan thank you for sharing

  • @faizahhassan3326
    @faizahhassan3326 3 роки тому +1

    Masha allah sister allah nii daweeyo si fcn baad u ciideen

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 3 роки тому

    Gaajaa iqabaty 😃😃

  • @haliimosacdiyo8263
    @haliimosacdiyo8263 3 роки тому

    MASHA ALLAH DHAQAN KAABA WAA KU MAHDSANTAHY ABYO HALKAAS KA SII WAD GUULAYSO

  • @baazi7350
    @baazi7350 3 роки тому +7

    Masha allah eid mubaarak sister

  • @sylmediaandservice878
    @sylmediaandservice878 3 роки тому

    Mansha allah abyo horay usoco hawl fiican ayaa noo haysaa

  • @sahroaadan1793
    @sahroaadan1793 3 роки тому

    Wllhi masha allh waanlandhacay videogaan

  • @dekaadam1022
    @dekaadam1022 3 роки тому +1

    Maanshaa alaah

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 роки тому +1

    Mashacala

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 3 роки тому +1

    Maansha Alla. Maansha Allah. Maansha Allah 😍

  • @abdllahannouz5494
    @abdllahannouz5494 2 роки тому +1

    تحياتي لأهل الصومال

  • @daahiroffical1311
    @daahiroffical1311 3 роки тому +1

    Masha Allah, hori usoco walashey mcn, Allaha kuxifdiyo adun iyo akhiraba,

  • @xamdimaxamud6182
    @xamdimaxamud6182 3 роки тому +1

    Mnsha Allah walalkay

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf 3 роки тому +2

    Mashallah ciid wanag San Abyo qorux cad iyo caano maxan uxiise

  • @nalkahassan9503
    @nalkahassan9503 3 роки тому +2

    Ciid Mubarak fartuun iyo caruurteyda dhamaantin ciidu cafiya

  • @sahrasahra3119
    @sahrasahra3119 3 роки тому

    Masha allaah shuceb fariid dheh

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 3 роки тому +1

    Masha Allah ta ka Allah

  • @Peysoney
    @Peysoney 3 роки тому +1

    Wallahi hilib magaalo yaba ka macan omg 😱

  • @banadirfarm
    @banadirfarm 3 роки тому

    maashaAllah... ciid wanaagsan dhamaan walaalaha muslimiinta ahow

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 роки тому

    Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @cashacali4915
    @cashacali4915 3 роки тому

    Masha’Allah caruuurta

  • @ikranoabdirahman4259
    @ikranoabdirahman4259 3 роки тому

    Masha allaah wlshy hormar wacan waxyaba badan ayn kaga iday

  • @saloonia1147
    @saloonia1147 3 роки тому

    Masha Allah apyo kugu xiranahy
    Padiyaha waligay ma tagin lkn adapa I jecleysiyey

  • @omarmohamed1052
    @omarmohamed1052 3 роки тому +1

    Maasha allah

  • @maxamadabuukar8580
    @maxamadabuukar8580 3 роки тому +2

    Walaashey
    Waxaad tahay gabar dhowrsoon alle haku xafido

  • @dahircarabofficial
    @dahircarabofficial 3 роки тому

    Masha allah mahadsanid sida quruxda badan ad usodobto badiyaha

  • @mohamedshuuke9855
    @mohamedshuuke9855 3 роки тому +1

    Abaayo baadiyahaan waa halkee magaalade ama maamul gobolkee hoos yimaaadaa
    Meeel aad uqurux badan maa sha allah

  • @kowsarbeauty209
    @kowsarbeauty209 3 роки тому +1

    Masha allh ❤️💕💕💕👍👍👍👍

  • @kamaalxaydaro416
    @kamaalxaydaro416 3 роки тому

    Xiise kaama aha waa runtaa miiga cuntada aad cuntaaba waaku macaan

  • @ubahismail3750
    @ubahismail3750 3 роки тому +1

    Maasha allah ciid Mubarak

  • @abdiwarsame4290
    @abdiwarsame4290 3 роки тому

    Maansha allaah, dhaqankaab.

  • @daacadyare742
    @daacadyare742 3 роки тому +4

    Nolosheyda ilahey haku dhowro mcnto

  • @king-boorow7113
    @king-boorow7113 3 роки тому +1

    maasha allah abaayo

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 роки тому +1

    Masha alaah xbbti horu soco wlshey🥰🥰🥰

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 роки тому +1

    Ma sha ALLAH

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 3 роки тому

    Masha allaah waan ku farxay walashey allaha ku sharfo 🤲🤲❤️🌺🌺🥰🥰👌👌👌❤️❤️🌺🌺
    waan ku cusbahay chanelka wana ju cirnan doonaa anaga qurbahaan ku gabownay alaha noo gargaaro carurtena aamiiiin

  • @solcadeinthewild8613
    @solcadeinthewild8613 11 місяців тому

    MAANSHA ALLAAH WAAN KAAGA MAHAD CELINAYA ABYO MUQAALADA KU SAABSAN NOLOSHA MIYIGA EE AAD MAR WALBA NALA SOO WADAAGTO ANA WAXAAN KU JIRA TABINTA DADKA JECEL NOO SOO BADI MUQAALADAN WANAAGSAN ALLE HA KU KARAAMEEYE

  • @alkadirsuge2391
    @alkadirsuge2391 3 роки тому +1

    Masha Allah ilaahay ha inaga wada aqbalo acmaasha wngzan adinaga hadafkaada hakuu riymooyo rabbi

  • @rayaanosmaanmahamed6328
    @rayaanosmaanmahamed6328 3 роки тому

    Hore usocohno pest youtubr in somalai

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 роки тому

    Waan jeclahey vedio yada miyiga runtii aad ayey iiga farxiyaan markaan daawado horumar wcn walshy Dhaqan Kaaba noo soo badi Barnaamijyadan cml.

  • @amirabdiazizali5823
    @amirabdiazizali5823 3 роки тому

    Masha allah walal horey usoco

  • @mariza101_
    @mariza101_ 3 роки тому

    7:25
    Masha allah sida ey uugu faraxyihin

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 роки тому

    Masha allah war dadkan Waa reer baadiye ilbax ah

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому +1

    Nolol qanaaca leh waxa la hystaa haba yaraadaane baadiyaha ayaa laga helaa الحمد لله رب العالمين بخير

  • @IbrahimHassan-zk1ey
    @IbrahimHassan-zk1ey 3 роки тому

    Maasha Allah Tabaraka Allah
    Illahay ha ku Xifdiyo Hana ku barakeeyo
    Dhaqankii wanaagsanaa ee soomaaliyeed Baad na xusuusisay runtii aad baan uga helay.
    Waxaanse ku waydiinayaa waa xagee neeshaas aan hilibka qaar ragu cunin waana gartay Caloosha Maxay kale oo aan ragu cunin
    Runtii aad baan uga helay sida aad dhaqankaas miyiga uga sheekaysay Ilahay Ha ku barakeeyo

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 3 роки тому +38

    Aniga ugu soo horeeyay fadlan liketa hayla dhaafin

  • @abdiwahabawil6770
    @abdiwahabawil6770 3 роки тому

    Masha allah miyiga waan jeclahy wayo waan kukoray

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 3 роки тому +4

    Mansha allah gabadhan waa gabadha gabdhaha somaliyed oo dhan ugu caqli badan mansha allah

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому +1

    MashaAllah. Tabaraka

  • @sajidatulialaah1424
    @sajidatulialaah1424 3 роки тому

    Qurux badanaaa msha qllwh

  • @blackmumb6267
    @blackmumb6267 2 роки тому

    Maasha allaah aniga waxaan jeclahay inaan kusoo celcesho cidkii maxamad yare waan salaamyaa waxaan kaloo daawadaa markii aad matalaysay hooyada lala guursayday oo ay caroonaysay markay ilmahu daba cararayeen wanka yarna uu ka daba imaanyo barnaamijkaaga ha ubadnaadaan cruurta si ay caruurta qurbaha ay u bartaan dhaqnkooda caruurteena wexeey rabaan baadiyaha maxamad yare joogo maseer baa haya kkkkkk waa mahadsan tahay sharafeey haka daalin ee hore usoco anagaa qurbuhu nadaashadaye maxamad yare iyo saabiriin c llaahi shuceb waa salaamaynaa

  • @abdiweliabdullahi9741
    @abdiweliabdullahi9741 3 роки тому

    Horay u soco sis waan kahelaa dhaqanka reer miyiga

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 роки тому +1

    Masha Allah abayo ciid wanagsan

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 3 роки тому

    Maasha allaah nuunayaasha qurux dhar isku eg allaha xafido abaayo ciid wanaagsan❤

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 3 роки тому

    Good masha allah😋😋😋😋😋😋😋😋

  • @sisizowadish2633
    @sisizowadish2633 3 роки тому +1

    Mnsh Allh wllo hore U soco wll Adoo Adhiga Racaya No duubo

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 роки тому

    Mashaaa alllah

  • @asadabdi6914
    @asadabdi6914 3 роки тому +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty 3 роки тому

    Masha Allah wllo waan kahelay channel kaga ❤️

  • @elyasjimale5679
    @elyasjimale5679 3 роки тому

    M,a walashey kheyr bathan an kurajeyna

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 роки тому

    Mnsha alla nolow wll

  • @sweetsandfood3039
    @sweetsandfood3039 3 роки тому +1

    Masha allh xbbt

  • @habibomuhamed163
    @habibomuhamed163 3 роки тому +1

    Mashalah

  • @munasar_mohamed5582
    @munasar_mohamed5582 3 роки тому

    M.a wllshy ubax allah haku sharfo sharaf io karaamo hakuu sugnaato waxwelba waankula garabtaagannahy I.a 10k iska daaye waxan diyaa unahy inaa ku gaarsiino 10m🙏✌