jadwalka shaqo ee baadiyaha qaybtii 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Instagram dhaqankaaba👈
    Facebook pege dhaqankaaba👈
    Faceboogayga qaaska ah dumarkaaba 👈
    tiktok dhaqankaaba 👈
    sobooqo UA-camka dumarkaabachannel oo kala soco mawduucyo dumarka iyo caruurta kusaabsan iyo wax yaabo badan oo faa iido leh insha allaah
    • Video 👈

КОМЕНТАРІ • 193

  • @fardowsagacal1651
    @fardowsagacal1651 3 роки тому +11

    NOLOSHA dhabta ah Watana wlhi 😥😥qof kasto wuso Maray noloshan alaa qurux bdnaa 💋💋♥️

  • @ruunabdulkaadir5858
    @ruunabdulkaadir5858 3 роки тому +1

    Abaayo Geap goin

  • @sacdiyofaarax720
    @sacdiyofaarax720 3 роки тому

    Maa Sha allaah

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 3 роки тому +7

    Masha Allah dhaqan kaabaay walibo weelasha jawaan baan ku dhaqan jirnay nal buu ka dhigi jawaan yar u goosta

  • @abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
    @abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 3 роки тому +1

    Ayaan dhawrsan dhaqan billa dhigaabaad wàx dheertoo dhigaabaad usidataa dhaqankiyo asluubtoo bilisbaad wax dheertoo diinbaa kugu dhan iyo dhaxalkii hideheena allow ku dhawr
    Ayaan caydiid ayaan Kaaba degaankeedu tolow Waa xagee igasoo jawaaba
    Abwaan jimcaale xaaji saleebaan c\llaahi

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 3 роки тому

    Mansha alah waa farxad

  • @muadh4445
    @muadh4445 3 роки тому

    Wa baadiyo casriyeysan masha allah

  • @maryancabdi3496
    @maryancabdi3496 3 роки тому

    Maasha allh

  • @fadumomohamudyt6909
    @fadumomohamudyt6909 3 роки тому

    masha Allah

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 роки тому

    Inshaa allaah waan kuu imaan doonaa waan ban jecleystay

  • @dr.hafsaomarmohamed3931
    @dr.hafsaomarmohamed3931 3 роки тому

    Masha Allh walaashay waxaan kuleeyahay horay usoco waa wax lugu farxo

  • @nimcocumar6267
    @nimcocumar6267 3 роки тому

    Masha alah

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 3 роки тому +1

    Allah waa xusuus aad iigu dheer nolosha miyegu aad baan uguxiisay💚💚💚❤❤❤ I love it👍👍👍

  • @hiwaqmursal2768
    @hiwaqmursal2768 3 роки тому

    Mansha alllaaah waagaan joogey sali jawaan lagutoley ayaan juseexan jirey

  • @nimcocumar6267
    @nimcocumar6267 3 роки тому

    Wa aqan walahi wajogi jiray badiyo labada dhaqan

  • @hannaismail4482
    @hannaismail4482 3 роки тому +15

    Waligay badiye maan arkin waaa in aan tag insh allah

  • @suhuuraxmed6839
    @suhuuraxmed6839 3 роки тому

    Manshalah

  • @faiza6126
    @faiza6126 3 роки тому +10

    I love ❤️ baadiyha Wllhi one day I will come inshallah baraf aan kanasla iyo qabawga London

  • @safiyoabdirashidahmed5237
    @safiyoabdirashidahmed5237 3 роки тому +1

    Asc abaaayo walahi badiyaha wajecelahay macato siko sowco labar kada isoqor wan kuleyahay oore uu
    soco

  • @faadumomaxamuud9670
    @faadumomaxamuud9670 3 роки тому

    تسلم يا

  • @sacdiyofaarax720
    @sacdiyofaarax720 3 роки тому

    Maa Sha allaah abaayo

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 3 роки тому

    Layaab malahee waa abuur allee qofka alaabta dhaqayaa madooobaa!

  • @kautharnuur4071
    @kautharnuur4071 3 роки тому +6

    Waan kaa qaadnay salaanta walale qaali 🙌🏻

  • @ruunabdulkaadir5858
    @ruunabdulkaadir5858 3 роки тому +1

    Live chained have

  • @youngboy6757
    @youngboy6757 3 роки тому

    Nolasha runta waye 😍😍😍😍😂😂

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 роки тому

    Asc maansha allaah habo macaan illaahey ha ku ciseeyo xasuus tii Baadiyaha oo Qurubadan ayaad na xasuusisay jzk Qayran habo macaan

  • @rahmoahmed6521
    @rahmoahmed6521 3 роки тому

    Masha Allah wa ban jogi jiray wan uxisay badiya dhaqankena quruxda bdn

  • @mahamedgabow7928
    @mahamedgabow7928 3 роки тому

    Maaroosaty

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 3 роки тому +1

    Maaasha allah

  • @fowziaabdi6097
    @fowziaabdi6097 3 роки тому

    Magaalada ayagaba igala fiican miyi ban u guuri

  • @haliimociid2340
    @haliimociid2340 3 роки тому

    M.sh abayo mcn

  • @nimoqambi5892
    @nimoqambi5892 3 роки тому +1

    Mansh allah markaan joogi jiray soo xasuustay hadan qurbo ayuu baraf nagu dilay

  • @binticali2421
    @binticali2421 3 роки тому +1

    Qurux maasha allaah iyo bilaa istres

  • @shubka1062
    @shubka1062 3 роки тому +3

    Aqal qurux badan m.a

  • @akh8501
    @akh8501 3 роки тому

    Fcn

  • @sekeriyeosman4498
    @sekeriyeosman4498 3 роки тому +2

    I have already seen this work . sac na wayshu dhalo sanka kalam rooro sidig ka jeclado.

  • @Queen-official
    @Queen-official 3 роки тому +1

    mashallah hormar wacan ay gaareen alaab joodari 😘😘😘😘

  • @hiwaqmursal2768
    @hiwaqmursal2768 3 роки тому

    Xasuuus wlh

  • @lailalaila-kq1en
    @lailalaila-kq1en 3 роки тому +4

    Valogii cadaado kasugayaa dhaqankaabay keepgoin

  • @xasanyey8821
    @xasanyey8821 2 роки тому

    M a

  • @muumoaxmed2681
    @muumoaxmed2681 3 роки тому +3

    Haaa maasha allah wllshyei🥰🥰

  • @somalikaraokemusicchannel2889
    @somalikaraokemusicchannel2889 3 роки тому

    Hawada Fresh Ka Ah Maxaad Kawadaa Abaayo Anaga Hawadeena Ma Qolaa Cirka Kuwasaqwysa

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 3 роки тому

    Mashaallah aallaha idin xifdiyo kuligiin inshaallah

  • @qalbisame9111
    @qalbisame9111 3 роки тому +1

    Oo wll miyeydaan iska rusheyn si aad boodhka isaga nabtaan

  • @tigerdexhaka6620
    @tigerdexhaka6620 3 роки тому

    Sxpy waakaamaseeraa ani badiya waa uxiisay blhi ala inaa hada kaduulo iga heesa

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 3 роки тому

    Waaaw Masha allaah wa qurux whli 🌹🌹🌹💚💜💙♥️🇸🇴❤👌👈🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏

  • @sowdokaariye2952
    @sowdokaariye2952 3 роки тому +1

    Asc mashallah abaayo miiyi waa nolol wanagsan yahy

  • @Xirfadley
    @Xirfadley 3 роки тому

    Masha Alah hormar wacan abyo wan jeclahay mawducyadada aad noso gudbiso

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 3 роки тому

    Jongens uit de jongens uit

  • @aminamohamed9139
    @aminamohamed9139 3 роки тому

    Manshaallah wa gabar yar oo gaari ah abayo adigana gabadha wa aroose hurud iyo cilaan igu mari xitaa cilaanki dharoobka ahaa ❤️❤️

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 роки тому +1

    maashaa allaah wllo waaruntaa ciiitbaa inahoran laakiin cowsbaan iskagoglisirnay

  • @fihiimadeeq9478
    @fihiimadeeq9478 3 роки тому

    Masha allah farxad igu nolow wlshy Qaali dumar keep going

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 3 роки тому +1

    Mansha allaaah

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 3 роки тому

    Masha allaah

  • @murwaadqurux3887
    @murwaadqurux3887 3 роки тому

    Run ahaantii waakusoo korey yaraantayda waanajeclahy waana uxiisay
    Mahadsanid wallshy

  • @lalakids907
    @lalakids907 3 роки тому

    Thank you abayo waligey baadiyo ma tagin aad ayan uga helay muuqaladad

  • @hamzemouse8569
    @hamzemouse8569 3 роки тому +1

    @Dhaqan kaaba wllo.keep.going wllo qli

  • @naciimoomar33
    @naciimoomar33 3 роки тому

    Mashalh wakhti xasuus mudan

  • @qadardheereinamohamed5775
    @qadardheereinamohamed5775 3 роки тому

    Masha allah keep going

  • @faraxasannuur9667
    @faraxasannuur9667 3 роки тому

    masha Allah masha Allah masha

  • @fatush8548
    @fatush8548 3 роки тому

    Mesha yaaa ikeyo an boqa kaso nasteyh

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 роки тому

    Mansha allah qurux badan waye

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 роки тому +1

    Masha alh ❤💯ani wan aqana labada dhaqan

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 роки тому

    Maan sha allaah mahadsanid

  • @aishaadey2625
    @aishaadey2625 3 роки тому

    Ma aminsani qof somaliah oon miyi aqoon inuujiro

  • @ubahabdi7792
    @ubahabdi7792 3 роки тому

    Maanshaa alaah caadi ma ahaa abaayo waad mahad santahay

  • @khadijoaxmed9401
    @khadijoaxmed9401 3 роки тому

    masha allah horay usco xabiibti

  • @njmelmi4708
    @njmelmi4708 3 роки тому

    Mashallah is beautiful place but warabo ma joga?

  • @sahraahmad8712
    @sahraahmad8712 3 роки тому

    Waxay aqalkan bilaa dabxerada ahi ish

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 3 роки тому +1

    Waligay badiyo matagin xata gobol matagin runti wa iga nasiib badanthy abaayo🥰

  • @hamdamahamud8287
    @hamdamahamud8287 3 роки тому

    Mansha allah wll alle haydin xafido

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 3 роки тому

    Masha allah. Ubaxeey waxaas oo ciid ah oo guriga dhex yaal ma miya laso dhigay oo yacni meel kale ba laga keenay mise dhulka marki hore sida aha ?

  • @raaqiycali9078
    @raaqiycali9078 3 роки тому +1

    Waqtigana badiyaha anaku joognay ciida markan fiiqno biyo Ayan Ku rushayn jirnay markaasay ciidu nabni jirtay oo sibidh kamay dhacayan markaa iska rusheeya ciida

  • @zubairabdi5343
    @zubairabdi5343 3 роки тому

    mashallah

  • @filsanibrahimfilsanibrahim8498
    @filsanibrahimfilsanibrahim8498 3 роки тому

    Ar sida aan ujeclahay badiyaha waan rajeynaa in aan tago nolasha nocan ah waa jawi billaa buuq la,aana

  • @umusalmaajaamac8312
    @umusalmaajaamac8312 3 роки тому

    Masha Allah rooting kan ha kaa ahaado
    Horay usoco

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 роки тому

    Masha Allah wll

  • @zeynabhirabemohamed5412
    @zeynabhirabemohamed5412 3 роки тому

    Abaayo ilasooxiriir wallaahi aad ayaankuujeclaaday

  • @saedaabdirzak9459
    @saedaabdirzak9459 3 роки тому

    Mansha allah 💞👍👏😍

  • @suleekhagaas2528
    @suleekhagaas2528 3 роки тому

    Wllhi walaaleey miyigii waad i jeclaysiisay wana aadi doonaa oo dagi doonaa beryo insha allh

  • @abdiyusuf4222
    @abdiyusuf4222 3 роки тому

    Mashaa,Allah

  • @najmoayaan4828
    @najmoayaan4828 3 роки тому

    MashaAllaah xabiibti hormarwaccan

  • @hooyoqaalibaatahay9598
    @hooyoqaalibaatahay9598 3 роки тому

    maashaa allaah horay usoco waan ku faaneynaa dhaqankeen❤❤❤❤

  • @maryamadam1338
    @maryamadam1338 3 роки тому

    Masha Allah yaraanteyda soo xasuustey

  • @idalahow
    @idalahow 3 роки тому

    Kudadaal inad noo soo duhbtid sida dhabta ah baadiyaha soomalida....Dirinta, Aqal hooriga....ee noosheeg aqalka wuxuu kakoobin yahay.....Salaada habka loo tukada baadiyaha...ee sariirta laga sameeye dhis iyo geedaha

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 роки тому

    Masha Allah Walshy keep gouig my dear sister

  • @nimcocumar6267
    @nimcocumar6267 3 роки тому

    Hhhhh

  • @xamdicabdulahi5481
    @xamdicabdulahi5481 3 роки тому

    Masha alalh mashalaalh

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 3 роки тому

    dhaqan kaabay wllo wan ku salamay allah hakugu amaansado meel kasta

  • @cabdicaziizaalta3835
    @cabdicaziizaalta3835 3 роки тому

    ABAYO BADIYO NINAC MALA KA HELAA ISOO JAWAAB

  • @sacdiyosiman5410
    @sacdiyosiman5410 3 роки тому

    Pyoh xgee jogta ma badiyaha ithobia iyo dhankaaz paa

  • @faadumomaxamuud9670
    @faadumomaxamuud9670 3 роки тому

    س

  • @sunduzhudeen409
    @sunduzhudeen409 3 роки тому

    Mailbaabko furan miyaad sixadaan

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 роки тому

    Masha Allah abayo shukran horay usoco wakahelay wajeclahay badiyaha

  • @ubahmohamed5727
    @ubahmohamed5727 3 роки тому +1

    Mashalah allah wan uxisay badiyahaa ❤ hada kahore wan jogi jiray

  • @ismahanmohamud9797
    @ismahanmohamud9797 3 роки тому +2

    Waanba ku heestaa chanalkaan waayo aniga waligeey baadiyo matagin nolosha baadiyaha inaan barto farxad beey ii tahay

  • @yurubabdi2559
    @yurubabdi2559 3 роки тому

    Mashallh abaayo mcnto aqalka wa larusheya marka hore allh maxan u xisey dal keena

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 3 роки тому

    sisiyeeri !
    ma af talyaani baa?

  • @filsanegal3927
    @filsanegal3927 3 роки тому

    miskiinata yar adey wlac tahy la shaqee keep going huno

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 3 роки тому

    Mashallah waxad tahay gabdh gaariya.