You see he lived in italia 5 years Canada 20 years after all that fake life western countries he’s happy with small shop with traditional items mashalah iimaan is everything I hope everyone understands you will not die if you go to you countries with small income
Ado barnaamijka si fiican u dhuuxaya unbay gabadha qaylinase shirkada faras Taxi xayasiinaysa so dhex Gali Naa wll Nairobi na kuma noolina aamu Ama hereriyow xayasiiska xaga danbe kaga dar oo kada badhtanka barnaamijka
Somalida ayaa lahayaa dad luuqadoda ilooba. Oromo somalia ama meela kale ku kortay luqadoda ma iloobaan. Carab Somalia ku koray luqadoda ma iloobaan war luqada aan ilaalino
alaabaha dukaanka yaal waa wada quality...Qiimahooduna waa too much expensive.... Kor Markaad ka aragto dukaanka waxaad is leedahay alaabta taal waa Raqiis... Laakiin sidaad moodayso maaha...
Magadala harar magaalo muhiim u ah muslimiinta geeska africa iyo sido kale muslimiinka caalamka waxaan rajaynaya in aay gacanta islaamka kuso laabato oo laga xoreeyo xawashada gaalada ah
@@maxamedfarax4280 Orod buuraha kunnoqo amma wax baro. intanna hordhac u qaado: Founding and Islamic Significance: Harar was founded in the 7th century and became a major center of Islamic culture and religion in the Horn of Africa. It is considered one of the oldest cities in the region and holds great religious significance for Muslims. The city became the center of the Harar Sultanate (1520-1577) and was an important hub for trade, Islamic scholarship, and culture. It is often referred to as the "City of Saints" because of its numerous mosques and shrines. *Ethnic and Cultural Affiliations* *Harari People* The original inhabitants of Harar are the Harari people, who speak the Harari language, a Semitic language. They have maintained a distinct cultural and religious identity centered around the city. *Somali Influence* The Somali people have also had a significant historical presence in Harar and its surrounding areas. Many Somalis lived in and around Harar, and the city was part of the greater Somali cultural and economic sphere, particularly in the medieval period. *Oromo Influence* The city's surrounding areas were historically inhabited by various Oromo clans. Historical Control: *Independent Sultanate* For much of its history, Harar functioned as an independent Islamic sultanate. *Ethiopian Empire* In 1887, the city was incorporated into the Ethiopian Empire by Emperor Menelik II, after the Battle of Chelenqo. This marked the beginning of Harar's integration into the modern Ethiopian state.
Sidan daremayo ada cuqdadaysan meel an somaliwayn ka tagin ma jirto putland ban ku arkay sanadkan .marka waxa fican inad so baadho video hore ka dib hadal.qofkana lama caayo ee cadayn ba la keena laga yaba in aad iidoor ahaan u cayeyso.lakin wa wariye somaliyeed
@@inshamediaisha6321 Ya kugu yidhi wa wariye soomaaliyeed aqoon garaa miyaad uleedahay wa maya jawabtu Waxasna aqoon goose ulaheen Ha kafad kudin ninkan wa ninki marki u universal tv Ka shaqen jiray ku khasbay in waxa lagu hedging jirey Somalia iyo Somaliland la yidha tv ga kaga sheego fikirkaga da isaga laha ku darso Somali bbc marku Ka shaqen jirey wuxuu ku suntana miyaad ogtahay wa maya tasi a adero wax’s aqon u lahen ha kaso jawabin rali a iga ahow
Beautiful. Sida su’aal walba oon weeydiin lahaa aad noogu weeydiisay ayan ka helay.
Hore u soco wax la daawada ugu WANAAGSAN Ayaad soo bandhigtaa
Herer Iyo Hereeri
Haaye haaye. 👍 great
Amir wuxu yiri anigaa isku boss ah, masha allah waa tan ugu fiican nolosha😊👌🥰👍
It's wonderful interview thank you Abdisalam
You guys keep forgetting Somalinimo is world wide thing 😂😂 you’d live anywhere and still be Somali
You see he lived in italia 5 years Canada 20 years after all that fake life western countries he’s happy with small shop with traditional items mashalah iimaan is everything I hope everyone understands you will not die if you go to you countries with small income
Lama Huraanku Waa Cawska Jiilaal sxb Qurbahaan aan joogno Wax inaad ka Qabsatid Mooyee Noloshaada Danbe wadankaaga fiican wllhi
say walah oo weyn😋🤣🤣
Alla ku barakayo hereri medio❤❤❤👍
never judge a book by its cover"
I thought it was a deserted shop until I found out about the prices of the items being sold.
Absolutely until I found out there are very expensive items
Markii iigu Horeesey ee aan Arkey Qof weynoo SEY WLLHI ah😂
Masha alkah nice city
Diredawa goorma tagaysaa
Amir abdulahi is the last amir of harar
Waa warasadii Amiir Nuur ee Mareexaan.
Ma somali buu aha zxb
War Somalida iyo Adarida shuqul iskuma laha. Wa Kala dhaqan, kala luqad iyo isirba. Amxaarad iyo Tigreega ayay isxigaan.
Get your facts right buddy.
Where is heriri situated is it in Ethiopia?
Hearing haye haye great man 😂❤
Alla Amiir alaabtisa wa ka heley
@farhiyaHappyTUBE😅😅😅😅😅. Amiir goormad aragtay alaabtiisa.alla indha dheerida. Ma hoostaad ka khaawisaysey.
@@Tkmaxfan waa alaab nature ah
@@Tkmaxfan hhhhhhhh alaabtu taad mooday maaha
@@quruxdiihablaha1234 mahadsanid quruxdii ifkaay.
Hereri iyo harar 👍👍
Hereri baa herer tagay maansha allah
ThanksForMyFatherWaching
Thankyougays🥰👌🥰👌🥰👌❤
Adoo mahadsan Hareri wuxuu rabay dharkooda inuu ku tuso Bart two ka soo duub
How waa xariif ninkani shay kasta cirkaasuu geeyey maanta c.salan hereri indhuhuu ka soo saarey 😅😅😅
Ado barnaamijka si fiican u dhuuxaya unbay gabadha qaylinase shirkada faras Taxi xayasiinaysa so dhex Gali Naa wll Nairobi na kuma noolina aamu Ama hereriyow xayasiiska xaga danbe kaga dar oo kada badhtanka barnaamijka
Asc MashaAllah
Hereri iyo Herar weeyi barnaamujku😂
Somalida ayaa lahayaa dad luuqadoda ilooba.
Oromo somalia ama meela kale ku kortay luqadoda ma iloobaan.
Carab Somalia ku koray luqadoda ma iloobaan war luqada aan ilaalino
Hereri iyo inta wax garadka a fahmaya I'm my own boss 😂
Ismayidanana fahamin dabaqan waxa la siyay wilka gabadh gurusaday hooyadis waxan dabqa layidhahad (hamat mot)=af somali(Sodohud Dabaq)
alaabaha dukaanka yaal waa wada quality...Qiimahooduna waa too much expensive.... Kor Markaad ka aragto dukaanka waxaad is leedahay alaabta taal waa Raqiis... Laakiin sidaad moodayso maaha...
hadii uu ahaan lahaa nin gob ah waa uu siin lahaa lkn kani waa bakheyl hereri ah
Camerasa dabadeeda waxa ka dhacay miyaad ka warhaysaa😂😂
@@Zaakir6sax wllhi after camera qofka waa journalist hadiyaad wuu siina
@@j.holiday4524 waa sax wl
Magadala harar magaalo muhiim u ah muslimiinta geeska africa iyo sido kale muslimiinka caalamka waxaan rajaynaya in aay gacanta islaamka kuso laabato oo laga xoreeyo xawashada gaalada ah
harar itobiya iskale hoyadadii argagixisada ahayd wase
@@maxamedfarax4280 Orod buuraha kunnoqo amma wax baro. intanna hordhac u qaado:
Founding and Islamic Significance:
Harar was founded in the 7th century and became a major center of Islamic culture and religion in the Horn of Africa. It is considered one of the oldest cities in the region and holds great religious significance for Muslims.
The city became the center of the Harar Sultanate (1520-1577) and was an important hub for trade, Islamic scholarship, and culture. It is often referred to as the "City of Saints" because of its numerous mosques and shrines.
*Ethnic and Cultural Affiliations*
*Harari People* The original inhabitants of Harar are the Harari people, who speak the Harari language, a Semitic language. They have maintained a distinct cultural and religious identity centered around the city.
*Somali Influence* The Somali people have also had a significant historical presence in Harar and its surrounding areas. Many Somalis lived in and around Harar, and the city was part of the greater Somali cultural and economic sphere, particularly in the medieval period.
*Oromo Influence* The city's surrounding areas were historically inhabited by various Oromo clans.
Historical Control:
*Independent Sultanate* For much of its history, Harar functioned as an independent Islamic sultanate.
*Ethiopian Empire* In 1887, the city was incorporated into the Ethiopian Empire by Emperor Menelik II, after the Battle of Chelenqo. This marked the beginning of Harar's integration into the modern Ethiopian state.
Way dhacaysaa bro waqti dhow
Adeer kadaa dagaalka teeni baan gacanta kujirin iskadaa dadka nabad beey kunool yihiin
Harar xabashiba ma joogto oromo somali hereri ayaa ubadan thy oo muslimin u bdn
Tolow harar dhulkii nagala boobay miyeysan ahayn maxaa looga dhigaya dhul aysan somalidu faracba kulahyn
Waa dhul somalidu daan daaan u daganayd, gaalkii Burton n'a iyagaa geeyeey
@@Halgan-p1h waxa fiican in dadka dhulka kamaqan somalida loo sheego inay iyagu leeyihiin lkn ma ahan in sidaan loodhigo
Mr Abdisalan Hereri waxaa haboned in aad muqaalka soo raacid melo lagaaga sameyn karo xarir si aynu ugag insane alaabada qaab online ah
hh Meelahaas online miyaa laga yaqaan?
He didn.t missed his two child
yaSorry2child
C.salan hereriyoow beryahanba herer waad sodhafiladahey mirqaankeeda ubogtey miyaa meesha
HERARI IN HARAR
Inta aanan dhameysan videoga waxaan islahaa ninka weyn dukaankan cidlada ah maxaa dhex taagay, laakiin waxaa Kadib ogaaday in alaabta taallo ay tahay mid aad qaali u ah sida dukaamada dahabka lagu iibiyo.
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
Zimbabwe Capital City geeda miyaa Halkaan
abdisalan hada barnaamujyadaadii hoos u dhac ba ku yimi , wx nacno dadka u smaynaaya ama ba wx ku soo kordhiya oo laga faaido samee , dhaga
Hereri caadi ayu ogu dhago haflayaa.afsomaligagu wu fican yhy kulahaaa😂😂😂😂😂
❤❤❤
Kkkkkkk. Cabdisalaanow qiimahaa. Gaarkaa. Maadnosheegtid. Anana. waan. Soodalbanlayne.
Raggu isku ekaaa😮😮
Ninka somaliyeed haloo camiro tukaanka
Hereri oo herer tegay waa cajiib
Qurba wax la Aadaba siiba yurub iyo America waxa loo soo noqda dalka qofkasi ku dhasho
Jeeb xanuun weeye ninkan alaabtiisu
War qiimah usheegayo US dollar maha wa Birr ta Itobiya😂😂😂
Harari oo somali mahan miya😢
Somalida anagay nagafircameen
@@osmanahmed2189 adigoo ah horta ikala saar ifahansii somali mise itoobiyan aya tihiin
Haa wA qoomiyad gaar ah luqadna way leeyihin saan ku garanayo
Hareri mawadana mise waa magalo
Wa magaalo ethiopia ku taala waana gobol gaar ah hereri baa la dhahaa caasimduna waa herer magaldan ay hada jogan
@@ABUKE8 mashaalah tabarakalah sida ad ifahansisay
1500 dollar waba xanune waxs masaf un muna aheen😂
Wuu iska leeyahay 10Dolar ma gaadho
@@GamalFarah wan yabay wlhy👀
@@liina3528 Anaa arkay iygoo iibinaya waa caw la tolay wuu iska katamaran waa wax jaban
@@GamalFarahwaa qaali aniga harari ban ahay
Diri dhaba maxaad u tegi wayday
Herer iyo Hereri weeye barnaamijka
Hereri wa jownyad daqiiqa moda wlahi cunsi cuqdadeysan darood Ka buuxdo ma tago dhulka D5 qofka somaligu waresta meshu tago wa rer abaarso 😂😂xaar kabuux xaar Ka buux dhalay langaab ciiilan😂😂😂
Sidan daremayo ada cuqdadaysan meel an somaliwayn ka tagin ma jirto putland ban ku arkay sanadkan .marka waxa fican inad so baadho video hore ka dib hadal.qofkana lama caayo ee cadayn ba la keena laga yaba in aad iidoor ahaan u cayeyso.lakin wa wariye somaliyeed
@@inshamediaisha6321
Ya kugu yidhi wa wariye soomaaliyeed aqoon garaa miyaad uleedahay wa maya jawabtu Waxasna aqoon goose ulaheen Ha kafad kudin ninkan wa ninki marki u universal tv Ka shaqen jiray ku khasbay in waxa lagu hedging jirey Somalia iyo Somaliland la yidha tv ga kaga sheego fikirkaga da isaga laha ku darso Somali bbc marku Ka shaqen jirey wuxuu ku suntana miyaad ogtahay wa maya tasi a adero wax’s aqon u lahen ha kaso jawabin rali a iga ahow
Halkee ka dagan yahay odaygu Magaalada Harar aan booqannee
Dawlad deegaanka soomaalida
@@MohammedaliQaaje332 Harar baa laga hadlaya mise dhulka Makala taqaanid
@@abdirahmanliiban😂😂 mayaqano aniga harari ban ahay
@@osmanahmed2189 Soomaliga xagee ku baratay Marka ⁉️
Inta iga aqoon roob meeshan waa hlkee
waa itoobiya saxb waxay kudhawdahay magaalada baabili ee dowlad deeganka soomalida waxayna katirtsanthy oromia
Somalidu ha ogaato meeshay ka soo jeedo
Xagey kasoo jeedan
Herer xagee gutaala
Eithopia
Ethiopia deganka somalida ayey inyar ujirta dirdhaba iyo jigjiga ayey udhaxeysa
Uu war ninku englsh bu tuf ayaa muxu somalia ku fali
English ma quraan baa anagiba wa aqana somalinimada miyaa laga baxaa? Wll jahliga ka bax English wa luuqad ma ahan cilmi
Ninku waa qoloma?
Nacas
Dir baan umaleyn
Somali haduu yahay intaasi hakugu filnaato wll @key2594 plz qalbigaaga Somali iyo muslin hagasho insha allah