16 guri iib ah jigjiga yar/madaxtoyada cusub 6 qol mid walba 12m/24m qimaha $95,000 laxi. 0634651134

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2023

КОМЕНТАРІ • 16

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 Рік тому +5

    Gurigu Waa qaali hadana qolol yar yar weeye uma qalmo lacagtass

  • @Mohamedaliu634ddx
    @Mohamedaliu634ddx Рік тому +5

    95 kun waa qaali walaal ee dadka sixir Barbara ha hor boodina

  • @ahmedmusa3994
    @ahmedmusa3994 8 місяців тому +2

    Guryahaas lacagta laguna dhisay 30 000 kama.badna waar bal naga yareeya lacagta
    Baloodhka 30.000
    Dhiska. 30.0000
    Mukhari 70.000 waa macquul.

  • @kamaludinm.4559
    @kamaludinm.4559 Місяць тому

    Guryahan oo isla nashqadaas ah oo aan filayo in isla shirkadani iibinayso ayaan ku arkay masalaha, waxaa lagu iibinayay 70,000

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 4 місяці тому

    Guriga waa 50 kun ugu badnaan ,ma wakhtiga 3 sano ah ayaa qiimahan lagu daray ,

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 7 днів тому

    Sheeko dhiigshiil weyaan kuwani

  • @wm9669
    @wm9669 3 місяці тому

    95k$ 😂 wow.

  • @Libaansayli3i636
    @Libaansayli3i636 Рік тому +1

    95 mala walanyay

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 4 місяці тому

    Uma qalman qiimaha sxb

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 Рік тому

    Lacagta umaa qalaantaa 95000 wa qaali dhulka wa raaqiis jigjiga yaar

  • @akam3835
    @akam3835 10 місяців тому

    Cabirka oo muhiim.ah
    Qolalka
    Kuchen ka
    Toilet ka maad sheegin
    Waa muhiim inaad macamishu
    Ogaadaan

  • @xaawacarab3143
    @xaawacarab3143 Рік тому

    warya dadka hawali ma lacagtay la leyin dadka waxay waxano lacagi

    • @user-yk2oy3zq8v
      @user-yk2oy3zq8v Рік тому +1

      #xaawacarab adigu hadaadan heysan dadbaa haya ee haka xumaan dadbaaney waxba laheyn. 95kun takale hargeisa waa dheeman .

  • @farhiyayuusuf8571
    @farhiyayuusuf8571 Рік тому

    Asc walaal Mala sinaya $65.000 oo kaash ah