Kadhiso guryo qimo jaban hodman construction hargeisa somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 кві 2023
  • Ak vlogs kadaawo
    #SOMALILAND VLOGS AL
    #HARGEISA VLOGS
    #BURCO VLOGS
    #BERBERA VLOGS
    #CEERIGAABO VLOGS
    #WADAAYINKA #HARGEISA
    #HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
    #AK VLOGS #TOURISM #archives

КОМЕНТАРІ • 128

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023  10 місяців тому +5

    xogahadunida.com/ visit us❤

    • @user-vf7tr1dv8g
      @user-vf7tr1dv8g Місяць тому +1

      ተቀምጣልታጠቅአተፍሱምዳነጁማነሻድላይ❤🎉

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx 4 місяці тому +4

    Masha allaah guri qurxon Isha Alaah wanlaso xidhidhi Dona

  • @awba2344
    @awba2344 Рік тому +1

    Mashaallah Tabarakallah

  • @user-yp5xs1qu9t
    @user-yp5xs1qu9t 3 місяці тому +1

    Waa yaryahay

  • @user-humora
    @user-humora Рік тому +1

    Mashallha mashallha 👌👌👌👌👍

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому +1

    Mansha Allah

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 Рік тому +1

    Mansha allah

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi Рік тому +2

    Duubista iyo sharaxaaguba waa heer sare.

  • @andrekeyse-ahmed8445
    @andrekeyse-ahmed8445 Рік тому +7

    Mooi huis... Hoeveel... Niet te duur, hoop ik.Hoe dan ook, heel mooi huis.

    • @waraabebidaarleh3165
      @waraabebidaarleh3165 Рік тому

      Tering duur neef

    • @fadumaabdirisak3480
      @fadumaabdirisak3480 Рік тому

      Alleen 35 doller

    • @fiirifiiri1665
      @fiirifiiri1665 6 місяців тому

      Jij bent heel erg funny. Only 35k.
      Ik vind the house heel erg klein en not enough space. The toilets are too small and the kitchen there is no drawing at all en the kitchen sink looks absolutely useless. The design needs a lot of areas to be improved

    • @fiirifiiri1665
      @fiirifiiri1665 6 місяців тому

      Ik zie helemaal nieks schitterend, en 35k is niet good koop hoor.

  • @andrekeyse-ahmed8445
    @andrekeyse-ahmed8445 Рік тому +6

    Hargeisa oú mon reve, avoir une petite maison, comme cette maison et finir sa vie a cote de mes aieux.😪😪😪

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 11 місяців тому

    maasha Allah, i loved

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 3 місяці тому +1

    Maansha Allah ❤

  • @user-cl9uv5lc9x
    @user-cl9uv5lc9x 10 місяців тому

    maasha allah

  • @sammie1163
    @sammie1163 Рік тому +1

    Maasha allaah

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 3 місяці тому

    Inchallah I will contacting well done 👍

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Maansha allah 😍😍 aad buu U qurux bdn yhy

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 4 місяці тому +1

    Masha allah se waa qaali

  • @ahmedmuktar8743
    @ahmedmuktar8743 5 місяців тому

    Mashaa allah

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 місяці тому

    Manshallah waa qurux eedo

  • @ibrahimabshir7311
    @ibrahimabshir7311 2 місяці тому

    Maasha allah ❤

  • @user-td5pb8yh5x
    @user-td5pb8yh5x Місяць тому

    Masha allah

  • @aminaibrahim2268
    @aminaibrahim2268 10 місяців тому +1

    Manshalah tabarkllah ❤❤❤

  • @publishcompnay4178
    @publishcompnay4178 Рік тому +1

    Mahadsanid walal

  • @Spshorts-wz7pi
    @Spshorts-wz7pi Рік тому +1

    Mashallah shaqo fican

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 3 місяці тому

    Man sha allah

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 3 місяці тому

    Ma sha allaaaah Jigjiga soomaaali galbed ma la iga dhisi karaaa

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 3 місяці тому

    Masha allaah tabaraka ok

  • @cashaali3488
    @cashaali3488 3 місяці тому

    Woooow

  • @user-pp2bo3ly3p
    @user-pp2bo3ly3p 4 місяці тому

    Mansha Allah wa imisa qiimuhu

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 3 місяці тому

    Maansha Allaah

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 Рік тому +5

    Finally...affordable build maasha'allaah

    • @farhiyayuusuf8571
      @farhiyayuusuf8571 Рік тому

      Asc maasha. allah. Guriga iyo dhulka imisa buu kukayaa

    • @farhiyayuusuf8571
      @farhiyayuusuf8571 Рік тому

      Isoo jawaab

    • @yiiyaanmadadaal4457
      @yiiyaanmadadaal4457 Рік тому

      @@farhiyayuusuf8571 dhulka adaa la iman...$35000 dhismahaa quruxda badan baa laguu dhisi

    • @isseyare837
      @isseyare837 Рік тому +1

      Sababay sababay gala dagaalkaa sababay
      Hargeisa lacagi ma dhex taalo
      500 oo guri oo iib ah baa suuqa ku jirta lacagina ma jirto
      35 hayska khasaarayn
      Si fiican wax u raadi
      20 baad ku helaysaa

    • @zackofficial129
      @zackofficial129 Рік тому

      @@isseyare837 walal guryo iiba hadaad garanayso iisoo sheeg mahadsanid

  • @user-we5sy6ku6i
    @user-we5sy6ku6i 3 місяці тому

    Maasha'allah tabaarakalaah

  • @fatoumamohamed171
    @fatoumamohamed171 3 місяці тому

    Mâcha allah

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Рік тому +4

    Masha alaaah walaahi shirkad daacad eh waye

  • @sentaTessma
    @sentaTessma 11 місяців тому

    How much cost

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Рік тому

    Qurux waaye

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 7 місяців тому +1

    Idoorku Habartaan Sidda Dhirta Guryaha Loogubeerto. Waa Billaa dhir Naqshadana Casrimaaha.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Рік тому

    waa laga dhismo fiican yhy shirkadda

  • @publishcompnay4178
    @publishcompnay4178 Рік тому +2

    Anaba raba inay kanoo kale iidhisaan dhulkina waan haysta good job 👏

    • @farhiyayuusuf8571
      @farhiyayuusuf8571 Рік тому +1

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالكم طيبين. انا اريد بيت كم. بيت. مع. ارض

    • @farhiyayuusuf8571
      @farhiyayuusuf8571 Рік тому +1

      جوبي بسرعة

    • @ibrahina.k6103
      @ibrahina.k6103 Рік тому +1

      ​@@farhiyayuusuf8571 35000$😊

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tk5vh3zk3h
    @user-tk5vh3zk3h 5 місяців тому +1

    zxp waa nus weeye lknse qiimahaas 35,000$ guri dhamaystiran iidhisaysaa

  • @abdikarimosman2584
    @abdikarimosman2584 Рік тому +4

    Xamarna 35ka guri jingadahey dhistaa😢
    Gurigaano kalana 100k cml
    Sad reality

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 місяців тому

      Beenta Jooji. Annigaa Hadda Vidoe Xamar Ah Soodaawadday. Guri Weeyn Oo 8 Qol Ah, jilay Saaranyahay, Dhir Noocwalbaba Leh Baa $35 Kun ah. Gurigaan Iyo Kaasna waa Kaaf Iyo Kala dheeri. Waxbaddana Kaasaa Weeyn, Waasac Ah, Quruxbaddan Quddaar Noceey Aheeydna Kubeeran. Waliggeey Gurigaan Qalaaln 35k Kalama Baxeen.

    • @user-zt3de3zl7s
      @user-zt3de3zl7s 5 місяців тому

      @@Cici_mimi adigu miyi saxraa ah baad ka timiye husssss. mid dhisme wax ka garanaysa ayay iska dhigaysa

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 Рік тому +1

    Maa shaa allah ilahay shirkada dhaqalaha hoow kobciyo aamiin

    • @farhiyayuusuf8571
      @farhiyayuusuf8571 Рік тому

      Asc walaal aniga. Malihi dhul marka waxaan rabaa dhulka iyo dhimaha

    • @lodoonelmi6875
      @lodoonelmi6875 Рік тому

      @@farhiyayuusuf8571
      Wcs wllo kula mid baan ahay
      Ee la xidhiidh cida soo dhigtey
      Mahadsanid

  • @wsntv1111
    @wsntv1111 Рік тому +1

    Location ? Degmadee,? xaafadee,?suuqa waheen imisa km ayu ujiraa?

  • @muxiyomaxmad6080
    @muxiyomaxmad6080 Рік тому +1

    Maasha allah waa sjirkad vajiiba wseyaaam

  • @nafisaabdishideh1752
    @nafisaabdishideh1752 Рік тому

    Telefoonka waa tijabiyay watsapps ma lihiid waxaan raba information halku ku yaalo

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Рік тому +1

    Waa guryo quxbadan , ha si ahaa tee waa ma gaalo khaniisiin badan.

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 11 місяців тому +1

      WA adaa lagugu wasay xageed ku aragtay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 місяців тому

      @@Hawd74. Aabaarso land. Miyaad Iloowdday 40 Kii Nin ee Lasooqaban Jiray? Subhana'Allah Yaa Qoowmuluud.

  • @Jemila-xr3te
    @Jemila-xr3te 10 місяців тому

    ፕሊስ ስልክ አስቀምጥ

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 Рік тому +2

    Lacagta weey uqaalantaa mugdisho waxa lagu dhiisaa 30.000 doler

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 11 місяців тому

    Maya an HODMAN CONSTRUCTION, Magac Soomaaliyeed ma loo waayey.
    SPACE ma loo waayey afsoomaali
    KIJADA malaha waxa igala haboonayd MADBAKH.
    Gurigu aad buu u qurux badanyahay, dhismuhuna tayo ayuu leeyahay.
    Waxan ku darsan lahaa in Madbakha la raaciyo kabadhadii Macuunta lagu rasayn lahaa.

  • @FoziyaCabdi-xm8yk
    @FoziyaCabdi-xm8yk 4 місяці тому

    Walal fadiga wuu dubanyahai intaakale waa qurux

  • @faizayasinabdi
    @faizayasinabdi 11 місяців тому +1

    Waar wll guriga aniga u diyare inan ibsade xage inagala so xidhiidha

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go Рік тому +4

    20k ku dhisan karaa mid ka qurxoon nio wa laysu soo shaqo tegey

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 3 місяці тому

    Ma banyeh it's availabl till qimho still ma same ba

  • @waraabebidaarleh3165
    @waraabebidaarleh3165 Рік тому +1

    Company with double M on the billboard 😂😂😂

  • @samiyaabdi1156
    @samiyaabdi1156 3 місяці тому +1

    3500 iyo gurigaan maba isku dhawa qiimaha gurigan waayo aad uma qurxoon oo hadana kitchen kisa mid waasico indho soo jeedasho leh maaha marka qiimahan iyo gurigan iskuma cuntaman

    • @omarhussein4101
      @omarhussein4101 2 місяці тому

      Xamar intaan hadii laguugu dhiso waa KU farxee waa la isku dhacaa xamar 60 ka yar maba lagaa qaadaayo

  • @nuuraniabdirashiid7082
    @nuuraniabdirashiid7082 Рік тому +2

    Qaali Wye lacagta wuxu u qalmaa 15000$

    • @abdullatifabdulla2074
      @abdullatifabdulla2074 4 місяці тому

      Maad ku dhisi kartaa 25000. Horaa loo yiri :habar fadhida legdini wax uga fudud. Waxay ila tahy dhisme wax kma taqaanid jaale.

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 Рік тому

    35 aan jagadu ku jirin waa qaali

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 місяці тому

    Guryaha ka daaya marmarka sibibixda ah ee marka dadku wayso qaato ku kufayaan. Imisa ayaa dhabarka ka jabay, imisa ayaa jilibka iyo sinta ka jabay. Wadanku waa inu leeyahay sharci dhismo oo shirkadaha wax dhisaa raacayaan.

  • @ethiorelaxing1
    @ethiorelaxing1 6 місяців тому

    I am a gypsum worker

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Рік тому

    Maansha alaah

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Рік тому +3

    WAXAN KU NACAY DHIMAYASHA SHIRKADAHA HARGEYSA LAYDHKA DUSHA KU SAMEEYAN EE MIDABKA LEH BIV BIG LEH!
    KAMA HELIN.
    IYO JIKADA BANANKA LAGA DHIGAYO😏

    • @ShiineDayib
      @ShiineDayib Рік тому +1

      Good mid aad ku qanacdo waa lagu dhisikara

    • @farhi4699
      @farhi4699 Рік тому +1

      Kaad jeceshahay ayaad odhanaysaah ii samee ya aniga a no colour ayaan ku that sidii ayey ii hi dhiseen eeh

    • @user-zt3de3zl7s
      @user-zt3de3zl7s 5 місяців тому

      waad odhan kartaa iga daaya laydhkan ,, madbakhana guriga waa laguugu xidhi karaa... adiga ayay kugu xidhantahay maaha qasab

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 4 місяці тому

    SHIRKADU MIYAY SII MAAL FALISAA GURYAHA

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 11 місяців тому +1

    sooqor numberka shirkada

  • @bahjo250
    @bahjo250 2 місяці тому

    Shirkada garowe maka shaqaysa

  • @user-rr2vu4lj9e
    @user-rr2vu4lj9e 3 місяці тому

    Dhulka miyu ku jiraa 35ka kun

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 3 місяці тому

    Intaasodhañ laygama dhisin lacagtasna waa lagaqatay 35kun

  • @sabahrashid3174
    @sabahrashid3174 Рік тому +1

    MansnaAllah gurigu aad ayuu uqurux badanyahey lkn fadhi laweyneeyo ayaanu naqaqaane waa maxay fadhigan luuqii

    • @hamdamarwo1916
      @hamdamarwo1916 Рік тому +1

      Cabirka dhulaa yar wajahada 9m ah hdii ka wayn ad haysato way weensyn karan fadhiga

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 Рік тому +2

    Bishi imisa lasisin kara shirkada fadhiga wu yaryhy

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 9 місяців тому

    Aad buu u jabanyahay

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 3 місяці тому

    35kun miyay jabantahay

  • @user-rv1sv3cy3n
    @user-rv1sv3cy3n 6 місяців тому

    Kijo Maha ee waajiko

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 7 місяців тому

    Dhul iib ah malahelaa

  • @suldaanmubaarik
    @suldaanmubaarik 5 місяців тому

    Dhulku qiimaha maku jiraa

  • @Jemila-xr3te
    @Jemila-xr3te 10 місяців тому +1

    Snt birr new??

    • @Isbatooraha
      @Isbatooraha 10 місяців тому +1

      🇸🇴

    • @hindabashiir4483
      @hindabashiir4483 4 місяці тому +1

      Mato 100 bir new konjo 😂

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 4 місяці тому +1

      durba dhulkii bey sii ibsanayan nacatullah caleyh 😅

    • @KaahinHargesaawi
      @KaahinHargesaawi 3 місяці тому

      Waa sacad muse ee daa indr😂😂😂

  • @sentaTessma
    @sentaTessma 11 місяців тому

    What is this country?

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  11 місяців тому +1

      Is called somaliland

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 місяців тому

      @@Akvlogs_2023 Somaliland it's not a country but Maamulgoboleed. Get yourself together.

    • @abdirahmanshamsu6977
      @abdirahmanshamsu6977 4 місяці тому

      Do you still Dream your fucked Warlords such ah Mililik ,Haileselassie and Mengist Hailemariam the illegitimate songs of Amhara 😂😂😂😂😂😂

    • @abdirahmanshamsu6977
      @abdirahmanshamsu6977 4 місяці тому

      ​@@Cici_mimi qadaadwayn ilaa qiyaamha sidaasi uun nooga daba ooya ilayn itaalkale ma haysaane 😂😂😂😂😅

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому +1

    Biyo laami koronto maleh muxu guri meel laga taago u tari

  • @hodanbashiir4417
    @hodanbashiir4417 8 місяців тому

    Qalabka guriga lagu dhisayo may ku jirtaa lacagtu

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 Рік тому

    اللغة العربية دوار
    دواااار دوار
    English round about.
    Somali? 😅

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 Рік тому

    Zero ga Lolol jkkkkkkkkkk😂

  • @isseyare837
    @isseyare837 Рік тому +2

    Dagaalka ka hor gurigaas $80 kun buu ahaa
    Anaa raadinayey guri hargeisa ku yaal maantana 35 kun bay ka hadlayaane 20 bay joogaan
    Sababay sababay
    Gala dagaalkaa sababay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 місяців тому

      Hahahahahah Sababay Sabababy Dhulbahante Iyo Harti Baa sababay lol

  • @abdirizaakyabdi7934
    @abdirizaakyabdi7934 Рік тому +1

    Maxaa ugu sawirteen guriga calanka rainbow flag 🏳️‍🌈.
    Waa (Qowmuluud)

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 3 місяці тому

    The kitchen it so ugly 😊

  • @Mass998
    @Mass998 10 місяців тому

    Wali Kijo ayaad dhisi Kari la'dihiin

    • @user-zt3de3zl7s
      @user-zt3de3zl7s 5 місяців тому

      madbakhan waa old fashion laakin si cusub waa loo dhisa,, it will cost you more though

  • @hanimohamd1450
    @hanimohamd1450 2 місяці тому

    Hi my friend how I can work I stis company I'm engineering dicoor bild home ❤🎅🔥😍✋👨🏻🦺