Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

GURI CASRI AH MA DOONEYSAA | GURYAHA CUSUB EE HARGEISA 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2023

КОМЕНТАРІ • 73

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 4 місяці тому

    Imisa qaymaha gurigan lagu dhisay🎉🎉🎉

  • @Caasha739
    @Caasha739 Рік тому +1

    Mahadsanid

  • @munawara943
    @munawara943 Рік тому +1

    Maa shaa Allaah❤

  • @ajxildiid4989
    @ajxildiid4989 10 місяців тому

    MashaAllah TabarakaAllah qurux

  • @habade3290
    @habade3290 Рік тому

    Asalaamu caleykum Wa Wa barakaat Subxaanalaah MashaaAllaah Laquwata Ilaabilaah,,,,Ilaahay habarakeeyo Guryo Samo Hrgeysa Alxamdulilaah .,Waxan 1995,maantana Ilaahy baa ila Sugey ,Waxan Inaan kaa dalbado Injineerka aad u leh Khirda Wanaagsan,waxanan Hooyo Ilaahay haynoo hgaajiyo gurigeena iyo gurigeen akhri xihidhiyha wnaagsano hooyo Allaah ku barakeeyo Amiin yaa Rabul Calamiin.

  • @user-zx9fg2ed3o
    @user-zx9fg2ed3o Рік тому

    Gurigu wuu fiican yahay maa
    Sha Allaah

  • @yasminmimi8796
    @yasminmimi8796 Рік тому

    Mansha Allah waa guri qurux badan thanksss edo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Рік тому

    Maasha allah

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Рік тому +1

    Mansha alaah

  • @umuxanaan9612
    @umuxanaan9612 Рік тому

    Mnsha allah shirkad casriya

  • @hutohuto3559
    @hutohuto3559 Рік тому

    🎉🎉 love king bed. Nice home😊😊
    Also loving SINK😊😊😊😊

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Рік тому

    Maansha alaah soo gudbi walaal waa loo baahanyahay

  • @halimamussa1915
    @halimamussa1915 Рік тому +2

    Masha Allah waa guuri adu qurux badan

    • @MetaXeditz147
      @MetaXeditz147 Рік тому

      wll kawaran inan habeen kireysano oo an isku wasno mesha

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Рік тому

      Laakiin Waa Daanta (DUMBULUQ) Daanta Habar Awal Guri Iib ah Ma Ka Haystaan?!!.

  • @MUSABBPT
    @MUSABBPT Рік тому

    Excellent construction brother.

  • @ajxildiid4989
    @ajxildiid4989 10 місяців тому

    Waa imisa cabirka uu ku fadhiyo

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 Рік тому

    masha'Allah 🥰♥️

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Рік тому

    Maashaa allaah

  • @TheAMINAW1
    @TheAMINAW1 Рік тому

    Beautiful where is the full bathtub?

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Рік тому +1

    Waa Guri Dhamaystiran, Laakiin Waxa Laga Yaaba
    Inaanu Biyo Lahayn Oo Ta Reer Hargeisa Dhibta.
    Alla ha Sahlo
    Shacabka Waay Dadalayaane
    Intii Dawlada Maqan.
    Intii u Horaysay ilaa iyo Imika.
    Wakaalada Biyaha iyo Local Government Taad Doonto Eeda Saar.
    Aduunyada Waxa Jira Hayad Lo Yaqaano,( PWD ) Macnaheduna Yahay, Power and Water Department.
    Dabeetana Shacabka Hayadaasa Gacanta Ku Haysa
    OO Aad Looga Baqdaa.
    Waayo Hadii Hayadaasi Laydhka iyo Biyo ha Ay Ka Jarto,
    Gurigu Waa Dam ilaa Waxa Lagugu Haysto Fulisan Waxb
    Kuu Hagaagi Mayaan.

    • @ummda
      @ummda Рік тому

      Biyo na marabeen hadan gurii helilaha

    • @abdullahiyusuf4543
      @abdullahiyusuf4543 Рік тому

      @@ummda Waa Run Biyo Na
      Maad Yadeen Hadii Guriga Aad
      Heli Lahaayd.
      Illahay ba Kuu Soo Dhawayn
      Insha Allah Gurigaa Soo Biyo Leh.
      Mahad sanid Adeer Yuonis

    • @ummda
      @ummda Рік тому

      @@abdullahiyusuf4543 iguso duceya wll

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому

      @@abdullahiyusuf4543war ninyhw Hargeisa biyo la’aantaa laga sheekeya waa maxay wllo barigii hore dacaayad baan umalayn jiray

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Рік тому

    Xaafadayadii Maaha waayo Reer Jigjiga Yar Baan ahay

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Рік тому +1

    War dhulka aa marmarka la dabo socotaan shirking beera oo iska daaya dhulka qaawan

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Рік тому

    bi idnilaahi baari hadase lacag mahaysto

  • @shocksthedameer3426
    @shocksthedameer3426 Рік тому +2

    “The sink” 😂😂😂

  • @QISOIYOCUNTO
    @QISOIYOCUNTO 9 місяців тому

    price ka

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 Рік тому

    Waa Imisa?

  • @barwaaqoyar280
    @barwaaqoyar280 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @magsecurity444
    @magsecurity444 Рік тому

    Price, price , price,!!!!!!!!

  • @qodobadakawararka
    @qodobadakawararka Рік тому +1

    Guryaha waa qurux badan yihiin lkn hargeisa local ayeey noqotay qof kastaa waxbo iibsan karo

  • @Thehumbleman432
    @Thehumbleman432 Рік тому

    Shirkada magaceed

  • @magsecurity444
    @magsecurity444 Рік тому

    We need the price of the house

  • @cumarabdikadir2624
    @cumarabdikadir2624 Рік тому

    Fadhiga waxa lagabadiyay nalalka iyo aftiinka wuxuu u ekaaday qololka maqaayadaha. Lkn qofkii sidaa kujecel waa okeey.

  • @user-yk2oy3zq8v
    @user-yk2oy3zq8v Рік тому

    dhulku inta uu marayo noosoo sheeg walaal

  • @homeh3455
    @homeh3455 Рік тому

    Noo soo sheeg piimaha guriga lagu dhisay

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Рік тому +1

    Yoonisow kaa imisaa lagu dhisay

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Рік тому

      Maxamuudoow sxb whattsapka fariin iiga soo dir waan kula soo wadaagayaaye.

  • @nadeera971
    @nadeera971 Рік тому

    Asc mashllaah 😊

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Рік тому

    Water Heater Ba La Yidhahda.
    Biyo Kululeeye.

  • @user-zl4uq9dv2b
    @user-zl4uq9dv2b Рік тому

    imisa lagu ibinay

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Рік тому

      Waa guri wayn wll waa lagula saayirayaa qiimaha. Whattsapka igala soo xidhiidh.

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Рік тому

    Siligaa guriga ka dambeeyaa ma siligii madaarkaa ?

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 Рік тому

    Flash aya ladhaha

  • @helmi6196
    @helmi6196 Рік тому

    Dhibatada somali hore mar uu gadhi layihin... Qimaha ama priceka ku sheegi mayan.. Cajiib🤨

    • @yaasirdayib-ys9ie
      @yaasirdayib-ys9ie Рік тому

      dadbaa lo dhisay ma wax ay dadi leyihin baa lagu sheega

  • @aminajama1652
    @aminajama1652 9 місяців тому

    Pp

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Рік тому

    Qiimuhu waa imisa

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 Рік тому

    Wajahada guriga markiiba taangi biyood ayaa saaran , oo fool xumaynaya muquulka hore ee guriga

  • @abdirashidosman6127
    @abdirashidosman6127 Рік тому

    Waa maxay qolalkan safka ku jiraa gurigu debeda wuu ka qurux badanyhy lakiin guduha SI xun buu u qaybiyey qolalkan waa mxay safkkuku

  • @nadeera971
    @nadeera971 Рік тому

    Wanu bahanahay

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 Рік тому

    Kkkkk marxawad miya mise marwaxad?

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Рік тому +1

    Bal Adeer Yuonis
    Waxaad Waydiisa Engineers ka
    Waxaay u Dhisi Waayeen,
    Gutto Yar Yar 3 Sadex Maqsina OO 2Laba Xamam
    Leh si Dadka Lacagta Yar Haystaa U Iibsan Karaan.
    Mahad sanid Adeer Yuonis

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif8442 Рік тому

    Lakiin beesha dhexe umbaa gadan karta saw maaha?

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Рік тому +1

      Maya sxb cid walba way gadan kartaa

    • @Mundus_city
      @Mundus_city Рік тому +2

      Ciise, isaaq, samaron oo kaliya

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 Рік тому +1

      ​@@Mundus_city isakadaa ee waa shaqsi Kasto oo muslima baa gadan karo

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 9 місяців тому

      Hooyada ba gadhay kara macla

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH Рік тому

    Mahadsanid

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Рік тому

    Maasha allah