Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidee looga gudbi karaa Cabsida badan ee ku xeeran Noloshaada?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Muuqaalkan kooban waxaan kusoo gudbinayaa arimo muhiim u ah sidiiqofka uu uga gudbi lahaa caqabada ku xeeran, si uu u noqdo mid ku dhiirada waxyaalaha uu ku wanaagsan yahay.
    #JabiSilsilahadaKuguxiran #Dhiiro #AbdallaKaneec
    • Sidee looga gudbi kara...

КОМЕНТАРІ • 46

  • @WARAN-KALYALE17
    @WARAN-KALYALE17 7 місяців тому

    Thanks😊Allah Hagu xafiddo wll❤❤

  • @user-rz3dw7nh3k
    @user-rz3dw7nh3k 3 місяці тому

    Keep going 💪 ✨

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali 4 роки тому +8

    Masha alaa Eng kaneec - My brother Waa cashar Waxku ool ah horumar wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa horay usoco

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  4 роки тому +2

      aad ayaad u mahadsantahay sxb qaaliya,

  • @barkhadlemohamed4051
    @barkhadlemohamed4051 4 роки тому +3

    Mansha allaah maamule aad iyo aad ayaa ugu mhdsan tahy muuqaalka qurxoon ee dhiiro galinta ah.

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  4 роки тому +2

      Maamule adigaaa mudan oo wax badan ii faa'iideeyay

  • @Cabdiraxmaanrashiid-kn1rt
    @Cabdiraxmaanrashiid-kn1rt 11 місяців тому +1

    Keep going pro 👏 💪 🙌 👍

  • @naimaali3452
    @naimaali3452 4 роки тому +3

    Mashaa Allah, jzk khayr❤️

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 роки тому +4

    Maasha Allah

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 4 роки тому +4

    As cl wr wtu Abdalla Adan kaneeco walaal halkee lagaala soo xiriiraa

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  4 роки тому +1

      Wcs Wr, walal dhammaaan baraha bulshada aan isticmaalo muuqaalka ayaan kusoo qoray. Akaneeco@gmail.com isna waad igala soo xiriiri kartaaa.Mahadsanid

  • @raageshire289
    @raageshire289 3 роки тому +2

    Masha alaah ustaad sax waaye alaha ku sharfo runtii waxaa tahay nin ku dayasho mudan

  • @aminaabdi5030
    @aminaabdi5030 4 роки тому +1

    Mansha allaaha tabarakalaa allaaha hakuxifdiyo wllo qaali

  • @sagalabdullhisagalsiman4562
    @sagalabdullhisagalsiman4562 4 роки тому +6

    Wlhi cabsi frbdn ayaa daremi jiry maqribka wxa ka danbeyo si taa u helo ayaa manta helo inshllllh wxa alle kabrayaa inuu iga dulqaado😭

    • @kifayayoonis6824
      @kifayayoonis6824 2 роки тому

      Allahuma aaamin isku mid baan nahay wllhi ma kaa ba,aday

    • @daheroumalkhayr6148
      @daheroumalkhayr6148 2 роки тому

      @@kifayayoonis6824 kula midi ahay wllshy ii duceya

  • @najibhirsivlogs4123
    @najibhirsivlogs4123 4 роки тому +1

    Mashallah hore uso mudane

  • @sukiyusuf3144
    @sukiyusuf3144 4 роки тому +3

    Mashallah

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 роки тому +1

    Macg xa good keep going thank you so much ❤❤❤🙏🙏👍👍❤💗

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Рік тому

    Waxtar uleh bulshada kahortagan cabsi fara bdn kadhaweyn wayay hadafyada noloshoda wngsan thy waxtar ugu sameyn karta melcidlo ah tago isla xisabtanto kadulaya hnka iyo hibda ilahay kusiyay ❤

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 3 роки тому +1

    masha allaah ilaahay haku bareeyo
    aniga wlhi cabsi badan dareemaa marwlabo oo aaan meel aan aqoon aan aado ama ba shaqoonin aan dadka kale laqanayo

  • @rukiaabdulkadir9790
    @rukiaabdulkadir9790 4 роки тому +5

    Hibada alle ina siiyay wa waxan qoral iyo hadal toona lagusoo koobi karin allaha nagayelo kuwii ka faaiideesanlaha adun iyo aakhiraba
    Wad ku mahadsantahay wllkey dhiiragalintada wana noo muhiim baraarujintaada

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  4 роки тому

      waa run, waxayna kamid yihiin nimcooyinka Eebe nagu galladeystay, aamiin yaa rabbi. Mahadsanid walal xusiisintaada wanaagsan

    • @kaadirmohamud2416
      @kaadirmohamud2416 3 роки тому +1

      Wll aniga hada cbsida fara badan ihaysata san isaga bi iyona wan garan wayay ila tali bal wll ala kheer haku siiye

  • @aaminahassan9647
    @aaminahassan9647 4 роки тому +4

    true 💯✔ thnx

  • @abdirahmansooyaal5329
    @abdirahmansooyaal5329 4 роки тому +1

    Nice abdalle kaneec aadbaan kuugu bogaadinayaa

  • @fahmiibrahim7337
    @fahmiibrahim7337 4 роки тому +1

    Super👍

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k 3 місяці тому +1

    🇺🇳 ramad

  • @kifayayoonis6824
    @kifayayoonis6824 2 роки тому +1

    Anaa saasee isoo duceeya pls 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @asiadahir82
    @asiadahir82 4 роки тому +4

    Xayakallah indr Abdallah Adam Kaneec.
    Horay usoco Waxad tahay shaqsi aanku daydo Xaqiiqdii oo dhiirigalin iyo tusaale ba isiiya, Rabbi haku xafido

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  4 роки тому +1

      Wax badan baynu kala faa'iidnay, waana kaaga mahadcelinayaa dhiirigelintaada, barakoow walal

    • @farduuslakiofficialchannel9537
      @farduuslakiofficialchannel9537 4 роки тому

      @@AbdallaKaneec huuno Amiga waxan ahay hal abuur lkn ma gudbiyo markaa waxan raba inaad igala qayb qaadato sidàn u noqonlaha qof wax gudbiya

  • @kifayayoonis6824
    @kifayayoonis6824 2 роки тому

    Halkee kala soo xidhiidhaaa

  • @luckfaith5519
    @luckfaith5519 3 роки тому

    Walaahi intaa sheegtay waa wax. Jiro oon la haqiri karin

  • @user-ti8yx3qq7s
    @user-ti8yx3qq7s 9 місяців тому

    🎉🎉😂

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Рік тому

    Fikirka cabsida xasil yahay maskaxdisu wey fikiri karta wad naqajin kreysa dib udhiskeda samo ktaliskeda dhirigelinweyno 😮

  • @abdirahmanhassan3950
    @abdirahmanhassan3950 2 роки тому

    Xishod aya idile wll mxa tala ah dhadka madax galo lama shekesto kaligey lee fikira wan yabe ila tali dadka qar aya igu nace amusnan wlhi

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 4 роки тому

    Naxdin iyo cabsi isku micna miya?