Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Episode 38: Cabsida Geerida; Thanatophobia | Kabasho|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2022
  • Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kara jawaabaynaa xilqaddan.
    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.

КОМЕНТАРІ • 114

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 9 місяців тому +16

    Inta ugu badan dadka firsanayo moducaan wa dad aan isku mid nahay dhamanteen alllah niyadena no dajiyo farxad badan idin rajena abayo adigana wan kaga mahadcelinaya kalamkaga wanagsan runti aad bu ubadale fikirkeyga jazakallah ❤

  • @hassankaafi1979
    @hassankaafi1979 Рік тому +7

    Cimriga iyo caqliga allha ku barakeyo wll illah dartis ban ku jeclahay comen maqoro lakin wan dhageysta kabasho waxbadan ayan ka faiday ❤️🙏

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +6

    Thank You so much Shoodhe Hamda 🙏

  • @nasrihussein1328
    @nasrihussein1328 Рік тому +2

    Anoo searching-garaynaya magacaaga ayuu vedio-gaagan i soo galay mahadsanid hamdaay❤.

  • @maxamadcagey4364
    @maxamadcagey4364 Рік тому +5

    Wll xamdi ilhy baan ku dhaartee inta qodob aad ka hadashy waa ihystaan idinkuna iiga ducaya in ilhy caafimaad iga siiyo tnkz wll xamdi ilhy haku barakeeyo

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Рік тому +3

      Alle haku caafiyo broh is mashquuli baryadana badi aniba waan qabaa waxan

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Рік тому +1

      Wll kula mid baa nahy allha naga dulqaado hda sedethy adga 😢

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Рік тому

      @@user-bx1ic4kb7e aad ayaan uga caafimaadey wll amiga alx

    • @farhiahussein1881
      @farhiahussein1881 9 місяців тому

      ​@@najibmusse7133maxaad sameesay wllo

    • @yahyedaahir5524
      @yahyedaahir5524 6 місяців тому

      ​@@najibmusse7133zxp maxaa sameysay ilaahay haku barakeeyee

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 Рік тому +3

    Ilaahow Aaamiiiin ilaahow Aaamiiin 🤲🤲🥰ilahow qofkasta oo daremaya xanuunkan ama xanuun kale ilahow kadulqaad 🤲

  • @sucaad3425
    @sucaad3425 Рік тому +6

    Hamdaay abaal badan bey nafteyda ku heysaa eebe caafimaad haku siiyo adiga intaad jeceshahay oo dhan 😍❤️

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 4 місяці тому +4

    Xanuunka waan qaba cabsi saaid ah meel yar hadi layga qabto wxn moodayaa inaan dhimanayo hada xitaa xooga wadnaha laiga hayaa laba indhood waan isku keeni la ahy wn cabsanayaa ilaahey haiga caafiyo aniga iyo intii qaba xanuunkaan 😢😢😢

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Рік тому +2

    Jasakallah kheyr wll qali Allah haku barakeyo Hamda hussein keep going 🙏 ❤ nolow wll wax badan ayaan ka faaiday ilaahey haku xifdiyo

  • @saidabdidahir8550
    @saidabdidahir8550 Рік тому +2

    Allah haku caafiyo wll nagu qaaliya mahadsanid inbadan

  • @fartunabdullahi4400
    @fartunabdullahi4400 Рік тому +11

    Aniga ayaad iga hadlaysa wllhi xldan 8 bilood ayaan ku jiraaa sabab ii keentayna ma aqaan qof diinteeda aad u fcna waan ahay 😢😢😢 Allaha I caafiyo 21:58

    • @axlamabdi2054
      @axlamabdi2054 Рік тому +1

      Wlh kula mid baan ahy abyo ilahey hanawada cafiyo🥺🤲

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 Рік тому

      Ani xitaa walhi abyo salad iyo quran iyo adkarba kama tago hada dhibkasa ihaysata😢 ilahay hanacafiyo

    • @farhiahussein1881
      @farhiahussein1881 9 місяців тому

      ​@@fartuuncqaadir9381hda sidee baad Ka noqoteen

    • @naimohaajiosmaan1376
      @naimohaajiosmaan1376 5 місяців тому

      ​@@fartuuncqaadir9381wlhi isku mida nahy just cabsiya daremoya yaa allah 😭🥺

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 5 місяців тому

      Hda maka cafimady wllo

  • @fahmomaxammed2256
    @fahmomaxammed2256 6 місяців тому +1

    Thank you wall qaali❤

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 6 місяців тому +1

    Mahadsanid hamda xbbti

  • @mukhtarmaxamuud7944
    @mukhtarmaxamuud7944 Рік тому +1

    Masha allah saw dhawaw wll wan ku sugaynay allah haku cafiyo

  • @hazzanmhamett776
    @hazzanmhamett776 18 днів тому

    Thanks

  • @user-bx1ic4kb7e
    @user-bx1ic4kb7e Рік тому +7

    Wlhi mudo baan sidaan ahy allha naga dul qaado qfkasto dhibkaas qabo iyo ka darabo aan isku duceyno wllhy 😢😢🤲🏼

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 Рік тому +1

    Mahadsanid hamda Hussein ❤️

  • @Yasser-2
    @Yasser-2 Рік тому +1

    Admirable as usual.

  • @JaamacCabdulaahi-pn7bv
    @JaamacCabdulaahi-pn7bv 6 місяців тому

    Allaha ku xafido baayo Jassakallaah😊❤

  • @yonishassan3423
    @yonishassan3423 3 місяці тому

    Thanks walaashey hamda❤

  • @Niini389
    @Niini389 Рік тому +1

    Hamdaay wll mahadsanid inbadan ❤

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Рік тому +1

    #Xamda_xuseen ilaahay ha ku shaafiyo walaalo qaali xanuunkaasi meel walba waa ku jiraaa ilaahay ha noo kaa shaafiyo

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 Рік тому +2

    Ilahy haku barakeeyo waqtifiican baan kubartay xanuunkan aniga ayuu igudhacay mar uu aad iigu darnaa baa isoomartay lkn Alxmdulilah hada waxan daremaya inan xoga kaso bogsanayo dhakhatar uma tagin qofna igama dhayin lkn aniga ayaa sidan naftyda ulahadlayay ilaahayna baryo badan baryay ayuu rabii iga qafiifiyay Alxmdulilah inta yare igu hartayna vediogan ayaa iga dawaynaya bi idnillaah 🤲🥰♥️jazaakallah wll mcn ilahy haku barakeyo aduun iyo akhiraba ilahy haku xifdiyo 😘

    • @farhiahussein1881
      @farhiahussein1881 9 місяців тому

      Apyo mxd sameesay

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 9 місяців тому

      @@farhiahussein1881 abyo baryada ilaahy ayaan badiyay waxwalba oo aan daremayo oo uurka iiga jirana waan soo sari jirey yacni waan kahadli jirey intan meel kaligay tago ayaan waxa culayska ee markas ihaysta sheegshegi jirey ogowna xanuun walba oo nafsiyana wuxu awood badan yahay intaadan dibada usoo saarin oo uu kaa adagyahay maalinkaad dibada iskaga soo saarto ama qof usheegtayaa ama adigu isla hadashayaa wuu daciifayaa oo waxad daremaysa inad bogsan rabto yacni qafiif inu sidi hore kaso yaraanayo marka wakas abyo naf walbahi waqti bay leedahay dhaafi mayso kana hormari mayso waxa ugu badan ee aniga igu kenayna waa gaabis dhanka diinta quraanka iyo macaa saladi oo anan sidaydi hore ku ahyn waan fahmay mesha la iga raacay inay halkas tahay dabadedna xus fara badan iyo dikriga ilahy baan badiyay dadka way ku kala duwanyihin waxa kusababa ee dib ufikir maxa noloshada iska badelay ee kugu keenay kadib waxas soo maaree adna ha isdhiibin waligaa
      Hadad xanusantahay Alaha kucaafiyo abyo oo dhamanten Alaha nacaafiyo hadad cafimad qabtana Alle wayne hakuugu wado oo wax kudhiba kuma tuso

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 5 місяців тому

      Wll hda maka cafimady

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 5 місяців тому

      @@farhiahussein1881 abyo baryada badiyay self talk ayan sameyay aniga ayaa isla tacala cid uma tagin lkn dadka igudhow een kukalsoonahyna waan ushegi jirey yacni ayamahan sasa ahy bal si aan ugu nafiso

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 5 місяців тому

      @@khayriyaahmed-wp1iw abyo haa marna maya waan kacaafimaadey oo sidii iyo si udhow midna maahi haben iyo maalin baan kala ahy walina qofkaygi berigi hore kuma noqon oo raadadkisi ayaa igu haray walina isdabiibid aniga kaligay ah iyo Alle swt ayaan kujiraa 🥰🙏

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 7 місяців тому

    Mahadsanid hamda hussein❤

  • @Kawther-fx2xf
    @Kawther-fx2xf 5 місяців тому +2

    Alla wll alle khayr haku siiyo anigaad moodaa inaad iga hadlayso umulna waan ahay waxa malin oo dhan iga oysiiyaa waa ilmaha yar yaa hayn doona yaa care garaynaya anigii murayada uunba hor taag nahay qanjirkan muxu lasoo kuusan yhy bal cadaadi muxuu la dancanayaa rabiyow naga caafi aniyo qofkii müslim ah uu hayaba

    • @zuurabintumuse7760
      @zuurabintumuse7760 5 місяців тому

      Wll aniga kula mid ahee aniga xitaa umul ban ahaye

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 місяців тому

      @@zuurabintumuse7760 meeqa bil a tahay abayo goormese kugu bilawday

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 місяців тому

      See noqotay abyo

    • @zuurabintumuse7760
      @zuurabintumuse7760 5 місяців тому

      @@Kawther-fx2xf abyo wn ficnahay alx adigu seethy

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 місяців тому

      @@zuurabintumuse7760 abyo wa ihaya wali e maxaa suubisay

  • @abdikeniahmednour3780
    @abdikeniahmednour3780 Рік тому

    Mahadsanid Xamda.

  • @anisohirsi7236
    @anisohirsi7236 Рік тому +1

    Ilhy hku caafiyo aby🥰🧕🌺

  • @hawaamohamedabdi3136
    @hawaamohamedabdi3136 Рік тому +1

    Wll qali muqalkada adban iga helay wadku mahadsanthy

  • @tariqmuse4457
    @tariqmuse4457 Рік тому

    Alle haku caafiyo wll qli❤️🙏

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 Рік тому

    first person Wxe marqaati ka tahay sa u sugaayay thank u hamdiyey

  • @abdiazizi9812
    @abdiazizi9812 Рік тому +1

    Alxamdullillah illaahy baa mahad iskale ku caafiyay isuna keen celiyay inta kugu hadhayna allah ha Kaa caafiyo wax badan Baad I bartay shaqsiyan

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 11 місяців тому +2

    Mahad sanid ustad ❤️🙏

  • @zamiiramaxamed7318
    @zamiiramaxamed7318 Рік тому

    Hamda abaayo waxa thy qof aan muhiim siyo mawducyadeda 👸😇😍😘

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Рік тому

    Hamda Hussein adaa kuu salaamayaa huno allaha ha noo kaa caafiyo adaa kugu xiisey ❤️💯

  • @abdirashidshacraawi3412
    @abdirashidshacraawi3412 5 місяців тому +2

    Aniga qaba wadnogaraac iyo naqas iyo cabsida geerida saacadan aan muqaal daawanayo,ayaan dareemaya.

  • @nimcoahmednimcoahmed7539
    @nimcoahmednimcoahmed7539 Рік тому +1

    asc xamday alle haku cafiyo wllo marka hore, salan iyo duco kadib waxan ku waydiyay buugagii "" AABAHA HAL DOORKA AH"" Halkeen ka helaa❓ HARGEISA ayan joga.

  • @ahmeddahirabdulle3716
    @ahmeddahirabdulle3716 Рік тому +1

    Asc hamdi. Cabsida makentaay evil eye Ama jinni

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 Рік тому +2

    Waad mahadsantahay walalo hamdaay.
    Qofka muslimka ah xaaladaha kala duwan ee uu, marayo aduunka kan
    Waxa kamida xaalad caafimad iyo mid cudur. Hadaba markuu caafimad qabo waxa laga rabaa بين الرجاء والخوف .
    Ma, aha inuu u, iisho midkoodna
    Balse xaaladda xanuunka waliba uu, is dhaho waa kama danbaystii ayaa laga rabaa rajjaha oo qudhaha. Saasay tilmaamayaan aayadaha qur,aaanka iyo Axaadiista suubanaha scw.
    Mida kale adiga laftaadu waxaad tahay gabadh culima ah oo taqaana diinteena islamka
    Sideedabana waa la waayay wax kala badiya hadal.
    Waxan ku dhihi lahaa intaad faraha ka qaado falsafadan ku salaysan dooda nooga faa, iidee diinta macaan iyo ducooyinkii aad bilowday. Taasaa qalbiga qoyni , qeexi oo waliba qaboojin.
    Khaladna hay fahmin.
    Sharafi korkaaga ha , ahaato.

  • @biyaayo
    @biyaayo Рік тому +1

    Claustrophobia kasoo hadal abayo

  • @faizasalaad9730
    @faizasalaad9730 3 місяці тому

    Aniga marmar waxan is dhahaa ma leysak dhaxal cimirga gaban hoyadey ano yar ayey dhimatay ayeydeyan hoyadey oo yar beya dhimatay anigan caruurteyad oo yar yar mannka dhimandon

  • @maymuunadan1773
    @maymuunadan1773 5 місяців тому

    Alaa gabadhan ani ilahad laysaa😢xita wadno waxoon idheh Dr hadan aado wad fican tahay lay dhahaa😢

  • @ayaanabdirsak6426
    @ayaanabdirsak6426 Рік тому +1

    Aniga IGA hadlaysaa inantani

  • @nasriinahassanyusuf4553
    @nasriinahassanyusuf4553 8 місяців тому +2

    Wlhi wan ahaa Alxm hada wey dhafeen dadaal bdn Alle isku xir waxaas waa sheydan

    • @HaajaraMohamed-xq6gh
      @HaajaraMohamed-xq6gh 2 місяці тому +1

      Asc wll qaali adoo raaliya xanuunkan ayaan hada la noolay sidee Isaga daawaysay mase kula soo xiriiri karaa waxaan rajaynayaa inaad arki doontid insha allah

    • @ilhanxarago9449
      @ilhanxarago9449 Місяць тому +1

      ​@@HaajaraMohamed-xq6gh aniga xata qali xagee kaso qabn kara ❤

    • @milgomohamoud3118
      @milgomohamoud3118 6 днів тому

      ​@@ilhanxarago9449 hada seed ka tahy gacalo

    • @HanaQali
      @HanaQali 2 дні тому

      ​@@ilhanxarago9449abyo xaldan miyaa daremesa

  • @umurayaan2774
    @umurayaan2774 Рік тому +4

    Walaal xamdaay anaa la dhibaataysan xanuunkaa alle hayga dulqaadee

    • @axlamabdi2054
      @axlamabdi2054 Рік тому +2

      Wlh ani xataa mudo ihaaya allaha naga dulqaado cid walbo muslima🥺🤲

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Рік тому

      @@axlamabdi2054 abyo sidethy hda anga xitaa waan qabyee hda sidii hore ma ihi alxm 😢😢

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 5 місяців тому

      Hda sidee kathay wll anu ihayaye

    • @zuurabintumuse7760
      @zuurabintumuse7760 4 місяці тому

      ​@@khayriyaahmed-wp1iw asc wll sethy xanunkan anu ihayaye

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 4 місяці тому

      @@zuurabintumuse7760 wll Mar Mar wan ronada marna iguso kcal lkn sidii hore wan dhama

  • @Caruurtasomali
    @Caruurtasomali 11 місяців тому +1

    aniga cabsi badan ayaan kaqabaa dhimada 20 sano ayaana jiraa elevatorka hadaan raacayaa xitaa cabsi ayaan dareema

    • @sahraabdirahman2507
      @sahraabdirahman2507 11 місяців тому +1

      Isku midaa nahey hada sidee tahey

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali 11 місяців тому

      @@sahraabdirahman2507 wali Waan Dareemaya

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 8 місяців тому +1

      Cabsi geerida miyaa qabtaa zhb

  • @NahidaKhaliif
    @NahidaKhaliif 5 місяців тому

    ❤😊

  • @raniaal-ashqar7276
    @raniaal-ashqar7276 Рік тому

    Geschiechten in verschiedene bad woman mehre karten

  • @raniaal-ashqar7276
    @raniaal-ashqar7276 Рік тому

    Gut geschiechten künst das gute