Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Cabsida iyo shakiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 гру 2019

КОМЕНТАРІ • 19

  • @naciimoabtifataah6876
    @naciimoabtifataah6876 4 роки тому +2

    Msha allh xbbti wllhi waxbdn kafaaidey wllhi cabsidaa iyo shakig wan qabay alx hdalkga ayaamnta daawo ka helay

  • @yuusufqadhiib5635
    @yuusufqadhiib5635 2 роки тому

    Masha Allah abayo keep going

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 4 роки тому +1

    MASHA ALLAH

  • @mounazeidtiti8222
    @mounazeidtiti8222 4 роки тому +2

    masha allah jzki llahu khayraaa sis

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 роки тому

    Thank you

  • @munaxasan4902
    @munaxasan4902 2 роки тому

    Masha Allah abayo shugran

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 роки тому

    Maasha allaah jzklh kheyran ustaad aamina baarakallaah fiikum abaayo aniga waxaan ahey dadka waxbarashada kabaqo waxeyna igusii badataa markuu imtixaanka yimaado sidee looga bixi waxaan jeclahey inaa barto luqada Englishka kuhadalka luqada waxaa ii diidey cabsida

  • @hodanmohamed1907
    @hodanmohamed1907 4 роки тому +1

    Wll waa mahadsantahay adigo raliaya abayo waxan qaba shaki ah saan ujooga ban waxan oranaya cudur ba ku haya marka walwalbadan oo xita hurdada iga samenaya ban galaya ila asbuucyo soconayna maxan sameya wll ila tali

    • @isbedeldoonchanel7047
      @isbedeldoonchanel7047  4 роки тому +1

      Hodan Mohamed asc abayo shakiga waa fikrad kusoogashay oo aad kusoocelcelisay ee waxad samesaa markay fikrad qaldan kusoogashaba waxad iskudaydaa in aad naftaada kadhadhiciso in ay jirin hau ogolaan naftaada inay waqtigaliso shakiga oo raacraacdo. Insha allah waad kabixidontaa waanakasoohadlidonaa
      Mahadsanid abayo

    • @hodanmohamed1907
      @hodanmohamed1907 4 роки тому

      @@isbedeldoonchanel7047 wa mahadaantahay abayo khayr badan allah haku siiyo wllaley igu cawi marba wiixii aan uga gudbi karo illahay haku barakeyo mankaga

    • @ilhanmohamudnuurosoble3469
      @ilhanmohamudnuurosoble3469 4 роки тому

      Abayo waan xanusanaya alxamdl wana iska ronadaaa ilaahow ha iidarin dhatar markaa tago waxba la igamahelo ilaah baa mahadleh waxaan is dhahaa malagu sixray shaki ayaa qabaa walalyaal isoduceye adigana amuu rihiina alaha sahlo

    • @hodanmohamed1907
      @hodanmohamed1907 4 роки тому

      @@ilhanmohamudnuurosoble3469 allah haku caafiyo shaki cudur xun weeye walahi lkn ducdada badso abayo iyo is ilowsin

    • @cabdicasiisaadan4645
      @cabdicasiisaadan4645 2 роки тому

      @@hodanmohamed1907 aniga talo kuuhaya wahtspka igalsoo xiriir

  • @user-hg3ec1cc7t
    @user-hg3ec1cc7t 4 роки тому

    aniiga waxan jeclahay ina wax qabsado waliba mihnida saxafada bartan jclhay haden waan cabsanay markan damco ina wax bilawo waan baqadaya

  • @naciimoabtifataah6876
    @naciimoabtifataah6876 4 роки тому

    Abyo meel an kala soo xariiro isheeg adoo mahdsan