Abdalla Kaneec
Abdalla Kaneec
  • 113
  • 326 452

Відео

UMMADI MEESHA AY KA HOR MARTO WAA HOGGAANKEEDA
Переглядів 2,1 тис.7 годин тому
Sh Maxamed Idiris oo qoray buugga Horumarka Turkiga ayaa ka sheekeeyay sababta uu buuggiisa Hoggaanka ugu doortay Erdogan. ua-cam.com/video/eEon2i70aT4/v-deo.html
"SABABTII AAN ABWAAN HADRAAWI UGA CUMREEYAY" SAYID CALI
Переглядів 98121 годину тому
Sayid Cali oo ahaa arday wax ka barta Dalka Sacuudiga ayaa goostay inuu ka cumreeyo Abwaan Hadraawi. daawo sababta. ua-cam.com/video/ic13l3MaE2c/v-deo.html
“ WAXAAN KU DHEX KORAY GURI FANEED” FILFIL
Переглядів 265День тому
Kabaniiste Cabdiqadir Filfil oo igu soo booqday goobteyda shaqada ayaan wareysi kooban la yeeshay. ua-cam.com/video/ITEik9Ldhfs/v-deo.html
"JIILKA MAANTA JOOGA HADDII SIDAN LAGU FIIRSADO DHIBAATAY DHAXLAYAAN "
Переглядів 20914 днів тому
Cumar C/laahi waa mulkiilaha Omariano Book Store, waxa uu nooga sheekeynayaa sababta uu ganacsigan u bilaabauy. ua-cam.com/video/9LrXyqpUfi0/v-deo.html
BANDHIGGA CARWADA GANACSIGA SOOMAALIYEED EE KENYA
Переглядів 82721 день тому
Waxaa xaafadda Islii lagu qabtay carwada ganacsiga ee Somali Expo, kaasoo ka qabsoomay Mall-ka BBS. ua-cam.com/video/vsbO4qSqzVg/v-deo.html
NIN JALAATADA IIBIYA OO AAD ULA YAABAY DHALINYARADA SOOMAALIYEED
Переглядів 1,3 тис.21 день тому
Jalaatoole aan la kulmay ayaa aad ula yaabay dhalintaradeena ayaa iiga sheekeeyay arintan. hoos ka daawo. ua-cam.com/video/ohEo2oUOwEs/v-deo.html
"HADDA BILLOOW WAXAAD DOONEYSO INAAD BERRI SAMEYSO" Qeys
Переглядів 35728 днів тому
Agaasimaha Tv-ga Horn Cable ee Nairobi oo aan wada-sheekeysi kooban la yeeshay. halkan ka daawo. ua-cam.com/video/iSU8FlXiKdo/v-deo.html
VLOG II MEEL SHIDAN IYO ASXAAB QAALI AH
Переглядів 499Місяць тому
Waxaan booqanay maqaayadda Fiesta Farm oo ku taalla Karen. ua-cam.com/video/1pQ-DihNkDs/v-deo.html
"MACALINKEYGII AYAA IGU DHIIRIGELIYAY INAAN XIRFAD BARTO" HADRAAWI
Переглядів 120Місяць тому
Hadraawi oo ah weriye ka hawlgala warbaahinta SSTV ayaa nooga waramay waaya-aragnimadiisa shaqo iyo xirfadaha loo baahan yahay in ay dhalinyarada bartaan.
SAGAALKA XEER EE NAFTA LAGU EDBIYO
Переглядів 117Місяць тому
Waxaa jira sida la isla qirsan yahay in nafta bini-aadamka la edbin karo, hadaba qoraa C/fataax Fareey ayaa noo sharaxaya sagaal qodob oo muhiim u ah edbinta nafta. ua-cam.com/video/xL4SaKah62M/v-deo.html
“WAXII AAD QORTAA QARNIYAAL HARIDOONA” MAANSO
Переглядів 1183 місяці тому
“WAXII AAD QORTAA QARNIYAAL HARIDOONA” MAANSO
"Haddii aan dooneynu inay Soomaalidu qarniyo sii jirni, waa inaan Afkeena ilaalinaa"
Переглядів 1983 місяці тому
"Haddii aan dooneynu inay Soomaalidu qarniyo sii jirni, waa inaan Afkeena ilaalinaa" ua-cam.com/video/Z7212kfhmHw/v-deo.html
"DOWLADI WAXAY DALKA IYO DADKA U ILAALISAA 3-SHEEY" II Ustaad Maxamed Nuur
Переглядів 1383 місяці тому
"DOWLADI WAXAY DALKA IYO DADKA U ILAALISAA 3-SHEEY" II Ustaad Maxamed Nuur
Bulshadu haddii ay saddex sheey weydo!.
Переглядів 1164 місяці тому
Bulshadu haddii ay saddex sheey weydo!.
Gorfeynta: Sideebay u noolayd 100 sanadood kahor bulshada Soomaaliyeed?
Переглядів 2365 місяців тому
Gorfeynta: Sideebay u noolayd 100 sanadood kahor bulshada Soomaaliyeed?
Ka farxi kuwa baahan maalmaha ciidda, adigoon lacag bixin
Переглядів 756 місяців тому
Ka farxi kuwa baahan maalmaha ciidda, adigoon lacag bixin
Waxyaalaha maalintaada qurxin kara waxaa kamid ah II Abdalla Vs Turki
Переглядів 2137 місяців тому
Waxyaalaha maalintaada qurxin kara waxaa kamid ah II Abdalla Vs Turki
“Maxaa maalintaada qurxiya” Abdalla Kaneec & Abdalla Turki
Переглядів 2147 місяців тому
“Maxaa maalintaada qurxiya” Abdalla Kaneec & Abdalla Turki
Ummad walbaa jiritaankeeda waxa ka masuul ah dhaqankeeda, waxaana lagu ilaaliyaa suugaanta
Переглядів 2458 місяців тому
Ummad walbaa jiritaankeeda waxa ka masuul ah dhaqankeeda, waxaana lagu ilaaliyaa suugaanta
Amb Cawad "Ma ihi Abwaan balse Afsoomaaliga waan dhadhansadaa" II Godob & Geeri
Переглядів 1708 місяців тому
Amb Cawad "Ma ihi Abwaan balse Afsoomaaliga waan dhadhansadaa" II Godob & Geeri
Bandhigga Buugga Godob iyo Geeri II Taariikh 150 sano kahor
Переглядів 2058 місяців тому
Bandhigga Buugga Godob iyo Geeri II Taariikh 150 sano kahor
"Xag uun labada daarood ku daran ha is xakabin meele" Ismaaiil Mire
Переглядів 2868 місяців тому
"Xag uun labada daarood ku daran ha is xakabin meele" Ismaaiil Mire
"Maskaxda waxaa koriya akhriska" Sh Maxamed Idiris
Переглядів 938 місяців тому
"Maskaxda waxaa koriya akhriska" Sh Maxamed Idiris
Maxaad ka ogtahay isbadalka weyn ee ku yimi Ganacsiga Xaafadda Islii?
Переглядів 1338 місяців тому
Maxaad ka ogtahay isbadalka weyn ee ku yimi Ganacsiga Xaafadda Islii?
INTERNET MA U SHAQEYSAA MISE WAA KA SHAQEYSATAA?
Переглядів 1079 місяців тому
INTERNET MA U SHAQEYSAA MISE WAA KA SHAQEYSATAA?
Goobaha nasashada iyo bulshadeena
Переглядів 7979 місяців тому
Goobaha nasashada iyo bulshadeena
Maxay tahay qodobka muhiimka ah eynaan ku darsan kuweena sanadlaha?
Переглядів 1349 місяців тому
Maxay tahay qodobka muhiimka ah eynaan ku darsan kuweena sanadlaha?
Ninkii shaqeestaa shaah caba.
Переглядів 24111 місяців тому
Ninkii shaqeestaa shaah caba.
DARDAARAN "Dadku waa hantiye baro"
Переглядів 43411 місяців тому
DARDAARAN "Dadku waa hantiye baro"

КОМЕНТАРІ

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 20 годин тому

    Maxa somalida ka khuseeya ordogaan oo turki ah oo danta dalkiisa ka shaqeynaya. Sheekh aan madaxda dalkiisa ogolayn muxuu hogaamin kara. Waxa sheegidu waa in ficilkoodu waafaqaan. Bal hal urur oo ay leeyihiin oo dalka somaliya iyo sidoo kale dalka somaliland ha la sheego oo danaha dalalkooda iyo wax la qabadka madaxdooda aykaga hadlayaan iyadana ha la sheego

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 День тому

    Wadaadow waafacaa ee dalka Iyo diina maxaad uwabateen? Dooladii Somalia iyo shicibkii na adinka wadadada ah ayaa burburiyay? Hadal waxmataro ee ficil laimaada

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 День тому

    ما شاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 дні тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yuusufHussein-oq5kr
    @yuusufHussein-oq5kr 3 дні тому

    Somali hormar iyo dhaqalo sareyso raadineyna Insha allah

  • @Umu.Amiira1494
    @Umu.Amiira1494 6 днів тому

    SHEILH SAYID CALI PLEASE AABAHAY IIGU CUMRAYSO WALAAL WAA UGA CODSI HAWL AAD UFIICAN AYAAD UMADA UHAYSAA WALAHI ALLE HORTIISA AJAR WEYN ALLE HAKAA SIIIIYO 🤲🤲🤲

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec 6 днів тому

      Ustaadka hadda Nairobi ayuu joogaa

    • @Umu.Amiira1494
      @Umu.Amiira1494 6 днів тому

      @@AbdallaKaneec Haye walaal markuu laabto Iga gaarsii fariintaaas

  • @amransiciid5632
    @amransiciid5632 7 днів тому

    Maansha allh alleh hakaa abaaliyo iyagana ajarkaa ha gaadhsiyo

  • @muftiabdirahmannoor498
    @muftiabdirahmannoor498 8 днів тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ayanmohamed2357
    @ayanmohamed2357 8 днів тому

    Asc walal hore usoco sedcali Cimrigana allah hakudhereyo😊

  • @abdiaziizibraahimnuur2271
    @abdiaziizibraahimnuur2271 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @xaqiiqooyin6465
    @xaqiiqooyin6465 9 днів тому

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 13 днів тому

    Ustaad filfil ahaa masha allah waa barnaamij cajiib ah

  • @anasanas4730
    @anasanas4730 13 днів тому

    Good job

  • @Faatimabukhaan
    @Faatimabukhaan 14 днів тому

    Masha Allah WLL mahadsanid

  • @habiiburahman22258
    @habiiburahman22258 17 днів тому

    Masha Allah Abdalla kanec

  • @barkhadlemohamed4051
    @barkhadlemohamed4051 17 днів тому

    Mansha allaah waraysi waa uu fadhiyaah

  • @Abdirahman1
    @Abdirahman1 17 днів тому

    Fariiin wax ku ool ah

  • @rukiaabdulkadir9790
    @rukiaabdulkadir9790 17 днів тому

    Waxyabo qiimo leh ayad uso gudbisa bulshada mahadsanid kaneec

  • @axmedmaxamuuddheeg3063
    @axmedmaxamuuddheeg3063 17 днів тому

    Thanks Mr Kaneec

  • @rukiaabdulkadir9790
    @rukiaabdulkadir9790 20 днів тому

    Mahadsanid intan tagin wad ufaaiidesay

  • @fatumamusse234
    @fatumamusse234 20 днів тому

    Keep going Wll

  • @feisalfiilowxin5242
    @feisalfiilowxin5242 21 день тому

    Good job.

  • @dareenugub2450
    @dareenugub2450 21 день тому

    Shaqo wacan baad haysaa saaxiib❤

  • @daarmacalinadanofficial
    @daarmacalinadanofficial 22 дні тому

    Kkkkkkkk Kaneeco Sxb suaashaa Waa su anal wanaagsan ninkaana wuxuu layaab ayuu arkay. Lkn waxaad usheegi leheed Talefonada intooda badan dibada ayaa LAGA keenaa Qaraaba ahaan ma'am ceeyr qaadato oo aan shaqeeyno ayaa waxaa loo ogolyahay ineey kanbaniga talefanada ay ka qaadato waxeey rabta bill walbana Qeeyma LAGA Jara . Marka sidaa iyo si lamid ah ayaa lagu helaa.

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 22 дні тому

    Hagaag!

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 22 дні тому

    Waa runtiisa

  • @SaidMohamudVlogs
    @SaidMohamudVlogs 22 дні тому

    Waa fariin mug iyo miizaan leh ustaad

  • @Raxma123
    @Raxma123 22 дні тому

    Waa ku salaabay habo hure usoco dad keenu ma bisla wanaa loo iibiyey wuxuu xoogiisa ka iibsaday maha

  • @ju4965
    @ju4965 23 дні тому

    Guulayso walaal

  • @maryanapdirizaq
    @maryanapdirizaq Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ebadahussien537
    @ebadahussien537 Місяць тому

    Qurux and wadankaagii ahayn maqurux baa raga soomaaliyeedoo wadankiinii xageed ku ogaydeen

  • @ismailyare1196
    @ismailyare1196 Місяць тому

    War kaneeco meshaan waa rabaaye waa intee

  • @SaidFadhaye_
    @SaidFadhaye_ Місяць тому

    CAADI MAAHAN

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec Місяць тому

      Ragga qurxiyay sow adinka ma ahan

  • @ZubaydaZubaydaasad
    @ZubaydaZubaydaasad Місяць тому

    Nice place 😘

  • @ayanali1375
    @ayanali1375 Місяць тому

    Meel qurux badan iyo asxaab qurxooon❤

  • @ayanali1375
    @ayanali1375 Місяць тому

    Meel qurux badan iyo asxaab qurxooon❤

  • @aishahassan6981
    @aishahassan6981 Місяць тому

    So nice mashalaah

  • @kowsarmuuse2302
    @kowsarmuuse2302 Місяць тому

    Mnsh Allah waa mel qurux badan

  • @saamkahersi4118
    @saamkahersi4118 Місяць тому

    good place👍

  • @Guleid347
    @Guleid347 Місяць тому

    🎉congratulations

  • @soyaalkatariikhda-m1j
    @soyaalkatariikhda-m1j Місяць тому

    masha allah video qurux badan

  • @xaqiiqooyin6465
    @xaqiiqooyin6465 Місяць тому

    Masha allh

  • @AK-qr2ff
    @AK-qr2ff Місяць тому

    waa barnaamij fiican

  • @IbnuBaashexaad
    @IbnuBaashexaad Місяць тому

    𝐝𝐡𝐮𝐥𝐛𝐚𝐡𝐚𝐧𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐪𝐝𝐚𝐝𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐝𝐡𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝

  • @CabdicaliCumar-l4z
    @CabdicaliCumar-l4z 2 місяці тому

    M.n ❤❤

  • @abdimuhumed5425
    @abdimuhumed5425 2 місяці тому

    Maansha allaah

  • @KhalidAdam-r9o
    @KhalidAdam-r9o 3 місяці тому

    Woow ❤

  • @KeenadiidAhil
    @KeenadiidAhil 3 місяці тому

    Salalaahu caleyhi wasalam ♥️

  • @MarwaanSalaad
    @MarwaanSalaad 4 місяці тому

    😂❤😅

  • @fardosajimale7852
    @fardosajimale7852 4 місяці тому

    Beautiful, as it was rightly said," trust the universe and take inspired actions from it". Thank you akhy