Saylac waxaan ku maqlay inuu ku yaallo masaajid la yiraahdo qiblataynka oo qudusna loo tukan jiray makkahna hadda u jeeda walina labadii qiblo ku yaallaan mashaa allaah goor hore ayaa simalida diintu soo gaadhay daliilna waxaa u ah masaajidkaas
Excellent and historic trip to the holy ancient Somali city of Zaila. My grandfather Awale of the father side came exactly ftom here. He was an orphan boy living with his aunts and as a teenage he managed to traveled to Aden for work at the turn of the 20 century around 1900s. He came with enough money to buy his own camels. He moved to baadiya never look back to city life and married with lot of kids and owned lot of camels afterwards and died in middle age in Baadiye around 1940s. God bless him!
Great video with great explanations of saylac and its history. I have being watching you videos from the start, you are one of the only 2 Somali UA-camrs I watch, their videos, which I find beneficial. The other one being abdi explorer a brother from Australia travelling through Asia. You are very close to achieve your goal, may Allah make easy for you the remaining of the journey.
Wow MASHALLAH masjid qibla teyn ❤ you really are having an amazing somali adventure 😀 reer jabuuti iinanka sii fiicaan oo so dhawaaya ilaa Nairobi bu iidinka soo safray🎉
Sxb sare faysal sheikh Jerusalem maaha magac saxda ah ee Qudus halkaas aad leedahay yuhuuda in lagu qanciyo ayaa loogu tukanayay Qudus yuhuud ma lahayn ingiriiska ayaa ku beeray badankoodna kasoo aruuriyay yurub iyo Rusia Mahadsanid sxb good journey 🚲🌍.
Warya Feysalow waad duceeysantahay sxb. From Nairobi to Zeylac?. Meshas waa meel tariq ah ubahaan astuuraad oo barakeysan. Kici umadda. . Gaarsii warka...hori usoco we with you to end bro.
Very sad! It is an unfortunate that the so called presidents of these people lacked the audacity inay sidan wax u dhamaan. Wallee aduunkana xisaab aakhirana cadaab...
Reer Boraame iyo reerah degan dooxan xal u keena oo dowlada Somaliland iyo Jabuuti ama dadwayenah u qayliya si loo dhiso wayo marbadan ban arkay dhibatada meesha ka jirto, Illahay ha ka badbaadiyo dadka.
khuraafaat ka soomaalidi iska dhaadhicisay weeye, waxba kama jiraan masjid-kaas waa been in laba qibla ka jirtay zaylac. look at the map both makkah and alquds are north from zaylac. meaning same direction. if you know anything about geography.
Sxp mcn share out iisamey
𝑨𝒏𝒂𝒂 𝒌𝒖𝒔𝒂𝒓𝒆𝒆❤𝒌𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏' 𝒃𝒓𝒐
Ana wan wan ku saraye keep going 🥰
Somalilanders wadadaa Borama to Saylac iskaa wax uqabso aaan kudhisano wlhi waaan dhisi karnaaah sidiii Burao to ceerigaaabo dawlado ha bilowdo .
REPUBLIC OF SOMALILAND
♥🧡🧡🧡❤❤❤❤❤
Maxaa diiday in ay wado dhisaan. magaalo to magaalo bilaa wado ah !!!
Sowta mashrucedi la bilaabay madaxweynahuna 1 Million ugu deeqay madaxweyne riyaalaba mashruuca ka masuula marka kheyr insha Allah wll
Waa sax
African Development Bank ayaa dhisaysa wadada Djibouti city ilaa Boorama. Heshiiskii waala sexeexay 2023.
@@fdama HAAAA hadaaa waaa sax ma ogeyn Somaliland wadajir iyo wax wada qabsi halkaa kusoo gaadhey .
reer awdal waaa cilmi iyo caqli ilaahay iskugu daray .
waxa inaga dhiman waa dhameystiraneynaah insha allah
Sanaag/Yufle
Saylac waxaan ku maqlay inuu ku yaallo masaajid la yiraahdo qiblataynka oo qudusna loo tukan jiray makkahna hadda u jeeda walina labadii qiblo ku yaallaan mashaa allaah goor hore ayaa simalida diintu soo gaadhay daliilna waxaa u ah masaajidkaas
Excellent and historic trip to the holy ancient Somali city of Zaila. My grandfather Awale of the father side came exactly ftom here. He was an orphan boy living with his aunts and as a teenage he managed to traveled to Aden for work at the turn of the 20 century around 1900s. He came with enough money to buy his own camels. He moved to baadiya never look back to city life and married with lot of kids and owned lot of camels afterwards and died in middle age in Baadiye around 1940s. God bless him!
Oh wow
We share nearly the same story
RABOW NABADA U SIYAADI SOMALIAND ❤❤ SOMALIYANA RABOW NABAD KA DHIG NABADU FIICNA
Guul cisse from majeertan
UNION. SOMALI AFRICA❤ Federalism
Mansha alah waa taariikh aad u muhiimsan hala ilaaliyo
Baabuur aan caadi ahayn ayey wataan dadkani masha allah
Saying from India save adventure bro. xuska ilaahy iyo cibaadadana ogow nafta lama hubo
Haye wll.
Mahadsanid
Saylac magaalo taarikh dahab ku leh umada soomaliyed ❤❤ manzha Allah🎉
Masha allah xili Robards bad kubeegantey nabadgala❤❤❤❤
Legend keep going from somali galbeed ❤
Waa ku salaamy sxp faysal i hope you happy 🎉
Waan kaa qaaday.
Absolutely
L 'idée d'un pont plus facile pour traverser
❤❤
waa mahadsanthy saxb
Safar kheyr qaba zxp faysal
MAANSHAALLAH faysal dalmar ILAAHAYOW dhulkeena noo dhowra ALLOW RAXMADADA NOOGU ROONOW NUSQAANTEEDAN NAG HAYE 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤💘
you are becoming my favourite youtuber, great content bro
Thank you Mr, 3.
Finishing soon InshaAllah
Masha alaah ilahay hakugu nabaa gelyo👍✅❤️
Mashallah faysal shiikh baa tahay Waad noo dhuumatay allaha ku barakeeyo waxbadan baad na bartay
Masha allah allow somaliland nabada iyo nimcada usiyaadi faysal wll allah haydinku nabad geliyo❤❤❤❤
Masha Allah guul ku rajeyey jabuti kaliya ku hartey dhulki somaliya
Konfurna markey nbd noqote adi insha Allah
Viva somaliland
Dhulka somaliland dhe somaliya layne😂
Mansha Allah faysalow ban kaas adoo aan xataa goday so gadhin ayaan kaga biqi jiray lkn waxaad sa maysay si fican good job
Waxan salaamaya dhamaan asxaabta sharafta leh ee ku xidhan faysal sheekh waad slaamantin walaalayaal
Fadlan muuqalada aan so gudbiyo ila eeg 🙏
You jave goood informationa about the hijra. Thanks
Abaarzeenu
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
ala maxn mesha wati badan mary❤❤
Marsh somaliland dhylkeedu wa dhul and u qurux bdn
Nabadgal bro Xili Roobaad baa Lagu jiraa Kolay Dhiiqo badan waa is Arkeysaane
Safe trip bro, greetings from Somalilander in California. Please keep your seat belt all the time for your own SAFETY
Thanks wll Burcaawi
@@FaysalShaik1 u r welcome brother
go aanka aad qaadatay ee gaadhiga waad ku sax sanayd muhiimada koobaad waa Save in aad ahaato
Masha alla ❤❤❤
Great video with great explanations of saylac and its history. I have being watching you videos from the start, you are one of the only 2 Somali UA-camrs I watch, their videos, which I find beneficial. The other one being abdi explorer a brother from Australia travelling through Asia. You are very close to achieve your goal, may Allah make easy for you the remaining of the journey.
Ameen.
Thanks brother
Barwaaqo roob❤❤❤❤❤
Wadada aynu dhisno in sha allaah
😮saxiib taratata ayanahay jabuti huteelka aad kusoodaktid ii soo sheeg
Faysal sheikhow big legeng zxp gobolka ragga ayaan kaso salamaya🎉🎉🎉🚭
Waan kaa qaaday sxb.
BURCO
DHulkaayaga anaaka aya dhisan wayney odoyaal baa halkaa na dhigey ❤
Mesha aad tidh waxba laga xukumi jiray maha ee waa masjidka qiblaytaynta ahaaa oo qadiimo noqday dib u habayn laguma saymayni 😊
Alle haku nabad geeyo hno
Wow MASHALLAH masjid qibla teyn ❤ you really are having an amazing somali adventure 😀 reer jabuuti iinanka sii fiicaan oo so dhawaaya ilaa Nairobi bu iidinka soo safray🎉
Amazing adventure
Adaanu laandarka nahay xeebaa waanu ka yaacnaa kulaylka ma jeclin
save journey
Thanks
Zxbkay keep going❤
Banking girayaad 🎉❤❤❤❤
Hello saylac
Nabad gal walaal dhulkan waa dhul halis badan
Faysal Salam sare
Salaam
masku maoaylaba wuu jogaaye
Just watched u on djibouti tv welcome to djibouti bro
Reer Djiboutiyoow aad usoo dhaweeya faysal dalmar
Wadadas Oo dhisan Allow it's
Zxp faysal wan ku taregaa waxaan ka so raacay reer dinle ila salac❤❤❤❤
May Allah blesss you brother ❤❤
Caasha cado waa laga qureecdaa
Sxb sare faysal sheikh Jerusalem maaha magac saxda ah ee Qudus halkaas aad leedahay yuhuuda in lagu qanciyo ayaa loogu tukanayay Qudus yuhuud ma lahayn ingiriiska ayaa ku beeray badankoodna kasoo aruuriyay yurub iyo Rusia
Mahadsanid sxb good journey 🚲🌍.
Waligaa qof jidka loogama tago ajirbaa kahelsysaa
Goobaha taariikhiga ah maala ilaaliyo oo la dayro goob dalxiisna laga dhigo waaxay magaaladana wadoyinka loo ilaaliyo waa sidee
Soomaalidu waxa taarikhda dhabta ah dagaal ayay kula jiraan. Waayo qabiikooda iyo magaaladooda waxan ahayn ma ogola inay taarikh yeeshaan kuwa kale ama magaalo kale. Hada labada magaalo ee ugu taarilhda wayn ee saylac ama xamar qaarbaa dagaal kula jira siday u tirtir lahaayeen taarikhdooda ee tuuladooda shalay waynaatay ee aan boqolka sano jirin ugu badali lahaayeen.
Zaylac waa magalao qadim ah hadana wa magalo baa ba' ah, muusa bixina axmaaruu ku warehjiyey
Muuqaal aad u quruux badan
✌️
Fadlan wll share out ii same
Faysalaw markad biyaha kujirtay waad bakhtiisay heesta markaad kabaxdayna waad daartay sidaasi khiyaano hanoqon sidii kuwii markay bada marayaan allaah baryi jiray markay barriga ubaxaana ilaabayay markasta kafogaw waxa allaah xarimay waad guulaysan hadaf kaagana waadgaadhiye nabigeenu scm wuxu yidhi laba dhawaaq ayaa lacnadan dhawaaqa heesaha iyo dhawaaqa baroorta markaa nashiido bilaa muusi ah kalaaamka allaah waxbadan baa mubaaxa
Warya Feysalow waad duceeysantahay sxb. From Nairobi to Zeylac?. Meshas waa meel tariq ah ubahaan astuuraad oo barakeysan. Kici umadda. . Gaarsii warka...hori usoco we with you to end bro.
Haa.
Thanks wll
Aas baad u calool adag tahay nin adag keep going
mukhtar waa baburkan raacno ilaa gabilay
Jabuuti camera lalama galo dhexdeeda inaad duubtana dawladu ma ogola hadaanad lasii xidhiidhin wasaaradaha ku shaqada leh❤be careful
Waxaas wa been sida aad rabtid ayaa u duubi karta beenta iska dhaaf
@@nimaabdiaziiz9021 waa sida anka dawaday youtubers ajaanib iyo soomaaliba sida geedi sahan iyo kuwo kaleba
Magaalo qadiimi ah nabadgal sxb insha allaah
Faisal sheikh waanku taageraa wll❤🎉😊
Mahadsanid wll
Wlhi magaaladaan aad baan u jeclaa inaan arko lkn sidaan ma fileynin waayo magaceeda iyo muuqeeda isma lahan allow smli wadankooda wanaagiisa iyo quruxdiisa garansii oo kuwo cadowgooda fahma oo midoobana ka yeel
Wr sxb hadaad quraan iska daarato kawaran markaad fiidiyow duubeeyso fanku faaiido malehe
Reer saylac dhirta ha beeraan
Salaam alaikum walalo, do you have any information of the people who are building this mosque and I want to support them with a little donation.
Very sad! It is an unfortunate that the so called presidents of these people lacked the audacity inay sidan wax u dhamaan. Wallee aduunkana xisaab aakhirana cadaab...
Reer Boraame iyo reerah degan dooxan xal u keena oo dowlada Somaliland iyo Jabuuti ama dadwayenah u qayliya si loo dhiso wayo marbadan ban arkay dhibatada meesha ka jirto, Illahay ha ka badbaadiyo dadka.
Faisal sheikh 26 k in la dhaafiyo ayuu uqalma somaliyey
Somaliland wuxu nala joogay dhawr bilood hadana followers kii uu inoola yimid ayuu haysta
Wiilka aan dhaafino dalcada 100k gaadhsiino
Wll aad baad u mahadsantahay horta.
Ii share gareey channel ka sxb
Saaxib mahadsanid flog laakin . Baytul maqdas weeye yuhuud iyo juruslem waxaa ma aha ❤❤❤❤
Maxaad dadkaas dhiiqada dhextaagan ugu joojin weyday gaadhiga ama intaas maad naga jartaan 9:58 😢
khuraafaat ka soomaalidi iska dhaadhicisay weeye, waxba kama jiraan masjid-kaas waa been in laba qibla ka jirtay zaylac. look at the map both makkah and alquds are north from zaylac. meaning same direction. if you know anything about geography.
Ok
sxb magalada cidlada ah xeetahy meyay dadkii suuqyadii iyo gawaaridii meel cidlo ah ayee ila ektahy whys that?
0:04 did Y’ll stop ??
Ismacil Cumar Geele, 3 dawladood oo Somaliland isaga dambeeyey ayuu u balan qaaday inuu wadada dhiso, balantiina wuu uga baxay. Dadka wadadan sida joogtada u mara, 50% waa reer Djibouti.
𝑶𝒓 𝒑𝒊𝒏 𝒉𝒊𝒔 𝒄𝒐𝒎𝒎𝒆𝒏𝒕
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Giriyaad gabal kuugu dhac
La isku habaari jiray
😂
Ilaahay gabbal inooguma rido
Asc adigu hadda xageed joogtaa
waa loo baahanyahay taariikhdan lkn nasiib daro jidadka iyo horumarka gobolkaan taariikhiga ah waxay u baahantahay mega project
QORÀXDOO ARIOORTII HEESTAA IYO SAFARKU ISKU FIICANAA
sxb puntland maxaa u imaan wayday
Xaguu soo maraa Dee laascaanood ayaa qoryo la isku hor fadhiyaaye
Baskiil mxd ugu tagi wayday
Asc faysal alla ku nabad geeyo wadan waxan maray 30 sano kahoor ❤❤👍
Mas iyo waliba waxa jooga dib qalooc iyo waliba warabaha nooca la idhaahdo goodir oo xiliga so bax abaraha
Bisinka wa magaalo burbur ah dadkeedii maye bisinkee mxay u dhisan wayeen
Wa laga guray barihore.
Sxb
Not Jerusalem the name qudus brother
kkkkkkkkkkkkkkk hadaad iga raysay waxaan islahaa siduu kumaridoonaa banka geeriyaad iyo masaskii badnaa kkkkkkkkkkkk sxb safar salaama
😂
@@FaysalShaik1 sxb waxaan jeclaan lahaa inaad mar ku soonoqoto dhagaxbuur iyo jigjiga inta u dhaxaysa
Waadigaas maxay kuwa 30ka sano shacabka beenta ku akhrinayo oo leh wadan baan nahay buundo ogu dhisi waayeen?
war faysalow xiligan jabuuti wa kuleyl dadkiba kasu xaga baxye maxa ku geyey
Qorshaha ayeey ku jirtay sxb
Rer hargesa masajidkan madhisilayihiin
Maxee tahy doqon nimadan ictoraaf waad radiansan
Maad beedka alla distaan
Meelaha tariikhda lama dhiso ee dayactir ayaa lagu sameeyaa hadii kale meel qurxoon oo cusub ayey noqonaysaa
WA BASASINTII
NISA
HHHHH
WAY HURUDA LAND TU