Faysal Shaik
Faysal Shaik
  • 101
  • 2 618 767
Wado Halis Ah Ayaan Maray Maanta | Socdaal Kaygii Kenya to South Africa | S-2 Ep-4
Maalintii sadaxaad iyo Socdaal Kaygii Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika.
Maanta wadadan aan soo maray waxay ka mid tahay kuwa oogu qatarta badan Kenya. Waayo waxaa tusineysa inta calaamad / road signs oo wadadaas ku taalo, lagu leeyahay “ Danger ” Qatar.
Isla socdaal kan maanta, waxaan galay shil.
Muuqaal kan ayaad kaga bogon doontaa.
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee magaalada Nairobi ilaa Cape Agulhas, Koonfur Afrika oo ah cirifka oogu hooseya qaarada Afrika anigoo isticmaalaya mooto.
Socdaalkan, waxaan sidoo kale ooga qayb qaadanayaa sida aan ku xaqiijin lahayn in ubadka miyiga/ baadiyaha ay u heli lahaayeen waxbarasho Waa barnaamij la yiraahdo “Educate Countryside” micnaheedu yahay, “Wax bar Miyiga” oo diiradda saaraya sida carruurta miyiga ku nool ay u heli lahaayeen waxbarasho.
Ka qayb qaado oo naga caawi xaqiijinta hamigaan adigoo ku deeqaya barnaamijka adigoo booqanaya: www.educatecountryside.com/
Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com
Links
Facebook Page
web. profile.php?id=61552547656660&mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v&_rdc=1&_rdr
Educate Countryside
www.educatecountryside.com/donate/
Daallo Airlines
www.daallo.com/
Youtubkayga English ka
www.youtube.com/@FaysalShaik2
TikTok account
www.tiktok.com/@faysalshaik1?_r=1&_d=dlig415bah0iae&sec_uid=MS4wLjABAAAA19_Bc0RTYmxgfk2Ndhb-mYd3AszdhL7kmGQmzwzUOVtPdUpAQMqsHMGgPvpLXR4J&share_author_id=7006003553207010305&sharer_language=en&source=h5_m&u_code=dkfmj7hc694a4f&timestamp=1703144110&user_id=7006003553207010305&sec_user_id=MS4wLjABAAAA19_Bc0RTYmxgfk2Ndhb-mYd3AszdhL7kmGQmzwzUOVtPdUpAQMqsHMGgPvpLXR4J&share_iid=7289817447942391558&share_link_id=60f48c52-d8e4-4b69-b41a-d0ece1408e59&share_app_id=1233&ugbiz_name=ACCOUNT&ug_btm=b8727%2Cb0229&social_share_type=5
Instagram
iam_faysalshaik?igsh=MWcxaTh3Z2MzMXdvMw%3D%3D
Buy Me A Coffee
buymeacoffee.com/faysalshaik
Переглядів: 7 865

Відео

Runtii Kenya Waa Wadan Aad U Quruux Badan | Socdaal Kaygii 🇰🇪 ilaa iyo 🇿🇦 | S-2 | Ep-3
Переглядів 14 тис.12 годин тому
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee magaalada Nairobi ilaa Cape Agulhas, Koonfur Afrika oo ah cirifka oogu hooseya qaarada Afrika. Dabcan waxaan isticmaali doonaa mooto. Socdaalkan, waxaan sidoo kale aan ooga qayb qaadanayaa sida aan ku xaqiijin lahayn in ubadka miyiga/ baadiyaha ay u heli lahaayeen waxbarasho,hadii ay noqoto in aan u dhisno school/ dugsi dheeli tir...
WAXAAN MOOTO KU TAGAYAA KENYA ILAA IYO KOONFUR AFRIKA | SOCDAAL KII UGU DHEERAA | S2 | Ep 2
Переглядів 15 тис.16 годин тому
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee magaalada Nairobi ilaa Cape Agulhas, Koonfur Afrika oo ah cirifka oogu hooseya qaarada Afrika. Dabcan waxaan isticmaali doonaa mooto. Socdaalkan, waxaan sidoo kale aan ooga qayb qaadanayaa sida aan ku xaqiijin lahayn in ubadka miyiga/ baadiyaha ay u heli lahaayeen waxbarasho,hadii ay noqoto in aan u dhisno school/ dugsi dheeli tir...
Mala Dhihi Karaa Waa Dhulka Oogu Quruxda Badan Inta Somalida Dagto? DJIBOUTI 🇩🇯 | Ep 73 |
Переглядів 17 тис.День тому
#africa #somaliacity #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somali #somalia #somaliland
Qorshahayga Cusub iyo Socdaal kale Qaarada Africa | S2 Ep - 1
Переглядів 10 тис.14 днів тому
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee magaalada Nairobi ilaa Cape Agulhas, Koonfur Afrika oo ah cirifka oogu hooseya qaarada Afrika. Dabcan waxaan isticmaali doonaa mooto. Socdaalkan, waxaan sidoo kale aan ooga qayb qaadanayaa sida aan ku xaqiijin lahayn in ubadka miyiga/ baadiyaha ay u heli lahaayeen waxbarasho,hadii ay noqoto in aan u dhisno school/ dugsi dheeli tir...
24 Saacadood Kempinski | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
Переглядів 13 тис.3 місяці тому
#africa #somali #somalia #somaliacity #somalifolklore #somaliland #somalilandvisit #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads
DJIBOUTI da 🇩🇯 Aadan Wali Arag | The DJIBOUTI You Haven't Seen | Ep 73 |
Переглядів 16 тис.4 місяці тому
#africa #somaliacity #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somali #somalia #somaliland
Xeebta Oogu Quruxda badan DJIBOUTI 🇩🇯 | Ep 72
Переглядів 13 тис.4 місяці тому
#africa #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somali #somalia #somalilandvisit #somaliacity #somaliland
Soo Dhaweeyntii Ugu Qaalisanayd aan helo abid | DJIBOUTI 🇩🇯 | Ep 71
Переглядів 35 тис.5 місяців тому
Muuqaalka share gareey, like saar, channel kana subscribe saaro si aad u noqoto mid mar walbo nagu xiran oo hela muuqaalo xiiso leh. my socials; INSTAGRAM; iam_faysals... FACEBOOK page; profile.php?... TIKTOK account; www.tiktok.com/@faysalshaik1?... • Song: Epicness By (Anwar Amr) • Video Link: cutt.ly/ftqFyGA ► Buy me A Coffee: www.patreon.com/user?u=45605781 • Foll...
Dhulkii mucjisada | Lake Abhe | DJIBOUTI | Ep 70
Переглядів 11 тис.5 місяців тому
#djibouti #djibouti #lakeabhe #africa #adventure #travel #somaliacity #somalilandvisit #africa #somali #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somalia #somaliland #djibouti
DJIBOUTI | Cali Sabiix iyo Casaamo | Dhulkii Hodanka | Ali Sabieh | Ep 69
Переглядів 57 тис.5 місяців тому
#somaliacity #somalilandvisit #africa #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somali #somalia #somalinomads #somaliland
Meesha Africa oogu hooseysa | Lake Assal | Ep 68
Переглядів 19 тис.5 місяців тому
#djibouti #afar_music #somaliacity #somalilandvisit #africa #somali #somalifolklore #somalilanguage #somalinomads #somalia #somalilifestyle #somaliland
Carta | Caasimadii Somalida Nabadeysay | Ep 67
Переглядів 25 тис.5 місяців тому
Carta | Caasimadii Somalida Nabadeysay | Ep 67
Finally DJIBOUTI | 5 Bilood oo Safar Dhulka ah, ugu dambeytii Djibouti Waan Tagay | Ep 66
Переглядів 34 тис.5 місяців тому
Finally DJIBOUTI | 5 Bilood oo Safar Dhulka ah, ugu dambeytii Djibouti Waan Tagay | Ep 66
Maalintii Ugu Adkayd Safarkaygii Nairobi ilaa iyo Djibouti | Worst day of my journey | Ep 65
Переглядів 23 тис.5 місяців тому
Maalintii Ugu Adkayd Safarkaygii Nairobi ilaa iyo Djibouti | Worst day of my journey | Ep 65
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
Переглядів 30 тис.5 місяців тому
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
THE GREEN CITY OF SOMALILAND | BORAMA | Ep 63
Переглядів 19 тис.5 місяців тому
THE GREEN CITY OF SOMALILAND | BORAMA | Ep 63
Maalintii Ugu Wacnayd Dalxiiska Safarkii Baiskiilka | The best day of the Adventure | Ep 62
Переглядів 20 тис.5 місяців тому
Maalintii Ugu Wacnayd Dalxiiska Safarkii Baiskiilka | The best day of the Adventure | Ep 62
Cagtii Ugu Dambeyse | LAST LEG | Safarkii Baiskiilka | Hargeisa TO Djibouti | Ep 61
Переглядів 32 тис.5 місяців тому
Cagtii Ugu Dambeyse | LAST LEG | Safarkii Baiskiilka | Hargeisa TO Djibouti | Ep 61
Dalxiiskii ugu Cajiib Sanaa | DAALO | The Most Beautiful Scenery | Ep 60
Переглядів 42 тис.6 місяців тому
Dalxiiskii ugu Cajiib Sanaa | DAALO | The Most Beautiful Scenery | Ep 60
Ceerigaabo - Greenest city of Somaliland | Magaalada Cagaaran | ERIGAVO | Ep 59
Переглядів 27 тис.6 місяців тому
Ceerigaabo - Greenest city of Somaliland | Magaalada Cagaaran | ERIGAVO | Ep 59
MAXAA LOOGU BIXIYAY GOBOLKA RAGGA? | BURCO | Ep 58
Переглядів 24 тис.6 місяців тому
MAXAA LOOGU BIXIYAY GOBOLKA RAGGA? | BURCO | Ep 58
SAFARKII BUURAHA DHULKA SOMALIDA | Ep 57
Переглядів 29 тис.6 місяців тому
SAFARKII BUURAHA DHULKA SOMALIDA | Ep 57
DHULKA SOMALIDA AYUU BAISKIIL KU MARAYAA WIILKAAN | HORDHAC | TRAILER |
Переглядів 12 тис.6 місяців тому
DHULKA SOMALIDA AYUU BAISKIIL KU MARAYAA WIILKAAN | HORDHAC | TRAILER |
MAGAALADII JACAYLKA | BERBERA ♥️ | Ep 56
Переглядів 23 тис.7 місяців тому
MAGAALADII JACAYLKA | BERBERA ♥️ | Ep 56
SOMALIDA WAXAY HALKAAN DAGANAAYEEN 4500 SANNO KA HOR | LAAS GEEL | Ep 55
Переглядів 17 тис.7 місяців тому
SOMALIDA WAXAY HALKAAN DAGANAAYEEN 4500 SANNO KA HOR | LAAS GEEL | Ep 55
NAIROBI ILAA HARGEISA SAFAR BAISKIIL AH | MAXAA XIGA? | Ep 54
Переглядів 16 тис.7 місяців тому
NAIROBI ILAA HARGEISA SAFAR BAISKIIL AH | MAXAA XIGA? | Ep 54
XAAFADAHA MAAL QABEENADA REER HARGEYSA DAGAAN | RICH PEOPLE OF HARGEISA LIVE HERE | Ep 53
Переглядів 40 тис.7 місяців тому
XAAFADAHA MAAL QABEENADA REER HARGEYSA DAGAAN | RICH PEOPLE OF HARGEISA LIVE HERE | Ep 53
HARGEISA AYAAN BAISKIIL LA DHAX KACNAY | EXPLORING HARGEISA BY CITY BICYCLE | PART 1 | Ep 52
Переглядів 50 тис.7 місяців тому
HARGEISA AYAAN BAISKIIL LA DHAX KACNAY | EXPLORING HARGEISA BY CITY BICYCLE | PART 1 | Ep 52
UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51
Переглядів 54 тис.7 місяців тому
UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51

КОМЕНТАРІ

  • @asadyare1344
    @asadyare1344 3 години тому

    San safarka ogu raxeysanayaa dhib dhacay alle Haku dhib dhaamo shp

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 години тому

    This Is Called An Adventure First Somali Guy Travelling A Motor Cycle 🎉❤ You Making Effort To Show Us Great Places My Buddy Keep The Good Work 🙏🤚

  • @mohamedabdirahmaan847
    @mohamedabdirahmaan847 4 години тому

    Ka fa idayso intay wadadu bila jaam ka tahy adigu na energy haysid wax badan soco Lkn 100k mile malikasta ha socon

  • @aaweys5909
    @aaweys5909 5 годин тому

    Kalmada sabeen, Marka alle la baryayo waxaa la xitaa sabeen. Alle hasoo dheelmo. Alle hana bariidoyo. Nabaadiino. Xoolo dhawatada hadaad soo noqotay waad fahmi kartaa. Randiile ma lumine somalidaa luntay. Original ama asal iyagaa ah.

  • @abmoktarpro
    @abmoktarpro 6 годин тому

    safarkaan hal qof xita ayaa fiicnaalahyd inaad israacdaan

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 7 годин тому

    Haa

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 7 годин тому

    Save trip sxp xamar imow mar

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 9 годин тому

    Wadan la dhaho Kanye ma jirin caalamka ee waxaa sameeyey gumeystaha ingiriiska wuxuu na ka soo jarey Ugandha,Tanzania iyo soomaaliya wuxuuna u sameeyey si uu isaga oga helo dhul uu wuxuu rabo ka sameysto sida beeraha,dalxiiska ugaadha wuxuuna ku leeyahay hantida ugu badan

  • @AbdillahiIsse-k1j
    @AbdillahiIsse-k1j 14 годин тому

    Goormaad Waqooyi Galbeed kasoo noqotay?.

    • @AbdillahiIsse-k1j
      @AbdillahiIsse-k1j 14 годин тому

      Soo adiga dallay from bicycle to motorcycle, it's more professional the way you installed your camera

  • @dribrahiimadan
    @dribrahiimadan 14 годин тому

    sxp caafimad baan ku rajaynayaa sxp

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 15 годин тому

    Sorry nabad gal

  • @mohamedjama5799
    @mohamedjama5799 17 годин тому

    Seems like the journey ends here, get well soon brother.

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 18 годин тому

    Qaybtii sweeming pool iyo gym daboolan ayaad degtay

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 18 годин тому

    Hotelkaan ka shaahayn jiray weeye.... dhanka dambe ee sweeming poolka ayaa fadhiisan jiray..

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 18 годин тому

    15 sano waan daganaa jabuuti, dal fiican weeye..

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 18 годин тому

    Sad noqotay waki si yar noqday motadiyee

  • @Dhoowre
    @Dhoowre 18 годин тому

    😓😓 BRO CAADI MAAD TAHEY ALLAH HAA KU CAAFIYO

  • @WARSAMECABDULAAHI-b7n
    @WARSAMECABDULAAHI-b7n 19 годин тому

    Ok

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 19 годин тому

    Wax may ku gareen wllo

  • @tygacadde8139
    @tygacadde8139 23 години тому

    Feysal sxp sorry😢 ilahey cafimad taam ah ban kaga baryaa mid kale waxa thy nin hal abuur leh oo dhiiran sxp horey usoco ciwan kaga wan ku xiranay Glpa wlpa wa searching gareeye waxa so dhigto wan Download Gareystaa si aan hapenkii u dawado sxp kama caajiseno hanaga caajisin dad badan oo kale wey nagu soo biiridonaa si ay ciwaanka kor nogula qadaan

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 23 години тому

    never give up bro

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 23 години тому

    Salaamad ma nabad qabtaa?

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 23 години тому

    Mashallaha, Somalida ha lagu guubaabiyo in aan dhiiga dadka dhulka lagu daadin wayo dhulka inkaar Alle baa ku dhacado, bal arka dhulkan Kenya

  • @yacqoabdi2174
    @yacqoabdi2174 День тому

    wll mootada isii mrkad socdaalka aad dhamayso insha allah waa codsi sxb iga iibi qiimo macquula

  • @AbdisalamHussein-x7o
    @AbdisalamHussein-x7o День тому

    halkaa banan hadayba kugula dhacayso warbaa ku gali doona gabar waxaan aad u dawada africa meelo badan marty o meelo halis badan marta oo intaa ay la dhacayso, anyway you will collect more experience

  • @baasidadam3299
    @baasidadam3299 День тому

    Zxp Alle haku fududyo safarka take care 🙂 ♥

  • @munamaxamed-en7ub
    @munamaxamed-en7ub День тому

    Wll hore usoco

  • @HIIGSIAi
    @HIIGSIAi День тому

    next video Sawirka thumbnail-ka ka dhig dhicitaankaagi Mootada in sha Allah. Alle swt haku yasiro bro, heesahana hadaad badasho badalkeeda aad ka dhigtid mid qafiifa okey ayay ahaan lahaud amaba nature sound-kaba aad u daysid

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r День тому

    Walal guuleyso Allah haku nabad geeyo meel kastoo aado😢

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 День тому

    Illahay haku xafido wllka africada dhexe libaax iyo duur galeenka ku badane isbiidhka haka qaadin markad kali tahay

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun День тому

    GOOD JOB

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc День тому

    Horay u soco saaxiib

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc День тому

    Pro safarada noocan ah waan jeclahay runti ad ban u jeclaanlahaa inaan kula safro si aan kaaga war hayo waayo hormuud ayaa nootahay qof lagu daydo oo adadag go'aana adagna leh wax badana ka baran karno

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc День тому

    Sxb aad baan ku salaamaya waxaa tahay qof aanu jecelnahay iska daxadar oo naftaada ilaali qur'aanka shido mar marka qaar hal dhinac ha daa imin sida heesaha qof walba oo wadada kula kunatana ha aaminin 100% meelaha qaar ha ku hakan shakika leh pro safarkana noo sii wad

  • @somplaystudio
    @somplaystudio День тому

    Bro waad kumahadsantay muuqaalda aad soo galinayso ee qurxoon bro waxaan ku kula talin lahaa inaad ilaa 3 af aad kusoo darsato si uu myuqaalkaagu dad badan u helo iyo sidoo kale lacag fiican ooo safarkaaga iyo noloshaaf kafayso si aad uga samayso badi dad ka sidadaa mootadaa ku socdaa ama ku safraaa ilaa 6 af ayey ku hadlaan ama qaybata turmujaad lagu badashaa oo ku soo shubaan

  • @arsenalhighlights9785
    @arsenalhighlights9785 День тому

    Safe journey bro nilimaliza na wewe from Kenya to Djibouti hii pia in shaa Allah

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 День тому

    Dalada roobka hada sii gado sxb xilirobaad aya lajoogaa i.a

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 День тому

    Wow m.a sxb safar guleysta🎉

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F День тому

    Take care my friend Allaah ku xafido

  • @Nur958
    @Nur958 День тому

    Bro hope feel better inshallah ilaa America aan kaaala soconaa English waa garanaysaa hadaa kudhexdari lahayd channel ka waa balaarin lahayn hada kuwo gaalo ah aan udiri rabaa

  • @Hannad4
    @Hannad4 День тому

    facebook page sameso asna ad sogaliso si xagas iyo xaganba loga dawado

  • @Zakariahoussem
    @Zakariahoussem День тому

    Bro caqabado qasab wye wala kulmesaa nolosha, lkin inaa adkeesato lee oga bixi kartaa

  • @abdiqafarali5585
    @abdiqafarali5585 День тому

    Are you not going away from South Africa?

  • @amb2524
    @amb2524 День тому

    Brother kuma niyad jabinaayo lkn sidan filaayo wali lama qabsan mootada marka wadooynka iska ilaali gawaarida tan wa caadiye

  • @icc.concepts
    @icc.concepts День тому

    ma sha Allah DAALO airlines ayaad nagu dhiiri gelinysaa inaan qaadano sababtuna waxay sponsor gareyay safarka sxbkyo oo hawl muhiimana wada dhanka waxbarashada. horey u soco. nairobi bn joogaa 3 wiig, waxaan ku dedaalayaa Daalo inaan qaato markan laabnyo in sha Allah. keep up br.

  • @AfroArtistaFilms
    @AfroArtistaFilms День тому

    Welcome to Meru County. The land of khat, rolling wheat farms, Mt Kenya, beautiful temperate weather and good people.

  • @kafiwarfa
    @kafiwarfa День тому

    Sorry 😢 ❤Brother, yu fell down… hope no wounds and big damage… brother witth yu till South Africa 🇿🇦 inshaaAllaah … I would like to hear some Ayat of Quran instead of Music.. bcoz it brings more Braka for your journey ❤

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 День тому

    War niyow africa mataqaanide Libaaxyaada iska ilaali o wadada haka dagin iyo bahalada 2.budh cad ayaa jira isku. Dayi karo in ay motada kaa dhacaane Tuulooyinka haku dagin Only magaalooyinka wawayn ku deg Alllah na talo saaro .4.habeenkiina safarka iskadaaa Only maalinkiii. Soco 5. Dadka baadiyaha wajigaaga ha tusin Cid walbana hala sheekaysan niyow . Wa billlaahi tawfiiiq

  • @NashkaAde
    @NashkaAde День тому

    Save journey brother faysal I wish you all the best but let me gave you one idea when you stand up or you stop your motorcycle and you off take out the key and put your pocket furaha motadada jeebka gasho waayo weykala ordi karaan kenya wan garanaa sxb ❤