WAXAAN TAGAY QAXOOTIGA MALAWI 🇲🇼 | S-2 Ep-34

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 517

  • @abdullahisandeero
    @abdullahisandeero 16 годин тому +62

    Muuqaaladaadoo Dhan waan Kuxirnahay Balse kan waxaan Oran karnaa waakii Ugu qiimaha Iyo Xiisaha badnaa,
    Guulayso Bro Faysal.🎉

  • @Mu12salMohamed
    @Mu12salMohamed 15 годин тому +25

    Faisalow hadafka ugu weyn ha noqdo "dadkena daafaha dunida ku kala daadsan in duruuftoda ogaato" safiirka mootada ku socdaa ino tahey ❤🇸🇴

  • @Waalayaqaan
    @Waalayaqaan 16 годин тому +16

    Longing to watch series adventurous episodes .Runtii dib baad noogu celisay xusuustii waqti 30sanaddood ku dhow ka hor. Alla Qof aan sharci sax ah lahayn iyo Afrika Isku daranaa. Ciddii ku safartay un baa ka sheekeyn karta.🎉

  • @abdirizakkadar9778
    @abdirizakkadar9778 17 годин тому +39

    Haan ku salino nabigeena mohamed scw❤❤

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 17 годин тому +16

    Lilonguwe 94kii waxaan bil joogay iyadoo markaas Caasimada loo soo raray oo la dhisayo jidadka, xarumihii Dowlada iyo Bankiyadii dalka! Caasimada waxaa laga soo raray magaalo "Lake Malawi" ku taala oo Blantyre la yiraahdo! Good luck

  • @kismayojubba5107
    @kismayojubba5107 17 годин тому +12

    Nin waxaa tahay very proud ku faraxsan wuxuu yahay. Coming from your hard core fan

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 16 годин тому +33

    Horay u soco bro from Laasacnood somalia 🇸🇴

    • @andirihiimmohamedsheekh
      @andirihiimmohamedsheekh 15 годин тому

      Is part of somaliland not somali google it 😂

    • @abeyxabib3106
      @abeyxabib3106 14 годин тому

      At all Somalia ❤❤​@@andirihiimmohamedsheekh

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 14 годин тому +4

      @@andirihiimmohamedsheekh, Soomaaliland wadan ma’ aha saaxiib iska saar cuqdada dalxiiskana ha naga qasin!

    • @andirihiimmohamedsheekh
      @andirihiimmohamedsheekh 14 годин тому

      @@yusufelmi9121 hda wa mxy ma gobolbaa😁😁😂

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 11 годин тому

      @@yusufelmi9121 adigana cuqdadooyin ayaa ku haya. Xanuun hooyadaa u dhimatay ayaad dadka lahoos ordaysaa.

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 16 годин тому +33

    Ar somalinimadu macanaaa allahu akbar🇸🇴❤️🇩🇯

    • @aishaabdi648
      @aishaabdi648 10 годин тому +1

      mashallah wll safarkaga inta kuu dhiman alle ha kula garab galo

  • @Abdura19Ibrahim23
    @Abdura19Ibrahim23 16 годин тому +24

    Waa inad somalida aad aragtid qolo kasta aad waraysi la yelatid ganacsiga iyo nolashoda iyo amniga ay ku qaban iyo dhaqanka dadka ay la nolyin

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 14 годин тому +5

    Feysal waxaan aad ugu farxaa sida ay
    Somalinimada kuula qaalisan tahay guuleyso weligaa and be save meel walboo aad tagto

  • @MohamedAbdirahmanGaagaab
    @MohamedAbdirahmanGaagaab 3 години тому +1

    Waaaaw walahy wan bilaawdaa waana dhamaystaa mar walbo aan seexanayo waa kuhystaaa top

  • @suleimanomaromar4372
    @suleimanomaromar4372 15 годин тому +28

    Calosha ixanuuntay wlhi marka yariska dahay ma soo labanaysid😢😢.

    • @fiqqiisse2306
      @fiqqiisse2306 32 хвилини тому

      Walahi ani xitaa ilmaa igatimid mrku dhahay hada matagaysaa maso labanaysaa ? Masoo labanaysid miyaa waaaaa ilmeeyay😂

  • @abdihakim6257
    @abdihakim6257 12 годин тому +7

    13:42 Nah I felt goosebumps bro erayga ee ilmahas dheheen "Abti masoolabanesid" Bro you should carry a packet of sweets and give them so that they kinda feel happy 😊

  • @abdiali651
    @abdiali651 11 годин тому +5

    Sidaad u isticmaalaysid gps ama navigation ka ayaaba cajiib ah waxaaba mooda inaad wadankagi hooyo kudal xiisayso mashallah

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 26 хвилин тому

      Nio qaabkas inaa barto rabay waba kari wayya wn la yaby axadkan

  • @abdisaid6928
    @abdisaid6928 17 годин тому +6

    Thanks bro muqalo qurux badan hal video ima dhaafin meel kasta waa kula socdaa

  • @MohamedAliHussein-j1o
    @MohamedAliHussein-j1o 16 годин тому +40

    waxaan aad ooga heley siduu u dhahey "Masoo laabaneysid" cunuga yar waxey na tusinee soomaalinimadu iney tahay wax qaali ah alle quluubteena haisku keeno🥲🤲

    • @Maryanru
      @Maryanru 16 годин тому +4

      Ad iyo aad

    • @abubakarsadiiq6131
      @abubakarsadiiq6131 15 годин тому +2

      Haa wlh waan dareemay aniga xitaa. I hope inuu soo laabadka sii mari doono insha Allah

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  14 годин тому +4

      Qalbi xanuun bay ahayd sxb. It wasn't easy for me too. Lkn I hope inay ka dhamaan doonaan halkaas.

    • @suleimanomaromar4372
      @suleimanomaromar4372 10 годин тому

      @FaysalShaik1 You could buy for them sweets brother 😢.

  • @deqafishingandmarineresour364
    @deqafishingandmarineresour364 16 годин тому +33

    Guuleyso sxb! Soomaalidu waa qowmiyad ballaaran, lehna 2dal oo u gaar ah (🇸🇴 iyo 🇩🇯 ) iyo 2 lala daganyahay oo ay madaxdeeda sarsare kamid yihiin (🇰🇪 iyo 🇪🇹) waana dad ilbax ah oo xadaarad fog leh, waana dadka aduunyadu ka farcantay, dadkii ugu dambeeyay ee naga farcamayna waa Itoobiyaanka, dadyowga ugu badan ee Bartamaha iyo Galbeedka Afrika iyo Carabta oo dhan! Dadka Soomaalida ah ee aad aragto waqti fcn la qaado waa gob jabtay oo garanaya qiimaha Soomaalinimada tebin fcna inoogasoo gudbi. Allaha ku xafido sxb, from Baladweyne, Hiiraan, 🇸🇴

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 15 годин тому +4

      Jamhuuriyada somaliland ayaad ilowday zxp ❤

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 14 годин тому +2

      Somaliland way ku xanuunsadaan ee ka dhac

    • @ShucaybafricanShufaybafrican
      @ShucaybafricanShufaybafrican 14 годин тому +2

      Haa

    • @cusmanabdulle
      @cusmanabdulle 7 годин тому

      ​@@SalloAbdi-n6q sxb somaliland waa gobolada waqooyi ee soomaliya maahan sidaa wx u aamin santihiin

    • @ahmedfahad4260
      @ahmedfahad4260 5 годин тому

      @@SalloAbdi-n6qwar nacasnimada la aamu qabiil wadan ma noqdee

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 15 годин тому +8

    Ilaahey soomaali quluubtoda ha isusoo dumo oo ha isjecleysiiyo, aamiin yaarabi.

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 2 години тому +1

    Ilaaheey. Amaar kiisaa. Halkan. UU. Mataaloo. Dalxiisee heenaa. SOMALIYEED. Waa. Faysal sheikh. Oo. Réer Waqooyiiga la baarii. Aah. EE. DALKA. Kenya. Ayaa HADDAA. Deex. Marayaa. Dalkaa. Jamhuuriyaddaa MALAWI. Dhuulkaa. Bar waaqadaa aah. EE.. wadan kaasii. Jamhuuriyaddaa MALAWI. Firii. Amaa. EEG. Cajiib. Ilaaheey. Waa Nagui. Umeey. Dalkeenaa jamhuuriyaddaa DJIBOUTI

  • @CayniCabdilaahi
    @CayniCabdilaahi 3 години тому +1

    Ilaaahayow caruurtaa yar yar u gar gaar Qaloda ay dareeemayaana ka saar Anagaaba qof eheli markuu meel nooga imaado qalbigu naga raaacaa maxaad umalaynaysaa iyagana dad qalaad bay dhex joogaane faysal caruurtaasi way ku xasuusan doonan maalin uun insha AllaH

  • @Kosunitedstates
    @Kosunitedstates 4 години тому

    Beautiful trip Im watching from New York safar salama.

  • @ismailabdullahi7773
    @ismailabdullahi7773 15 годин тому +3

    Masha allaah walaal Faysal waa muqaal aad u qiima badan shaqo weyn ba heysaa ee Somalida xaaladeeda aad u lasoco waqti laqado runt aniga wax iqiira geliay Caruurti yar yar oo ad u qurux badan wey ku fiicneed in ay wadankooda jogaa si kastabo ahatee xalada Somaalida Isha ku haay waqti laqaado, Muqaalada ciyoon soo deli aniga wadanka oo dha baan kula socdaa ilaa iyo South afirca

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 16 годин тому +4

    Mashallah. Safar wacan . Meel fiican baad gaartay. Keep going bro.

  • @Moali003
    @Moali003 17 годин тому +38

    "Anina xero qaxooti baa ku jiraa adina dalxiis baa ku jirtaa" aduunyo ayaa dadkii kala reebtay ilaahey ninkaas iyo soomalida kale e meshaas ku jiro ba amuurahooda ha u sahlo.

    • @Khadijahsmart3693
      @Khadijahsmart3693 17 годин тому +5

      Aamiin ya rab

    • @sakariyegacda1647
      @sakariyegacda1647 16 годин тому +6

      Alx dheh

    • @saabirmohamedjeylaani9084
      @saabirmohamedjeylaani9084 16 годин тому +3

      Aamiin

    • @user-qs7cl9uv4u
      @user-qs7cl9uv4u 14 годин тому +2

      Sxb 10kas qoys somalia kuso labtan wlh waxba ma weynayan anagaba wa jognaa

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  14 годин тому +5

      Ameen.
      Lkn aniga waxaan aaminsanahay in Somalida ay aaminto dhulka ay dagan tahay. First 30 years of your life in refugee camp is totally terrible experience.

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 8 годин тому +2

    Legend faisal👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro 8 годин тому

    Go forward bro
    From Hargeisa Somaliland

  • @AabeNuur-u9g
    @AabeNuur-u9g 17 годин тому +4

    wooow thanks ugudanbay somali waaheshay zxp🎉❤

  • @AsalAduunyo
    @AsalAduunyo 5 годин тому +1

    I remember Utaga Dzeleka dowa Malawi 🇲🇼 Lilongwe ❤

  • @yacqoabdi2174
    @yacqoabdi2174 15 годин тому +4

    masha Allah sxb wn Kula safrayaa wn kula socdaa ee sambia Ina gee caasimada luzaka wll nolosheeda iyo say tahay nooga soo warbixi Takale muuqalada hala daahin ee si jooogta ah usoo gali huuno
    Dhagaxbuur ayn kaala socdaa legend

  • @Maandeeqmaanka-n3b
    @Maandeeqmaanka-n3b 17 годин тому +7

    Sxb hori usoco guul baan ku rajeena.kusali.nabiga.scw

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 16 годин тому +2

    Wooow. Wat a milestone. waa soo soconay. SouthAfrica markaan waa inoo soo uraysaa.

  • @mohamoudabdullah
    @mohamoudabdullah 4 години тому

    i can relate to ur story of needing to meet somali , when i was a teenager in Philippines Manila as a university student i used to travel miles jus to speak somali. it was in the 80s may be you were not even born at that time but never the least I know the feeling.

  • @abdifitahaabdirahaman7576
    @abdifitahaabdirahaman7576 15 годин тому +4

    Allah nabad xaku garsiyo. Wallka shaqadan dadbadan ayaa u heysa, dadka muqaladada dawada waxan u rajeyneyaa in ay waxa ka faideysten.aniga horta waxa badan ayaa ka fa'ideystey sxp
    Good luck

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 15 годин тому +7

    Somali meelwalba qaxooti makunahay subxanallah dad ayagii bahan bay qaxoonti kuyihiin

  • @ismailomar2537
    @ismailomar2537 17 годин тому +4

    Thank you Feysal you took part of ny suggestion.
    In aad beeraha daneysid. Ka warran sida aad ula yaabtay Tobaalada marka aad araktay

  • @FuAad1
    @FuAad1 16 годин тому +5

    Indhahaan kaala dalxiisnaa wll ee hore u soco 🎉

  • @abdirizackali
    @abdirizackali 16 годин тому +6

    Mashaa allah safarka alaha kuu fududeeyo

  • @mmm8860
    @mmm8860 10 годин тому +1

    Diiidmada wey naga horeesaa. Sababtoo ah mar mar iskiibka hore nagu badan. Bro feysal continue your journey love and support 🫡

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr 16 годин тому +7

    shakhsi aad u qalbi wanaagsan

  • @user-farey
    @user-farey 13 годин тому +2

    guul ban kuu rajeyn wllkei❤🎉

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama 13 годин тому +3

    Inaalillaahi soomalidu meelkasta qaxooti bay kutahay wallahi aad aa uganaxay caruurtaa

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 16 годин тому +7

    Somali Allah Soo Arursho

  • @Deeqoabdirahman11-g2n
    @Deeqoabdirahman11-g2n 13 годин тому +2

    Hambalyo ayn kuleeyahay sxb feysal wax wanaagsan ayd qabataa muuqaaladaadane waan ku xirnay aad aaad ayn ugu faraxsanahay sxb raadi somalidena meelaha ay ku noolyihiin guul ayn kuu rajeynaa sxb waa adigoo dhulkii nabaraaya safarkane waan kula socfaa oo kenya ayn kaa soo raacay haddane waxaan mareynaa caasimadda malawi lilonge miyaa kusoco

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 8 годин тому +1

    27,073k 9h faysaloow 100k soon now 81.9k inshaa allàh like iyo share ha lagu dadaalo waayo faysal waa somali wuxuu ku socdaalayaa af soomali markaa ha loo kala kiciyo odayga 2M in this year hala gaarsiiyo❤👍

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 16 годин тому +2

    Masha Allah wllo faysal hormar wacan ku rajeenayaa

  • @SaalaxcabdinaasirXasan-d9g
    @SaalaxcabdinaasirXasan-d9g 16 годин тому +6

    Faysal sxp walhi waan ku taageera

  • @asiyasalah793
    @asiyasalah793 16 годин тому +4

    mashallah❤❤❤❤safar wanagsa🎉🎉🎉

  • @Barkhadle
    @Barkhadle 16 годин тому +4

    Thanks , anigoo gurigeyga joogaa ayaa dalxiisay.

  • @YM-lf6cx
    @YM-lf6cx 12 годин тому +1

    Mashaallah its amazing how quick you upload, wonderful adventurer, UA-cam have shared with me randomly and I’m really enjoying your efforts. Thanks

  • @ibrahimshomar243
    @ibrahimshomar243 11 годин тому

    waa muuqaal cajiib ah, soomaali inay meel kasta ku dayacnaato waa ceeb aan isku dhignay. magaalooyinka waa wayn si fiican usoo duub, sida meelaha caanka ah. thanks

  • @Bashi-l9d
    @Bashi-l9d 6 годин тому

    When ever I feel depressed, I watch Faisal’s videos on UA-cam. Much appreciated brother ❤

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 16 годин тому +3

    Masha Allah cup gown my brother

  • @Aaminaamiin-v9r
    @Aaminaamiin-v9r 17 годин тому +4

    ishaallah 100k waat kaare inta aadan kabixin malaawe ❤

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 17 годин тому +3

    Masha Allah ilaahay safar nabad galyo ha kadhigo walalkeen ❤

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 2 години тому +1

    WAA. SAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA DUULEEDKA . CA SIIMAADA. Dalkan jamhuuriyadda DJIBOUTI

  • @nadifo37
    @nadifo37 17 годин тому +3

    Masha alh guuleeso bro

  • @kassimismailvlogsetc425
    @kassimismailvlogsetc425 16 годин тому +1

    Views: 3019. I can relate to this video.. Any time, I hear Refugee, there are so many memories that comes alive as a child growing in dadaab refugees camps. I am bit disappointed not seeing some interviews with Somali refugees in that area. So far, this content was my favorite one so far.

  • @farduusmahamuud-p7z
    @farduusmahamuud-p7z 17 годин тому +3

    Salaan sare kuleeyahay faysal sheikh markasta wa kla soconaa

  • @Xaawo-c3g
    @Xaawo-c3g 17 годин тому +5

    Maash allaah

  • @MohaHs-mb6gi
    @MohaHs-mb6gi 7 годин тому

    Faisal sheik. Rabi nabad hakugu geeyo. Konfur afrika we proud of you 🫡

  • @kismayojubba5107
    @kismayojubba5107 10 годин тому

    Faysal waad gaari doontaa that level

  • @nimcancusman2256
    @nimcancusman2256 14 годин тому +2

    Guulayso bru isha allah lakiin waxaan ku oranlahaa magaalooyinka aad 3cisho iyo wixii kabadan aad joogto nosoo duub

  • @AbdirahmanMaxamed1
    @AbdirahmanMaxamed1 17 годин тому +8

    Zhb fayslow muuqaalda waqtiga kudar sida kano kale mahadsanid

  • @KhadarMohamed-w9q
    @KhadarMohamed-w9q 11 годин тому

    Saaxiib safarada noocaan ah waa muhiim wax badana waad noo kordhisaa.
    Waxaad tahay soomaaligii ugu horeeyey ee barnaamij noocaan ah soo duuba, waanaan kugu dhiira gelinayaa.
    Allah haku xafido, geesi soomaaliyeed ayaad tahay.
    Nooloow il shaydaan iyo il xaasidba Allah hakaa dhawro aamiin.
    Allaahuma aamiin.

  • @cabdinuuryaasiingeelle2396
    @cabdinuuryaasiingeelle2396 13 годин тому +2

    Innagoo dhan baad safiir noo tahay magaca somalida iyo dadka soomaaliyeed ee meel kastaa ku daadsan insha allah.

  • @apdimalikahmed293
    @apdimalikahmed293 10 годин тому +1

    21kun ayaa ugu imid from Borama somlia ❤horay usoco shp

  • @omarzanto2716
    @omarzanto2716 16 годин тому +3

    Favorite youtuber ♥️

  • @mahedali1345
    @mahedali1345 10 годин тому

    Mansha allah gesi badtshay sxb

  • @CabdiraxmaanCcumar
    @CabdiraxmaanCcumar 17 годин тому +4

    Alle Haku Amaansado keep going from booramaawi

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 17 годин тому +6

    Somaliya maaha qabiil EE WAA wow qowmiyad aan kaasaxo halkaas sxb

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 13 годин тому +2

      Somalidu waa qabii'il buu ka wadaa, qabiilo Somalia degan iyo kuwo ka baxsan leh sida Jabouti, Kenya iyo Ethopia.

  • @zultantube
    @zultantube 15 годин тому +3

    Guul iyo Gobanimo Saaxiib, Anagana waxaa noo tahay macalin waayo every waxaad na bartaa dad iyo dal cusub Thank you

  • @ibrahimdeeqabdiraxman9480
    @ibrahimdeeqabdiraxman9480 10 годин тому

    Waan kula jirnaa sxb kaligaa matihid garabkaaga allaah galo insha allah 👍

  • @naasirahmed167
    @naasirahmed167 11 годин тому +1

    Guulyso bro
    Safar kaaga si joogta ayaan ula socdaaba aniga toos baan kula dalxiisayaa runtii
    Thank you #faysal

  • @OmerMahdiG36
    @OmerMahdiG36 Годину тому +1

    Kkkkk So he started traveling from New York I was wondering because I'm from Massachusetts exactly BOSTON City. Enjoy Your trip Bro and be safe Inshallah 🙏

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 15 годин тому +7

    Soomaali adunka meel walba wataas ku rafaadsane ilaahow dalkeena nabad nooga dhig madax daacada nasii😢

  • @MohamedCabdi-p3b
    @MohamedCabdi-p3b 16 годин тому +5

    Masha alah

  • @shucaybIbraahim-x2o
    @shucaybIbraahim-x2o 17 годин тому +6

    Legendow Next Country Waxad ka dhigtaa Mozambique waan Kugu soo dhaweenaynaa

    • @6abdiqani
      @6abdiqani 16 годин тому

      Adeer dagal baa kasocda

    • @jabirahmed2176
      @jabirahmed2176 6 годин тому

      Mozambique 🇲🇿 isn't safe, bro 😢

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 17 годин тому +1

    Masha allah muuqaal quroon mahadsanid

  • @abdirizakelmi2977
    @abdirizakelmi2977 11 годин тому

    So proud of you bro, your are achieving a great achievement in your life and you are a role model to others. Keep it going brother from the UK, London

  • @FARHANELMI2020
    @FARHANELMI2020 8 годин тому

    Bro I like your travelling and I have been watching almost all your vedios, but the most important thing is the way your are brave. Walahay you are brave my friend, MANSHA ALLAH.
    Travelling alone and speaking to the people like those roadside farmers is very fantastic.
    Saax8ibow dadkan kama cabsanaysid miyaa inaay ku dhacaan ama kudilaan ba, waayo dee waaay ujedaan inaad aiaanib tahay, hadan aad keligaa tahay,?
    CAJIIB, NIN YAHOW ALLAH SWTC HAKU AMAAN SADO, SAFARKAAGANA MID GUULAYSTAY ALLE HAKAAGA DHIGO.
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN 🎉

  • @hassenahmed6017
    @hassenahmed6017 10 годин тому

    Mnsha Allah wllky safar kaga Allah ha ku fududeeyo

  • @khalidmuhumed9004
    @khalidmuhumed9004 16 годин тому +4

    19k aya dhiman plz share gareya meshad garsin kartan garsiya si uu ugaaro 100k aana mardhow oola dabaldagno

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 17 годин тому +2

    Waw msh allah sxb guuleeyso

  • @xaalicabdi-vc7sz
    @xaalicabdi-vc7sz 10 годин тому

    Salaama #ssc khaatumo satate of soomalia 🙏

  • @ibrahimibrahim9962
    @ibrahimibrahim9962 15 годин тому +4

    Ninka Kaliya UA-cam Ka taagero Wll Feysal Guuleyso❤

  • @Hakiim392
    @Hakiim392 9 годин тому

    Masha Allah sxip alle haku fududeeyo safarka dalxiska

  • @ismailguduudle3329
    @ismailguduudle3329 13 годин тому +2

    Riyadii aan riyoon jiray baad adiguh kujirtah iyadoo dhabba anyway enjoy bro allah haku xifdiyoh

    • @Aarkacade123
      @Aarkacade123 8 годин тому

      Sxp ilaahey hami geena hanoo rumeeyo

  • @digriyowabdi8945
    @digriyowabdi8945 3 години тому

    Mahadsanid brother Allaha kugu garab galo safarkaga Hal talo kugu darsana Soomaalinimo melkasta oo ad tagdo marka aragto qof Soomaali ah hadi cawinad u baahdo sadaqo aya ku baxda sii loo cawiyo numberka qof shashada
    ku reb adna ajar ayey ku tahay 🇸🇴👈🏻🙏 mahadsanid markale

  • @jamamahir
    @jamamahir 17 годин тому +4

    waa nin waaya arag ah

  • @HamseMahamed-kk2sv
    @HamseMahamed-kk2sv 16 годин тому +3

    Faysal never give up 🎉🎉

  • @AbdullahiNuur-x8l
    @AbdullahiNuur-x8l 12 годин тому +1

    Guuleyso. Allaah. Kusama geeyo

  • @abdihassan5183
    @abdihassan5183 9 годин тому

    manshallha guulayso

  • @LiibanJelle
    @LiibanJelle 9 годин тому

    Fiesal wll qof qalbi wngsn guul sxb

  • @Abdiwali-alihassan
    @Abdiwali-alihassan 14 годин тому

    Keep going legend you deserve thousands of appropriate 👏 👍

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 5 годин тому

    Great trip..
    You should have tried to see all somali refugees camp and ask how they live, why they here, what they hoping, etc
    Thanks enjoyed

  • @MohamednoorAbdullahi-w8d
    @MohamednoorAbdullahi-w8d 17 годин тому +33

    Successsfully 🎉

  • @Said-Gabane
    @Said-Gabane 11 годин тому

    Waa muqaal cajiiba ilaa saakana waan sugayay. inkastan galabta Internet ka maqnaa keep going faysalow sxb

  • @Salanko__Mohaz
    @Salanko__Mohaz 10 годин тому +1

    Wll keep going 🎉

  • @farxaancumar1187
    @farxaancumar1187 10 годин тому

    Faysal alla haku fududeyo sxbaw

  • @ZADAAMABDI-g3j
    @ZADAAMABDI-g3j 16 годин тому +5

    Magalo cusub markad gasho sxb markiiba haka bixine xeebaheda meelaha quruxda badan tag that's my advice bro Thank u🙏🏿