Wareysi Prof. Ahmed Samatar sep 2015

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 5 місяців тому

    Long life professor Axmed samatar Allah bless you ♥️🎉

  • @cabdixakiincabdiraxman8709
    @cabdixakiincabdiraxman8709 9 років тому +2

    prof ahmed samatar madaxweynaha somaliland mustaqbalka viva somaliland

  • @hamsemohamed4724
    @hamsemohamed4724 9 років тому +2

    Prof. Waa in laga faaiidaysto Aqoontiisa.
    Madaxweynaha Mustaqbalka ee Somaliland

  • @zakariaizak7712
    @zakariaizak7712 9 років тому +1

    ahmed ismaciil samatar
    guul guul viva somaliland

  • @SWALAguangzhou
    @SWALAguangzhou 7 років тому

    This guy is learned and Somalis are not profiting from this gem ....

  • @jigarxx9364
    @jigarxx9364 9 років тому +1

    Pro. Samatar rageedii noooooooollllllllllloooooooooooow

  • @ayoubyousofsalahali7885
    @ayoubyousofsalahali7885 9 років тому +2

    proff. qofka aqliga leh erwyadaadu wey darwemayaan DR.bulxan hadii uu aqli ku filan leeyahay sidan degan ayuu xitaa hadii uu wax weerarayo u weerari lahaa lakin am sorry boqorka somaliland waa prof.samatar waan so dhoweynayaa fikirkiisa caafimaadka qaba keep going boss

  • @abdirahmanjoseph9373
    @abdirahmanjoseph9373 9 років тому

    Kabanka hordhaca ah ee qaraamka ah ayuu ka helaa Axmed, kabanka hordhaci ahina waa kabankii la socday heestii Maandeeq qaadi jirtay ee aheyd "Ma jinbaa ma jaanbaa". Axmed Ismaaciil, Alleylehe waa geesi codkarnimo u saxiib ah. Guulayso abdikaa.

  • @omarali7115
    @omarali7115 9 років тому

    Maansha alah hadal wacna rabow nuu rumee

  • @therepublicofsomaliland4661
    @therepublicofsomaliland4661 9 років тому

    true somali

  • @yastoisco2526
    @yastoisco2526 9 років тому

    waanu so dhaweynaynaa hadii uu donayo inuu na hogaamiyo .....balse profku banks hays keeno si aanu u doorano...

  • @xamdaanabdifatah6832
    @xamdaanabdifatah6832 9 років тому

    Prof lagu qasaary beeshaaada samaarooon ha isku dayin inaad isaaq u xidho maamul gobolledkan isaaqlnd waligaa ka noqon mysid maamul sare Ana hoooose ka bax riyada oo la qaybso jamhuiriyada dimiqraadiga soomaliyeed

  • @raamaale5
    @raamaale5 9 років тому

    reer hargaysa way jeclaan lahaayeen prof. samatar as somalian president lakii inta gacanta lasoo qabto la odhan maayo waakan kursigii e fadhiiso

  • @sahanmobilechargersandrech1379
    @sahanmobilechargersandrech1379 9 років тому

    KU SALIYA NABIGEEDA MUXAMED SCW BY HOYAAD

  • @wadanisamaroonguul1659
    @wadanisamaroonguul1659 9 років тому +1

    tufuuu caleek hooyadaa bidaarta dheer ka was dhaha nacaska waa Ey isaga igo ina adeerkiisa suldaan saqraan la yidhaa..waa Ey Ey dhashay ruugani ina samatar Somalidu way u balansantahay gafkuu ka galay Calanka umada.

  • @naymarjohn8172
    @naymarjohn8172 9 років тому

    nacas nacas dhalay gabilay xildhibaan kuma lihid usgaglandbaa ka qaatay ciil ha igu dilin
    gabilaybaan leeyhay igadaa sxb adii aad aqli leedahay samataroow inader iiidoor hawshiiisa kabax oo taager suldaan wabar oo qoriga udhiib tolkaaga bahabar abokor hadagaalanteee

    • @jamal1963
      @jamal1963 9 років тому

      Mucaaridka reer Samaroon waxay u hadlayaan sidii reer Afweyneland waxay noqdeen awkiraalyaal aan dantooda garanayn. Maanta hore u ma ay marteen Boorame haddii qolada aad caayeysaa aanan u dhiman nabadda Somaliland.

    • @naymarjohn8172
      @naymarjohn8172 9 років тому

      +jamal baajuunbaad tahay bilaa abaala nabadaad kasheekaynayso samaroonbaa gacantiisa kutaagay lkn bilaa abaal dhilo ahbaad tahy waxaa weeyi intii markii odaydhaqameedyadu fadhiyeen borama 1993 lixbilood kharashkii baxay kamaysoo galin manta intaa ay usgaglaan jirto taariikhda sax xaqiiqdana indhaha haka qaadin waxaa weeyi waalagu tusi xaqiiqda

    • @jamal1963
      @jamal1963 9 років тому

      naymar john adiguna bastard baa tahay uraaye. Markay ragu kula doodayaan maa aha inay fartu ku gaadho, af somaliga ayaad ku marganaysa. Nabadda yaa geeyey Boorame? Soo tii aad la safnaydeen Afweyne! Weligiinba jaajuusyo baa ahaydeen! Miyaad ilowday odayaashii Isaaq ee nabadda bari iyo galbeedba ugu baaqay? Haddii se ay Boorame marti galisay miyay ku khasaartay? Sow taa jaamacadaooda meel kasta looga imanaayo. Wanaagga ma Samaroon baa u horseeday mise Isaaq? Dad sharaf lihi way ku jiraan Samaroon laakiin mucaarid kiinu arrin kaliya ayey si fiican u yaqaaniin waa abaal ka dhaca Isaaq. Futada ayey u ruxaan Daarood waa wasakh. Waxaad ku doodaysaa maxaanu dawladda Somaliland aanu qayb weyn uga weynay? Yaa idiin diiday in aad xisbiyada wadanka talada u qaban doona ka soo qayb qashaan? Ma taqaan kuwa idiin diiday waa mucaaridkiina oo talada ka qaata Dhulbahantaha heehaabaaya. Ma jiro wax la yidhaahdo aan iska qaato madaxnimo, adiga oo aan dariiq democracy ah lagugu soo dooran, taasi waa sheekada suldaan jaahil ha kuu taliyo. Maanta kuwiinii Xamar tagay waa ku ajnabi Somaliweynta ay ku baaqayeen.

  • @idilcali8108
    @idilcali8108 9 років тому

    lol

  • @raamaale5
    @raamaale5 9 років тому

    indheer garad weeyi axmed ismaciil miisaan culus uugu fadhiya dadka reer somaliland oo hadalkiisu rajo badan ku abuuray

  • @idilcali8108
    @idilcali8108 9 років тому

    odaygan markan dhagaystay matag baa qabatay waa waxaan damiir laheen,waa half half waxba ku heli maysid this is africa half half kama shaqeeyo qolodadu waa ayo baa la is dhahaa waa oday garaad xun, maba fahmaaya sida systemka qabiilku u shaqeeyo h wax ka noqdo adana inu jago helo ayuu rabaa, somali qabiil bay isku dishay cidna cid waxba uma ogola markaa hadanad taas fahmi karin dhulkaaga aad joogto hada iska joog hadii kale anaa reer hebel ah dheh shafka garaaco qoriga qaada markaa waa lagu qadarin, war waa libaaxi reer hebel baa lagu odhan hadii kale dee islaanta yar ee iska hadhadlaysa waxba ugama duwanid ragaan kaadida soo cabay ee inay wax adoonsadan usoo dagaalamay,waxan kugula talain lahaa dhulkaa ad joogto iska joog nin nina africa wax ka goosan kara u orod hadad wax isla hayso mayor or xildhibaan magalada usa eed joogto ilow africa gadabursina ha shegan becouse waxad tahay very week baryootamaya idoor walaahay in aany waxba ku siinayny ka quuso, good bye

    • @jamal1963
      @jamal1963 9 років тому

      Adiga ayaa mataga. Midhaa suldaankii uskagga ahaa ayaa taageertaa. Ma jaariyad baad ahayd mise kuwii ka xumaa, uskag baa tahay ee sida ayda ka qayli prof Samater.

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 9 років тому

    Waa nin doqon ah ee gabay dantiisi borama iyo gabilay ayaad u dhalatay ileen waqooyiga somalia 3 wax yaabood Kama weynaadhane Qabyaalad iyo Qaad cunid iyo khamri cabid maxaad uqabay reerkaagi sxb

    • @omarali7115
      @omarali7115 9 років тому +1

      +abdullahi ali iska aamu doqon yow wax ku hadli mayside

    • @therepublicofsomaliland4661
      @therepublicofsomaliland4661 9 років тому

      +abdullahi ali baal dhoofarkaan ahmed ismacil dooqoonkaa kusheegay eega ee dhoofarkaa lagaa soo goyaayi