Waxan halkan tacsi uga dirayaa qof kasta oo ehel kiisii ku waa yey falkii wuxuushnima ahaa ee dhawaan ka dhacey xeebta liido ee maagalada Mugadisho waxaan leeyahay Allah ha idiin booga dhayo dhiibkiinu waa kaayaga
20 minute ka hor Ayan go,aansaday in Aan dhaman. Appska sida tiktok Instagram. Aan delete gareeyo naftayda Aan usi jeedsado. Ilaahayna Aan raali galiyo. Waalidkay ay iga dhex arkaan geedkay beerteen. Midhihiisii. @@Hamsebaashe1
Caaqil ba tahay kumintiyada oo dhan waan fiiriyay lkn ma'arag kumintigaga sida uu ii cajabiyay mid ii cajabiyo ma'arag m a hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Ayan ku leeyahay
Dhow sano ayaan noolahay kalinimo qurbaha dhib kala kulamay wa kan 1: caajis anan waxba qaban karin 2:xusuus la‘aan soo badanaysa 3:luuqadii aan yaqanany oo gabi ahaanba erayo badan lumiyay 4: kalimo aan dadka dhan ka dhex baxo xata shaqada kaliday dorbido ina ahaado 5:fikir xadh ah oo an waxba tarayn 6: dhib iyo farxada oo la kaliyoobo ila oohin fanti igu qabato
Cidlada waxay thy ani iga waydi waxan joga mel.kaligay somalia ka ahay haddana dadka lajogo an ka haysan respect wehel etc waxan noloshan ku jora 1yrs sanadkan wax ka xun nolopshayda ima so marin balse Allah ba i qadaray Alx ina so duceya in Allah iga saro 😢
Asc sxb wan ku salaamay cumaraw allah ha ku barakeeyo. Waxan rajeyn jiray mudo 15 ah inan helo qol cidla ah oo waxan u hayst jano lkn hada mudo 3 sano ah ayan gala wallahi wa cadaab marka dhalin yarada waxaan kula talinayaa dadka inaad ku dhaxjirtaan mar walba wa nicmad
Ilahey ha unaxariisto walalahen lido ku dhintay Sabab loodilay aan la garaneyn Ustaad dawlada wad dhaliisha lkn Arsenal xaalkooda waxba kama dhahdid Waxa tahay utuberada aad loogu xiran yahay Wacyi galin same Fikirkaga xor aya utahay ustaad Inta igu fikira liketa
@@NASIRJIIM2807haa wll in badan ayaan arkay isaga oo ka soo horjeeda amison iyo QM Waa runtaa in uu la jiro Al shabab Waliga ka ma hadlya Al shabab laakin falastin waa ka hadlyaa
@@MustafaAhmedSaeed-dn1lx asigaba markuu dowladda ku qabsanayo ka hadla falastiin Ma xasan sheekh ayaa dhahayo sidaan iyo sidaan ayaa loo dhintay iyo Israel ayaa madfac tuurtay
Zxp warbixinta caadi ama si kaamil ah umaadan soo baadhin baan filayaa waayo alone, lonely, extrovert, introvert, hormones, kalmado badan oodan si dhab uga waramin ama aanad usoo bandhigin ayaa jira, waxa laga yaabaa inaad hal podcast dhegaysatay ama hal book akhriday oo uu qoray qof kala kulmay dhibaato ciwaanka inaad ka dhigtay ahayd kelinimada iyo dhibaatada ay ku hayso dadka bulshaawiyiinta ah, because qofka aan bulshaawiga ahyn ilaahay ayaa qaabkiisa jidheed ka yeelay mid aanay waxba u gaysanayn kelinimadu
Wlhi been maaha aniga 4 sano kaligay nool waxad mooda inaad aniga iga hadlaso sidaan isku bedelay laba qof oo kala duwan. Markii hore wan asxaab badna kaftan badna mana cadho badnan jirin hada lkn wax yar oon waxba ahayn ayaan ka xanaaqa, hadalka badan wan necebahay ama wan xiiqayaba hadan inyar hadlo, waxan uxiisay markan family kaygii la noola lay toosin jirey salaada tag lay odhan jirey, seexo lay odhan jirey,lay sixi jirey, hada wax aniga layga raba waa culays walahi, illahay ha iga saaro isoo duceeya❤
Abowe alle haka saro lkn aniga miida ii hesato waxa waye anigo family kudhex jiro Ayan kali nimo daremaya mana aqano waxan sameyo qof an fahmi karo ama iifahmi karo waan wayay xiita walidkega bas waxan jila farxad an qalbiga jirin😔😞😞
Cidlada sanado aan ku noolaa waana jecelahay, waliba waa u xiisaa 2qof aan guri la joogaa waxaan jeclaan lahaa in aan kaligey kusoo laabto, wali ma dareemin dhibtaas lkn 3sano kadib ayaan 3bilood family ga lasoo joogay ma rabin in aan sariirteyda ka tago, anigoo niyada ka rabo in aan falilyga la shekeysto hadane waxaan doorbidaayay qolka musqusha ku talo in aanan kabixin laga yaabee maalin in aanan qoraxda arkin albaabka soo furin sidaas ee tahay waa u xiisay kalinimada daganaan jadwalkaga qof makaa qasayo waa oyn kartaa markaa u baahato qof kugu diganayo malahan waa seexan kartaa noloshaada adi lee wadatid koley waa aragtideyda
Aniga ayaa hadda ku sugan xaladaas Wana dareema kalinimo mudo 2 sano ah ayaan Homeless ku ahay wada. France Wana ka shalaya mar wlpo ustat runtii waxan sugaya malintiii wanagsaneed Wana heli Dona farxadayda iyo wax walpo oo aan hore u ahaaa insha allah inta cidlada ku dhihatesana Allah kasaaro
Wlhi 18 jirkeygii ilaa waqtigaan oo aan 21 jir ahay waxaan ahay qof Kali ah wax dhib ahna ma arkin xitaa aniga social media asxaab kuma lihi qofna ma waco qofna ima soo wacdo kalinimadu waa nolol dagan
Ani waxan aminsana in cidladu tahy wax ficn wakhti io faraqo dherad ah o wax ku qabsato waxna ku barato heysid malin ba mid ilma adernhy ila taliyey dadka dhexgal o is furfur dhay balse ma djegaysan ilaa an xaqiiqda ka arkay i.a muqalkan dhiriglin bu i noqon🎉😊
Xumaanta aan kala kulmay bulshada dhexdeeda waxay igu sababtay kalinimo Sxbo la'aan waxaa ii cadaatay inaanay bini Adam wanaag lahayn Soomalinimadii aan difaaci jiray inaanay waxba ii haynin kuwii aan waxsiin jiray ay cidla igu tuureen qabiilku uu been ahaa.😢😢😢 Cida kaliya ee aan haysto waa ilaahay waaka aan marna ixumay waaka murugta iga khafiifiya waaka markaan wax walba ka quustay isaga aanan ka quusan.😢😢😢 Noloshu waaii macalin Ilmada iga daadanaysaana waa ereyo aan hadal ku cabiri Kari waayey😢😢😢
wll hadi ay dhowr qof ku xumeeyen dadka dhan ma wada xuma ,isku dey xaalada ku jidhi ina badashi haasawo sameysi asxaab na sameysati wanagsan ,ogowna saxibada wngsani wakhtigaa sameeya
Lkn si kastoo cidla u tahay
Hadaad tasbiixda iyo wardiga ku dadaalayso waxba ma dareemaysid
Anaa kaa huba midaas❤
Aakhirka waad waalanaysaa
Ma dikriga ilaahaybaa lagu waalanayaa@@abdihakimmmohamud7230
Really
Exactly waan soo tijaabiyay
Waad iga qoslisay 😂@@abdihakimmmohamud7230
Waxan halkan tacsi uga dirayaa qof kasta oo ehel kiisii ku waa yey falkii wuxuushnima ahaa ee dhawaan ka dhacey xeebta liido ee maagalada Mugadisho waxaan leeyahay Allah ha idiin booga dhayo dhiibkiinu waa kaayaga
Anigaa hada niyada iga jibisey wayo qol ban kiligey sexdaa😢
Kalinimada waa wax wanaagsan marmarka qaar hadii waqtigaa loogaga faa'idaysto cibaadada. "الخلوة مع الله شيء مهم جداً"
Ilahy ha unaxriisto wlalahena naftooda kuwaaye liido 😢😢
Amiin 🤲
Ameen yaa ALLAH
Amiin
Amiin
Aaamiin ilaahy ha u naxriisto
اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها
Fadlan walaalayaal wadeenkeena aan u ducayno
In ALLAH dhibkaan na ga dul qaado ❤
Ogaansho omar best you tuber somali 👋 📖 📕 legend
Cumarow ano dhalinyaro ah qurbo waan tagay USA laakiin waligey cidla madareemin 1day xitaa Alhamdulilah. Hadana hooyo 40 jir ah ayaan ahayn ciyal iyo oday dhexfadhida. Buuqa guriga anaa ba cidlada uxiisa but Alxamdulilah alfa marrah
Anigq kaligey ayan noolahay lkn saladeyda iyo Quran keyga ayaa wehel ii ah alhmdulilah
Kulamid ayan ahay bishii hore ayan go,aansaday inaan inta sanadka kahadhay dhuunto waxan kawada inaan dantayda raacdo oo aan xirfado barto dadkuna aysan iarag sidii markii hore ay iiarki jireen waan kugada jira lakin kalinimada waligayba kaligayba qolkayga seexan jiray
20 minute ka hor Ayan go,aansaday in Aan dhaman. Appska sida tiktok Instagram. Aan delete gareeyo naftayda Aan usi jeedsado. Ilaahayna Aan raali galiyo. Waalidkay ay iga dhex arkaan geedkay beerteen. Midhihiisii. @@Hamsebaashe1
﴿أَلَم تَرَ أَنَّ اللَّهَ يَعلَمُ ما فِى السَّمٰوٰتِ وَما فِى الأَرضِ ما يَكونُ مِن نَجوىٰ ثَلٰثَةٍ إِلّا هُوَ رابِعُهُم وَلا خَمسَةٍ إِلّا هُوَ سادِسُهُم وَلا أَدنىٰ مِن ذٰلِكَ وَلا أَكثَرَ إِلّا هُوَ مَعَهُم أَينَ ما كانوا ثُمَّ يُنَبِّئُهُم بِما عَمِلوا يَومَ القِيٰمَةِ إِنَّ اللَّهَ بِكُلِّ شَيءٍ عَليمٌ﴾ [المجادلة: 7 - 7]
Caaqil ba tahay kumintiyada oo dhan waan fiiriyay lkn ma'arag kumintigaga sida uu ii cajabiyay mid ii cajabiyo ma'arag m a hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Ayan ku leeyahay
Reer ogaansho Waa idin salaamy 👍
Ma argty ninkan oo ka hdlaya xsuuqa ay alshabaab gystaan
Wanu kaa qaday ❤
Mahadsanid ustaad cumar inshaar wlh waa xaqiiq qaraar oo aan hadda wajahaayo ka shakhsi ahaan allaha inaga saaro kalinimada wax sahlan ma ahan
Dadka jecel iney marwalbo naftoda lashekeystan one like 😭😫😍
Lkn mel xun ayey nala gali😅😅
@@HayatHufane-w1n maxaa sawab
@@HayatHufane-w1n sawab???
😂😂😂😂😂 cabsi cabsi
@@HayatHufane-w1n maxa waa caadi
Waan u baahnaa mawduucan. Thanks walaal.
Same
هذا الفيديو يشرح نفسي😢
Alle hka saaro wll insha Allah
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد❤
run ahaantii fikirkayga ayaad badashay muuqaladadu wax badan ayay ii tareen Illaahay haka abaal mariyo
Dhow sano ayaan noolahay kalinimo qurbaha dhib kala kulamay wa kan
1: caajis anan waxba qaban karin
2:xusuus la‘aan soo badanaysa
3:luuqadii aan yaqanany oo gabi ahaanba erayo badan lumiyay
4: kalimo aan dadka dhan ka dhex baxo xata shaqada kaliday dorbido ina ahaado
5:fikir xadh ah oo an waxba tarayn
6: dhib iyo farxada oo la kaliyoobo ila oohin fanti igu qabato
Alle ha ku qabajoyo wllo salada iyo saliga nabiga badi asxab samayso college gal wllo isku daay in aad dadka dhex gasho ❤😢
@@samatarismail1718 sxb pubg dheel mrwlpa dhlinyro somaliya la dhelaysaa waa wehel
Threpay aad walaaalo ama online kalla xariiiir wlhi aniga saas ahaa markii dr therapy sameeystay oo waxkasta uu sheego ruunti culees badan iga dagay
Nabiga (scw) haduuba garta ku jiro ka hadal ma lahan adeecid ma ahane ❤
salalahu caleyhi wasalam❤
Walahi cidlada ayaan ku heesataa
Maba jecel xitaa dadka in aan la sheekeesto. Kelinmo❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلو على الحبيب المصطفى
Cidlada waxay thy ani iga waydi waxan joga mel.kaligay somalia ka ahay haddana dadka lajogo an ka haysan respect wehel etc waxan noloshan ku jora 1yrs sanadkan wax ka xun nolopshayda ima so marin balse Allah ba i qadaray Alx ina so duceya in Allah iga saro 😢
Zxp waa wadankee😢
Uganda 😢balse about to leave bro@@CabdiCabdul
Waka baxee wll inshi Allah
Alle hka saaro wll 😢
Alllha kasaro wllo😢
Wlhi ustad I love to be alone 😢 Subhana'Allah 😮
InshaAllah I will change
Ani xitaa sidoo kle
Cumar maanta kelinimada ugu daran waa addiction ka moobeelka waayo waxaad arkaysaa qof taleefoonkiisa maantoo dhan ku jeeda oo aan cidna la hadlayn
Qofkaasi miyuusan kelinimo ku jirin
Taa waa babaa noloshaaa 😢
13:40 xaqiiq masha allah tabarkalaah alle caqliga hakuu barakeeyo
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
salalahu caleyhi wasalam❤
cumar ishaar sxb qodabada aad ka hadleyso wax bdn baan ka faaidey masha laah ilàhey baa abaalkaga gudi karo😢❤❤🥹
اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات ❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😊😊
Shekhk mustafe alle qeer
hasiiye marhore mowduuc ku sameeyey wuxuuna ku tilmaamey
noocyada cigaabta mida ugu xanuunka badan.
Sxb iso dir videogas hada awoodo
@@pharhanabdi10 wll marhore daawaday waan kuu raadina kadibna linkiga kusoo dira insha alllah
Title muxadirda wll no sheeh
@@Nadiiraa-Aliciqaabta kalinimada waye Sheekh Mustafe
@@pharhanabdi10ciqaabta kalinimada aaku qoran
Asc sxb wan ku salaamay cumaraw allah ha ku barakeeyo. Waxan rajeyn jiray mudo 15 ah inan helo qol cidla ah oo waxan u hayst jano lkn hada mudo 3 sano ah ayan gala wallahi wa cadaab marka dhalin yarada waxaan kula talinayaa dadka inaad ku dhaxjirtaan mar walba wa nicmad
1 year an kaligay gurri 6 qol daganahay wllhi stress iyo walwal aa igu dhacaa mararka qarkod
ISO DUCEEYA INSHA ALLAH ❤❤❤
6 qol Kali Ku noqo waa dhib weyn😢😢kalinimo+
Lix qol miyad kaliga kunooshay aniguna qolkayga aan kaligay seexdan layaabanay inkastoo aan waligayba seexan jiray
ok sxp
Hal qol ka fcnan leheed, is ilaali Ilahey haku ilaaliyee
@@mariankasim-go8le wll aniga maahan qofka lixda qol kaligi seexda ee waa wiilka sooqoray qofka aad reply ugashay si fiican ufiiri
Ilahey ha unaxariisto walalahen lido ku dhintay
Sabab loodilay aan la garaneyn
Ustaad dawlada wad dhaliisha lkn
Arsenal xaalkooda waxba kama dhahdid
Waxa tahay utuberada aad loogu xiran yahay
Wacyi galin same
Fikirkaga xor aya utahay ustaad
Inta igu fikira liketa
aan badinu tasbiixda iyo saliga nabig scw scw
Faylasuuf inshaar arrinka waa biyo kama dhibcaan wa arrin xaqiiq ah kalinimadu waa jaxiimo naar tufayso waliba middaa ay adagta inaad 24 xatta hal qof aragtid waana sabata jeelka afardarbi oo madow oo iskuweer ah dambiilaha cadaab looga dhigay lkn sxb kalinada dad waxa jira iyagu iskood u doorta oo badanaan waa dadka dulqaadka badan lkn waxaa xaqiiq ah inaad aad maalinba maalinka kadanbaysa sii wiiqmaysid ilaa aad godka (qabriga)ka gashid bini aadamku waa bulsho iyo isdhexgal waana wax casrigan soo batay mobile iyo qof qol mugdiya ku kaliyooba cajaa ib.😮
Mahadsanid Ustaad inshaar (Faylasuuf somaaliyeed)❤
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaaamin allaha u naxariisto
Mahadsanid wllka cumar inshaar
Mahadsanid wllky❤
Nasiib daro maanta waxan filayay inaa kahadli doonto xasuuqii waalaha reer muqdisho😢
Ustaadku inuu la tiiraan yoodo Bulshadiisa uu ka dhashay wuxuu aad uga jcl yahay dhimashada hal nin oo carab ah ku tiiq tiiqsigeeda iyo wuxuu u dhintay inuu baaro sidii (Nissa) oo hay' ad sirdoon ah
Aad ban ugu xirnahay chanel kan lkin shacabka soomaliyed waxaa ustaadku jcl xad dhaafa uga qabaa carabta oo anan dhiig iyo dhaqan midna anan wadaagin
Kuwa xasuuqay ayuuba lajiraa isdhahay ninkan madhawa😢
@@NASIRJIIM2807haa wll in badan ayaan arkay isaga oo ka soo horjeeda amison iyo QM Waa runtaa in uu la jiro Al shabab Waliga ka ma hadlya Al shabab laakin falastin waa ka hadlyaa
Kan al shabab waye 15 sano ee dadka laynayen waligis hal eray kama oran khawaarijta
Mahadsanid Bare.
Arrinkaan Waa Runtaada Aniga Ayaana Kusoo Dhaqmaayey Sanado Badan.
Alle ha unaxarissto dhamaan dhalin yaradii somaliyeed ee ku dhamaatay dhacdii ka dhacday xeebta liido...waxa
رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين😢
Jazaakallah khyr wll
Nio ninkan wlhi waa maclin fcn alow kuu ziyaadi khayrka aad hesato❤
Cumar inta aan kula socday waligay hal mar Malo xun makaa malesan ilaa dib dhigaan soo Dib dhigtay tacsiyeenta walaahen ku shahiiday qaraxii liido😢❤
Tacsidan uu soo dib dhigay Xata youtubeka uun wye Habeenki qaraxu dhacay Twiterka iyo Facebook wu so dhigay .
Facebook ayuu ugu soo tacsiyeeye isla subixi
ninkasn sxp waa tagere AS mab da oodona aamisan yhy wax bdan ban barya wana icadaatay
Twitter kasoo eeg halkaas soo dhigay
@@abdifatahahmedhashi waa xannuunsan tahay ee caafimaad kuu rajaynayaa.
Wllhi waa xaqiiq jirta 100% waayo anaa 2 sano kaligay qol daganaa stress iyo caajis baaban ka qaaday alxamdulillah hada kali ma ihi dhalinyaro iska ilaaliya kalinimadu waa cadow qarsoone!
3billood kadib haddii aad commentigan aragto isoo xasuusi ❤❤❤❤
Mash allh ustaad
Aniga ifka aya uğu jeclahay
Cidlada mugdiga
Ila hadana wan ku noolahay
Amuuraha allaha sahlo
Amiin yaa rabi ❤😢
Allah ha unaxariisto dhamaan
Dhalinyarada La hasuuqe muqdisho Liiido Beach ee khawaarijta ee dishe ka hadal bro
Muxuu dhahha micnaha? Saan io saan ay NAFTA uga baxday mise anaa u jeeday xarffaan sii dhimanaya??🤨
@@MustafaAhmedSaeed-dn1lx asigaba markuu dowladda ku qabsanayo ka hadla falastiin
Ma xasan sheekh ayaa dhahayo sidaan iyo sidaan ayaa loo dhintay iyo Israel ayaa madfac tuurtay
@@AbaanduuleZaki😂😂😂😂😊
Ustaaad caqliga alle haku barakeeyo runtii wa halis cidladu
Wllhi wanku hamin jiray inan kali noqdo lkn markaan muuqaalkan dhahaystay wan yaabay wlhi cumar wax badan ayad noo faaidaysay taliye❤❤❤❤❤❤
Muda maalmo ah ayaan galigey ahay wiil yar ila joogo walaahi waxaan dhararoya in mar uun itimado walashey majecli galinimo ilahow igahay amiin yarabi
الانسان بلدي أو حضاري
Hadassah ku jiraaye Allow igasaar
Walaalaha waxad ii dhahdaan Aamin
Amiin walal
Zxp warbixinta caadi ama si kaamil ah umaadan soo baadhin baan filayaa waayo alone, lonely, extrovert, introvert, hormones, kalmado badan oodan si dhab uga waramin ama aanad usoo bandhigin ayaa jira, waxa laga yaabaa inaad hal podcast dhegaysatay ama hal book akhriday oo uu qoray qof kala kulmay dhibaato ciwaanka inaad ka dhigtay ahayd kelinimada iyo dhibaatada ay ku hayso dadka bulshaawiyiinta ah, because qofka aan bulshaawiga ahyn ilaahay ayaa qaabkiisa jidheed ka yeelay mid aanay waxba u gaysanayn kelinimadu
Absolutely introverts kalinimo ayey ugu baxdaa illahey amarkii dadka badan iyo agjoogooda dawaqaad Baan ka qaadaa farxadeydu Waa inaan Kali ahaadaa
Thanks @HayatInspiration such like me
Muhiimada waa inaa allaha ku xernaataa mida kale duca subaxii la aqristo iyo quraan ugu yaraan 1 page ama half page wax caajis ma arkaysid
Jasakalaah ustaad wax badan ban ka faa,iday
8 sano galinimo noolahay 🇩🇪 ayaa ku barin nolosha kalinimada
Wara ahmed tajirow 😂😂 sharci ma qaadatay
@@riyaqfilms1434 Ma ogi hh
Cumarooòoooow allaha ku xafido ❤😊
Alone girl 😌
Cidladu wey adagtey lakin hadad barato sida looga faaideysto waata ugu fican❤
Ogansho is not easy
Maasha alllah
Koley aniga kaligeyga ayaan ahay kaligeyga ayaana nool wax iga maqana ma jiraan Alx 👍✌️
Shp farqi baa u dhaxeya
Feeling alone and being alone.
Kalinimada waxa uu ogolaadaa qofka is ogaanka, ka caawinta shaqsiyaadka inay si fiican u fahmaan fikirradooda, shucuurtooda, iyo yoolkooda.
Alla yabarik curow waa sababta aanu kaaga jecelahay yutubarada kale waa inaad nala wadagto waxad faa,iido u ah dadka kugu xidhan thnks pr
Walaahi cidlada wax Ka xun oo Bani Aadam Ku dhaco malahan wllhi Nolosha oo dhan ayaa Ila qaraaratey Anigaa Ku Jira maanta runtii inta aad sheegtey walaalkey Allah haka saaro qofkasta oo cidlo dareemayo walaahi wax fiican ma'ahan Aduunka dhan waa Ka rajo beelee Allow Naga Saar🤲🤲
Kalinimada waay xun tahy taas shaki kuma jiro💯
Wlhi been maaha aniga 4 sano kaligay nool waxad mooda inaad aniga iga hadlaso sidaan isku bedelay laba qof oo kala duwan.
Markii hore wan asxaab badna kaftan badna mana cadho badnan jirin hada lkn wax yar oon waxba ahayn ayaan ka xanaaqa, hadalka badan wan necebahay ama wan xiiqayaba hadan inyar hadlo, waxan uxiisay markan family kaygii la noola lay toosin jirey salaada tag lay odhan jirey, seexo lay odhan jirey,lay sixi jirey, hada wax aniga layga raba waa culays walahi, illahay ha iga saaro isoo duceeya❤
nio pubg dheel asxaab badan oo somaliya ku yeelan ,keydka afsomaliguna kaama dhumayo
Abowe alle haka saro lkn aniga miida ii hesato waxa waye anigo family kudhex jiro Ayan kali nimo daremaya mana aqano waxan sameyo qof an fahmi karo ama iifahmi karo waan wayay xiita walidkega bas waxan jila farxad an qalbiga jirin😔😞😞
Alla runbadanaa waliba markaad qurbo kunooshahay
آمين يارب العالمين ❤❤❤😢😢😢😢🎉🎉😊😊
Wakhti xaadirkan waa Loo baahna
Mawduucan mahad Sanid ❤
4 Bishi8_2024. Habenimo , Rmdn home.
Aamiin Yaa Allah
Cidlada waa fiicantahay
Cidlada sanado aan ku noolaa waana jecelahay, waliba waa u xiisaa 2qof aan guri la joogaa waxaan jeclaan lahaa in aan kaligey kusoo laabto, wali ma dareemin dhibtaas lkn 3sano kadib ayaan 3bilood family ga lasoo joogay ma rabin in aan sariirteyda ka tago, anigoo niyada ka rabo in aan falilyga la shekeysto hadane waxaan doorbidaayay qolka musqusha ku talo in aanan kabixin laga yaabee maalin in aanan qoraxda arkin albaabka soo furin sidaas ee tahay waa u xiisay kalinimada daganaan jadwalkaga qof makaa qasayo waa oyn kartaa markaa u baahato qof kugu diganayo malahan waa seexan kartaa noloshaada adi lee wadatid koley waa aragtideyda
Cidlada wamusibo wiska ilalineyna i.a Akhii Omar inshar wax ficn ma Ah
Wlhi Hada Dareemayaa Dhibatada Cidala Waxaan ku fikiraaye wax codeenta iyo edit aa sameeneso waxey ku wacantahyy cidlada lkn depression ayaan hada daremayaa saaid ah wlhi 🤯
Tasbiixda badso
wall cumar kaso hadal shiikhad xasiina bangaladhesh jawab waafiya Insha Allah from BUULOBARTE HIIRAN SOMALIA guuleyso insha'Allah
Aniga ayaa hadda ku sugan xaladaas Wana dareema kalinimo mudo 2 sano ah ayaan Homeless ku ahay wada. France Wana ka shalaya mar wlpo ustat runtii waxan sugaya malintiii wanagsaneed Wana heli Dona farxadayda iyo wax walpo oo aan hore u ahaaa insha allah inta cidlada ku dhihatesana Allah kasaaro
Ustaad cumar mawaadiicdaan oo kale waxaa noogu danbeysay 2019
✨ ان الذي خلق الظلام يراني ✨please kasoo hadal gabaygaan
4sano keli nola xanuunka aan dareemay weligay ma daremin😢😢😢
Isoo duceeya wllayaal mustaqbal fiican ilaahay inuu iigu deeqo
Azc Ustaad cumar inshaar waxaad kasoo hadashaa wll dadkii qaraxa Ku geriyodey Alle how Naxariiste dadkeena Alle how gargaaro 😭😭😭
Ustaad channelka wad ka seexatay!!
ءامين😔😔
Mahasanid wll omar inshaar
Kwrn ciidladaa qabriiga Ee nagu sugaysa.😥
Wllheen reer falastiin iyo wllhen reer muqdisho aan u wada ducayno wllyaal
First comment
Wlhi 18 jirkeygii ilaa waqtigaan oo aan 21 jir ahay waxaan ahay qof Kali ah wax dhib ahna ma arkin xitaa aniga social media asxaab kuma lihi qofna ma waco qofna ima soo wacdo kalinimadu waa nolol dagan
Ani waxan aminsana in cidladu tahy wax ficn wakhti io faraqo dherad ah o wax ku qabsato waxna ku barato heysid malin ba mid ilma adernhy ila taliyey dadka dhexgal o is furfur dhay balse ma djegaysan ilaa an xaqiiqda ka arkay i.a muqalkan dhiriglin bu i noqon🎉😊
Asc Akhii Omar inshar wad mahdsanthy wlhi aniga mudo 7sano kudhawad kaligeyga ayaa mel jooga
Xumaanta aan kala kulmay bulshada dhexdeeda waxay igu sababtay kalinimo Sxbo la'aan waxaa ii cadaatay inaanay bini Adam wanaag lahayn Soomalinimadii aan difaaci jiray inaanay waxba ii haynin kuwii aan waxsiin jiray ay cidla igu tuureen qabiilku uu been ahaa.😢😢😢
Cida kaliya ee aan haysto waa ilaahay waaka aan marna ixumay waaka murugta iga khafiifiya waaka markaan wax walba ka quustay isaga aanan ka quusan.😢😢😢
Noloshu waaii macalin Ilmada iga daadanaysaana waa ereyo aan hadal ku cabiri Kari waayey😢😢😢
🥺
wll hadi ay dhowr qof ku xumeeyen dadka dhan ma wada xuma ,isku dey xaalada ku jidhi ina badashi haasawo sameysi asxaab na sameysati wanagsan ,ogowna saxibada wngsani wakhtigaa sameeya
06:46 waxaan eegay hortayda ka dib waxaan arkay weelkii aan ku quraacday oo halkiisi yaala adigaaba i xasuusiyay 😢😢
Saxiix wlhi waliba cidlada isla hadal laga dhaxla aniga isla haladka ka dhaxlay cidlada waan walan raba hdan sidan ku socdo
Omar guulayso legend