Sida Loo Saaro Dulduleelka Iyo Wajiga Maqaarka Madoowka Gaashi | Somalia | Amenabeauty

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Hey JabiibaZ! Welcome Back To Amenabeauty Channel!
    Always Stay Jabiiba!😘😘
    💰 DISCOUNT CODE 💰
    • www.sudio.com (Amazing Headphones)
    • 15% off: amenabeauty
    • Shop Microfiber Sponge here:
    www.goo.gl/NSkdbP
    Discount Code Jabiiba 10% OFF
    • www.aylabeauty...
    Discount Code Amenabeauty 15% OFF
    • www.teamiblend...
    Discount Code Amina20 10% OFF
    • skindeva.com/
    • Discount Code Amenabeauty 10% OFF
    • www.ellafredao...
    • Discount Code BH89F8GE 15% OFF
    D I S C L A I M E R :
    This video is not sponsored at all. Some of the above LINKS are affiliated LINKS which means I can earn some commission. You don’t have to use my links but if you do, it would REALLY help my CHANNEL .All opinions stated in this video is from and by me, Amenabeauty This video may not be re-uploaded onto any other channel or platform without my consent.
    Follow Me on
    #amenabeauty
    www.amenabeauty.com
    / amenabeauty
    / amenabeauty
    / amenabeauty1
    Snapchat amina507

КОМЕНТАРІ • 81

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 років тому +4

    Maasha allaah ❤

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 5 років тому +2

    ‏ما شاء الله حبيبتي شكرا الله يسعدك يا رب 👍🏼

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 5 років тому +3

    Xppti waa dawanay hadan ma so ocelisay masha allah wuu na anfacaya thanks

  • @nasrasheikh9045
    @nasrasheikh9045 5 років тому +2

    Masha Allah I will try sister thank you ❤️

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Рік тому

    Mansha allah inaba caadi ma aha alaabtani shukran xbibty qaali❤❤

  • @TheBuraab
    @TheBuraab 5 років тому +1

    Thanks so Much my sister

  • @ruunofficial5098
    @ruunofficial5098 5 років тому

    Thank you quruxeey waxbadan ayaan kaa faidney jazaka allaahu qeyran

  • @amalsheqaley6027
    @amalsheqaley6027 5 років тому +1

    Masha allah abaayo jasakalaah qeyr

  • @aaminamohammed5352
    @aaminamohammed5352 5 років тому +1

    Masha Allaah wlshy qli keep going

  • @bushrosharif8357
    @bushrosharif8357 5 років тому +1

    mashallah hormar wacn xapiipti 💖💖

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 років тому

    masha allah wlh waan ka hellay jazaakillah kheyr xbbtii

  • @nurommm4077
    @nurommm4077 5 років тому

    Well done great job

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh 5 років тому

    Nicely done

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 5 років тому

    maashaa allaa tabarkalaah sister

  • @fatimayusuf4008
    @fatimayusuf4008 5 років тому

    Insha allah qaali product sameyn

  • @farhiyayusuf888
    @farhiyayusuf888 5 років тому +1

    Thank you honey I loved it

  • @fatumaabdi3442
    @fatumaabdi3442 5 років тому

    We need full video for you making makeup

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 років тому

    maansha allah jasakaalhu khyr

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 5 років тому +2

    Masha Allah abayo subsc wakusaray Ana iisara

  • @shawraahmed4398
    @shawraahmed4398 5 років тому

    Thanks qaaali 😘

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 років тому

    MashaAllah keep going
    👏👏👏👏👏👏👏

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 років тому

    Amiina abayo WA kubaqa in WA jiku Ka badalmo WA jigaga WA.masha allah

  • @nafisaabud5729
    @nafisaabud5729 5 років тому

    Asc Habibti Amena beauty wadmahadsantahay i liked

  • @yusufmohamed3038
    @yusufmohamed3038 5 років тому +3

    اول مشاهد👀👀👀👀
    كل شيء جبيب🔥🔥😍

  • @ekrammukhtar5033
    @ekrammukhtar5033 5 років тому

    M.a jzakillah kheyr xbbti ani maqbi but I knw dad qbo iygn ufaidena I.a

  • @hindacumar1237
    @hindacumar1237 2 роки тому

    Oil fsce see saliid loo mariyaa wl mmiyaad na waali

  • @jawahirsheikh2380
    @jawahirsheikh2380 5 років тому

    Masha'Allah

  • @saabiriinmaxamuud7530
    @saabiriinmaxamuud7530 5 років тому

    Masha allah

  • @reemmohamed6004
    @reemmohamed6004 5 років тому

    مشالله حبيبتي💕

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 років тому

    Amina love you a ina

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 років тому

    masha alaaah uqti

  • @nasrinali1918
    @nasrinali1918 5 років тому

    shukran amina ani deldalool ban leeyahay wan tijaabinayaa

  • @user-fg9rj5lf5y
    @user-fg9rj5lf5y 3 роки тому

    Aslamu calykumo wll salidan iyo huruud may u bahantay in la galiyo taljad mise uma bahna

  • @macalinmaxamed9900
    @macalinmaxamed9900 5 років тому +1

    Xagejogtaa

  • @amlaachannel3823
    @amlaachannel3823 4 роки тому

    AbAyo huruuda elergi aan ku qabaa

  • @Hodmaneey
    @Hodmaneey 4 роки тому

    Yaa ku faidey plz I cawiya qof ka tijabiyey ha ila so hadlo replay plz abayooyin

  • @hanimohamed9849
    @hanimohamed9849 5 років тому

    Abaayo Wajigeyga Saliid , Dulduleel Iyo Nabro Uu Leeyahay Ma Marsan Karaa Aniga

  • @ruqiyaruun1249
    @ruqiyaruun1249 2 роки тому

    Haduu wejiga saliid leyhyne seen yelaa

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 5 років тому

    Wxa cad magci huno ma fhmin hadlkaag

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 4 роки тому

    Abyo waxa indhaha gashaneysid maad iska daay

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 років тому

    masha allah💜💖💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💖💖💖💖💖💙💙👀👈😍

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 4 роки тому

    Iska daay indhaha waa qaali waxaa gashaneyso indhahaaga

  • @macalinmaxamed9900
    @macalinmaxamed9900 5 років тому

    Adko mahadsan

  • @ayuubbashash21
    @ayuubbashash21 5 років тому

    Waaw m.allah qatar waye

  • @hanaanabdi5282
    @hanaanabdi5282 5 років тому +1

    habeen kasta ma lamarinyaa waragda wajiga

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 5 років тому

    Reer Marko cml u hadleesaa!!

  • @macalinmaxamed9900
    @macalinmaxamed9900 5 років тому

    Aamino

  • @maqzuudcabdulahi7353
    @maqzuudcabdulahi7353 5 років тому +1

    Abaayo qaali aniga huruuda nabro ayey iga soo bixisaa maxaan ku badalkaraa

    • @ladyhajima1859
      @ladyhajima1859 5 років тому

      Maqzuud Cabdulahi midaa geedkaa ah marso orginalkaa ah Xbbt

  • @umuilwaad8492
    @umuilwaad8492 5 років тому +1

    Wnku saaray subscrib wlshey dul duleelkas nacay

  • @sahrafimidool
    @sahrafimidool 4 роки тому

    ♥️♥️♥️♥️👌

  • @mihaalkooshin5915
    @mihaalkooshin5915 5 років тому

    Aamino abaayo maasha allh farxad aan kuuwadaa waxaan iskariday 85 waxaan iskariday8 kiilo 0ne week

    • @amuuibro1728
      @amuuibro1728 5 років тому

      Abayo seed iskaga riday isheeg

    • @mihaalkooshin5915
      @mihaalkooshin5915 5 років тому

      @@amuuibro1728 abaayo appal cider venigar halqaado iyo koobka shasxa haafkiis biya ah aan iskuqasay 2waqti aancabaaye subixii adoobahan iyo habenkii kadib sokor oodhana waan kafogaaday biyaha cadna waanbadsaday alxamdulilaah hadana 17 kiilo aaiihartay waan ridaa 60 aalaigarabaa ani normalkeyga saxda ah

    • @amuuibro1728
      @amuuibro1728 5 років тому

      @@mihaalkooshin5915 qudarta qafifka miya

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 років тому

      @@amuuibro1728 macaaney subscribe iisar ana waan kuusare shugran Macaan

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 4 роки тому

      @@amuuibro1728 waxaay ku tiri mcnto qalka 1 qaado iyo koob hafkisa biyo biyaha waan cabaa

  • @mariambale5
    @mariambale5 5 років тому +1

    Anigana iso booqda channel keega

  • @fatimayusuf4008
    @fatimayusuf4008 5 років тому

    Saliida ma miirtay

  • @sofiaerilleey3467
    @sofiaerilleey3467 5 років тому +2

    Mansha Allah ya jabiiba waan kaaqadney please!!!! SUBSCRIBE to my channel macaaney for Allah's sake I love you thank you!!!!

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 років тому

      Mansha Allah xabiibtiyey may Allah SWT reward you into this world and here after thank you walaashey qeer Allah hakusiiyo

  • @nimomohamed806
    @nimomohamed806 5 років тому

    Waa ikan aniga neh

  • @sahrasiman208
    @sahrasiman208 5 років тому

    Amino mas quqaan San miyaa

  • @Samira-ty1wi
    @Samira-ty1wi 5 років тому

    Waraangada mala karinaa. Ayadoo caadi ah maba marsameesee

  • @habibonuur9159
    @habibonuur9159 5 років тому

    Mumtaz check up my Phone number and check out your new book for your birthday cake with your favorite food item and you can make a batch with

  • @ubahubahiina7526
    @ubahubahiina7526 5 років тому

    somalika makidhibayo

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 років тому +2

    Waraango qof kaseyn maa jiro kkkk mase waa daadiyey meel walbo buxaan

    • @sadiaabdikarimmediapro6672
      @sadiaabdikarimmediapro6672 5 років тому

      waaiga qoslisay waxey iska dhigaan ilmo dadka qaar

    • @naimamohamed7344
      @naimamohamed7344 5 років тому +1

      Hhh inti xalwo cunto lee taqan 😜😁

    • @raahoosman3014
      @raahoosman3014 5 років тому

      Naciima Hassan dadkan hada ka hadlayey Adi camal waye waraango Xalwo bes naloo isticmaalo waxyaabo badan ayaa lagu saneysta Walasheey Saas ula soco

    • @raahoosman3014
      @raahoosman3014 5 років тому +1

      Tan kale qof somaali ah aan Xalwo cunin ma jiro haba la kala badsade

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 5 років тому

    💞💞💞💞👌👌👌👌👌💞💞💞💞