Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw🥰 ❤ﷺﷺﷺ 📿💝💖💯
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw
Scw scw scw
Csw
Dadka nabiga scw like ku raadsada ilhey kabaqa idin leeyhy❤
Walal nabi Muhammad c.s.w hadii aad jeceshahay ku saliya
❤❤❤❤❤
Illoohow wiilashooo dhan sida bashiir ka dhig Gobonimo iyo raganimo buu isku darsaday maasha allah
Meesha ee iska heleen aa marki horeba qeer qabtay marka noloshooda guurka qeer Bey yeelatay❤ ilaahey gabar walba muslim ah hasiiyo nasiibkaas
@@Honey_iyo_chocolateaad iyo aad
Add iyo aad❤@@Honey_iyo_chocolate
Kowthar madaxa nasiib ka m.a hooyo waxaa dariimi karo shaqsiga .hooyo la,aanta ah yaarabi hooy yooyinkeen unaxariiso aamiin ❤
Aamiin Aamiin 🤲🏻 😢
Amiin yaa rabi
Asc kawsareey wallahi waxaan kaaga baqayaa sidii nabi yuusuf inay kugu dhacdo wallaalahaa dareen ayaad galisay bad baad gashay hooyadaa qalbiigeeda ayay ku qarsanaysay jacaylkaaga adaa kasoo saaray intii igu raacsan like saara
Maansha Allah bashiir sidaa u qiimeysay xaaskaada adna ilaahay haku qiimeeyo waxaana tahay rag rag,karmeed ah raganimada lasheego waa sida bashiir ilaahay haku daayo iskuna waara ilaahay idinkiis
Nin diinle guursada waxa lodhahay weeye
Amiin yaarabi
😢😮❤😅 12:36
Nin dinleh gursada gabdho
Raga daan sas waye lkn dumar wngsn aya waqtigan jirin wixi dan lacag ayay kador biden
Gabar iyo wiil xaafidulquraan oo is qaba masha'allah tabarak. Allah isku barakee guurgooda iyo farxadoona u daain.Aamiin🎉
Kowsar cawa laba guul ayeey meshaan kala taagtay miid waa soojkeda midna hoyo mcn guuleyso ina adeer
m.a 💞💞💞💞👏🏽👏🏽
Kowsar waa dunida qofka ugu nasiibka badan waxay heshay qof jecel ilahey ha isku barakeeyo
Hooyady waxay ujeceshay gabadh u aabahy aad ujeclaan intusan dhiman anaguna jacylka hoyadeen iyo Aabaheen dartiis baanu iyada ujecelnahy mawax lagamaseeyraa❤
yaa rabi hooyo u naxariiso adun iyo aaqiro hooyo alle haku xafido aduun iyo aaqiro ❤❤❤❤❤❤
msha allh ilahow wiilasha somaliyed bashiir oo kle ka dhig wiil dacad xaaskiisa jecel ilaliyay qalbigeda ilahow isku xifdi lamano walbo oo sidan dacad is kugu ah yarabi🤲🕋
Masha allah kowsar qof jacel bey haysta bashiir waa qof xaaskisa jacel ilahay haysgu kiin daayo❤
Ilaxay xaiskudayo i.a❤
@@MaxeyIsxaaq❤❤
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw صل الله عليه وسلم
Ridhwan mashaa Allah sifiican ayaad hooyada wax ugu dhaadhicisay aniga waanba naxsanaay waxaan islahay xageebu ka bilaabi doona
MASHA ALLAH FAADUMO WALHI WAY FARAXDAY DHAMANTII ALLAHA IDIN BARAKEEYO
Mahadsanid kowthar gabar gob ah ayad tahay ado kale ale haa badiya
Ya rabi kan okale calaf noguder wayo ninka raga ah wa kan xaskisa qayanin 🤲🤲🤲 walahi hadan gabadhan ahan lahay farxad darted ayan cararilahay yarabi soj wanagsan insha alah sister adig kan ilasho ale kudoraye
Kowsar wllo mazhalah waxad heystaa seyku jecel io sidokle hooyo ku jecel alle haku xifdiyo ❤
Mashllh bashiiro kle allhaa noo badiyo asgana allhaa barakeeyo❤
manshaa allaah.waalidku qofka ugu naxariista badan ee waalid adeeca ah waa ka jecelyahay kuwa kale allaah ha idin xafido dhamaantiin
Qaar aan adeecina wey jecel yihiin ana arkay
Walaahi hooyo caruurteeda waa wada jeceshahay lkn qof baa si qaas ah ujeceshay mashaa allaha
Wa run awalba la yiri waalidku ilmihisaMa kala jecla lkn ayaga is kalaJeclaysiiya
اللهم بارك
Kusali nabi Mohamed scw
Salallahu Caleyhi wasalam ❤️
2024 waxad arkaysa qof hoyadis tijabinaya isma lahyn 😂😊
😂😂😂😂
Aduunyo walwalbo ka filo yaab😂😂
MASHA ALLAHKOOOWSAREEY BASHIIR ILAASHO DUNIDAAN ASAAAGIIS KUMA BADNEE🎉❤❤❤❤
Yaa Rabii❤
Alla ridwaan qosolkiisa wan jecelahy 😂❤
Qosol gariir camal uu qoslaa😂😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 mashaaa Allaaah wllaahi waan hoooyoooo Allaaah ha isku kiin daaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyooyinka Allahayow jirkooda cadaantaada ka dhawr
Nin nool Maasha Allah tabaarakallah ❤
Ridwan Barnamijkan inad hooyo tijaabiso kasaar, waa iga talo, qofkasto inad Emotion'kisa raacdo mawanagsana.
Hooyo 13 dhashay o 33 jirto macqul ma aha bee😂😂
imagine 😂😂😂😂😂😂😂
13sano bay dhali kartaa maxaa dhacay ma dadka timekooda ka faaaidaysan baad umalayn
Gabdhahan mareexan waye ridwaanow😂😂😂😂
Qofka asiga oo yar marku guursado wuu dhali karaa eedadey 36 ayey jirtay 16 ayaa ujoogto allaha udaayo hadane waa xaamilo marka caruurta isku xigta marka dhasho waa saas
Mashege marka😂@@moustapheaabdirazakhassan
Ridwaan sxb fadhiga iska sax
Can someone tell me where this world is going how wxan wa caasi waliid wallah 😢😢😢😢😢
Subhanallaah aduunyadu waayo badanaa
Mashaa allaah hamblyo gabdhahayga jacayladiina hysta
Dad wanaag isku bartey kuwigi igu horeeye wayeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash allah rabiyo niinkaso kale isaqir yarabi❤❤
Maasha allaah waxaas ayaa jacayl ah
Ilahayow nin na jecel noo sahl ya Allah
Masha Allah ♥️ kowsar ❤️
gabar xaafid quraan ah meeshaan ku guma haboon mardambe ha imaan waa ceeb nin kaagana realise gali
Masha Allah hampalyo kawthar❤
18:38 I’m speechless 😶
Naxariista hopyo iyo wehelkeeda qof aan haysan baa dareemikara hooyo ilaahow kuu na ariiso
Kowsar hooyadeed wee ogtahay inee gabadheeda kalsooni isku qabin because dhowr jeer ayeey tiri ima jeclid hooyo marka kalsooni allah kusiiyo abaayo
Maasha allaah ehlu quraan🎉❤
Reerka Allah barakeyo Somaliyey
Masha allh bashir o kle ilhy hano sahlo❤
Ridwan hooyo danbe ha tijabin please
kowsar iyo xaajigeeda ilahey ha iskudayo❤
Markii hore waxaan islahaa gabdhaan nasiib badanaa Lkn waxaan ogaaday sababtu inay tahay ducada waalidka sida ay hooyadeed u jeceshahaa ka garanaysaa Qofkii raba inuu nasiib wacnaado haka ducaysto waalidkiisa
😢❤❤❤runtaa
Masha allah manta barnamijki smooth kudhamaday 🎉
Mansha allaah
Masha Allah IL iyo cawriba la'aada
Masha Allah ❤
Waa sax waalidka asoo ilmihiisa wada jecel ayuu hadana qof Best fiend la tahay oo aad isugu fiican yihiin
inaalilaah wa inaa ilhyhi raajicuun dumarkii halkaas maymarayan
صلى الله عليه وسلم
maashallaah mabruuk kowsar basiir hanbalyo hanbalyo
😂😂😂😂that was hilarious. Testing her mother was funny 😂😂😂
Bashiir o kle koley laba arki maye
War waa ikan I aamin🎉😂
Ayan moussa djama waxa rabi inaa tujabiyo Jecelgeyki walaal
Ridwan.Fadlan isku day in aad Meel kale tagto sida xamar ama dad ku kaso wacan meel.kale.Hada waa fashilantahay saxib. Qofkasta waa ogyahay qofka Nairobi kaso wici. Marka xiiso badan maleh program kii....
Haaa wlhi aniga ba horaan ka fahmay in uudhihi rabay ridwaan miyaa ileen asigaa halkaa jogeeh 😂😂😂
❤❤❤❤MASHA..ALLAH
Amazing .
Vedio-ga ugu horeyy ridwan so dhigay oo bila stress ah ❤😂
Hoyane ma la tijabinayay wallow SubxanAllah
Xalayna waxaan fiirsaday hanad iyo faadumo oo daacad isku ah maantana waxaan fiirsanooyoo aaadan iyo faaadumo faadumo waaa xaalkeyga aaaadana waa faaadumo aaabaheeda cajiib walhi
Nyw waxaan waa Qaalad haadii Allah lagaa caabsanayoo waalidkaa iyo ilmahodaa Cuqdaad haakaa daaax Abuuriin waabillahi Toowfiq Lkn fikirkaa caarurta mxeey noqoon kaartaa Kowsar xarfankaa marekan daartiis ayeey ooo doraateee waayo Daqalaaa ayeey kaaheshaaa Raali ahadaa waxaan faashiliyeee✅✅✅✅
Waa markii igu horeysay aaan 9 minutes kusoo gaadho😂
Ridwaan Ita barnamijka dawanayay waa habenkii u horeyay en aad ugu farxo siba gabarta kawsar markay hooyo macan tijabinayso qaab ixtiramle oo fican ayad mamada wax ufahan siisay masha allah wllo
Dumarow dSheydanka iska nara oo ragina ku kalsonada mida kale dameri dhaan racdey ha noqon micnaha taasi wa sameysay samee waa khalad Somaliyey ilahey hanii xafido oo aqiradada iyo aduun kada ilalsha kheer Alaha idin siyo
Sacdia Waxgarad❤.
Waa labadii qof oo iigu horeysey oo wada guuleystey cml hampalyo
Ridwan tani waa khalad. Please waalid ha tijabin
May Allah guide us ❤❤
Bashir aniga iyo ridwanba ad naga farxisay ridwan wajigisa laga fahma in u dadka dacada ku farxo
Ridwan sxb barnamij kaga wu na walaya 😂😂 hoyoo ma kenten mesha lkn Waga fcnyahay carurta uqdad kala galinysa gabdhan
Qof hooyadeed tijaabineyso hada aragto waa caasi waalid iga qor
Don't said that it's not good
💯 agree
Aaaamiin sad iiga farxisey ilahey hakaaga farxiyo waa duco qalbiga kasoo go,dey
Kowthar Nin Bad heysah Faraha ku hey😂 yosan ka baxsan😂
Ridwaan haduu america maqlo mxu indhaha utaagaa agah 😮😮
Mashallah 😊😊
Subac qofkii diyaar u ah farta taag🎉❤
Iso qabo
Subacii quraanka ahaa sawmaaha
@@Fathayusuf-u4vmidkale majiray manshalah
😂😂😂 isoqabo
Scw Scw scw
Mansha Allah alle ha isukiin barakeyo lkn gabadha Walashay ah Waxan leyahay nin fiican ayad haysataye mardanbe waxaso kale haku dayin
Mashalah nin rageeyd
Gabadhan. Hooyadeed. Tijaabinaysa yadaa. 20 dhaafty. Hooyadeed 32 tidhi markaa meqo sano sano jirtay kh dhashay hhhhhh
10 sano hhhhh ana yabay
Gabadhaha da' weeey Ka dhintaaan ani abahey asagooo 70 jir ah gabdhaha ila dhàshay waxay dhahaaan abahey 60 margarin 😂😂😂😂😂😂😂😂
Gabadha laqabo waa lafuri doona hadeeynan shakiga badan deeynin xata jcylka hooyaded ka shakisantay isdeji sis
Benta mha 😂
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ridwanaa 😂😂 Waa u wici leheed nh ha dhageesatee kulahaa 🤣
Ma bashiiro kle😮😮😮😊
Masha shall ❤❤❤
Wlhy waa legend ninka gabdhaa kawsar qaba
Wow kowsar m.a❤
kawsar nin marekan jiraa qaba waa khasab in la jeclaado ma isla fahanay 😂😂😂
Sax xaga jeebka weye isdhahy
Haahey hooyada Allah kadhigee marka lacag heysato ada 1 ah😂😂
Gabdho lacag jacaylkii baa caqligii idinka qaaday,
Hooyo maxaa laga tijaabinaaya waa yaabe ilmaha sanadkaan jogaan waa wax kale 😮😮
Sodon ayadaaba udhaw dadka yaraan jeclaa 13 caruur ah miyaa 32 ama 30 dhikartaa walbo my 52 dhahdo cugta waa qalbi caruur illaahey ha xafidee lkn wxn leyahay hmblyo labada dhinacbo weyku guuleysatay
Mashaallah ❤❤❤❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw🥰 ❤ﷺﷺﷺ 📿💝💖💯
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw
Scw scw scw
Csw
Scw
Dadka nabiga scw like ku raadsada ilhey kabaqa idin leeyhy❤
Walal nabi Muhammad c.s.w hadii aad jeceshahay ku saliya
❤❤❤❤❤
Scw
Scw
Scw
Scw
Illoohow wiilashooo dhan sida bashiir ka dhig Gobonimo iyo raganimo buu isku darsaday maasha allah
Meesha ee iska heleen aa marki horeba qeer qabtay marka noloshooda guurka qeer Bey yeelatay❤ ilaahey gabar walba muslim ah hasiiyo nasiibkaas
@@Honey_iyo_chocolateaad iyo aad
Add iyo aad❤@@Honey_iyo_chocolate
Kowthar madaxa nasiib ka m.a hooyo waxaa dariimi karo shaqsiga .hooyo la,aanta ah yaarabi hooy yooyinkeen unaxariiso aamiin ❤
Aamiin Aamiin 🤲🏻 😢
Amiin yaa rabi
Asc kawsareey wallahi waxaan kaaga baqayaa sidii nabi yuusuf inay kugu dhacdo wallaalahaa dareen ayaad galisay bad baad gashay hooyadaa qalbiigeeda ayay ku qarsanaysay jacaylkaaga adaa kasoo saaray intii igu raacsan like saara
Maansha Allah bashiir sidaa u qiimeysay xaaskaada adna ilaahay haku qiimeeyo waxaana tahay rag rag,karmeed ah raganimada lasheego waa sida bashiir ilaahay haku daayo iskuna waara ilaahay idinkiis
Nin diinle guursada waxa lodhahay weeye
Amiin yaarabi
😢😮❤😅 12:36
Nin dinleh gursada gabdho
Raga daan sas waye lkn dumar wngsn aya waqtigan jirin wixi dan lacag ayay kador biden
Gabar iyo wiil xaafidulquraan oo is qaba masha'allah tabarak.
Allah isku barakee guurgooda iyo farxadoona u daain.
Aamiin🎉
Kowsar cawa laba guul ayeey meshaan kala taagtay miid waa soojkeda midna hoyo mcn guuleyso ina adeer
m.a 💞💞💞💞👏🏽👏🏽
Kowsar waa dunida qofka ugu nasiibka badan waxay heshay qof jecel ilahey ha isku barakeeyo
Hooyady waxay ujeceshay gabadh u aabahy aad ujeclaan intusan dhiman anaguna jacylka hoyadeen iyo Aabaheen dartiis baanu iyada ujecelnahy mawax lagamaseeyraa❤
yaa rabi hooyo u naxariiso adun iyo aaqiro hooyo alle haku xafido aduun iyo aaqiro ❤❤❤❤❤❤
msha allh ilahow wiilasha somaliyed bashiir oo kle ka dhig wiil dacad xaaskiisa jecel ilaliyay qalbigeda ilahow isku xifdi lamano walbo oo sidan dacad is kugu ah yarabi🤲🕋
Masha allah kowsar qof jacel bey haysta bashiir waa qof xaaskisa jacel ilahay haysgu kiin daayo❤
Ilaxay xaiskudayo i.a❤
@@MaxeyIsxaaq❤❤
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw صل الله عليه وسلم
Ridhwan mashaa Allah sifiican ayaad hooyada wax ugu dhaadhicisay aniga waanba naxsanaay waxaan islahay xageebu ka bilaabi doona
MASHA ALLAH FAADUMO WALHI WAY FARAXDAY DHAMANTII ALLAHA IDIN BARAKEEYO
Mahadsanid kowthar gabar gob ah ayad tahay ado kale ale haa badiya
Ya rabi kan okale calaf noguder wayo ninka raga ah wa kan xaskisa qayanin 🤲🤲🤲 walahi hadan gabadhan ahan lahay farxad darted ayan cararilahay yarabi soj wanagsan insha alah sister adig kan ilasho ale kudoraye
Kowsar wllo mazhalah waxad heystaa seyku jecel io sidokle hooyo ku jecel alle haku xifdiyo ❤
Mashllh bashiiro kle allhaa noo badiyo asgana allhaa barakeeyo❤
manshaa allaah.
waalidku qofka ugu naxariista badan ee waalid adeeca ah waa ka jecelyahay kuwa kale allaah ha idin xafido dhamaantiin
Qaar aan adeecina wey jecel yihiin ana arkay
Walaahi hooyo caruurteeda waa wada jeceshahay lkn qof baa si qaas ah ujeceshay mashaa allaha
Wa run awalba la yiri waalidku ilmihisa
Ma kala jecla lkn ayaga is kala
Jeclaysiiya
اللهم بارك
Kusali nabi Mohamed scw
Salallahu Caleyhi wasalam ❤️
2024 waxad arkaysa qof hoyadis tijabinaya isma lahyn 😂😊
😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂
Aduunyo walwalbo ka filo yaab😂😂
MASHA ALLAH
KOOOWSAREEY
BASHIIR ILAASHO DUNIDAAN ASAAAGIIS KUMA BADNEE🎉❤❤❤❤
Yaa Rabii❤
Alla ridwaan qosolkiisa wan jecelahy 😂❤
Qosol gariir camal uu qoslaa😂😂
😂😂😂😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 mashaaa Allaaah wllaahi waan hoooyoooo Allaaah ha isku kiin daaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyooyinka Allahayow jirkooda cadaantaada ka dhawr
Nin nool Maasha Allah tabaarakallah ❤
Ridwan Barnamijkan inad hooyo tijaabiso kasaar, waa iga talo, qofkasto inad Emotion'kisa raacdo mawanagsana.
Hooyo 13 dhashay o 33 jirto macqul ma aha bee😂😂
imagine 😂😂😂😂😂😂😂
13sano bay dhali kartaa maxaa dhacay ma dadka timekooda ka faaaidaysan baad umalayn
Gabdhahan mareexan waye ridwaanow😂😂😂😂
Qofka asiga oo yar marku guursado wuu dhali karaa eedadey 36 ayey jirtay 16 ayaa ujoogto allaha udaayo hadane waa xaamilo marka caruurta isku xigta marka dhasho waa saas
Mashege marka😂@@moustapheaabdirazakhassan
Ridwaan sxb fadhiga iska sax
Can someone tell me where this world is going how wxan wa caasi waliid wallah 😢😢😢😢😢
Subhanallaah aduunyadu waayo badanaa
Mashaa allaah hamblyo gabdhahayga jacayladiina hysta
Dad wanaag isku bartey kuwigi igu horeeye wayeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash allah rabiyo niinkaso kale isaqir yarabi❤❤
Maasha allaah waxaas ayaa jacayl ah
Ilahayow nin na jecel noo sahl ya Allah
Masha Allah ♥️ kowsar ❤️
gabar xaafid quraan ah meeshaan ku guma haboon mardambe ha imaan waa ceeb nin kaagana realise gali
Masha Allah hampalyo kawthar❤
18:38 I’m speechless 😶
Naxariista hopyo iyo wehelkeeda qof aan haysan baa dareemikara hooyo ilaahow kuu na ariiso
Kowsar hooyadeed wee ogtahay inee gabadheeda kalsooni isku qabin because dhowr jeer ayeey tiri ima jeclid hooyo marka kalsooni allah kusiiyo abaayo
Maasha allaah ehlu quraan🎉❤
Reerka Allah barakeyo Somaliyey
Masha allh bashir o kle ilhy hano sahlo❤
Ridwan hooyo danbe ha tijabin please
kowsar iyo xaajigeeda ilahey ha iskudayo❤
Markii hore waxaan islahaa gabdhaan nasiib badanaa
Lkn waxaan ogaaday sababtu inay tahay ducada waalidka sida ay hooyadeed u jeceshahaa ka garanaysaa
Qofkii raba inuu nasiib wacnaado haka ducaysto waalidkiisa
😢❤❤❤runtaa
Masha allah manta barnamijki smooth kudhamaday 🎉
Mansha allaah
Masha Allah IL iyo cawriba la'aada
Masha Allah ❤
Waa sax waalidka asoo ilmihiisa wada jecel ayuu hadana qof Best fiend la tahay oo aad isugu fiican yihiin
inaalilaah wa inaa ilhyhi raajicuun dumarkii halkaas maymarayan
صلى الله عليه وسلم
maashallaah mabruuk kowsar basiir hanbalyo hanbalyo
😂😂😂😂that was hilarious. Testing her mother was funny 😂😂😂
Bashiir o kle koley laba arki maye
War waa ikan I aamin🎉😂
Ayan moussa djama waxa rabi inaa tujabiyo Jecelgeyki walaal
Ridwan.
Fadlan isku day in aad Meel kale tagto sida xamar ama dad ku kaso wacan meel.kale.
Hada waa fashilantahay saxib. Qofkasta waa ogyahay qofka Nairobi kaso wici. Marka xiiso badan maleh program kii....
Haaa wlhi aniga ba horaan ka fahmay in uudhihi rabay ridwaan miyaa ileen asigaa halkaa jogeeh 😂😂😂
❤❤❤❤MASHA..ALLAH
Amazing .
Vedio-ga ugu horeyy ridwan so dhigay oo bila stress ah ❤😂
Hoyane ma la tijabinayay wallow SubxanAllah
Xalayna waxaan fiirsaday hanad iyo faadumo oo daacad isku ah maantana waxaan fiirsanooyoo aaadan iyo faaadumo faadumo waaa xaalkeyga aaaadana waa faaadumo aaabaheeda cajiib walhi
Nyw waxaan waa Qaalad haadii Allah lagaa caabsanayoo waalidkaa iyo ilmahodaa Cuqdaad haakaa daaax Abuuriin waabillahi Toowfiq Lkn fikirkaa caarurta mxeey noqoon kaartaa Kowsar xarfankaa marekan daartiis ayeey ooo doraateee waayo Daqalaaa ayeey kaaheshaaa Raali ahadaa waxaan faashiliyeee✅✅✅✅
Waa markii igu horeysay aaan 9 minutes kusoo gaadho😂
Ridwaan Ita barnamijka dawanayay waa habenkii u horeyay en aad ugu farxo siba gabarta kawsar markay hooyo macan tijabinayso qaab ixtiramle oo fican ayad mamada wax ufahan siisay masha allah wllo
Dumarow d
Sheydanka iska nara oo ragina ku kalsonada mida kale dameri dhaan racdey ha noqon micnaha taasi wa sameysay samee waa khalad Somaliyey ilahey hanii xafido oo aqiradada iyo aduun kada ilalsha kheer Alaha idin siyo