NASTEEXO INDHO IYO A/WALI SEYIDKA HEESTII HADIMO FARSAMDII SAMATAR SAID SALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • HEESTII HADIMO
    ERAYADII OSMAN BILE CAYMOOW
    LAXANKA ALFANAAN MUUSE GAAS
    CODADKII NASTEEXO INDHO IYO A/WALI SEYIDKA
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 337

  • @raaxoxussein1355
    @raaxoxussein1355 6 років тому +5

    Masha allah anaa ku khiray wanag iyo quruxba inoow alle uu dhameeyey Nastexo istel joog iyo khosol wanag intaba❤💖💙

  • @wiiloadan3800
    @wiiloadan3800 6 років тому +110

    Boqortooyo dhashii darood ismaciil 😘😘😘😘😘😘😘 allow yaa garowe iyo garbaharey kula dago 👏👏👏👏👏👏

  • @hibojemis5178
    @hibojemis5178 6 років тому +30

    Majerteen iyo mareexaan iskudhacay waxakasoobaxay waadaragtaan viva labadiinaba 🖐🖐🖐🖐💕💕💋💕💕💋💕💕💕💕💓💓💋💕💋💋💋💕💕💕💕

    • @user-vt2kq7xo3p
      @user-vt2kq7xo3p 4 роки тому +1

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😗😏

  • @uneysapuntlander8830
    @uneysapuntlander8830 6 років тому +2

    Wooow allow yaa allow yaa u hoyataa rag idil ka helow ku haystaa heeraha Garoowe &Sool ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴Badhabo Hoygii BANADIR ❤❤❤huuno kula dago macnow ka dhowra hadimada

  • @degaomar4409
    @degaomar4409 6 років тому +19

    hareeraha Jowhar iyo Mudug Hiiraan hoygii banaadir💟💟💘💘💘👐👐👐👐👐👍👍👍

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 6 років тому +31

    Allow yaa Banaadir bar igu celiyo viva somali 🇸🇴

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 6 років тому +9

    I miss barxadii garoowe iyo caraftii hargeysa cadeeey insha Allah hadiii noolahay waaan tagi markale

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb 6 років тому +48

    She has absolutely amazing charismatic personality plus she’s very talented and works hard mashallah. yesing team snapchat knows that she’s very hardworking person with pure heart ❣ 😍

  • @hagaagtv5681
    @hagaagtv5681 6 років тому +17

    Maashallah Boqortooyo Daarood

  • @sumizhcdey6599
    @sumizhcdey6599 6 років тому +9

    Ina aderteyda n nastexadaydah 😍😙 horay u soco viva garowe❤

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 років тому +4

    Labo fannan o xalaal ah
    Kalay izk arag codka
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Harerah garwe iyo sool
    Baydhabo hoygii kismaayo
    Huunow kula daga hargeyza
    ❤❤❤❤❤❤ dhulkii uduga
    ❤❤ *nastexo indho sharftii an ku faano* isha doqntu kuma argto

  • @malaykachannel4677
    @malaykachannel4677 6 років тому +15

    Prencess nasteexo indho 😘😘😘😘😘😍😍😍gabdhan cuqdad mataqan hargaisa shala lagu xiri gaare hadana way faanin i am from ddsi

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 6 років тому +29

    I miss u hargeisa
    I miss u baydhaba cadey
    Garowe InshaAllah waan tagi donaa

    • @ahmedsaid-ku6ot
      @ahmedsaid-ku6ot 6 років тому +4

      Kuso dhowow garwe

    • @munaliishaan3144
      @munaliishaan3144 6 років тому +2

      Waaaaw my home city Allow Yakulaa Dagaha Sool

    • @ahmadjama6593
      @ahmadjama6593 5 років тому +1

      I miss gabiley hargaysa

    • @Degan15
      @Degan15 5 років тому +1

      Me too miss u xamar and hargaysa my home ♥️😘😘😘

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 4 роки тому +1

      Baydhaba iyo hargeysa maxaa kala galay jareer iyo isaaq 🤣🤣🤣maxaa isu geeyey

  • @iftinkimudug9614
    @iftinkimudug9614 5 років тому +3

    hareeeraha garowe love dhulkaygiii 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 6 років тому +12

    Nasteexo indho inader fadhigan kaga kacah❤
    ma ciiyartad tiidhi
    ma istelkad tiidhi
    wooow masha Allha wallhi
    Alleh haa ku barekeyo quruxda💋

  • @nasraismail1772
    @nasraismail1772 6 років тому +38

    Waaw afkaaga caano geel lagu qabay garowe halkii aan ku dhayshay iyo hargayso aan labo habeen seexaday 👏👏👏👏👏

    • @mohamedmukhtaar25
      @mohamedmukhtaar25 6 років тому

      Nasra Ismail laba hamen sexatay miyaa

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 2 роки тому

      @@mohamedmukhtaar25 😂😂😂😂😂🎯

  • @marwaan_gamers4103
    @marwaan_gamers4103 6 років тому +23

    Nasteexo indho fans especial aa ku ahay sxbey viva

    • @umwarda2800
      @umwarda2800 6 років тому

      Lulu Rihana 💛💓💓💓💙💚💕💕💕💜💕💕💕💙💚

  • @jookar1143
    @jookar1143 6 років тому +10

    Hareeraha garoowe iyo sool reer sool ❤️❤️

  • @aryuraalaguyiri4214
    @aryuraalaguyiri4214 6 років тому +35

    Waryaa hareraha gabahareey dheh any way my hometown kismayo ❤️❤️

    • @ikramhassan5958
      @ikramhassan5958 6 років тому +4

      Ar yuraa Lagu yiri qali badaneey sool iyo garoowe cidna kaama xigta boqortooyadii darood bad tihiin reer garbahaareey

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 2 роки тому

      Ninkaan Waa Rer baardhere Not Garbaharey

  • @sureyaazackarie8847
    @sureyaazackarie8847 6 років тому +35

    Hiiraan kula Daga Banaadir
    Dhulkeyga Allow Dhowr❤❤❤❤👏👏👏❤❤❤

  • @suadqali5761
    @suadqali5761 6 років тому +6

    Fananinta sanadahn qoftan ushidan wale 👈indho wa qof dhorsan 😍

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 6 років тому +7

    Cabdiwali sayidka wiilka abtiga uhay fanaan buuxo was 💯

  • @nessmaomar8397
    @nessmaomar8397 6 років тому +18

    Hargeisa iyo Hiiraan 💚💙

    • @YasminOh
      @YasminOh 6 років тому +2

      Nessma Omar wan wadaaagna Hargeisa Hiraaan 😍😍

    • @nessmaomar8397
      @nessmaomar8397 6 років тому

      yasmin abdi 😊

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 6 років тому +7

    Huuno kula dago hargeele
    Macaan kaa dhawra hadimada ❤️Hargeele❤️

  • @dekaqueen20abdi91
    @dekaqueen20abdi91 6 років тому +1

    Qatar heesta ika shidin capdiwali Iyo nasteexo indho Tob fanaanni wad ka wadantaan

  • @xansnxanan8942
    @xansnxanan8942 6 років тому +95

    Hareraha qorowe iyo sol
    Ree qorowe like hailawinaa
    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @malmo4235
    @malmo4235 6 років тому +19

    She Works Very hard this girl Aduun Ka Meel Walba latagaa 😍😍😍😍😍😘😘😘✅✅✅💪🏽💪🏽 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾 Yesiiingi Rageedi She's A Super Star

    • @nessmaomar8397
      @nessmaomar8397 6 років тому +2

      siman kalay waa kartidii aynu dhaxalka u lhyn hadaynu nhy dumarka somaliyeed 👏👏

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 6 років тому +4

      siman kalay mashaAllah dheh😘😘

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 6 років тому +2

      Nessma Omar sax wlhi mashaAllah😘😘😘✌

  • @fiskaelmi2423
    @fiskaelmi2423 5 років тому +2

    Hiiraan kula dago banadir dhulki leyga bere allow barakey💋💋💋💋

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 6 років тому +5

    Waaaaw wad isku Soo baxeysan indho iyo sayidka noolaada 💘🌷💗💘💕🌹👏👏👏👏👏👏👍👌👌👌👌👌💘💗🌷💕💓

  • @mahadshire63
    @mahadshire63 6 років тому +3

    Nasteexo indho hargaysa makuso noqonaysa wasiirkii diinta iyo awqaafta waa la bedele

  • @qnnehal5242
    @qnnehal5242 6 років тому +2

    www cadi mha naatexo indho iyo abdiwali sayidka fananin qaliya noolada abid ❤

  • @ninkadaqadahadhageystahbyn636
    @ninkadaqadahadhageystahbyn636 6 років тому +200

    Hadaa qybta commenti soo gsho like isar fdln

  • @ayeeyotuulo9880
    @ayeeyotuulo9880 6 років тому +22

    waaaw hareeraha garoowe 😍 viva dhulkyga hooyo 😍

  • @asmarofficial2986
    @asmarofficial2986 5 років тому +2

    Hooykii Banadir😘😘💝💝🇸🇴💝 Hooygi Kismayu✔

  • @banaadirboy5695
    @banaadirboy5695 6 років тому +8

    C/Wali zayidka big respect bro 🙌👌✊👏

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 6 років тому +18

    Hargeysa weey caasimdeyda yaa kuladegaa😍😍

  • @hibojemis8038
    @hibojemis8038 6 років тому +6

    Waaaw nasteexo wlh wankahelay 2018waadkatuntay dadka wlh

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 6 років тому +3

    wooow waaan ka hellaa heesta dhulka somaliyedd lagu waado aaminoo.fananinn naadiif ah iga dheh

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 6 років тому +15

    Huunow kula daga hargaisoo ❤💓💔💕 mcnow ka dhowra hadimamada caadi mha hestn
    nasteexo qurux love u huno💋❤

  • @kawsamohamed3752
    @kawsamohamed3752 6 років тому +4

    way shidan.tahy hestan masha allh

  • @queenbintiahmed136
    @queenbintiahmed136 6 років тому +8

    Woow beautiful voice abdiwali say iska and princess nasteexo ❤️❤️❤️

  • @abdinasirmuse7912
    @abdinasirmuse7912 6 років тому +18

    Hees shidan erayo macaan, laxan dabacsan music dagan.
    Cod halaasi ah labada hobolba
    Esh calaa hees!

  • @redwankhalif9193
    @redwankhalif9193 6 років тому +8

    Huunow kula daga hargeelo macanow kaa dhowra hadimada ❤️❤️❤️❤️

  • @dhubadkhalif2159
    @dhubadkhalif2159 6 років тому +3

    Indho fananad qarni weeye wanku hystaa Indho hore u soco

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 6 років тому +21

    She is very pretty with golden heart indho😘😘😘😘😘😘✌✌✌✌

  • @qosoliyoqaraaxo7387
    @qosoliyoqaraaxo7387 6 років тому +17

    Viivaa garowe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌🙏🙌

    • @malmo4235
      @malmo4235 6 років тому

      Xayaad Mahad ❤️❤️❤️😍😍🌹🌹

  • @hanisaacid8392
    @hanisaacid8392 6 років тому +5

    Viva my Ina Ader Nastexo indhoos

  • @azharmuktar4198
    @azharmuktar4198 6 років тому +3

    Inta neceb dibka oona ujecel noloshoda meel raaxo bdn like dee

  • @hamdiali8238
    @hamdiali8238 6 років тому +3

    Hoygii banaadir my home banaadir thanks zayidka🙏🙏🙏

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 5 років тому +2

    I love you nasteexo my queen 😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @mindgalal825
    @mindgalal825 6 років тому +6

    Woow my home hargesa cadey😍😍😍😍nasteexo fananad jirta

  • @fatushismail9606
    @fatushismail9606 6 років тому +5

    my hometown kismayo ala. jacliya alow nabad iku geey

  • @haboonabdillahi224
    @haboonabdillahi224 6 років тому +3

    Awdal hoygii tacliintaad ilowdey

  • @mulkimohamed3498
    @mulkimohamed3498 6 років тому +2

    Banadir my home miss you 😍😍 thanks zayidka

  • @abdilakreamhassan2775
    @abdilakreamhassan2775 6 років тому +3

    Banaadir viiivaa Somalia 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🙏

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 6 років тому +4

    Geenyadii fanka nasteexo indho😘👏👏👏👏

  • @cawoayanabdi3106
    @cawoayanabdi3106 6 років тому +5

    Sool my hometown jecliyaaa

  • @darikabdisamat1424
    @darikabdisamat1424 6 років тому +2

    Huunoy kuladaga hargeelo macaan kaa dhowra hadimada my home town caasimada afdheer jano

  • @hooyojecel9674
    @hooyojecel9674 6 років тому +37

    Asxan hees garowe viiv casumden

  • @dagancadey123
    @dagancadey123 6 років тому +4

    Best song 😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍

  • @engrciiltireomar5256
    @engrciiltireomar5256 6 років тому +3

    hiiraan love u

  • @biriqshow5820
    @biriqshow5820 6 років тому +12

    Hareraha jowhar iyo mudug my hometown mudug Ku jecliyaa

  • @bintisomaalchannel7069
    @bintisomaalchannel7069 6 років тому +7

    Show shidan IGA dheh nastexo wajiyo xun tarikhbad uga tagtay ina adeer quruxey

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 6 років тому +4

    Hiraan hooygii banadiir ✌🔥💯❤🌏 dhulkayga

  • @hassanamira5085
    @hassanamira5085 6 років тому +15

    Say wallahi iyo see you again ee meesha ka buuxa ma fahmayaan tolow erayadan cajiibka ah 😄😄😄

  • @ruweydaabdullahi8213
    @ruweydaabdullahi8213 3 роки тому +3

    Boqortayadi cismaan maxamuud m.allaah nastexo indho nolow gacalo🇸🇱💋❤️💓💋

  • @ubaxadanali7411
    @ubaxadanali7411 6 років тому +9

    Www hees iyo baadh Nisteexo one love

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 6 років тому +8

    my only one queen nasteexo 🔥👑👑👑❤💋

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 5 років тому +1

    Hirshabelle hooyga kula dego hiiraan. Allow alle intaas ayaa iga anfacday meeyay dadkii kasoo jeeday jamhuuriyada hirshabelle.??✋👉💖

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 6 років тому +4

    Hees macaan nestexo qurux iyo abdiweli sayidka

  • @salmamohamed5189
    @salmamohamed5189 6 років тому +11

    Inaa hoy wada galno en en le ma ahino plz like

  • @saara8503
    @saara8503 5 років тому +1

    Huunow kula dago gedo oo mcn kaadhawro hadimada
    Still 2019😍✊

  • @iidmaxamoud6970
    @iidmaxamoud6970 5 років тому

    waryadha reer hargeysa nasteexo indho waa fanaanad qaran ee qolka yar ee Somaliland wey ka haan weyntay but she love hargeysa waan ku tagera baayo form waqooyi galbeed hargeysa

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 років тому +9

    Nastexo Indho Masha lh abti samatar saciid well done

  • @abdiwalisayidka9893
    @abdiwalisayidka9893 6 років тому +6

    Ar yaa shegayay hestan kalakacsan dadku waa cadw dheh belove samihmgayga io indho ##abdiwali sayidka mgc iga dheh io talente wan ydhalanay ogow

  • @Manawiifto
    @Manawiifto 2 роки тому

    I’m from all the way from TikTok ❤️

  • @salmaali8338
    @salmaali8338 6 років тому +5

    Indho gabadh qalbi fican😍👌😍

  • @ilhanhaji459
    @ilhanhaji459 4 роки тому +1

    Masha Allah gabadhan ilahey qurux wu siyey

  • @bahsanmahamud5845
    @bahsanmahamud5845 6 років тому +2

    I love you kismayo cadey

  • @zuhuurmahad7784
    @zuhuurmahad7784 6 років тому +3

    wwwwww heestan wadku frxyarysteen nastexay hareraha garowe iyo sool kabax

  • @hamdiahmed4735
    @hamdiahmed4735 6 років тому +2

    Viva jiran iyo mudug

  • @quweenahmed1027
    @quweenahmed1027 6 років тому +3

    waaaw indho wadka baxsatay sanadkan👌👌👌👌👌

  • @baasheali3727
    @baasheali3727 5 років тому +4

    Groowe and Sool miss it👌🏻❤️❤️👌🏻

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 6 років тому +6

    Huunow kula dago hargeisa 💋❣️

  • @khalidxashi4366
    @khalidxashi4366 6 років тому +2

    maasha allaah
    heestani waa hees
    agtayda qiimo wayn ku leh
    because xaaskayga aduunka
    aan ugu ayaa iiso dirty
    fartuun bbe mcn waligay
    kuma ilaawo

    • @malmo4235
      @malmo4235 5 років тому

      khalid xashi ILAAHY haikukiin daayo adiga iyo xaaskaada farta qurux 😍😍

  • @sharafquman19
    @sharafquman19 6 років тому +2

    fanaan labo ma aha indho in the building❤❤❤❤

  • @asmaabdirahman5287
    @asmaabdirahman5287 5 років тому +1

    Hargysa kula daga aniga dhulkyga😘😘😘

  • @sahraali4501
    @sahraali4501 6 років тому +1

    Rer hargeisa waxaa ay dhaheen heesaha naxteexo waa xaaraan heesahaa kale waa xalaal😀😀😀😀 qosol ala beerka

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 6 років тому +3

    Abdiwali sayidka & nastexo indho makala dhacdaan nolada😍💋

  • @malmo4235
    @malmo4235 6 років тому +2

    Kuwa Meeshan Ah kulahaa Majeerteen iyo Mareexan wada heesaaya Wanaaga Waaye kkkkk qosolkeey iga dhameeyen

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 6 років тому +8

    well done sayidka and nasteexo

  • @qaaaliqanciso7879
    @qaaaliqanciso7879 6 років тому +14

    Hiiiraan hooygii banaadir
    Ala jecliyaa dhulkii aan kudhashay hiiraan cade

  • @nimcoaadan8359
    @nimcoaadan8359 6 років тому +4

    Wwww Hargaysa wa meshaan ku dhashay kuna barbaaray

  • @enebutterfly6888
    @enebutterfly6888 2 роки тому +3

    Much love to Somalia 🇸🇴 ❤

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 6 років тому +10

    Waaaaaaaaw cadi mahan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👈☝️👏🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @ruweidaelmy1315
    @ruweidaelmy1315 6 років тому +1

    Abowe kula dago muqdisho mcn ka dhowro hadimada❤️❤️❤️

  • @rayaanrayaan8834
    @rayaanrayaan8834 5 років тому +1

    Yaaa salaam waxbaa ka dhacay meesha inaba caadi maahan heestaan 😍😍😍❤❤

  • @zainubabdulrahim4513
    @zainubabdulrahim4513 6 років тому +18

    Waaw hees aan ka hilay weeyaan laakin waxaad ilooday nesteexo inaad heesta ku darted boorama waa magaalo lo dalxees tago khaasatan lamaanaha

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 6 років тому +1

      Zainub Abdulrahim remixes waa ineey sameeysaa waan kaa gaarsiineeynaa isha allah

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 років тому +1

    Haye haye haye nasteexo indho Nin walba jeceyl ku beer anigaa kaa Masuuule

  • @beigelover95
    @beigelover95 6 років тому +2

    Hanan quruxeey macaan haniyeey